wixii su`aal ah igala soo xidhiidh Instagram: / awale_abdirahmaan My mentorship: adkowfx.online/
Пікірлер: 81
@cawaalecalawaash23327 ай бұрын
mar hadad cilmigii haysaan o aad funded noqoteen waa inaad ilashataan accounka Telegram: t.me/+VQYl0kyYRj98_I2g
@bahjaahmed77347 ай бұрын
Wllo groupka aa dadka ku Barto aa rbaa hda bilow ahy forex😢
@hassanmahamett61866 ай бұрын
Macalin below ahay reply 😢
@saalaxxasan40777 ай бұрын
Sida kaluunka loo cuno namaad barin ee sida loo kakuumaysto ayaad nabartay the GOAT💯
@abdiwelimohamed-p7fАй бұрын
jazakalah ustaad qof wax ku siiya wax badan ba aragtaa laakiin qof wax kuu sheega wax yar baa aragtaa waa talooyinkii ugu muhiimsana aan ka dhegaysto fx.
@abdinaasirmuhyadiinhassan65827 ай бұрын
Jazakallah Ustad muuqaalada nuucaan oo kale ah aadbey noo afacayaan runtii, sidaan oo kale mar mar muuqaalo Hagid + Motivation ah noogu tuur
@abdullaahiahmed73947 ай бұрын
Thankyou Ustaad.🫡 Goat Of ICT In Somalia.🤝
@abdulkarimmohamedsharif40297 ай бұрын
Walaal aad iyo aad ayaad ugu mahadsanthay tala aad bixisay Alle haku barakeeyo
@inaanwar-on3mp4 ай бұрын
Thanks ustad ano funded ah ban dawanayaa 50k ❤
@aayaha.7 ай бұрын
Mahadsanid ustd 💯
@QUIZEINАй бұрын
Maash allah macalin ❤❤❤❤ Somali goat 🐐 ICT
@abdijabar107 ай бұрын
Great advice my mentor 🔐
@mariankasim-go8le7 ай бұрын
Macalin niyadaa ii qaboojisay 8% aan ku daray akoon mana isku maleyneynin profitable thanks cilmi, dhiirigalin dhan walba naga dhistay
@amiirofficial43186 ай бұрын
Ict strategy hda isticmaasho iso qabo wll
@qatargamer47407 ай бұрын
THANKZ USTAAD
@yooldigital_production7 ай бұрын
goat awale calawaash🎉
@AbdulkadirMoha642 ай бұрын
Ustaad wa warery wllhi wax igacan qabtana wala ahy 😊
@zakibuoy42757 ай бұрын
My mentor thanks 🙏
@maliboy803Ай бұрын
Adke ✊
@ilyaasofficial107 ай бұрын
mahadsanid wll wax badan ka faiaday $41.000
@Osmauk7 ай бұрын
He is a very, very interesting episode. Thanks, money teacher❤
@Baarilyricssomali7 ай бұрын
GOAT Cawaale Mahadsanid
@zaahidyare12347 ай бұрын
Thanks My Teacher
@mohacade1977 ай бұрын
The one and only
@akbarnews24107 ай бұрын
Aad aya umahadsnthy walaaal 😊
@cabdifataax25877 ай бұрын
suabax wanaagsan ustaad cawaale
@madoobadheere89537 ай бұрын
Qofka soo jabay ee forex kujiray run ahaantii waqtigan marka lasoo gaadho sanadaka bisha lixaad ee lix kale hadhsanyihiin waa inta ubadan ee istataajiyadaha laga guuro lknse ict hadii aad is ticmaasho waligaa meel kale tagi maysid adaaba iska iimaansanaya❤
@FardowsaNuurDahir7 ай бұрын
Wll meeqo ayey qadan kartaa in lagu barto xageese ka baratay isoo jawaab mahadsanid
@daarual-taqwa34586 ай бұрын
Wll hadaa rabtid maclinkaan koorsihiisa wahyaa ee iso jawb@@FardowsaNuurDahir
@AliGurta-d4r5 ай бұрын
@@daarual-taqwa3458zxb anigo rabo igu caawi😢
@MaxamedKhalil7 ай бұрын
Combo aad sheegtay ka soo samee muqaa jaale.😊
@Garjoox7 ай бұрын
Thanks Adke
@Sheekeeye20606 ай бұрын
Lacagta waa Overal Payout oo ah dhamaan Pay-out-yadii aan samaysay dadka ha uga dhigin wax aad hal bil ku samaysay.
@AliGurta-d4r5 ай бұрын
Sidee zxb maku fahmin
@ahmedmahamudjama60557 ай бұрын
Sxb aad bad u mahadsanthy waxan kaa codsanaya copy trade ina kaso hadasho
@ibaartravelgeneralservices70287 ай бұрын
Thanks Ustad
@SnuggleWeather7 ай бұрын
ka soo hadal wll wax ku saabsan acconada ama real ha ahaaado ama funded/chalenge pls
@Sociallinkso6 ай бұрын
Thanks Bro
@sagaanbe_Gurey7 ай бұрын
GOAT ICT 🐐
@abdullahimohamedali83977 ай бұрын
Thanks sxp was talo fiican sxp waxa so samaysaa sida akoon yar oo live loogu sameeyo compounding loona gaarsiiyo sida 50 ilaa 5000 oo kale
@abdinaasirmuhyadiinhassan65827 ай бұрын
pro intaad isku mashquuli laheyd waxaa kuu dhaanta adoo $30 ama $60 account challenge ah ku iisada kadina lacag fiican sameeya
@Jaalejaale127 ай бұрын
Awoowe Waxaad Tusaale u tahay Laba Xiniiyoodka Nool Maashalaah
@Insight-97 ай бұрын
Sxb ii cafi course aad leedahay ayaan fasax laan ka akhristaye🙏🙌
@MohamedSomaliya7 ай бұрын
Mahadsanid sxb
@Saakir77 ай бұрын
Macalimo intee kaala soo xidhiidhaa
@yuusufcaato7 ай бұрын
sxb waxaan ahay dadka youtabe cashirada ka barto 7bilood iyo bar ku daawanaya marka hadda waa is hubaa marka sxb waxaa account ku iibsado xitta maheesto ee hal account 5k igu sharaf xittaa faaidada sameeyo waakala qeebsena sxb iisoo jawaab adoo mahadsan 🥰🥰
@AbdifitahOsmanyare7 ай бұрын
Thanks ustaad
@CADEMUUSE-me6oq7 ай бұрын
MasuuL ama macalin maxaa guba acounka ma riskiga badan ayaa gubba ?sidese la iskga ilaalinkra. Gubashada acounkga ?sidese ku ogaan karaa inuu guban raboH?iisoo jawaab talie
@garaadsan.61917 ай бұрын
Wlhi waa u hagar baxday! Anoo reer forex eheen wax badan kaa faa'iday! Trader baa isku maleeyaa hadda😂 i'm coming sooon😊
@Niza-j7 ай бұрын
M.a vedio gan xilli aan ku han weynaa inaan acc 100k challenge furan rabyy buu iga hor yimid I.a waxN uso noqonya anoo funded ah❤
@maxamedrabiic55777 ай бұрын
Insha allah
@AhmedHassan-jz6zn7 ай бұрын
Inshallah
@eagleadvert7 ай бұрын
ustadow anoo somalia joogo sidee FTMO acount uga furtaa
@BasmoabdulahiAgram0905 ай бұрын
Waxa hadlkag ku jirtay yan la ogan acoman ka aheydo ma waxa ka wada in an ku sameysto passporti kale mise keygi 5 acon wa ku isticmali kara
@Cadnaan277 ай бұрын
Fx io crypto currency yaa fcn oo chance fcn sidee kle yaa fudud in la barto?
@Niza-j4 ай бұрын
Acc master ah ystaa -2.3% uu iga jirà trade inaa qaato xitaa ka niyad jabay😢
@Shaafka7 ай бұрын
Aaway telegramka
@Cadnaan277 ай бұрын
Waxaan rabaa inaa barto fx yaa ibaraayo oo igu cAwinaayo
Wll coursihiisa hdaa rabtid iso sheeg anaa qiimo macquul kasinaue
@taqwamedia13696 ай бұрын
Ok
@MaxamuudCabdi-kf9he6 ай бұрын
Waxaan raba inan parto forex xagee kala soo Xidhidha sxb
@calibaashi27296 ай бұрын
sxb ftmo somalia wey ka xireen ama ban restriction list eyey ku dareen maxaa tallo ah company kale lama aamini karo
@AbiFarah-gf9uy6 ай бұрын
Wa fake paYout logada hose firiya
@AliGurta-d4r5 ай бұрын
@@AbiFarah-gf9uysidee zxb maku fahmin
@AbdifatahMohamed-cp9fd6 ай бұрын
You funny wlhi zxp 😅
@drhassanmedia83377 ай бұрын
sxb lamber kaga isoo dir waxan ubahanahy ict inan barte
@daarual-taqwa34586 ай бұрын
Zxp hadaad rabtid lamberkiisa waa rabaa iso dheh
@asmaabdi14606 ай бұрын
@@daarual-taqwa3458 isoo dir wll Ana waan rabaa numberkisa
@FartuunAhmed-e4y7 ай бұрын
Ustt lacagta gold kaso hdl
@safiazubeir7807 ай бұрын
FTMO aqoonsi somali way diiday maxaa xal ah ustaad
@abdiqaniabdirahman72247 ай бұрын
Funded-next aya ogol xita idyada iyo passport somaligaba
@rashka_497 ай бұрын
Muuqalkan 10 jeerban ku eshady
@AsliTarabi6 ай бұрын
Ilahada wax mafahmin
@ahmedcade92027 ай бұрын
ftmo somalia walaga ban gareyey arinkas sax miya
@cawaalecalawaash23327 ай бұрын
may way joojiyeen dadka cusub
@ahmedcade92027 ай бұрын
@@cawaalecalawaash2332 TNX SXP
@xamiidali76157 ай бұрын
ustaadow Malmahan Videoyalkada Ima Dhafaan 😂❤
@Hamsa-s9w7 ай бұрын
Waar asc, Challenge ayaan rabay inan qaaato manta nasiib daro update ki cusbaa FTMO wadamo badan ayay banned ka saartay oo kujirto somalia hada sidee ban account challenge u qaadan karaaa bal iga Caawiya arintaaas????