Axmed gacayte | dulmiga caashaqa ka daa.

  Рет қаралды 111,682

Mulaax Media

Mulaax Media

Жыл бұрын

Heesta: Dulmiga caashaqa ka daa
Ereyada: Abwaan Tuunyo
Laxanka iyo codka: Axmed gacayte yuusuf

Пікірлер: 90
@FaysalHanad-tx4gx
@FaysalHanad-tx4gx 11 күн бұрын
Alle haw naxariisto mujaahid Axmed gacayte yuusuf insha allh
@abdirizackmuhumed8742
@abdirizackmuhumed8742 8 ай бұрын
Aaaax yaa sowt Aun Ahmed gacayte Heskaan wxaan ka dagesanyaa wadankaasi iyo Congo 🇨🇩 Iyo jawi robaaan somaaali ween waan idin salamayaaaa 🙏🙏🙏
@drwarsameyusufabdi5767
@drwarsameyusufabdi5767 7 ай бұрын
2004 ayuu adeerkeey dhageeysan jiray
@khaalidbihi85
@khaalidbihi85 6 ай бұрын
saka bishu tahay 7 January 7/1/2024 subax axada ayaan ku dhagaysanaya magalada Hyderabad India somali maxamed wan salamaya meel joogtaba guul iyo ur janayaa insha allah❤
@hassanabdi8962
@hassanabdi8962 4 ай бұрын
16/03/2024 tahriib ku ahay Mexico Kuna dhageesanayaa heestan
@cabdicasiiscabdulaahi8354
@cabdicasiiscabdulaahi8354 5 ай бұрын
Allaha u naxariisto fanaan Axmed Gacayte heestaan sid aan maqlay waa heesta sbabta u ahayd in naftiisa uu waayo Axmed Gacayte
@AbdaleAli-hu3yb
@AbdaleAli-hu3yb 2 ай бұрын
Alle haw naxarito axmed gacayte waxa smeyay midha abwan tuyo laxamka wa axmed gacayte kamanku wa jimi shekh mumin darbugada mustafe kiko gobtu waa marodi jex dilkisi waxa lagala baxay birjex isago ku xidhan waxa dalay nin gaboyo ah aya gor habena kalabaxay isna jelka hargaysu kudhintay
@Mulaax
@Mulaax 2 ай бұрын
Allaha wayni ha u naxariisto Aamiin Aamiin
@nuuribraahim417
@nuuribraahim417 10 күн бұрын
Ninka taariikhiisa aad baad uhaysaa sxb. Alle ha unaxariistee wuxuu ahaa fanaan,mulaxamiiste cajiiba. Dhamaan heesihiisa wan dhagaystaa wanan jeceley wxan isticmaalaa “boqor axmed”
@mahadmuhammedissekulmiye1858
@mahadmuhammedissekulmiye1858 9 ай бұрын
Heesta king khaalid ayaa ku maqlay asaga in uu leeyaahy ayaan u heestay maanta kadib waa ka dhaqmay
@maxamedcabdi6197
@maxamedcabdi6197 5 ай бұрын
Maanta oo ay taariikhdu tahay 5/ 2/ 2024 ayaan dhegaysanaya Waa hees macaan
@KhadijoIsmaaciil-ob5lw
@KhadijoIsmaaciil-ob5lw 5 ай бұрын
Oloo.o.,.o.😊
@NajaxFarah
@NajaxFarah Ай бұрын
Maanta OO aytaariikhdutahay 1/1/2020 ayaan dhega
@CarabShiikh
@CarabShiikh 11 ай бұрын
aloow kuunaxariiso axmad gacayte yuusuf aamiin
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 2 ай бұрын
Axmed gacayte anigo yar ba salaamay 1988 walaahi adeer ahun Sangub ba dhibay ba la odhan jiray ninka ahun labadaba
@mohamedmiidoh5736
@mohamedmiidoh5736 7 ай бұрын
dulmiga caaashaqa ka daa Ahun Gacayte😢
@cirjiidhboy
@cirjiidhboy 9 ай бұрын
Ale ha unaxaristo axmed gacayte yuusuf
@Happ147
@Happ147 9 ай бұрын
