Forex iyo crypto waxa u dhaxeeya| iyo trade recap ICT Vlog

  Рет қаралды 20,722

Cawaale Calawaash

Cawaale Calawaash

Күн бұрын

wixii su`aal ah igala soo xidhiidh
Instagram: / awale_abdirahmaan
My mentorship: adkowfx.online/

Пікірлер: 106
@cawaalecalawaash2332
@cawaalecalawaash2332 5 ай бұрын
Free Telegram t.me/+VQYl0kyYRj98_I2g
@djcodka7512
@djcodka7512 5 ай бұрын
Ustad 10:31
@daarual-taqwa3458
@daarual-taqwa3458 5 ай бұрын
Ustad 1:00
@GaabsheFX143
@GaabsheFX143 5 ай бұрын
Cmmnt ley so.ahita
@hamdasaleban3049
@hamdasaleban3049 5 ай бұрын
Wlal sidee bartaa trading
@tijaabotaj
@tijaabotaj 5 ай бұрын
Muuqaalka is barbardhiga soo sameey sxb. Thank you.
@yasinyunisyusuf5552
@yasinyunisyusuf5552 5 ай бұрын
NIO MASH SXB NINKA ICT IBILAA BA THY BIG RESPECT WX HABYARADANE WAA KAFAIDEY MRKA WAA KUAMISNHY MUCH LOVE SO BADI VEDIOGAYDAN CML 💯
@AhmedHassan-jz6zn
@AhmedHassan-jz6zn 5 ай бұрын
Ani ahaan forex waan baran wayy hada rer crypto ban ahay balse 100% Waxan aamin sanahay inay forex lacag badan tahay qofki cilmiga haya balse raga ku doodaya inay crypto dhaqale badan tahay waa rag qaadan la’ inay baran wayeen oo raba inay dacaayadeeyan tan kle crypto qof aan lacag badana haysanna xita chance uma siinayso inuu ka faa’iidayso waayo meeshan 100$ iyo 500$ waxba kama tarto badanka qof lacago waawayn haysta kaliya ka xamaalan kara ee dhalinyarada yaanla waalin forex haka faa’iidaystan ❤guulaysta guys
@ixsaanmustafe3923
@ixsaanmustafe3923 5 ай бұрын
Waa runta wale
@Allahuakber
@Allahuakber 5 ай бұрын
Akhi mahadsnid lkn plz background ka music ka da wan jeclhy video dada inan dawda lkn music wan iman ku hoos udhigya maybe dad badn oo saas ah iney jiran
@Falanqeynta_musalsalada_Somali
@Falanqeynta_musalsalada_Somali 5 ай бұрын
Crypto wa the best 👌 Halka ugu fcn ee millionairs soo saarta
@Islamic----------habits525
@Islamic----------habits525 5 ай бұрын
Ignorance women
@ismaciilCade-cn1yk
@ismaciilCade-cn1yk 5 ай бұрын
Lkn hub wayn wa ina heysta lkn anaga account 30$ an ku furano 3kun ka samen karna mesha lo socdo mrka ogtahay😅
@englishmentorpodcast
@englishmentorpodcast 5 ай бұрын
Yes​@@ismaciilCade-cn1yk
@footballmen1
@footballmen1 5 ай бұрын
war nio sxb waa saxantahay , laysmo barbardhigo karo Forex &Crypto waxaan rajaynaa inaad mar video ka soo sameysid istaraajidiyaha forex lagu isticmaalo iyo saamayntooda sida price action iyo ict furuuada waaweyn ee udhaxaysa mahadsanid
@DrIbraahim-hy7el
@DrIbraahim-hy7el 5 ай бұрын
Xala wan ku jiray forex is the best ❤❤🎉
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582 5 ай бұрын
Dee ustad kuwo Trucklayaal ah baad Space ka ugashay meehee ma ayagaaba cilmi meesha kuhayay wey kula doodi kareene maxey kuusaareen hadey cilmi meesha kuhayaan
@GaabsheFX143
@GaabsheFX143 5 ай бұрын
ostad dadken menterka ku adhagyahay iney ibsadan maxa chartigo lo olegi wayay macalimain forx hadad tihin naga daya yqy mesha hami ban ka lehaya mana leki keni karo menter ibshasho nagu adhag ❤❤❤❤❤
@mohaa4155
@mohaa4155 5 ай бұрын
Mahadsanid sxb cawaale 👍
@AishaAdenQalafe
@AishaAdenQalafe 5 ай бұрын
Adkow, you're the GOAT
@aymankhaliif4804
@aymankhaliif4804 5 ай бұрын
nio ict ma barto lkn wax badan ayan ka faiday mahadsanid mcln cawaale
@IsmailJokar
@IsmailJokar 5 ай бұрын
Profitable trader 🎉
@AbdihafidOmar
@AbdihafidOmar 5 ай бұрын
