Halxidhaalaha Barbaroosa | Siraha taariikhda Islaamka ee aan la aqoon!

  Рет қаралды 18,628

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Пікірлер: 121
@Ahmednoorcismankaad2315
@Ahmednoorcismankaad2315 3 ай бұрын
Waa akhriyay ustaad, waa buuga kaliya een labo bari ku dhameeyay suu iigu socday kaliya ❤
@axmedcabdi1651
@axmedcabdi1651 3 ай бұрын
Maansha Allah
@Yooco_media
@Yooco_media 3 ай бұрын
Mala heli karaa isagoo Soft ah
@FarhiyaFariida
@FarhiyaFariida 3 ай бұрын
Pdf maku heli walaale.
@Ahmednoorcismankaad2315
@Ahmednoorcismankaad2315 3 ай бұрын
Iqra books, Hargeysa, ayaad ka helaysaan isagoo Hardcopy ah 🙌
@AsmaAbdi-rv7hx
@AsmaAbdi-rv7hx 2 ай бұрын
@@Ahmednoorcismankaad2315wlo xageyy hargeisa kaga taaala
@Gooje_Media
@Gooje_Media 3 ай бұрын
يارب يسهل لي تعلم اللغة العربية أحب أن تعلم يارب 🤲
@حمودةبنتخضرتلر
@حمودةبنتخضرتلر 3 ай бұрын
30 daqiio ayad ku arkaysa isbedel weyn u qeybi 13 daqiiqo dhagaysi 5 daqiiqo akhris 5 daqiiqo qoraal 7 daqiiqo ku hadal
@حمودةبنتخضرتلر
@حمودةبنتخضرتلر 3 ай бұрын
الله يعينك
@Gooje_Media
@Gooje_Media 3 ай бұрын
@@حمودةبنتخضرتلر Amiin Wll
@Gooje_Media
@Gooje_Media 3 ай бұрын
@@حمودةبنتخضرتلر شكرا جزيلا
@sirabdifarh5826
@sirabdifarh5826 3 ай бұрын
Amen
@Kontaniisa-p1t
@Kontaniisa-p1t 3 ай бұрын
Buugaan isagoo qiima dhimis ku jira baan soo gatay, balse lacagtii aan ka soo bixiyey iyo xogtaan ka helayaa wallahi iskuma dhigmaan, sameeyn weyna waa ii ugu yeeshay, midkale shaloo dhan baan waxaan lahaa Qoraaga buuga halkee buu ku qoran yahay, aad baad ugu mahadsantahay faafahinta buugaan aad ku sameeysay❤❤.....
@safiyamohamed3306
@safiyamohamed3306 3 ай бұрын
Micila xiliga aad dhameysey garan meysid
@AbdiFatah-bu4hg
@AbdiFatah-bu4hg 3 ай бұрын
Halkeed ka iibsatay wllo imisaase lagaasiiyay
@AliAhmed-vb5nq
@AliAhmed-vb5nq 3 ай бұрын
War bal meeshaad ka iibsatay inoo sheeg
@zalojama7773
@zalojama7773 3 ай бұрын
Nio celis mayga iibsan​@@safiyamohamed3306
@appleshkika3269
@appleshkika3269 3 ай бұрын
Nagibaga Halagu saliyo Scw
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 3 ай бұрын
Scw
@ckariimclaahi3215
@ckariimclaahi3215 3 ай бұрын
Salalahu caleyhi wasalam
@Addour
@Addour 3 ай бұрын
Sallalaahu callayhi wasallam
@Abdihanimaxamed
@Abdihanimaxamed 3 ай бұрын
Wr lagenaw barnaaa mijka sidee hore maad noogu soo diyaarissid❤😊😊
@Ahmedmawliid-e8l
@Ahmedmawliid-e8l 3 ай бұрын
Aadnaoow sanado horaa kuu gu dambeysay in aad siyaasadaha caalamka ķasoo hadasho ee bal dib usoo celi🙏
@MaarigAbshir
@MaarigAbshir 3 ай бұрын
Nin fariida iga dheh mahadsanid wllky
@surayaali6169
@surayaali6169 2 ай бұрын
Taarikhda iyo addunkaan aan kunoolahy inaan wax badan ka'ogaado ayaan rawaaa lkn ma'aqaaano meel aaan wax kabilaawo iyo bugaagta aan kabilaawi lahaaa 😢
@GEEDIYARE-j4p
@GEEDIYARE-j4p 3 ай бұрын
waa buug aad u qiimo badan mahadsanid ustaad adan sahan
@Axmedyare1
@Axmedyare1 3 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉Hambalyo Hambalyo ustaad intaa iyo in ka badanba waad u qalantaa runtii waxan ku dhagaysanayay mudo badan ilaa 2019kii 🎉🎉🎉
@MUHABARRE143
@MUHABARRE143 3 ай бұрын
Thnks wll adan Allah ku xafido mar walbaa ❤
@MariaMaria-wx5nt
@MariaMaria-wx5nt 3 ай бұрын
Mcnlhhh Shukrn ustaad aadan zahan🙏🏿🦁 Runtii inbdn arkaayey skdle ku haminaayey Inaan akhriyo ama helo ❤
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 2 ай бұрын
Musalsalka Barbarosa intii daawatay si fiican bay u yaqaanaan walaalaha kala ah Kheyrudiin barbarosa iyo Curuuj barbarosa
@Warac_media12
@Warac_media12 3 ай бұрын
Congratulation💥of 400k
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 2 ай бұрын
Waa buug isoo jiitay oo xiiso badan
@NasraMukhtaar-iw6in
@NasraMukhtaar-iw6in 3 ай бұрын
Adanoww Kaa ku salaameY ❤️
@LamaFarah-y5w
@LamaFarah-y5w 3 ай бұрын
Haa sx nio adanow mahadsanid inader runtii buga wan aqriyey. Sido kale wan jeclaa inad nayar fahansiso wuxu ka hadlayo. Mhdsanid
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k 3 ай бұрын
Buug aan u baahnaa thnks alot
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 3 ай бұрын
Mahadsanid wll Adan
@amiinmario
@amiinmario 3 ай бұрын
Bugan halkee ka helaa qabkena u helaya 😢
@MUHABARRE143
@MUHABARRE143 3 ай бұрын
Wax walba Allah ku fududeyo ❤
@SahraxussenXussen
@SahraxussenXussen 3 ай бұрын
Congratulations 400k🎉
@muxumadcabdiqaadir9111
@muxumadcabdiqaadir9111 3 ай бұрын
Filim ahaan ayaan udaawaday masuul🎉🎉
@wizzaxmed675
@wizzaxmed675 3 ай бұрын
Asc aadanow salaankadib waxaan kaa cudsaneynaa in aad noo soo Afsomaliyaso booga ladhaho Atomic habits❤❤
@Dalmarvsky_98
@Dalmarvsky_98 3 ай бұрын
Aadanow buuggaasi waa cajiib, waana Top oo waad la dhacaysaa sida uu weliba u turjumay Jacfar Suldaan Yuusuf, nasiib xumo buugaas si fuduud ayuu gacan tayda uga baxay, se waan ku aayay.
@asmaabukar5946
@asmaabukar5946 3 ай бұрын
Shuran ustaadi 💯
@Osoble_69
@Osoble_69 3 ай бұрын
Booga qaabkee kuhelaa Asagoo BDF ah waan u Baahanahay ustaad
@A...A09888
@A...A09888 3 ай бұрын
0:35 waan arkay lkn ma akhrin buug faido bdn lahyn ayaan u haystay lkn Ninkaas qoray jihad turbani channelkiisa waan ku xiranhy
@loolan01
@loolan01 3 ай бұрын
Nin kan wa muthaqaf xogaa waa waxa moodaa inuu hal talaabo ka horeeyo somalida
@SafaMahamed-b7e
@SafaMahamed-b7e Ай бұрын
Dhowr ba malha
@khayrudincumarmahamuud
@khayrudincumarmahamuud 3 ай бұрын
Buugaan waan akhriyaay awalkii hore aragti ka haysaaty walahay aad buu u macaan yahay sidii filim ka oo kale waad moodi markaad akhrinaysaa
@osmanabdulkereem6001
@osmanabdulkereem6001 3 ай бұрын
Hamblyo hamblyo aadan sahan 400k 🎉🎉🎉
@Omar_yasin07
@Omar_yasin07 3 ай бұрын
400k congratulations 🎉
@maxamedcabdixamiid2368
@maxamedcabdixamiid2368 3 ай бұрын
Aadan taxane nooga dhig buuga alle ha ku sharfee
@abdirahmanabdinur2892
@abdirahmanabdinur2892 3 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@Hamidkarasay
@Hamidkarasay 3 ай бұрын
Ustaad allaha kubarakeeya , waxaa kalo jira buug aan waxbdn islahaa yaa turjumi doona oo uu isla Jihad Turbani qoray غيرو مجلت التاريخ ١٠٠عظماء waxan filaa inad aragtay kolayba haday macquul tahy kaana noo tarjuma , mahadsanidiin
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 3 ай бұрын
Wcs
@Raadshe
@Raadshe 3 ай бұрын
Ustaad aadanow waan ku salaamay Ustaad hadiid agoodo inaad noogasoo diyaariso maxaakiimtii dambi baarista nooga soo diyaari xog iyo macluumaad
@hamzeaden5541
@hamzeaden5541 3 ай бұрын
Asc zxp waan kuaalamaya niyow Minnesota USA 🇺🇸 baan jooga bugagtana waan xisaynaya siden kuheli kara isoo jawaab legenow
@hibbaaqhariir337
@hibbaaqhariir337 3 ай бұрын
Wan ku salaamey wllo Qolyaha qurbaha joogta Buugaagtiina meel ay kusoo hagaagaan nosheega , Dhibka nahaysta online wan ku weynaa Ilmaderyaal Amazon baanu naqaanaye noogu dhiiba idinkoo raaliya 😌
@ASAD-988
@ASAD-988 3 ай бұрын
buugan xabeen ka heli karaa sxb
@Maame-y6q
@Maame-y6q 3 ай бұрын
Ustaad sidi Hore muqaalada u so gudbi e sawirada laha
@maxamedaways4705
@maxamedaways4705 3 ай бұрын
😂wajigisa ma ku dhibay kkkk
@mahamudh6983
@mahamudh6983 3 ай бұрын
Hizir ama khayradiin barbaroos ninkaasi waa nin cajiib, waxaad is dhihi khidada io tatiko ayuu ka samaysanyahay Alla ninkaasi khidad badanaa oo cajiibsanaa, Allow kuu naxariiso
@munamohamed470
@munamohamed470 3 ай бұрын
Waan arkay
@Maajiddek
@Maajiddek 3 ай бұрын
Buugan xagee ka heleyaa wll
@avife.4.474
@avife.4.474 3 ай бұрын
Ciil wax aqrin baa ihaya
@abdiaziiz10
@abdiaziiz10 3 ай бұрын
ustaad adoo mahadsan waxaad ii shegta buuga "dabadeed cidna ma harin" xitaa asoo PDF ahaan ah. Mahadsanid
@MustafeAbdinasir-h8u
@MustafeAbdinasir-h8u 3 ай бұрын
Ustaad muuqaaladu sidoodii haray ku wacnaynaayeene kusoo celi
@liiibaaan1059
@liiibaaan1059 3 ай бұрын
Aadanow sxpbuugaagtaan podcast ka samee sxp 🇸🇴💎🇵🇸✅
@nimcohusen1793
@nimcohusen1793 3 ай бұрын
Xageeg ka helyaa buugan hargisa joogaaye
@suhuurqurux4541
@suhuurqurux4541 3 ай бұрын
Adanow kawa ran hadaad chanel kan usamayso background ood darbiga cad baga leexiso intaasina waa iga af dheeri😂
@JilaaniMaxamed-j5u
@JilaaniMaxamed-j5u 3 ай бұрын
Asc waar heedhe aadanoow sxb anigu waxaan kula socday oo AAN ahaa asxaabta ku xidhan chanelka Sahanka ilaa markii aad soo turjumtay buugii magaciisu ahaa , WAAN FIICNAHAY , sxb waxaan kaa codsanayaa hadaad awoodayso insha. Allah inaad buugan aad hada ka hadlayso sidii, antikhiristoos. Inaad taxane ahaan noogu soo gudbiso mahadsanid
@SundusHassan-h6m
@SundusHassan-h6m 3 ай бұрын
Hapalyo 400k🎉🎉🎉
@islaantoniosport8722
@islaantoniosport8722 3 ай бұрын
War adanow waxan ku haaya buug waliba buug fiican o an Ani qore marka ina kula wadaga raba e xage ka so qobta ishsk
@Kanadiidofficial
@Kanadiidofficial 3 ай бұрын
Aadanow burco xage laga heli kara buuga zxp
@zayidaliabdi5736
@zayidaliabdi5736 3 ай бұрын
Buugan xayasii baa lagugu yidhi lacag bqad kusoo qaadaty
@koshinomar3144
@koshinomar3144 3 ай бұрын
😅😂qalbadaa kufadhida
@AliMohamed-wb1ei
@AliMohamed-wb1ei 3 ай бұрын
Buugan intee laga heli karaa
@jamalmullah5290
@jamalmullah5290 3 ай бұрын
Muuqaalka cod kalìya ka dhig inaadeer.
@suldaanka7
@suldaanka7 3 ай бұрын
Wll buugaan waa imisa sidee baanse kusoo iibsan karaa
@Suudimedia7
@Suudimedia7 3 ай бұрын
Nio wax jira bul la yidhaado qamnaanhuurtii islaamka 21aad buugsi wayn wayay balnaga dabe gee oo video ka soo sameee
@MaxamedCarab-e2v
@MaxamedCarab-e2v 3 ай бұрын
Sxb buugan jigjiga nalaga helayaa
@axmedcabdi1651
@axmedcabdi1651 3 ай бұрын
Ma arag wlahi aadanow sxb
@Umalmaxamuud
@Umalmaxamuud 3 ай бұрын
Bugaan waa began ugu jecelhay bugagatan xiseyo lkn bugu ma dhamestirna sabab
@InnocentTreeSwing-cb1jz
@InnocentTreeSwing-cb1jz 3 ай бұрын
Xagee kaheshay abaayo
@safiyamohamed3306
@safiyamohamed3306 3 ай бұрын
Qeybo kle ayuu leyhy u so socda
@Umalmaxamuud
@Umalmaxamuud 3 ай бұрын
Ayago iba helay 12 weye lkn qimaha wey kajarayan bugag badana waa kaibsaday wana iskuwda qiimo 12 igawada silent marar kaladuwan wana gobalka buhoodle ee waqoyi maktabad al huda wll
@LIFES.SHORT4000
@LIFES.SHORT4000 3 ай бұрын
400k🎉
@RidwaaAli-k5z
@RidwaaAli-k5z 3 ай бұрын
Qaybta labaadi may so baxday
@Hasan4Huus
@Hasan4Huus 3 ай бұрын
Xagee ka heli karaa buugan
@mohamedshaafi1264
@mohamedshaafi1264 3 ай бұрын
Online ahaan ma loo iibsan karaa
@Abdifatehalhassenimusic
@Abdifatehalhassenimusic 3 ай бұрын
Ottoman empire ina ka so hadasho jrclanlaha si lo fahmo xadarada islamka iyo awood islamka
@MaxamedCarab-e2v
@MaxamedCarab-e2v 3 ай бұрын
Sxb buugan jigjiga malaga helayaa
@cabdixakiimnuur522
@cabdixakiimnuur522 3 ай бұрын
Dadka majecla muuqaalada uu qofku soo fadhiisto.
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 3 ай бұрын
oo maxay jecel yihiin😂
@SleepyGuitarPedals-pb6si
@SleepyGuitarPedals-pb6si 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂 waad waalantahay
@zalojama7773
@zalojama7773 3 ай бұрын
Wll dhakhtar gaadh 😂😂
@janojecelxusen
@janojecelxusen 3 ай бұрын
buuga magicisa carabiga ah no sheg xildhban ado mahadsan
@senoritahanaadi7464
@senoritahanaadi7464 3 ай бұрын
لغز بربروسا
@Hanatt7
@Hanatt7 3 ай бұрын
Sxp aadanow video dhameestiran kasoo samee codka soo hagaaji
@Xirsiev
@Xirsiev 3 ай бұрын
Asxaabay tacliinta dulmanayaasha halkee ka helaaa?!!
@yusufahmed6190
@yusufahmed6190 3 ай бұрын
Hiil press hadaad joogto hargaysa
@guure
@guure 3 ай бұрын
Kismaayo meel laga iibsado buugaan ma jiraa
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 3 ай бұрын
Aadanow East India Company kasoo hadal
@Mrkadiir
@Mrkadiir 3 ай бұрын
400k..
@mohamedahmed8507
@mohamedahmed8507 3 ай бұрын
#Aadanow wlle isagoo pdf ah mahelaya
@kaltunsiad1384
@kaltunsiad1384 3 ай бұрын
am i first 🤭
@AbdiAli-em5lg
@AbdiAli-em5lg 3 ай бұрын
I am th second
@hamdamuhipo9935
@hamdamuhipo9935 3 ай бұрын
Ramadaantii ayaan iibsaday isaga iyo talooyinka nolosha iyaga oo qiimo dhimis ku jira. Runtii kuma aanan khasaarin. Laylis maskaxeed ayaa ku jira.
@maariana7291
@maariana7291 3 ай бұрын
Inte ka iiibsaty abaaayo
@hamdamuhipo9935
@hamdamuhipo9935 3 ай бұрын
@@maariana7291 Iqra books Hargeysa
@hamdamuhipo9935
@hamdamuhipo9935 2 ай бұрын
@@maariana7291 iqra books walaalo
@Abdirizak_Hakim
@Abdirizak_Hakim 3 ай бұрын
War maktabadaha muqdisho maka heli kara qorayalow
@AbdicasiisAli
@AbdicasiisAli 3 ай бұрын
Waar.aadanow timii maxa ku.dhacay!
@issabaariyow4936
@issabaariyow4936 3 ай бұрын
Boogaas Mala soomaaliyeeyay inteesa laga heli karaa?
@steffe9051
@steffe9051 3 ай бұрын
Bugan English maxalagudhaha arabi iyo somali iskumaficnin
@aweysjanagale3635
@aweysjanagale3635 2 ай бұрын
Team FOREX salaaaaaaan ✋️
@abdirahmanabdinur2892
@abdirahmanabdinur2892 3 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Maxamed Alfaatix | Amiir Uu Nebigu Ku Sii Bushaareeyay.
12:05
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 58 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 23 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 121 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
048 | 08 | Sida dadka looga samaysto waxaad doomayso.
20:41
Sahan Podcast
Рет қаралды 42 М.
089 | Hadhkii Madoobaa | Maxaa ka dhacaya Itoobiya?!
18:43
Sahan Podcast
Рет қаралды 23 М.
Maxay Ilaahay Ka Aaminsan Yihiin Yuhuuddu?!
10:50
Sahanka
Рет қаралды 42 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 58 МЛН