Dugagan waheshada dulmeraya kaymoho Halkad iga deydiyo halkaan dagey kala durkee Ilaahba deeq baaxshee dulmiga cashaqa kadaa Durashada caashaqa kadaa Daneyse anoon laheyn madaaln abid ahaa dad kisa uhelano xishood lagu dayraye ❤️
@macalinkaxisaabta3868
@macalinkaxisaabta3868 9 ай бұрын
Mulaax media thank you so much wan waayay heestan markay kaban tahy
@xuseencali8689
@xuseencali8689 7 ай бұрын
Alow kuu naxariiso aamiin adeerkay axmed gacayte
@user-ef7dt6ih8h
@user-ef7dt6ih8h 8 ай бұрын
Codka ahn fanaan axmed gacayte yuusuf. Waa eriyadi abwaan cabdi tuuyo ahn
@Hasnktal
@Hasnktal 9 ай бұрын
Xalada dumbuluq ayaan KU arkay anoo yaraa waqtigaas 1986 kii ilaahay ha unaxariisto
@muunaxaaji5833
@muunaxaaji5833 6 ай бұрын
Alle ha u naxariisto aabihii laxanka gacayte .awlaad muxuu ka tagay
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 ай бұрын
Waallalow xaawa kotiraahda. MiLTe. Bari ugee.
@xuseencali8689
@xuseencali8689 7 ай бұрын
Adeerkay alow u naxariiso aamiin waa heestii lagu dilay adeerkay alow kuu naxariiso
@yusufabdirahmanjama8720
@yusufabdirahmanjama8720 3 ай бұрын
Miyaa la dilay wll
@Ahmedcabdulahi
@Ahmedcabdulahi Ай бұрын
Xasuus bay igu leedahay waa anoo baadiya jooga oo abaar ba Ana ay jirto ayan dhagaysan jiray walhy😂😊
@ismaildakane9275
@ismaildakane9275 9 ай бұрын
Classic qarami ❤❤
@usamearwax2999
@usamearwax2999 11 ай бұрын
Mirihii maxamed cisaman (tuunyo) Laxanka codka gacayte Cuudka jiimi
@hassanabdi8962
@hassanabdi8962 5 ай бұрын
Allow ku naxariiso abtigay
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 ай бұрын
RABIGODO. Ha ukala naxaristo
@biche1984
@biche1984 9 ай бұрын
Allow ku naharisto amin
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 ай бұрын
#Lyricssong #PAGE:1 Waxay dani keentay iyo Kalgacal baa ila durkoo Dad iyo duunyaba ka go'ay Waxbaa deris ii noqdee Dugaagaan weheshadaa Dulmeerayaa kaymahoo Halkaad iga day daydiyo Halkaan HAYE HAHYE Halkaan degay kala durkee ILLAAH baa deeq baxshee Dulmiga caashaqa kadaa Doorashada caashaqa kadaa #PAGE:2 Danayso anoon Lahayn Ma daalaan abid ahaa Dantiisa u heelanoo Xishood Lagu dayriyee Bal sheeg dambigaa wax qaba Dib u raac sheekada dadkoo Halkaad iga day daydiyo Halkaan HAYE HAYE Halkaan dagay kala durkee ILLAAH baa deeq baxshee Dulmiga caashaqa kadaa Doorashada caashaqa kadaa #PAGE:3 Anoon dooda iyo deeq Dagaal layga badinahayn Dareenkaygaad ogtoo Jacayl baan La doodayaa Janooy halis daaqayoo Dabkaana adaa shidayee Halkaad iga day daydiyo Halkaan HAYE HAYE Halkaan dagay kala durkee ILLAAH baa deeq baxshee Dulmiga caashaqa kadaa Doorashada caashaqa kadaa. #DHAMAAD #DHAAMAD #DHAMAAD Raxmaanku haw naxariisto Dhammaan. #ERAYADA Abwaan #Tuunyo AHN Laxanka, codka #Ahmed Gacayte AHN.
@user-qt3nw7cc4g
@user-qt3nw7cc4g Ай бұрын
Afweyni aya loga jady sarbyd ayAY ahahd
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 6 ай бұрын
Wa amal jidaro. Fakaana
@muxidiinmaxamed8238
@muxidiinmaxamed8238 3 ай бұрын
Habeen ciida muqdisho soamaliya 10.4.2024
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 6 ай бұрын
Wa amal. JIidaaro.
@DelightfulQuetzalBird-eq4cg
@DelightfulQuetzalBird-eq4cg 4 ай бұрын
Yaa waaye
@khadarciise-kx6kk
@khadarciise-kx6kk 6 ай бұрын
Xasuus 1/22/2024 night time 10:Am
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 ай бұрын
BIsssmiiL alaahi
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 ай бұрын
Gaari. WaaliBa
@muunaxaaji5833
@muunaxaaji5833 5 ай бұрын
Manta oy thay bishu 15/02/2024 .malin xasuus ii gar ah ay tahay /dareena uu i haya.allow itus isoo ii baahan... qof an ogahay
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 8 ай бұрын
RAJiiM waa. Imisa jir waa ina ayo
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 5 ай бұрын
SAAD TAGA XARUNTA DAAL. KOGALENKA
@user-nf2ci9bb9e
@user-nf2ci9bb9e 9 ай бұрын
Daaraha madfaca Ka daa Hadaad doontana Ku dumi Ragbaa dibadaha ugu maqan
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 3 ай бұрын
Ereyadii abwaan tuuyo, laxankii iyo axmed gacayte yuusuf.
@Mulaax
@Mulaax 2 ай бұрын
AHUN axmed gavayte
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 6 ай бұрын
Wakadaalika. Markana SIIIL
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 6 ай бұрын
Dukanka waa Iska furan yaay
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 ай бұрын
AL siiraadlal
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 6 ай бұрын
Afalam. Hadi lahom
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 ай бұрын
XAGED. JOOGTAN
@abincumer9131
@abincumer9131 Жыл бұрын
😮😮
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 ай бұрын
Degaan u. Sheeg kiiradi. Habiyan. Iyada. Iyo. Koshobidaada
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 ай бұрын
ADINKA iyo. HOYOYiiNKIN
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 ай бұрын
Ka oroodsinta GEEL stareliya
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 ай бұрын
Hoyadi. Aali. GIIR
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 ай бұрын
SIiiL.
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 6 ай бұрын
Duukaamadi way. Diiran yihin
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 8 ай бұрын
AMerika. Iyo. MiZiko iyo. Koba
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 ай бұрын
AL MuussTaqima
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 10 ай бұрын
Erayadi abwan tuunyo Codki ahmed gacayte❤
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 ай бұрын
Toseexata iyo sarajoogta
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 6 ай бұрын
Afaxasibtom. Anaama. Khalaqnakom casan
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 5 ай бұрын
SIiiLOW ismaco. Wa are
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 8 ай бұрын
RAJiiM iyo. Khanas. Keebad si. Qallbi jecesha keeba. Ko. Waxtaron
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 8 ай бұрын
Waxa guul ka awood balaran.