waad ka baxsatay Cawaale! Good information
@mkadir
@mkadir 5 ай бұрын
My mentor mahadsanid
@ndtiktoker6791
@ndtiktoker6791 5 ай бұрын
The one only inner cawale trader ict
@SalmanDalmar
@SalmanDalmar 5 ай бұрын
Soomaalidu hal cillad ayaa meel kasta la gashay labadii meel ee ugu roonaa waa xataa ee masjidkii iyo ganacsigii waa isoo raac ama nakala wad which is very bad 😢 Frox iyo crypto lacagta dhextaal iyo kusoo horeenta suuqa waxa kuleh frox oo caad ma saarno wax lagu doodana maaha balse mustaqbalka waa crypto shaki la aan forex markaa tahay waa uun sarifle crypto na waa lacagta aad mustaqbalka ku shaqaysan doonto
@MaanYousuf-ex8ko
@MaanYousuf-ex8ko 5 ай бұрын
Macalin m.A wax badan baa ku faaidney lkn ustaad academy ma ledahay please
@FINAAS1
@FINAAS1 5 ай бұрын
Midkee faado badan forex iyo cyrpto zxp arista kaso hadal
@caaqil_Yare
@caaqil_Yare 5 ай бұрын
TEACHAR❤
@mohamednoah3118
@mohamednoah3118 5 ай бұрын
I agree Forex is a gemstone!
@abdifatahawmusse8598
@abdifatahawmusse8598 5 ай бұрын
Eng CAWAALE CABDIRAXMAN CALAWAASH SALAAMULAAH ENG
@xasanmohamed2774
@xasanmohamed2774 5 ай бұрын
Wle wan ku wadana ❤
@AbdifitahOsmanyare
@AbdifitahOsmanyare 5 ай бұрын
Thanks ustaad
@MGeedow
@MGeedow 5 ай бұрын
Ka samayn Ustaad
@koshinomar3144
@koshinomar3144 5 ай бұрын
Leverage waa xaaran
@dalxasofe4083
@dalxasofe4083 5 ай бұрын
Spaceyada soomaalida waxa ku badan qolyahaa cryptada xoogga u aaminsan forex-kana dhalleecayn aan macne iyo aqoon buuran midna lahayn kala dul dhacaya. Ustaadow meel baad innaga saartay.
@mohamedbashir1274
@mohamedbashir1274 5 ай бұрын
noso badi lipax trading + vlog
@abdouraman.omar.abdi96
@abdouraman.omar.abdi96 5 ай бұрын
Brother you are in Addis-Abeba as I know this hotel. I am a fan of you, can I meet in Addis-Abeba. I would like to know more about Forex. Thanks.
@abdalacade6894
@abdalacade6894 5 ай бұрын
Now its kenya 🤚
@Sir_eabd1
@Sir_eabd1 5 ай бұрын
Adke 🔥
@KASTANBAADI819
@KASTANBAADI819 5 ай бұрын
Ustaad every video aad leedsahay waxban kafaa iida mahadsanid pro
@AbdallaA15
@AbdallaA15 5 ай бұрын
Legend cryptocurrency family ahay balse forex inay cayan bay mesha usoogaleen 😅 ee cilmi uma soogalin😂
@Salaaxadiin8690
@Salaaxadiin8690 5 ай бұрын
Ustaad 🫡
@walaalka2362
@walaalka2362 5 ай бұрын
Forex ✅️
@abdullahiabdulkadiryusuf8023
@abdullahiabdulkadiryusuf8023 5 ай бұрын
aniga waxan layaba dad aan lahayn cyptanan lahayn forexna lahayn ayaa ku doodaya kana fican iyo kaasa fican , aniga waxa hubaa kii aad sificn utaqaan ayaa fican , suuqan qofki lacag ka dhadhamiyo ma arkeysid qolkisu hoos kaso xirtaa galbihina magaalkasu kula marayaa kama daremeysid waxa melahas isku ereryanaya wakuwa aan wali lacag ka dhadhamin oo marwalba dood ah ya fican iyo yaa ficnayn ku jira. less talk more action
@Garadle
@Garadle 5 ай бұрын
Forex hadaad hor barato waxkasta wey kuu fududaanayan suuqa Crypto, sababahan awgeed. 1-Forex lacagta aad kasameyso isla markaba waxad gaysan karta crypto, wayo crypto lacag badan ayu kaga bahanyay hada rabto inaad lacag fiican kasameysid. 2-forex hadaad taqanid si daily ah wad ka trade gareen karta crypto dhexdisa sida aad uga trade garyso forex. Oo chartska sii fiican ayad utaqan. 3-chartska iyo intaan news kadoo bixin coinska wad ogaan karta mesha aad lacagtaada galinyso yacni coinska.
@abdullahiabdulkadiryusuf8023
@abdullahiabdulkadiryusuf8023 5 ай бұрын
yes waliba technical analysiska aad ayuu u ixtiraamaa cryptaha madama uu yahay wax decentralized ah oo manipulation badan kama jiro halka forex uu inta badan manipulations badan uu ka dhaco
@Garadle
@Garadle 5 ай бұрын
@@abdullahiabdulkadiryusuf8023 waa qod muhiim ah taasina.
@cabdiraxiinkhadar4433
@cabdiraxiinkhadar4433 5 ай бұрын
Totally agree ❤
@dekebrahim341
@dekebrahim341 5 ай бұрын
Zxb broker kee ugu fiican brokeryada ama ku fiican in aan real account ka furto.
@yusufbacle7893
@yusufbacle7893 5 ай бұрын
Ustaad aad ban ugahumahy waxey kugu sameyen iyo qaabka ay kgula Dhaqmen team crypto Xspeace somali financial
@cabdifataax2587
@cabdifataax2587 5 ай бұрын
meeshaa space ka X si academy kali ah ayaad u ga hadashay ustaad
@xasanmohamed2774
@xasanmohamed2774 5 ай бұрын
m.a ustaad
@yarkasanadka9583
@yarkasanadka9583 5 ай бұрын
Ustd dakda fara ku tiriska ah ee aan yaqiinsanahnay wax qabadkooda tahay.
@AbucamaarAbdulahi
@AbucamaarAbdulahi 5 ай бұрын
Waxa dhan waa IRL t ERL
@MushtaaqHusein1
@MushtaaqHusein1 5 ай бұрын
Ka sheke ustada hda free cours crypto na siiso
@sadaqalijamac4386
@sadaqalijamac4386 5 ай бұрын
Music aad is dulsarayso iskadaa codkiiba si fcn loma maqlee
@motivationahmeth4309
@motivationahmeth4309 5 ай бұрын
Whatspkaaga ustaad adiga oo raali ah.
@DrIbraahim-hy7el
@DrIbraahim-hy7el 5 ай бұрын
Legend wan kusalama
@asiyasaeed7823
@asiyasaeed7823 5 ай бұрын
Crypto is the best
@suhaipzaki230
@suhaipzaki230 5 ай бұрын
Forex❤
@MohitAbdi252
@MohitAbdi252 5 ай бұрын
Tnx
@ahmedmohamud1220
@ahmedmohamud1220 5 ай бұрын
DISCORD ka see ugu soo bira! ?
@AbdulahiOsman-gl9kp
@AbdulahiOsman-gl9kp 5 ай бұрын
Waxle makafa idine cilmi aan ka faa iday ustaad📈📊🫡
@geedimalable8794
@geedimalable8794 5 ай бұрын
forex iyo crypto waa laba suuq oo kala duwan mid walbaana khaamkiisa wato mana tartamikaraan oo wayba kala duwanyihiin, waaba sida labo suuqoo midna xoolaha lagu iibsho midna telephoonada hadana aad rabto inay tartamaan ! dee maba tartamikaraan oo waxay wadaagaan baan jirinba taas taa waa taas, teeda kale hal suaal uunbaan waydiin lahaa cawaale iyo cidkastoo forex ka shaqaysata ee bal ha iso jawaabeen waana suaasha ah xaaraanta iyo xalaassha ma loo eego miyaa forex ka? waayo markaan baadhay waxaan ii cadaatay in culimadu isku raaceen xaaraantinimadiisa.
@updalle18
@updalle18 5 ай бұрын
Rer forex mas’alada waa ka gaabsadan Oo dhanka xalasha iyo xaranta ma fiiriyan 2 ila 3 Sheikh bey ku shegan oo yiri waa xalal lkn ayagu wax research ah ma sameyan
@AbdiazizMoha-sm7no
@AbdiazizMoha-sm7no 5 ай бұрын
muuqaal faah-faahsan baan sugaynaa sxb
@WeirdWondersStoriesfromBeyond
@WeirdWondersStoriesfromBeyond 5 ай бұрын
Crypto iyo forex iyo vlog ict maxa iskugeey bal ar somaliya😮
@Crittercam11
@Crittercam11 5 ай бұрын
Dadka haka waalin Nio forex xalal nimadiisa ayaba shaki ku jirtaa cryptocurrency wax gaarayo malaha 🔥
@90media44
@90media44 5 ай бұрын
Forex xalaalnimadeeda adiga miyaa shaki galinayo illeen culimada waa xalaal bay dheheene . Qof walba markuu forex ku fashilmo buu waa xaaraan iska soo jarayaa
@maanka45
@maanka45 5 ай бұрын
😂 crpto is te besti❤
@elahmedi24
@elahmedi24 5 ай бұрын
Taliye research saxan samey inta aadan video duubin, crypto hada comment-ga sooqoraayo(Noon=> Duhur) BTC oo kaliya ayaa waxa dhex maray 20 billion wax ka badan.imagine adding all the other altcoins🤔🤔
@binuzaki7007
@binuzaki7007 5 ай бұрын
Discount intee ka hellaa
@RealAbdalla110
@RealAbdalla110 5 ай бұрын
Xarfaankan xagess jogaa🤔
@ismaciilCade-cn1yk
@ismaciilCade-cn1yk 5 ай бұрын
Maskinka miiska tir tirayo wax u sheg ustad 100$ bisha o dhan laga yaba in u sugo😮
@hamse3021
@hamse3021 5 ай бұрын
Waar xertaa Cryptada habeenbaan tagay dooodooda wax way garanayaan qaarkood lkn waxaan ka dhaadhicin kari waayay BTCUSD baan ku trade gareeyaa Profitiblena waan ahay,😂 Khasaaraheedaa badanbay soo istaageen, saan ku dhahay Cilmiga Qofkay ku xidhantay markaan arkay inaanay ka dhaadhacaynbaan iskaga tagay
@MaxamedMr
@MaxamedMr 5 ай бұрын
Ustaado. Course free ma hal no qabatid 🙏
@kamalabdi7436
@kamalabdi7436 5 ай бұрын
FX broker aya maamula 😂 Kwran binance creptocurency ma maamulaa ? Waa jabaab waali ah
@mohamedisackabdi6971
@mohamedisackabdi6971 5 ай бұрын
Qofkasta luuqada englishka ku hadla ama ku fiican, micneheedu ma aha inuu lot size iyo leverage, (forex), u yaqaano, see kaa noqoti wll.
@cawaalecalawaash2332
@cawaalecalawaash2332 5 ай бұрын
lkn wax wuu baadhi karyaa haduu suuqa qayb ka yahy madmao uu furo haysto waau ceeb
@cumarcabaaye856
@cumarcabaaye856 5 ай бұрын
Luck of computer 😢
@ahmedakram6901
@ahmedakram6901 5 ай бұрын
A to B iyo point of interest ICT waligay ba kama maqlin malaha waa ICT cusub waxa aad sharaxayso hhhh
@mahadhonest7272
@mahadhonest7272 Ай бұрын
@@ahmedakram6901 aqoontaada dhis
@Zucdialiabdi
@Zucdialiabdi 5 ай бұрын
Wiilkan discord maleyahay dad gaara miyaa loo ogolyahay ma aqaan iney dambi tahay lkn cashiradiisa ban maanta helay waxana rajeynaya sanadkan markuu bilawdo qof wax badan fahansan inan noqon doono i.a
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 2 ай бұрын
Forex shaki weyn ba ku jira
@MaxamedNuur-vr9wj
@MaxamedNuur-vr9wj 5 ай бұрын
War jaahil Sanaa raggu😂
@IleoCT
@IleoCT 5 ай бұрын
10 trillion not 7 bro
@Maxamed.xasan1
@Maxamed.xasan1 5 ай бұрын
lagand awaale wax walba oo aan kuu qalmin iska fogeey
@CentralAfricaSportsCentralAfri
@CentralAfricaSportsCentralAfri 5 ай бұрын
Somalida Currpto isticmasho Chartska Xtee Sida Loo Aqriyo Maya Qaniin Kuwa Macliim Ah ARkay News Soo Baxayo Lee SUgaan Waa Trucklayaal Caadi Ah🤣🤣🤣🤣
@Saamiya33
@Saamiya33 5 ай бұрын
😂😂😂
@cabdulahicabdi-hz5fk
@cabdulahicabdi-hz5fk 5 ай бұрын
Sxbw 1 qof totally casharada free makuneysid mia
@yooniscabas4750
@yooniscabas4750 5 ай бұрын
forex is the pest
@IleoCT
@IleoCT 5 ай бұрын
Best not pest 😊
@CabaasMaxamed-lu3vm
@CabaasMaxamed-lu3vm 5 ай бұрын
A
@Hogaan.meedia
@Hogaan.meedia 5 ай бұрын
Yaa ufiican dhalinyarada somalia jogta 2 abadooda
@Falanqeynta_musalsalada_Somali
@Falanqeynta_musalsalada_Somali 5 ай бұрын
Crypto qasaaro maleh wa millionairs ugu badan halka soo saarta
@FartuunAbdi-mk8my
@FartuunAbdi-mk8my 5 ай бұрын
forex ku roon waye forex lacagta aad ka sameeso simple crypto geysane lkin crypto lacag bdn ka rabtaa
@Augswerve6
@Augswerve6 5 ай бұрын
Sxip dhalinta Soomaaliyeed oo hda ku cusob suqayashan waxa oo fican forex wayo forex capital aya laga radsada halka crypto capital kah lagu kidsadho
@AhmedHassan-jz6zn
@AhmedHassan-jz6zn 5 ай бұрын
Bro forex. Is the best wayo waxad ku bilaabi karta 30$ kaliya halka ay crypto kaaga baahan tahay dhowr kun oo doolar
@Saamiya33
@Saamiya33 5 ай бұрын
​@@FartuunAbdi-mk8my100$ kawrn hadaa coins ka raqiiska ku gato
@Abdulaahiabdirashiid-nx4ws
@Abdulaahiabdirashiid-nx4ws 5 ай бұрын
Profit kaba wuxuu ka yimaadaa Loser ka 🙏
@Somali_Inner_Circles_Trader
@Somali_Inner_Circles_Trader 5 ай бұрын
no risk no gain
@mohamedAlnuur33
@mohamedAlnuur33 5 ай бұрын
dooddiiba ciyaalnimo iyo faan baad lasoo gashay
@Islamic----------habits525
@Islamic----------habits525 5 ай бұрын
don't complicate tranding what fuck was that bro
Sidee Ganacsi Loo Bilaabaa?
18:47
Warsame Bade
Рет қаралды 55 М.
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
Casharka ugu muhiimsan ay tahay trader kasta inuu ogaado! SHEEKO PSYCHOLOGY
15:42
Waraysi Dhammaystiran || Moalimuu ||
21:13
Moalimuu fx
Рет қаралды 144 М.
Waxaan gabdhaha caanka ah kala wareeegay Instagramkooda
12:37
Ashqar boy
Рет қаралды 532 М.
Crypto bilaw ilaa dhamaad AF:Somali | crash course Free
1:45:39
Cawaale Calawaash
Рет қаралды 183 М.
Qaabk aad 5000$ Forex uga sameen doonto Bishii |Faahfaahin
22:23
Cawaale Calawaash
Рет қаралды 29 М.
Sidee accounkaaga u ilashan kartaa |Funded mindset meeting
1:49:37
Cawaale Calawaash
Рет қаралды 16 М.
Xeer ilaaliye Crypto Currency Si Cajiib ah u sharaxey.
5:11
Gelle Bashir
Рет қаралды 211 М.
Sidee loo Maamulaa dhaqaalaha  kusoo gala
52:04
Mubarak Hugur
Рет қаралды 4,9 М.