Dr Salah Eydarus - Wareysi 3/3 - qaxii Shingani, iyo buuggi uu ka qoray ee goodby Shingani

  Рет қаралды 8,181

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер: 48
@AliAhmed-n2q9m
@AliAhmed-n2q9m 7 ай бұрын
Hanoolaato aad iyo aad ayaad u mahadsantahay in aad soo heshay PRO. Salad Ceydaruus ilaahey ha xafido, waa profesorkeyga qaliinka
@shijo2055
@shijo2055 7 ай бұрын
اللهم أصلح بلادنا والبلاد مسلمين ولا ومسليمات 🤲🤲🤲🤲🤲😥🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maxamedaxmed5071
@maxamedaxmed5071 7 ай бұрын
Hanoolaato❤
@lyusuf1979
@lyusuf1979 7 ай бұрын
Masha Allah, lakiin siyaasada wuu ka leex leexanaayey doctorka la ani cadaalad xumo ku badan siyaada Soomaalia. ALLAH caafimaad ha siiyo dadka wadanka joogaa
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 7 ай бұрын
Saalax Caydaruus, Aabaheey adaa qalay, qolka qaliinka uu ku dhintay AUN, hadaa si qaldan wax u sameeysay kuma Cafinin Aniga Iyo walaalaheey, ama Cafis na weeydiiso
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 7 ай бұрын
Ninkani waa dhaqtar shaqdiisa yaqaana ma jirto sabab uu aabahaa u dilo marka asagaa mudan in aad u mahad celiso. Wuxuuna mudanyahay in loo mahad celiyo. Shukran Dr caydaruus.
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 7 ай бұрын
@@warsameahmed9871 Aabaheey madax uu ahaay marka ma ogid in uu wax ka dhaxeeyay Allah aa u daayay wixii dhacay InshaAllah
@abdif1256
@abdif1256 7 ай бұрын
Asc nolosha iyo geerida ilaah baa haya, Dr Saalax caydaruus hadduu badbaadinta aabbahaa isku dayey, laakiin xagga rabbi swt waqtigiisii ka soo dhammaaday, inaad dadaalkiisii uga mahadceliso ayuu kaa mudnaa ee hadallada aan wanaagsaneyn ka tirtir meesha.
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 7 ай бұрын
@@abdif1256 Aabaheey AUN madax uu ahaay waxa ka dhaxeeyay ma ogi wixii dhacay Allah aa u daayay
@DUBPLAYS
@DUBPLAYS 7 ай бұрын
Mahadsanid Ayaanle waxuu kahadlay Dr. Waaruntiis soomaaliya waxa kadhay waa musiibo runtii. Alle xaqa hatuso soomaali oo dhan!!!!
@shueybabdullahiali215
@shueybabdullahiali215 7 ай бұрын
Masha alaah Drcawaale alaha una xariisto
@AliAhmed-n2q9m
@AliAhmed-n2q9m 7 ай бұрын
Masha Alah Prof S Caydarus aniga waa Dr Ali Osman ORTOPEDICO SALAN SARE
@MRGABOWAbdi
@MRGABOWAbdi 7 ай бұрын
Waad mahadsan tahay si quruxda leh aad warka inoogu so tebisid❤❤❤❤❤❤ Nasiib wanaag Marki dagaalka dhacay waxaan dibada u jooga Phd Course anigo ahaa Bare Jamacadda Ummada Somali
@fnw8688
@fnw8688 7 ай бұрын
Hanoolaato ❤
@mukhtaarmaxamed7165
@mukhtaarmaxamed7165 7 ай бұрын
Waa Caajiib iyo Nolool hoore Wakaas🫡
@awadabdullaahi7843
@awadabdullaahi7843 7 ай бұрын
Waaa Taariikh Dahabi ah runtii Ayaanle Aad baa u maahsan tahey
@AliAhmed-n2q9m
@AliAhmed-n2q9m 7 ай бұрын
Anigoo Italy jooga ayaa l ii sheeran in waraaqihii municipal iyo buugaagtii qaaliga ahaa Ee talyaaniga noogu deeqay Jamaica Umadda Soaliyeed ( J. U.S. ), lagu dubi jirey sokor iyo caleen, waxaan ogaadey markan Italy tagay,
@AliAhmed-n2q9m
@AliAhmed-n2q9m 7 ай бұрын
Ha noolato BUUGA PROF. S.Aydaruus soo bandhig pls
@rocky4066
@rocky4066 7 ай бұрын
Suaalaha qaarkii MA ahan mid micna fiican leh
@abdullqaadir8409
@abdullqaadir8409 7 ай бұрын
Waxii dhacay allha naga cafiyo Somali wax yar ma eesan sameen Shariifka wa mahdsnyhy khaatumo wngsn ku rajeynayaa Hooyadeey digfeer bee ku dhimaty
@AliAhmed-n2q9m
@AliAhmed-n2q9m 7 ай бұрын
Waxaan marketing ka ahày in Prof.S.Aydaruus yahah the best Chirurgo in Somali, anigoo ardeygiisa ah 4 qaliin ayaan la galey, Somaliyey siiya ixtiraam. ILAHAY HA XAFIDO
@alikaffe1242
@alikaffe1242 7 ай бұрын
illaaha noo maqan illaahey nuu maqanyee
@CaliYaasiin-bk6pi
@CaliYaasiin-bk6pi 7 ай бұрын
Waa takhtarki soomaliya ee aniga igu qalay digfeer 1980 bishii 1aad alpha barakeeyo
@Shuhuura
@Shuhuura 7 ай бұрын
Aad ayad u mahad santahay Diktoor
@rocky4066
@rocky4066 7 ай бұрын
macaanaa dowladnimo rag waa raggii hore dowlad yaqaan waddaniyad jaceeyl
@cheyyene
@cheyyene 7 ай бұрын
Buugaan Gurikaaga kasoo qaatey, Adi maa leh? Cajiib.
@aidaruskhalif6473
@aidaruskhalif6473 Ай бұрын
Dr. Saleh siyaad barre iyo wixii taacbasanaa muslinimo way ka dheeraayeen. Nin banaystay inuu bilaash ku laayo culimadii iyo 8ndheergaradkii ama labeentii ummada soomasliyeed . Badhna xabsiga dhigay oo xoriyadoodii ka qaaday. Waxaad xaq u leedahay inaad iska dhiciso.
@cheyyene
@cheyyene 7 ай бұрын
Safaaradaha oo la DEGANYAHEY, Madbacadii oo la Ijaarayo, Wadadii oo la deganyahey, Bankigii iyo dhismeyaal Dowlad iyo Shacab 30 sano ka badan weli Xoog lagu heysto, Goorma wax hagaageyaan yiri Dr. S Ceydarus.
@alikaffe1242
@alikaffe1242 7 ай бұрын
Runta hadaad rabtaan Hamar adey dadkii runta u lahaayeen majogaan wey katageen
@abdulkadirdirie6146
@abdulkadirdirie6146 7 ай бұрын
Very sad story 😂😂😂😂😂😂
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 7 ай бұрын
Sidam guriga ka soo horjeeda uu deganaay
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 7 ай бұрын
Waa joognay 1991kii degmooyina Shangaani iyo Xamarweyne iyo shibis,boondheere,Cabdulcasiis qofkii soo dhaawacmo DR Saalax Ceydaruus ayaa loo geyn jiray
@AbdiRoble-mu6cz
@AbdiRoble-mu6cz 7 ай бұрын
Kan wariyaha ahi waa nin akhlaaqadu Ku yar tahay, wuxuu rabaa in dktoorku Ka sheekeeyo kufsi
@aidaruskhalif6473
@aidaruskhalif6473 Ай бұрын
Magaalaad ka sheekaynaysaa waxay aheyd in Alle maalinta goob joog ahaato wicii faqash Hargeisa ka geysteen
@aidaruskhalif6473
@aidaruskhalif6473 Ай бұрын
Dogtoortu waa nin weyn suaalahaaga khariban ee uraya si diplomatic ah ayuu uga dabaashay. Dadka cadcad ahi waa imtixaan wuxuu dhahey walaahi arrintaasi waxay u baahan tahey solution.
@abdifatah8392
@abdifatah8392 7 ай бұрын
Wariye su,aal xun
@calicarabcilmi
@calicarabcilmi 7 ай бұрын
Waar Shacab Laxa suuqayaa Hargeysa ka dhacaayey Ninka uu shicib Ladaweeyey ku sheegayaa waa Agaasimihi waaxda Cudurad Faafa ee Soomaaliya oodhan sharable gargaar helaaayey Hargeysa Kama Jirin
@1000ZXCVBN
@1000ZXCVBN 7 ай бұрын
Takhtarkaan waa SS takhtaradoodii. Monasar waa SS uu ahaa waana ladiley- Kan iawaabihiisa ma kaamilna.
@ahmedhagi1097
@ahmedhagi1097 7 ай бұрын
He was going on on just move on
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 7 ай бұрын
Qofkaani muxuu raadinayaa wariyaha iskusheegaya waa doqon kulahaa kufsi iyo waxkale oo xun iisheeg kulahaa .
@cabdallamoxamed473
@cabdallamoxamed473 7 ай бұрын
Beesha dhibtaas umadda somaliyeed oo dhan u geysatay 1991 wali isuma haystaan in ay dambi galeen ka warran. Wali guryihii ay umadda ka dheceen sidii bay u haystaan.
@KuromiStarz-kx8rz
@KuromiStarz-kx8rz 7 ай бұрын
Kawaran kii sharciga wadanka 1969 bililiqo kuhaystay ilaa aw dhalo kuwa kasii daran?
@143-k1d
@143-k1d 7 ай бұрын
ninkii hargeysa gubay oo afdeer kaa ah iyo faqash oo dhan iskuma heystaan inee u sabab aha ayeen wixii ka dhacay soomaaliya
@143-k1d
@143-k1d 7 ай бұрын
afweyne haduu xilka wareejin lahaa waxaan ma dhaceyn hargeysana wuxuu u gubaaye qabiil kiisa ma aha taas kama hadleysid
@maxamedsharifxussein5402
@maxamedsharifxussein5402 7 ай бұрын
Orahda uu leyahay proff salah ee ah nabada qiimaheda waxa garan kara dhakhtarka waa runtisa bal isbitalada magaalada ugu waa wen tag sida isbital madiino saacad waliba waxa la kena qof iska socday ama gurigisa jogay xabad meel halis ugu so dhacday qof xabadas so tuurayna aan la ogen ama ayado la ogyahay balse wuxu kugu dilayo aadan ogen iyo kuwo dagaal qabiil kuso dhamaday waxay ku dhinten ama uso dhaawacmen aanan garaneynin
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 7 ай бұрын
1991 kii dadkii xamar ku haray waxay la Kulmeen dhibaato Aan loo talmaamin karin qof aan arkin 😂😂😂😂 soomaali allaha xaqa ha tuso meeqo sano baa kasoo wareegtay cuqubo baa ku dhacday soomaali mid dhibkii sameyna iyo mid fiirsanaya bey u waybsameen
Dr Cali Shiikh - Asalka waxa dowladnimadeenni dumiyay waa dulmi !
1:04:11
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
Abwaanada Isaaq Qeybta 2aad
21:28
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 31 М.
Waar Dag Dag ah
15:01
JUBBA MEDIA
Рет қаралды 645
BOLI | XAAFADA SOOMALIDA ADIS ABABA ETHIOPIA
13:00
Dhakhtarrr
Рет қаралды 145 М.
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН