Prabhas nin weyn ayaa tahay Tafaafulkan maa iska dhaaftid, Bollywood Remake ha iska dhaafaan Deva

  Рет қаралды 6,449

Zaki Media

Zaki Media

Күн бұрын

fadlan subscribe, like, share, comment #bollywood #prabhas #deva #shahidkapoor #salmankhan #sikandar #vidaamuyarchi #ajithkumar

Пікірлер: 69
@mohamedibrahim-fk5sn
@mohamedibrahim-fk5sn 8 күн бұрын
Sikandar 🔥
@Mahad_films1
@Mahad_films1 8 күн бұрын
Allah Haku cafiyo ustaad
@ABDIRAHMAN_700
@ABDIRAHMAN_700 8 күн бұрын
Cafimad Tama ustaad I.n 🎉
@zuldaankoke984
@zuldaankoke984 8 күн бұрын
Sikandar 😮😊
@maryamcumar5894
@maryamcumar5894 8 күн бұрын
Sallu waxan u rajeyna guul ❤❤❤🎉
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 8 күн бұрын
Sallu🔥
@MaxamudArab
@MaxamudArab 8 күн бұрын
Marna Kama shakin Ajith madax cade Tamil ninka ugu awoooda Bdn First Movie o 300Cr u gaaro u noqona Vidaya muyurchi 🥰🔥
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 8 күн бұрын
😂😂😂
@zuldaankoke984
@zuldaankoke984 8 күн бұрын
​@Luqmaan_cabdi waa runtii maxa ugu qoslee luqmaan luqufo 500cr keena 😂😂
@Thesonof-sf3rr
@Thesonof-sf3rr 8 күн бұрын
Odega kale joogo sas waaye😂​@@zuldaankoke984
@cfataax.faysal
@cfataax.faysal 8 күн бұрын
​@@zuldaankoke984 mashegee muuse😂😂
@IlhaanBashiir-jy5dj
@IlhaanBashiir-jy5dj 8 күн бұрын
😂😂😂
@Kichidi69
@Kichidi69 8 күн бұрын
Dulquer Salmaan🔥🔥🔥🔥
@cfataax.faysal
@cfataax.faysal 8 күн бұрын
thanks ustaad🎉❤
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 8 күн бұрын
🎉❤
@Cadceed72
@Cadceed72 8 күн бұрын
🎉🎉
@MohammedAli-ho1ok
@MohammedAli-ho1ok 8 күн бұрын
Ustaad Zaki cabdi thank you Sultan ❤❤❤❤
@SANTI_KUMI1
@SANTI_KUMI1 8 күн бұрын
Masha allah 🎉 #Deva 😢, #Chhaava inuu fashilmo ayaan alle ka baryaa waxay rabaan #boqoradayda muslim ☪️ ka aheeyd ee #mughal_empire iyo awoodee boqor #aurangzeb iney ku liidaan oo xoog ku heystay india 🇮🇳 afghanistan 🇦🇫 iyo Pakistan 🇵🇰 1658 ilaa 1707 waa fashilmaa #insha_allah Chhaava.
@garaad152
@garaad152 8 күн бұрын
Sallu bhai 🔥
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 8 күн бұрын
Tnx ust
@cfataax.faysal
@cfataax.faysal 8 күн бұрын
🎉🎉❤
@Thesonof-sf3rr
@Thesonof-sf3rr 8 күн бұрын
Madax cade ak is the goat
@shankaraaj
@shankaraaj 8 күн бұрын
Baraphas 🎉❤
@Cadceed72
@Cadceed72 8 күн бұрын
AjithK is Backkkkk🔥✌️
@dayartacusubdayarta5321
@dayartacusubdayarta5321 8 күн бұрын
Keep going bro
@Abdallaboss869
@Abdallaboss869 8 күн бұрын
Allah ku caafiyo ustaad zaki
@Cadceed72
@Cadceed72 8 күн бұрын
Mhdsnid ustad🎉❤
@cagazulupladage833
@cagazulupladage833 8 күн бұрын
Sikandae❤1000crr meel usii dhig ustaaaD
@AbdiwahidyareAbdiwahid11
@AbdiwahidyareAbdiwahid11 8 күн бұрын
Wcs ustaadi ALLAH SWT haku caafiyo Aamiin yaa ALLAH 🤲
@khaalidnaxar483
@khaalidnaxar483 8 күн бұрын
Ustaadoow Sikandar amuu Remake noqdaa Sababtoo ah Sarkar oo Vijay sameeyay waxa uu ku matalaayay Nin hantiile ah oo musuq maasuq dhanka doorashada ah la dagaalamaayo
@shankaraaj
@shankaraaj 8 күн бұрын
Waxaas waa remake
@HakiimZiyeech
@HakiimZiyeech 7 күн бұрын
Vishnu macno✨✨
@zuldaankoke984
@zuldaankoke984 8 күн бұрын
Bollywood sikandar kaliya ma bad baadin karo ustaad waxay ubahan yihin ama sida malayalam inay filmmata 5 cr 10cr ku samayeen ama qorayaal fican in la helo
@ABDIRAHMAN_700
@ABDIRAHMAN_700 8 күн бұрын
Prabhas Yarkaas reer telagu garab istaaga haduu fashilmo beerihiisa ha iska fasho😂
@Wll_moha980
@Wll_moha980 8 күн бұрын
Identity Best movei wye Ustaad Xalaye daawade waana 4,Star malayam caadi mhan🙌🔥❤️.Alla ku Caafiyo ustaad🤲❤️
@garaad152
@garaad152 8 күн бұрын
Hi🎉🎉🎉
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 8 күн бұрын
🎉❤
@CabdikarimCumar-nv9fu
@CabdikarimCumar-nv9fu 8 күн бұрын
Prabhas qanjey japki Adipurush miyu ilaawey salaar part2 xita filasho maleh😂
@Cabdiraxman141
@Cabdiraxman141 8 күн бұрын
Sxpkiisa ayuu caawinaa oo wareer san asi aktar kama ahn😂😂😢😢
@CabdikarimCumar-nv9fu
@CabdikarimCumar-nv9fu 8 күн бұрын
@Cabdiraxman141 dhiiqo ku jira taafulka wa sheekadisa😂
@zuldaankoke984
@zuldaankoke984 8 күн бұрын
Rag iska celiska iska daa salaar 2 aduunka dhaanba sugaya ma waxbad iska odh odhanaysaa ninkan cid gadha ma jirtee lugaha ku dhag wakase 😂😂😂
@zuldaankoke984
@zuldaankoke984 8 күн бұрын
​@@Cabdiraxman141 muqalka martida actor nimada iskaga khaldan dadkan😂😂😂
@cfataax.faysal
@cfataax.faysal 8 күн бұрын
​@@zuldaankoke984ha uqaban war mahayo😂cunugan 😂
@MohamedDeeq-hu3yk
@MohamedDeeq-hu3yk 8 күн бұрын
qarbhas Tafaaful waax ka raadi hhh😅 awalba Hindia xun nee ayahd 😂😂😂😂
@Cabdiraxman141
@Cabdiraxman141 8 күн бұрын
Sxpkiisa ayuu caawinaa oo wareer san asi aktar kama ahn
@zuldaankoke984
@zuldaankoke984 8 күн бұрын
Actor kama ahaa waa muqal marti ah😂😂
@Mohamed-w2d4q
@Mohamed-w2d4q 8 күн бұрын
Madax cade come back uu samen karaa
@XasanadanXsan
@XasanadanXsan 8 күн бұрын
Prabhas Iyo Tafaaful Maxaa Kala Xaysto Teeda Kale Kan adipurush U Ekaa
@Cadceed72
@Cadceed72 8 күн бұрын
Prabhas waxan inu isk daayo u fiicn 😂😂
@CaliShiiq-wv2bs
@CaliShiiq-wv2bs 8 күн бұрын
Yaah maxaa idhahdi sikandar sallu wuxuu kumatala nin billioner oo dadka caawinayo sarkar vijay ba sidaas ayuu matalayi amuu remake yahay
@Cadceed72
@Cadceed72 8 күн бұрын
Dulqear Telugu iskaga bogo tolkiisa waba kso dhuunte😅
@zuldaankoke984
@zuldaankoke984 8 күн бұрын
Kanappa kaz hadu vishnu majnu hadu ka flop noqdo somali kalay camabulad ka dharagaysaye iyo harakoo shaqo wacan wad naga helaysa 😂😂
@cfataax.faysal
@cfataax.faysal 8 күн бұрын
prapahas fans hit kadhigayo😂
@shankaraaj
@shankaraaj 8 күн бұрын
Sikandar 😂😂😂 bollywoodka waxba uma qabanaayo anaa ku dhahay singham again 8 jilaa oo waaweeyn ay ku jiraan waxba uqabani waayey iyo Deva waxba uqabani waaye Sikandar sikandar 😂😂Waxaan haa la dhuunto cunugaan
@wasqaan
@wasqaan 8 күн бұрын
ajith badax cade waxba uma haayo ani filimka waxa iga gaday laadarka arjun sarja ninkaas caadi maahan
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 8 күн бұрын
Prabhas waa nin ka kaliya guusha dhibayso flop raad raadsanaya😂
@cimranpesofficial9391
@cimranpesofficial9391 8 күн бұрын
Aaa mxaa aragtaay 😂😂😂😂
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 8 күн бұрын
@cimranpesofficial9391 😂
@zuldaankoke984
@zuldaankoke984 8 күн бұрын
Guul na dhibi mayse muqalada martida laguma daro list film samaysay flop hit waxay yihinna ma boodh ciise tahay horta luqmaanow odayga haka qarabtee daa 😂😂😂😂
@IlhaanBashiir-jy5dj
@IlhaanBashiir-jy5dj 8 күн бұрын
😂😂😂😂
@Luqmaan_cabdi
@Luqmaan_cabdi 8 күн бұрын
@zuldaankoke984 wyhy😂
@DahirCabdi-o7u
@DahirCabdi-o7u 8 күн бұрын
isniintiisa 2 filim kenay 8 crore ayaad ka amustay mucarad akshay ayaa tahay waa fahmay
@anwarherzi9293
@anwarherzi9293 8 күн бұрын
Skyforce 80 Crore lagu kharash gareeyay la dhahay lacagihiisa mxa uso xigan wayday 111 Crore ayu si maraayey
@jalaamgeedi9830
@jalaamgeedi9830 8 күн бұрын
160 Crore ayaa lagu qarash-gareeyay. Mida kale ha isku qaldin Worldwide Gross iyo Nett. Sky Force marka uu 160 Crore Nett keeno ayaa HIT noqonayaa
@Cadceed72
@Cadceed72 8 күн бұрын
Sikandar🔥
Миллионер | 6 - серия
28:05
Million Show
Рет қаралды 1,6 МЛН
БАЙГАЙСТАН | 3 СЕРИЯ | ДУБАЙ |bayGUYS
44:17
bayGUYS
Рет қаралды 1,8 МЛН
Mirchi (Full HD) - Prabhas Superhit Action Movie | Anushka Shetty, Sathyaraj
2:06:16
Goldmines Action Heroes
Рет қаралды 4,6 МЛН