No video

Mursal Muuse & Khadra Silimo - Lahasho (Ereyadii Xasan Daahir & Laxankii Laabsaalax)

  Рет қаралды 1,034,629

Awoowe Somali

Awoowe Somali

Күн бұрын

@Copyright: Horn Cable TV
Waa hees macaan oo talantaaliya oo ay ku luqaynayaan labada fanaan ee da'da yar, sida aadka ahna looga daba dhacay dhowaanahan, Mursal Muuse & Khadra Silimo. Ereyada waxaa sameeyay Xasan Daahir iyo laxankii Xasan Dhuxul Laab-Salaax.

Пікірлер: 566
@LepanCrown
@LepanCrown 6 ай бұрын
2024. Dhagaysanayaaa
@aaryoungcali2898
@aaryoungcali2898 2 ай бұрын
Me
@Shakra700
@Shakra700 3 жыл бұрын
yaa jacayl dartii u daawnaya sidayda 😢😢😢😢😢😢
@fardowsaali2686
@fardowsaali2686 2 жыл бұрын
Aniga lakiin ninkan aa inacsiiyey jaceel majiro☺️☺️
@Mohamed_Vlogs7
@Mohamed_Vlogs7 2 жыл бұрын
@@fardowsaali2686 Kkk
@ahmedalisalaad3326
@ahmedalisalaad3326 2 жыл бұрын
Waa wanoy asxapta bil ka hor aa jacay❤l manta iqabtay❤ cid an jeclahay maganayo🤣🤣🤣🤣
@kabtanbaara8043
@kabtanbaara8043 2 жыл бұрын
@@fardowsaali2686 😄😄
@samirabilan1971
@samirabilan1971 Жыл бұрын
walhi anaa ku xasusanaya jacaylkaygii 2012 mantana ciyaal ayaa lenahay adxmdulilah
@xasanxasanney9719
@xasanxasanney9719 3 ай бұрын
saliga nabiga waxwalba Ka Qalisan😢❤
@ayeeyosoomaaliyeed8592
@ayeeyosoomaaliyeed8592 7 жыл бұрын
Mursal ✌miyaan gabadh kugu labayn naftaydaad leedahee 😢😢😢 mursal adhaxda ka jab hadalkaa afkii uu ku lahaa sow kuma yaal nin somali sheekadiisa naagtii dhagta udhigta liidata
@abdirahmanahmedabdirahman2920
@abdirahmanahmedabdirahman2920 7 жыл бұрын
Ayeeyo soomaaliyeed qasab miyaa inay isaga ku saabsantahay waa fanaan wuxuuna hayaa matal ogoow
@axmediid9149
@axmediid9149 2 жыл бұрын
Hhhh walaahi qosol iguma hadhin
@nasraabdikariim7023
@nasraabdikariim7023 10 ай бұрын
😂😂😂 hakajabo adhax iyo meel walba qiyanolaha
@CabdiCasiiz-id5ls
@CabdiCasiiz-id5ls 7 ай бұрын
Imika yaa og qofka wax qiyaamay takale raga soomaliyeed ma isku wada midba islaanyay cajuusada ah
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 4 ай бұрын
😂😂😂😂
@rasta4974
@rasta4974 4 жыл бұрын
Hestaan qirada jecel wadata inta 2019 kusagotineysa 2020 na kusodhaweyneyso like ta haigaxasdina waan idin tugaahe
@bushraabdirisaaq7419
@bushraabdirisaaq7419 4 ай бұрын
2020 waxan heestan isla dhagaysanay qof aan aad ujeclaa lkn.hada ilama joogo lkn waxan rajaynayaa in uu mar uun isoo noqdo 😭lkn hada heesta kaligay baa dhagaysanaya 🥲
@Mrreporter258
@Mrreporter258 5 жыл бұрын
2015 qiso igu dhacday waa anigo ah walid iyo hodo siyad xusen nuur haday commentigayga aragto aadban kuu salamayaa hodo waan xasuustaa maalin walba oo noloshena kamid ahayd lagayaabaa inaad marwo tahay imika hadaad guursatay hadii aadan lagu guursan fadlan commentiga igusojawab waan eegi doonaa commentigan maalin walba oo salaasa ah.
@faisalomar4104
@faisalomar4104 4 жыл бұрын
Kkk
@mohammedengabdikarinmohamm5943
@mohammedengabdikarinmohamm5943 3 жыл бұрын
@@faisalomar4104 Maxad ku qosli Guuneey. Way soo ilko way tahay, wax lagu qoslo maad ku araga mesha , somali Maryolaw Zero weyi .
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Жыл бұрын
Ma heshay broo
@user-lp2mu6fr6r
@user-lp2mu6fr6r Жыл бұрын
Ma nooshey wllkey ma heshay hoodana
@haweyahassan5206
@haweyahassan5206 Жыл бұрын
Walalo miyaad heshay 😢
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 4 ай бұрын
Goobtu waa hargeisa Sanadku waa 2013ki Waxan kasoo baxay Salaama secondry school goor galap ah Waxa ila socda wiil aanan sxp ahayn lkn isku xafado un ahayn Buska ayanu so wada racney waxa kursiga naga horeeya fadhiya 2 hablood waxanu go'aansaney inan lanbarka ka qorano oo aan raacno Wuxuu baskii socdaba way dagi waayen anaguna waanu dhaafnay goobtayadi hablaha dartood meeshi ay ku dageen ayanu kula degnay wanu wada shekaysaney kadip phone number kala qadaney. Waa intaan u socdee heestani markasta oon inanta aan waco heestan ayey ku save garesaty maqalka soo dhicista codka. 11 years ago. Xasuus.
@ameinmoha
@ameinmoha Ай бұрын
Wraa anu in aan kiibas ka waday ahyy ma layga dareema😂
@mushtaqabdiqani5512
@mushtaqabdiqani5512 24 күн бұрын
​@@ameinmoha😂😂😂😂
@mohammedibrahim-hs2cc
@mohammedibrahim-hs2cc Жыл бұрын
Waayo hees daren jacayl kugu abuuraysa markad dhegetsaneyso cawa waxan u dhegeysanaya qof aan jecelahay Ayaan kusugaya heestana marka laga yimado ereyda heesta waxa kawaran indhaha Dareenku ku duuganyahay ee laysku jalecayo❤❤❤😢
@rahmaapdirahman8900
@rahmaapdirahman8900 2 жыл бұрын
Heestan yaa ila imika dhagaysta 🥺❤
@leilahabat4705
@leilahabat4705 2 жыл бұрын
Aniga
@LakiCumar
@LakiCumar 8 ай бұрын
Aniga❤
@quruxsan4701
@quruxsan4701 7 жыл бұрын
Xasuus baan galay cawa hestaan barigeey cusbeed jaceyl ihaaye 😭nasiib daro maku gulesan wilka saas u jacelaa 😭 niinkale ayaan calaf kiisa noqday alx 😍😍😍
@mahadmusa9820
@mahadmusa9820 6 жыл бұрын
calafkada ayaa ka qiima badan mid hore sheeg shegidiisana waa cadawga jaceylka ku calafsaday horay u soco
@user-fs4so2dn6j
@user-fs4so2dn6j 5 жыл бұрын
Miskiiin clfkaa kaa weyna
@shaficimaxamed9868
@shaficimaxamed9868 5 жыл бұрын
Waa beeta
@Mrreporter258
@Mrreporter258 5 жыл бұрын
@@shaficimaxamed9868 🤣
@saeedmohamed118
@saeedmohamed118 5 жыл бұрын
2019 cidii daawanso hayla dhaafin ,like Maanta inana ayaa jeclaady 😍 inta is jecel ha kuulaystaan
@ilkaabchennal9283
@ilkaabchennal9283 4 жыл бұрын
2020 cidii daawanaysa plz like ta ha ila dhaafina
@mohawacayz5323
@mohawacayz5323 3 жыл бұрын
Saacadu waa 21;22 habeenimo oo ah habeenka sanadka cuzup wxaa ka dhiman 2 hours happy new year
@user-im2py2xk6l
@user-im2py2xk6l 10 ай бұрын
Team 2024❤😅
@ugbaadmahamed3311
@ugbaadmahamed3311 Жыл бұрын
Allow Qofwalbo Qofku jecelyay zii😢❤❤
@Marwaahmetttt
@Marwaahmetttt 2 ай бұрын
Who listening 2024😢😂
@Muntaas-wf8qr
@Muntaas-wf8qr 2 ай бұрын
Waa hees dhaaftay deee😂❤
@huseineidow5714
@huseineidow5714 Ай бұрын
aniga 😢
@huseineidow5714
@huseineidow5714 Ай бұрын
​@@Muntaas-wf8qr Aad iyo Aad
@Mujahidka626
@Mujahidka626 Ай бұрын
2024 julay 26 😂
@guledcade7995
@guledcade7995 2 күн бұрын
Me😢
@asmaadem8855
@asmaadem8855 Жыл бұрын
1\3/2023 heestan waan jecelahay quruxda erayada iyo dadka qaaday siday iskugu faraxsanayen wakhtiga Aniga and heesta aniga iyo saaxibadaybaa dhagaysan jirnay anagoo 26june dhigan wakhtigu wuu qurux badna xiligaa walee
@munadahir1839
@munadahir1839 Жыл бұрын
Mays calfateen wll
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Жыл бұрын
Wan ku slamay
@maankanuriso1658
@maankanuriso1658 4 жыл бұрын
Ha lumin oo ha iga lumin💔😥 2020 wey kala lumin waana ka xumahay
@hibohassan8939
@hibohassan8939 5 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2019 nimanku waa kuwaas
@riinaalove50
@riinaalove50 5 жыл бұрын
Haa walahi
@sunduusabdiabdullahi272
@sunduusabdiabdullahi272 4 жыл бұрын
Waa been socoto wasaqda ti aminta kadaran .😢
@akaadirmohed8310
@akaadirmohed8310 4 жыл бұрын
Nimanka maaha waa ninkaas ee eeda raga hawada saarin
@sadiyodirie5406
@sadiyodirie5406 4 жыл бұрын
Been maha
@mohamedhussen4071
@mohamedhussen4071 4 жыл бұрын
Inan khiyaamo intaa leeg sameeyo ayaan ilaahay ka nabad galay Wlhay khadra silimo waan ka naxay sorry walal khadra😢😢
@asmadahabo6472
@asmadahabo6472 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@hamdupazhir9435
@hamdupazhir9435 Жыл бұрын
Mxa la qozozhay
@SahraAxmed-pp6rg
@SahraAxmed-pp6rg Жыл бұрын
XAnuuun weeyan wlhy alle inaGuma keeno😢
@mohamedrastavlogs5112
@mohamedrastavlogs5112 11 жыл бұрын
wooooooow waa hees aad umacan oo oo jaceyl ah aad ayey ii taabatay waxaana dareemi karo qof jaceel soomary ama hada uu haayo thanks looooool
@abdirashiddhagacade8157
@abdirashiddhagacade8157 2 жыл бұрын
Heestan waxan xasuustaa 2013 ayu sxbkay mustafe Axmed yaxye noga shiday laptop runtii waa xasuus iyo wakhti tagay halkan waxan ka salaamaya sheekh mustafe.
@horseedmedia5456
@horseedmedia5456 11 күн бұрын
In aan komanti akhriyo ayaan u soo galay, laxanka iyo codadkana isaga raaxaysanayaa.
@deckyare9109
@deckyare9109 6 жыл бұрын
Xamdideydi jaceylkaan kuu qabo isma badalayo waligii si walpood iiga dheeraato 😭😭
@mohalegend2216
@mohalegend2216 3 жыл бұрын
sxb sabar calafka shaqeynaya
@dayrsimo1637
@dayrsimo1637 3 жыл бұрын
Anigaba ma qiyaasi karo waxa isoo maray balse samir baan kaashaday
@mssworldchannel6039
@mssworldchannel6039 2 жыл бұрын
🙄🥺💔
@cadnaanesmail2617
@cadnaanesmail2617 2 жыл бұрын
@@mssworldchannel6039 👑♥️
@cabdiqaniaadan1576
@cabdiqaniaadan1576 Жыл бұрын
Calafka aamin inaa dhimatana waa lagayaabaaye
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 11 ай бұрын
Heestani markay soo baxday waxa ay ahayd 2013 waa marku aduunku wacnaa nolasho wax laga warwara anay jirin jawi bashaala lay iskaga jiray xasuus qaliya ayay ledahay maalinmihi dhalinyarnimada maalinmo aan dib u soo laban doonin 6/9/2023 11:37 maalinmo arbaca ha
@fatimaadamyusuf288
@fatimaadamyusuf288 4 ай бұрын
Waqtigaa yaa dib uso celiyaa tolaw mabo solabanaye 11 years kahor xata tvga kdawaday alx dad qaar manolo hada
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 4 ай бұрын
@@fatimaadamyusuf288 Noloshu Wakhtigas micno ayay lahayd alla yaraantu wanaagsana iyo inaad si raaxo leh u seexataa adoon waxba ka fikirayn old is gold😢
@Duceysanabc
@Duceysanabc 7 ай бұрын
WHO is listening 2024
@NO-rw5sy
@NO-rw5sy 6 жыл бұрын
Markii been la sheegayo waatan Hhhh heestan yaa hada xasuustay markii khadra la khiyaamay😂😂😂
@ayanismael3633
@ayanismael3633 6 жыл бұрын
Najma diamond Nakma Hac hhhhh kula mid
@mahdiaabdichafimahdia4174
@mahdiaabdichafimahdia4174 5 жыл бұрын
Wa run wlhi wllo
@beanladen5726
@beanladen5726 3 жыл бұрын
Aduunka Waqtiga Isku mid maaha marnaba huunoy
@deeqbile8555
@deeqbile8555 2 жыл бұрын
Waqtiga intaku ekaa ee waxbena majiran
@kamlaofficial5343
@kamlaofficial5343 5 жыл бұрын
K/A❤️Xiskiyo garasha Iyo ladkiyo beerkaa tehee Ha lumin ha lumin oo hayga luminee 😭😭xSuuus wey kala lumen
@magicfootballpro9892
@magicfootballpro9892 3 жыл бұрын
2020 bishii 12aad cidii daawanysa liketa
@Aflaamtacusubhindi
@Aflaamtacusubhindi 9 жыл бұрын
qof qalbi giisu dareen leeyaha fahmi kara sweet song
@user-hx4mw4wm8x
@user-hx4mw4wm8x 10 ай бұрын
Who listening 2023 😂
@OsmanabdillahiOsmanabdillahi
@OsmanabdillahiOsmanabdillahi 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AmalOmarJamac
@AmalOmarJamac 9 ай бұрын
😢😊
@Hodmanmohamed-vwz
@Hodmanmohamed-vwz 9 ай бұрын
Me😂❤
@bottankka
@bottankka 8 ай бұрын
😂😂
@khaalidbihi85
@khaalidbihi85 8 ай бұрын
❤😅😅😅😅😅😂
@umumaahir8806
@umumaahir8806 4 жыл бұрын
Heestan inta ila dhagesaneso 2020 August,5 liketa ha iga baqiilina
@izmahanindhojacyal4209
@izmahanindhojacyal4209 Жыл бұрын
3/2/2023❤🇸🇴 Heestan maanta igu horeeysa ina dhamaysto waan maqali jiray uun💔
@Lisa592000
@Lisa592000 5 жыл бұрын
Yaa dhagaysta 2020ka Like Saar Abti 😂❤️
@hindacabdirashiid6712
@hindacabdirashiid6712 4 жыл бұрын
Inaad gaadhi ma warbaad uhaysaa wll
@hudabuxane2294
@hudabuxane2294 6 ай бұрын
Yaa malintay heestasi soo baxday ila daawady xasuus bay ii leedahay 2012 ilaa hada 2024 noolada mursal iyo khadra waligood ma kala go ayan oo caruurbaa dhextaala ❤❤❤
@hassanmahat280
@hassanmahat280 Ай бұрын
Intu mursal ka rumayn waaye, anigaa ka rumayn. Wallah waa hees ii badh 12/07/2024, habeen sabti
@Janno66
@Janno66 Ай бұрын
Who listening 2024😂❤
@mustafemedia1759
@mustafemedia1759 5 жыл бұрын
Khadra silimo iyo mursal muse wa lamaane fanaani ah o runtii qaali ah 2010-2013 wakhtigay saamaynta ugu wayn kulahayeen fanka iyo heesaha xiligaas jiray
@abdishakurhussein6777
@abdishakurhussein6777 3 жыл бұрын
2021 hadaa daawaneysid 😰😰 jaceylka nabaradiisa xanuun badnaa
@Qaali12
@Qaali12 2 жыл бұрын
Marki laleyahy gacan labarkan dono Allah og, waa tano kale. Waynu qiyasi karna lamanahan kala jestay hadda, inaysan kuxisabtamaynin xaladan isbedeshay ee manta, siwalbo kuma faraxsani jacayl burbura
@RuunAhmed-ib3si
@RuunAhmed-ib3si 3 ай бұрын
Qofki dawanayah 2024 like isii
@khalitapdilahi3002
@khalitapdilahi3002 5 жыл бұрын
I don’t know wlhi wakhtigaaz jcyalka iyo dareenka qalpigyaga ku holcayay 😰 Way iga tagtay imika 4 sano iigu danpeezay inanntaan jeclaa paz kaliya xazuuz uunpa iga hdlizay wlhi😐🤦‍♂️
@sumayoabdirahmanmahamed6568
@sumayoabdirahmanmahamed6568 4 жыл бұрын
Ilahay meel wacan inaan wangsan haga siiyo
@saritaobesh2031
@saritaobesh2031 4 жыл бұрын
Khalit me too galabta heeskan ayaan xususty
@nimcaanaden8194
@nimcaanaden8194 Жыл бұрын
🥲
@Alica7361
@Alica7361 Жыл бұрын
A.E.Y noloshayda oo dhan baa thy wlhi aduunka kuugu jecelahay ilaahoow farxadiisa agteyda ka yeel oo ha iga fogaynin🥲🥲❤😭
@SohailMohodin11
@SohailMohodin11 Жыл бұрын
19/1/2023 03:47 night 🌃 Cawa waxan u dhagesana hesstan mcn Zxptinimo darted Heestan ad bu u jecel yhy waqtiyada Isla dhagesan jirnay so xasusana mxa yely zxpkey marna wllkey An ad ugu xisay Caqabada jiro darted Zxp mcn wn kulmi dona I.a Zaidna wn kugu xisay ❤️ U mi big pro
@JEYMOH-ul5ff
@JEYMOH-ul5ff 6 ай бұрын
Zxbtinmda ayaad wx kataqaan sidaaso kle Zxbky ayaa heestan darti udhagystaa imkana Kala wadan Joognaa❤
@SohailMohodin11
@SohailMohodin11 4 ай бұрын
Sxptinimda waxay thay sxpkey ayaba ibaray sxip ♥️ Mararka qar sxptinimda Aya ka wangsan wada dhalashada Adigana zxpka allah ha idin wada kulan siyo wll I.a
@hanihanka5381
@hanihanka5381 Жыл бұрын
Yaa ila dhagaysanaya 2023
@khadaraden7936
@khadaraden7936 Жыл бұрын
2023 hadaad soo booqatay Like 👍🏼 saar
@guledhamud1567
@guledhamud1567 Жыл бұрын
🎉
@Cabdallecurad
@Cabdallecurad 6 жыл бұрын
Dad allow erayadaa uu ku luuqaynayo mursal muuse muu beeniyay waa cibaaro aduune
@naim0m416
@naim0m416 4 ай бұрын
13/4/2024 hadad iga danbeso like me 😢💔
@AhmedMohamettapdilahi
@AhmedMohamettapdilahi 2 ай бұрын
Miyaan ladaney Lada hela luladun gam aa wlhy xassus qliya galey waxan xasuustay qoftan aduunka uga jecla balse wakhtiga iyo waayaha aduun ba nakala kaxayey waxan dhagaysa 17//6/204 goobtu waa Germany 🇩🇪 saacaduna 8:38 subaxnimo hadaad bostigan aragto oo aad iga danbayso noloshu haku samatoh like iisar
@suhaybjama1135
@suhaybjama1135 3 ай бұрын
Who listening 2024 habeen jimce ah❤
@user-jp9mh7sb9g
@user-jp9mh7sb9g 2 ай бұрын
Who watching and listen 2024
@munaadan9918
@munaadan9918 2 жыл бұрын
Walaahi waa hees qalbigayga aan ku qoray wil aaan aaad isku jaclayn ayaa ii qadijiray calaf iskumanan yelan nasiib xumo anigaa khayimay 😭😭😭😭😭😭💔
@ilhan5798
@ilhan5798 2 жыл бұрын
Muna adan oo mxd u khiyanty wll miyad ka baqayn nabsi
@munaadan9918
@munaadan9918 2 жыл бұрын
@@ilhan5798 wll waa calafka
@ilhan5798
@ilhan5798 2 жыл бұрын
@@munaadan9918 ma adiga gursaday wll allh ku barakeyo gurkaga lkn marka mad khayimin ee calafka inikala kexeyey wll hada awlad ma ledahay isagana calaf wngsn allh ha siyo
@munaadan9918
@munaadan9918 Жыл бұрын
@@ilhan5798 haa wll 2caruur ah ayaan haystaa wali wilkiii ma iloobin jacaylku waa wax jira 😭🥺
@amounnour715
@amounnour715 6 жыл бұрын
Ha lumin ha lumin oo hayga Lumin Kuyeee 😭😭
@sarahassan3604
@sarahassan3604 9 жыл бұрын
Dadka ka hadlayah sida khadro u egtahay ha ogaadan in abuurta ale wax kasheegayaan taasna waa danbi
@theonlydiamondyouknow
@theonlydiamondyouknow 28 күн бұрын
Ha Lummin ❤ oo hayga Lummin ❤
@muxyodiincabdi3839
@muxyodiincabdi3839 7 жыл бұрын
heestan barigii zoo baxday jcyl xun i hayay wlhi caawa xusuus galay
@jijacadey5623
@jijacadey5623 6 жыл бұрын
Muxyodiin Cabdi sido kale waan ka miraa daliye lakin hada waan kala tagaan nahay😭😭😭😭😭
@badrudiinibraahim9968
@badrudiinibraahim9968 6 жыл бұрын
Anigu barigaa Tu Haaf Cadaan iyo haaf somali ah baan jeclaa wlhi anuuba jacel baa i haayey . hada waa la aroosay Waji sambab ta😍😭
@amira199
@amira199 6 жыл бұрын
#Badrudiin ibraahim kkkk waiga qoslisay wlhi
@badrudiinibraahim9968
@badrudiinibraahim9968 6 жыл бұрын
kkķ
@abdulmoha4332
@abdulmoha4332 10 ай бұрын
04/10/2023 Heestan dhageysana sababta ma aqaan😢😢
@dhegoweynesomalipubg7292
@dhegoweynesomalipubg7292 Жыл бұрын
Hada neceyb dartiis baan u daawanayaaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdimohmmed2074
@abdimohmmed2074 Жыл бұрын
😂😂😂😂👊🏽
@alamoudi1996
@alamoudi1996 3 жыл бұрын
waaawaah xasuus wlhi 2014 anoo jcl besteey la ah ayaan dhageesan jiray hees xasuus igu mudan wlhi
@maayaofficialchannel8497
@maayaofficialchannel8497 2 жыл бұрын
Waa waxa jaceyl unacay awe hada jaceylkas jah 💔
@shactiro7664
@shactiro7664 3 ай бұрын
Jecelka anaga xumenay ma ahe waa jira😭
@abdallahchakir5504
@abdallahchakir5504 7 ай бұрын
Wlhi habibi YPF, je t'aime plus que tout au monde ❤
@cabdibaariaxmedcabdisalaam7250
@cabdibaariaxmedcabdisalaam7250 10 ай бұрын
2/11/2023 habeen jimco eh 😢bilaa sabab uso radshay hestan inta ila midka eh wan salamay😊
@azmoidrez3729
@azmoidrez3729 6 жыл бұрын
Mursal beenlooow😢😢😢
@ahmedkaamilsomali5598
@ahmedkaamilsomali5598 5 жыл бұрын
🔪
@rahmagasle4175
@rahmagasle4175 5 жыл бұрын
Abaayo calafka ayaa kala diray
@jabarticaydiid4000
@jabarticaydiid4000 6 жыл бұрын
Khadro saliim waxay leedahy cod natural oo macaaan
@filzanhussein8188
@filzanhussein8188 3 жыл бұрын
Hada ayaan dhagaysanayaa bari waxaa bilaabmaya 2021 allow khyr nagu gaadhsiii
@maryama1544
@maryama1544 12 жыл бұрын
miiyan gaber guu labeen nafteyda leydahay i love it
@hamdisiciid29
@hamdisiciid29 3 жыл бұрын
manoshahay horta😂
@mohamedabdirizakabdisalam9938
@mohamedabdirizakabdisalam9938 2 жыл бұрын
@@hamdisiciid29 dhibaata tahay wlhi 😀😀😀
@Abdiwadud_Fanig
@Abdiwadud_Fanig 2 жыл бұрын
Ha lumin oo ha iga lumin ugu danbayntii way Kala lumeen💔😁
@mukhtarasad4145
@mukhtarasad4145 3 жыл бұрын
Biyaha lagu oon tirtiyo cisiyo Dhay bad Tahee Ha lumin oo hayga lumin Waa 2021 heestani wali waa heesaha ugu fiican ee talantaali ah
@cabdifitaxfarxaan285
@cabdifitaxfarxaan285 7 жыл бұрын
lugaha laga jogsadiyo lexaadkeygaa taheee halumin axsan erayo macaan abwaan xasan daahir full respacta
@maxamedcabdisalaan7809
@maxamedcabdisalaan7809 6 ай бұрын
Sidu AdBaH kugu lulaH anigha ii LaYliyaH 😢❤
@abdirahmanmohamed1764
@abdirahmanmohamed1764 3 ай бұрын
Saaka ayan arkay WhatsApp Status-ka xabbadii aanu isusoo diri jirnay heestan markay cusbayd @2012 kii Now 2024
@amiinshaxaari8337
@amiinshaxaari8337 4 жыл бұрын
WaxAn TaPaY #NimcO saMriyE 2020✌
@fatxiali435
@fatxiali435 3 ай бұрын
Miyaan gabadh kugu labeyn Nafteydaad leedahee walikeey fanan ka benbatan ma Arg 😂😂😂😂😂 heesta hdan mqalo igaa so xususdaa idhaaf😂😂😂been makare ...like saar
@emilasharif2581
@emilasharif2581 6 жыл бұрын
Hada dawanaysa 2018 like igu qabo
@jacayl4854
@jacayl4854 5 жыл бұрын
hhhhh ninku naagta kama uusan xishoon boodhka kasoo dhex saarty
@sharmaloova
@sharmaloova 12 жыл бұрын
waa hees aad u macan u dareemi karo qofka jacayl u haayo
@MsMussek
@MsMussek 11 жыл бұрын
Mahadsanid awoowe somali hees shidan.
@mubashirmuhammad4440
@mubashirmuhammad4440 Жыл бұрын
10 years ago 😯
@ikaramabdi8695
@ikaramabdi8695 7 жыл бұрын
hadan caashaqu laftiiyo dhuuxeyga gaalin miyaa ka lulaaan laaahaa wlh heestan sameeyn iku leedaahy 2013 qof an kala luunaay srry markas jaceyl maxaa ❤❤❤
@shucaybahmed-ez9te
@shucaybahmed-ez9te Жыл бұрын
6yrs ago wlle hada ma nooshahy
@raliarasmi5399
@raliarasmi5399 6 жыл бұрын
27.7.2018 ayan dhageysayaa iyo beentii igu weyneyd oo mursal khadra mushegay 😂
@ibtisamqueenofficial9471
@ibtisamqueenofficial9471 4 жыл бұрын
Aad iyo aad wlh waa iska xaal aduun
@Aaheyaa
@Aaheyaa 11 жыл бұрын
HEESTAN MIDHAHA KU JIRA WAA CLASSIC LAXANKA LAGU LADHAYNA HADALKIISA DAA CODKA LAGU SHUBAYNA MARKAD DHAGEYSATO WALLAHI DHIIGEY KU DHAQAJIINEYSA
@hamz233
@hamz233 4 ай бұрын
Xasuustii yarantii 2024 yaa soo booqday😁 wakhtigu berigaa cajiibsanaaye oo waayaha iyo walbahaar ka duniduna yaraaye!
@aragsaninakhalaf8130
@aragsaninakhalaf8130 5 жыл бұрын
Mursal afkiisu iyo dhagahiisuba isma maqlaan
@reymaz8
@reymaz8 4 жыл бұрын
Alla ragu ma beentey ka ganacsadan ax 😢
@umuruweidaruun7402
@umuruweidaruun7402 6 жыл бұрын
waxaan waa aduunyo waa isbadalayaa lkn dhib yeeysan u arkin hadii eyba jirto waxa lasheegayo
@abwaancabdibaydhabo2486
@abwaancabdibaydhabo2486 12 жыл бұрын
Fanaaniintan da'da yare Abwaanada Murtimaalkiyo Laxanka kuwa saaree Musicuna u dheeryahay intaba Amaantooda halkaan laguma soo koobi karo, Salaan sharaf dhamaantiin
@Xildhibanada
@Xildhibanada 11 ай бұрын
Heestan 2018 wiilki ibaray oo iiqaadi jiray isma heeno waana uxiisaya runti😢
@khaalidhonest7080
@khaalidhonest7080 Жыл бұрын
24/8/2023 Xasus aan dugobin fanki qarniga hestan kama dalo dhagaysigeda markasto aan dhagaystana wan ilmeya hada oo an dhagaysanayo waa 3:12 pm habenimo wana ilmeynaya runti daren iyo jacayl dhaba ku daremaysa
@deeqacabdirahmaan6902
@deeqacabdirahmaan6902 Жыл бұрын
Ana xasuus gooniyey igu leedahay isku datena waa dhagaysaynaa😢😢
@abdikaafihaaji8216
@abdikaafihaaji8216 11 жыл бұрын
hees aad umacaan waye good mursal fanaanka da'da yar hambalyo sxb
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Жыл бұрын
Isku magac nahay ma noshahay broo😂😂
@izmahaanmohamed1185
@izmahaanmohamed1185 5 жыл бұрын
2019igu qabo like
@Missdhiza
@Missdhiza Ай бұрын
Marka khadra iyo mursal heesohida dib u daawado waaba iska ooyi gara😢
@mukhtaarmuuse8058
@mukhtaarmuuse8058 5 жыл бұрын
Alle hayna soo hadeeyo dhamaanteen
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Жыл бұрын
Curadadii Xidigaha geeska❤
@AhmedIbrahim-ed9dc
@AhmedIbrahim-ed9dc 6 жыл бұрын
Beentii ugu waynayd waxa sheegay Mursal
@rashidhassan8036
@rashidhassan8036 10 жыл бұрын
Waafff waaheesaha fara kutiriskaa ee hada aan maskaxda kabixin iyo wakhtiga aad heesta maqashay Caaaaaaaaajiiiib,
@suhaybtech2965
@suhaybtech2965 8 ай бұрын
2024 yaa heestan Muusika iyo erayada ii kala reeba? Axeey ax
@user-uk4oo4bs8p
@user-uk4oo4bs8p 7 ай бұрын
Nin naxariis male hada khdro kaligeed oYasa
@guhaad_g
@guhaad_g 3 жыл бұрын
2021 January cidi iga danbeysa ismujiyaa
@jasminali6177
@jasminali6177 12 жыл бұрын
the best song of somali i love it
@raznashire1643
@raznashire1643 Жыл бұрын
Waxan Uu qaadayoo dhan waa been war tag 😂waan iska kiin soo booqdey.khadraay rabi ubadka hakula koriyo ❤
@xamsehaykal6314
@xamsehaykal6314 Жыл бұрын
Anba booqasho ku imid😆😆
Hodan Cabraxdiraxmaan iyo Mursal Muuse (DHAXDIN)
6:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,6 МЛН
MAXAMED CIRO IYO XAMDA QUEEN (WAAN NAAAXI LAHAA) HEES CUSUB HD
7:45
Hawraar Music Production
Рет қаралды 5 МЛН
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 643 М.
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 22 МЛН
Khadra Sinimo (Wiilow) HCTV 2013
6:17
hctvhargeisa
Рет қаралды 3,6 МЛН
KHADRA SILIMO IYO CABDI BEELE
5:21
AYMAN KASAANO STUDIO
Рет қаралды 601 М.
Naafadda Jacaylka Aduunka Mursal Muse  HD VIDEO 2014
5:43
Muuqaal
Рет қаралды 666 М.
2012 Heesta Single Motherta Musral Muuse
7:42
SALAXLEY TV
Рет қаралды 669 М.
Caashaqa Dhabta ah 2015 by Mursal Muse
7:42
Ibrahim Eagle
Рет қаралды 2,9 МЛН
Khadra Silimo & Beele 2014
5:21
Mouskader22
Рет қаралды 366 М.
Dhax Dhaxaadin Jacayl
7:50
Mursal Muuse - Topic
Рет қаралды 291 М.
Mursal Muuse Iyo Khadra Sinimo (Dareen) 2013 HD
5:21
SomaliNewMusic
Рет қаралды 663 М.
Khadra Sinimo iyo Heestii Wadnaha Hoo 2013 HD
5:48
Ssc Wararka
Рет қаралды 150 М.