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 8 ай бұрын
Keebad. Gacan. Saar. Dhow. Ledihin. Maraykan. Ahaan
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 8 ай бұрын
Hoyadi magaced
@fasirkariyooyinka4620
@fasirkariyooyinka4620 Жыл бұрын
Madfaca daaraha ka daa 😢
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 ай бұрын
Howaan
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 6 ай бұрын
Maxa. U dheexeya. Anfaall. Iyo qanima
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 ай бұрын
Waxayno. U wada. Doonal term p. Iyo. Hoyadi
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 8 ай бұрын
Ma salakakom. Fissqara
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 ай бұрын
Iyaaka nacbudo waa iyaaka. Naastacin
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 11 ай бұрын
Meelkale uu dagaihi 14 samada iyo arlo
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 6 ай бұрын
Faa inaalaaha HOWA mow la ho wajibrilo wasaalixil
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 8 ай бұрын
Gonaanadki. Aha. Qoralka. SiiL
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 6 ай бұрын
Wax itaar. Ko oranayo. Haddii. Anko oranayo. Waxan. Iraan laha. Inta ko shaqaysa. Ibaar suraatu Faatima ama. Suraatu xaamdi
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 8 ай бұрын
Nin ka kaban ka tumayaaa waa kuma ?!
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 6 ай бұрын
Waxba ha iskalifina dookaanki. Waxi nafle. Uu ufuran yahay waa takobad 1 . Iyo. Abuur oO dhaan
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 8 ай бұрын
Usaama. Bino.
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 ай бұрын
Ihdina. Siradall
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 6 ай бұрын
Dookaanki.
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 6 ай бұрын
Waxoona dokan. Ugu. Yahay. Abor waalba OO midig iyo. Bidix. Kamid. Ah. Waxay ubaahanyihin. Xarunta ka madaxa banaan
@amarefaysal1624
@amarefaysal1624 2 ай бұрын
Wixii daar dumay iyo itii hanad hooyatay iyo halyeygaan kuwaynay waynu kabogsanoo dibay usoo noqon hasheeni maandeeq iyadoo irmaano samir kusoo dhashato korkeeda kababan Calankeena sharafta lehee korkiisa taal tiirkay aduunyo kutaagnayd Miyaanay soomaalaay kalmadaa cirka dhulka iyo waxa kunool kamiisanka badani ina deeqino Dirkii nabi aadam iyo caa,iladii rasuulkeena (NNKH)aynaan ahayn Mise duul halaabo jahanamiyo geeri inay dambayso ilaabaynu nahay allow nacafi walalahay waanu is jecelnee munaafaq iyo kufri buuryo qabaa dabka naga dhex hurinayaan
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 ай бұрын
Kooban. Boonis
@mydhameelcom
@mydhameelcom Ай бұрын
....deeqbaxshee dulmiga waqooyiga kadaa mad faca daraaha kadaa
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 15 күн бұрын
viking*❤£(Wcb)2 bullring 3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed ) vstv.
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 ай бұрын
MILTE. Waxaba hasalamin
Axmed Gacayte & UMALLEEY
6:20
Tixraac
Рет қаралды 362 М.
Uma Baahni Riyooyin
9:13
Maxamed Dhuule - Topic
Рет қаралды 4,4 М.
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН
This is not my neighbor  Terrible neighbor! #funny #zoonomaly #memes
00:26
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 111 МЛН
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi - sabaalo
8:38
somalijecle
Рет қаралды 1,9 МЛН
Qisada Heesta Dulmiga Caashaqa Ka Daa Axmed Gacayte
5:37
HAN-IRMAAN CHANNEL
Рет қаралды 53 М.
Axmed Gaceyte Orod orod Hees aad u macaan
8:15
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 462 М.
Axmed Cali cigaal | Ma Waagoo Dhalaaybaa
9:19
Mulaax Media
Рет қаралды 4,5 М.
Axmed Gacayte   Habsaan by pac
6:46
Abdi D
Рет қаралды 432 М.
Qaraam: Subcis   Al-Ustaad   Faysal  Cumar  (Mushteeg)  AHUN
13:12
Goray Haldhaa
Рет қаралды 955 М.
Dulmiga Caashaqa Ka Daa || Axmed Gacayte Yuusuf || HD +Lyrics
8:33
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 330 М.
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН