Пікірлер
@TAWFIIQ_Media
@TAWFIIQ_Media 3 сағат бұрын
Ustaad qodobka ah Revenge wa kan dib ii dhige acount an phase one basiye phase two ku gube😢 horena 7 ilaa 8 acount uso qarxiye alxm qodobadn wan u baahna wan qorana I.a ustaad waxanba ka baqe in kilibkan kuwa utube ka iska leg ay daletedan sida u muhiim ugu yahe Tradeska Somalida❤❤
@khalidkhadat1094
@khalidkhadat1094 6 сағат бұрын
Dhiiri galiye adke ❤️👏
@Dada7-37
@Dada7-37 6 сағат бұрын
Ustaad allah ku barakeeyo🥰
@Iskudeys2457
@Iskudeys2457 6 сағат бұрын
Aniga waaye qofkaas 😢😅😅😅😅
@elmeastro
@elmeastro 14 сағат бұрын
Abdirahman hada waa successfull trader kunool wadan weynaha canada kana trade gareeya kaliya XAUUSD
@siiradaasxaabta8238
@siiradaasxaabta8238 22 сағат бұрын
Mcln qodobka 10 aad aadbuu iisaameeyay haniyad jabin hajoojine haki uun 🥰
@abdirizakkat4095
@abdirizakkat4095 23 сағат бұрын
mahadsanid sxp runtii siyaroo aad u cabacsan baad usharaxday ilaahay cimrigaga ha dheereeyo
@LuizFonzi-h3c
@LuizFonzi-h3c Күн бұрын
Iam new 3 months macalin sl hadii aad qaadatid ma baadhi kartaa wixii sababay si aanu marlabad kugu dhicin mise hadii aad advanced noqotid kuma noqonysid ?
@harbihgulled4457
@harbihgulled4457 Күн бұрын
Qaabka aad sheegada u dhigtay abdirahmaankaba anaad moodaa inuu yahay😂. Mahadsanid macallin
@Abdishakurmc
@Abdishakurmc Күн бұрын
alle haku sharfo ustaad mahadsanid🥰
@Mohamtoz
@Mohamtoz Күн бұрын
Discipline Hadad Leedahy Suuqan Waad Ku Guuleysan Kartaa Psychology Iska Dhis Si aad iskaga Dhistana Waa Inaad so Marta Oo Dhadhamisaa Xanuunka
@AadenMahed
@AadenMahed Күн бұрын
Maashaa allaah aqoontaada illaah ha kuu barakeeyo
@CHILD80
@CHILD80 Күн бұрын
THANK U USTAAD
@degowizga8724
@degowizga8724 Күн бұрын
WILL IT WORK ,LETS SEE ,COME O N MY SOUL ,I LL VISIT THIS COMM AFTER 6 MNTHS ,THNKS USTAD CAWALE,YOUTH SAVER
@cadekacade5652
@cadekacade5652 Күн бұрын
kzbin.infoUgkxZNAiOj_x2q_FDmiVAtUblamzkap42gYw?si=LehjAK8ms_SwF9rD
@AbdiwaliAndres
@AbdiwaliAndres 2 күн бұрын
Talada siin laha qof kasta suuqa ku cusub 1 bil basic 1 bil entry model and demo practice 1 bil daily baise and demo trade 1 backtesting and demo trade 4 bil ka dib account challenge iyo mid yar oo ku gaar oo aad tijabo sameyso Course mindset ah qaado waxa ugu fiican Salim omer youtupkisa Iyo the school of life chanal kas Guul i.a
@YaasmiinabokorClaahi
@YaasmiinabokorClaahi 2 күн бұрын
Wan ka faidna no so dhig vedioyoyo waxtarleh wll❤
@Dalkaab
@Dalkaab 2 күн бұрын
Waad mahadsan tahay sida aad sharaxasid
@MOHAEliyas
@MOHAEliyas 2 күн бұрын
wax xaqiiqa ehwaaye waxaas anoo macalinkeega ibaray waana kumahad santahay sida ardayda ugusogudbinesid wax xaqiiqa ah hor usoco💯👋👋
@Qoyane
@Qoyane 2 күн бұрын
With in 2 month haddi aan 10 kan qodob joogto waan hubaa 100% in ee wax weyn iga bedelay aan, Dib ayaana feedback kuugu so celin doonaa Ustaad i.n
@HashimJadab-m3f
@HashimJadab-m3f 2 күн бұрын
Ustaad soo noqosho wangsn . Waan kusugany waa mhdsnthy ustaad casharada saykolojiga ino badi pleas
@Soonfx10
@Soonfx10 2 күн бұрын
Ustad muqalada waa soo dahisa
@JoojintaXadka
@JoojintaXadka 2 күн бұрын
❤🎉
@JoojintaXadka
@JoojintaXadka 2 күн бұрын
💯💯💯💯
@DeLegend-hj2je
@DeLegend-hj2je 2 күн бұрын
Adkow allah ku barakeo horta , nio waxan jeclaan laha inad muuqalada noso badiso ee psycology ga wan ogahay inad waqti uhayn muuqalo badan lkn inta awoodada waa codsi , adi io moallimu wa dadka an jeclaha inan psycology ka dhagesto wllhi, mhadsanid.
@mukharcabdi7282
@mukharcabdi7282 11 сағат бұрын
Moalimuu daawo isaga buug ka qoray xita
@bilalxiin8391
@bilalxiin8391 2 күн бұрын
Waxa aminsanhay technical analysis ishaydu waxay itusta dhacda marka dhici doonta Waayo waa memory ka fican maskaxda oo isla markiiba modelkga ayee ku tusaysa halka masxadada islamarkii ba ee calculate ku sameenayso khasaharaha waxa kowad oo an ka fakiro waa loss profit oo maka la jecli wayo waxa akhrin doonta dhacdyinka dhici doona 1min ilaa 15min waa kuwa kutusinya xaldda wajihi doonto iyo sida uga gashaman laheed hadii break even uga bixi laheed ama hdii profit uga bixi laheed. Tan ma leh wada gaban tani maleh xujo tani maleh wax plan Ah tani waa wada adag u dhaxysa million people kuwas oo ah sellers iyo buyers waa train 🚊 socda hadba Kii position hela malinkas ayaa qadeeya ogow waxan waa calaf ilahay ka bari ina ka qadyso
@my24motivation
@my24motivation 2 күн бұрын
Videogaan yaadaawanooyo 2026 😅
@mubaarikabdirashidzuldan4433
@mubaarikabdirashidzuldan4433 2 күн бұрын
Thnkz video waxa unoqodona mid dhalyar badan noloshoda padala. Adiga allah ka apalmariyo ustad
@loyalwave
@loyalwave 2 күн бұрын
Saxibow crypto video noogu soceyli bilaw ila dhamad iyo sida coins yada loo radiyo ado mahadsan
@shakuurr1
@shakuurr1 2 күн бұрын
Waa qortay 10 qodob waana Thanks
@abdiaziz2968
@abdiaziz2968 2 күн бұрын
bro videogan waxaat keente mar lasoo wada gubtay😂😂
@aymancabdi7895
@aymancabdi7895 2 күн бұрын
Alle haku sharfo
@somalisocialmedia4542
@somalisocialmedia4542 2 күн бұрын
Qodobka 7 baad ba ka boday
@shifaasheq9699
@shifaasheq9699 2 күн бұрын
AM THE ONE😅
@aymancabdi7895
@aymancabdi7895 2 күн бұрын
Mahadsanid shp
@dhaqankamuminiinta7722
@dhaqankamuminiinta7722 2 күн бұрын
Thankz mia monter aad bad umahadsantaheY taLooYin kaga
@Geelle445
@Geelle445 2 күн бұрын
Masha Allah waa 10 qodob oo aad umuhiima qofka traderka ahna caawanaysa waxa uu guul ku gaadhayaana tahay intaaas oo uu dabaqo waxaad ku soo beegtay ustaad xiligii ugu haboonayd mahadsanid
@KasimAliMohamed
@KasimAliMohamed 2 күн бұрын
Ustaad Awale Aad iyo Aad ayaa umahad santahay qodobada Muhiimka waa qoranay wana ku dhaqmi donaa inshllah ❤️🙏
@UPDISAMEDHUSSEIN
@UPDISAMEDHUSSEIN 2 күн бұрын
welcome back lpxyga🦁🦁
@CalmHockeyPlayer-pw
@CalmHockeyPlayer-pw 2 күн бұрын
Scb xageen kaala soo xiriiraa
@Abdullfx19
@Abdullfx19 2 күн бұрын
Crxmankas ani wye 😂
@RadwanOmarAli
@RadwanOmarAli 2 күн бұрын
the best mento
@ayuubrooble63
@ayuubrooble63 2 күн бұрын
qodobka 7aad maxow aha lkn
@KhaledMuktar
@KhaledMuktar 2 күн бұрын
Thanks 😊 my monter Awaale Abdirahman Alawash ❤
@sayidcalicabdishakuur6675
@sayidcalicabdishakuur6675 2 күн бұрын
xalay oo tariikhda ahayd 7/2/2025 waxa aan gubay acc 10k ah, EURUSD oo aan buy ugu jiray baa halmar new soo baxay sl-ka iigaga dhuftay lkn balaayo waxay ay dhacday marka aan damcan in aad suuqa ka aarsado waxaa aan furay dhowr trade oo kiiba 1% uu yahay ugu dabey aac-keyga hawaduu ka baxay lkn markale ayaan isku dayayaa aniga oo dabaqaaya 10kaan qodob insh allah mahadsanid ustaad
@MustafCabdiraxmaan-hb1uw
@MustafCabdiraxmaan-hb1uw 2 күн бұрын
Marka ku faa idid 10 qodob ila soo wadaag zxp
@cawaalecalawaash2332
@cawaalecalawaash2332 2 күн бұрын
tradeka aarsiga ag Tp kuma dhacaba🎉
@NimoOsman-y4e
@NimoOsman-y4e 2 күн бұрын
Anigu wxn dadka suqan uso galay si lacag usamayan dad badan way igala taliyeen lkn maskaxdeyda wy qadan waydan taladan hada 10 qodob wn qortay inshallah balan wxn ku qaday ina siday thay ugu dhaqmayo malintan gulaysto ayan coment dib ugu so noqonaya iyo faidada 10 qodob an racayo laga bilabo mantaaa❤️🙏
@kadyecaroole7762
@kadyecaroole7762 2 күн бұрын
Ustaaad WhatsApp group noo smaee suaalo is ku weydiino
@aadanabdi4909
@aadanabdi4909 2 күн бұрын
Dhalinyarada waxa Dilay Overtrading Over risk
@axmedabdi9705
@axmedabdi9705 2 күн бұрын
Wllka
@axmedabdi9705
@axmedabdi9705 2 күн бұрын
Good Good