Asww Dr waa salaamaa taqtar wanaagsan ee daaweynta uurkujirta taqtar dadaal badan waxaan ogaa asoo jooga yemen xadramut mukala asoo ku leh clinic burburka ka dib. Taqtar caawiyay soomaali badan qiimo iyo qaayo leh asaga iyo cali baajuuni iyo munasar iyo cali mungani.ayaa aqaanaa iyo kuwa badan oo dalkaan ahaa Top doctors midicine of somalia good career. Long live. Our good doctors..
@qajafweyn8 ай бұрын
Dr Saalax Ceydurus. Waa nin sare oo dhakhtar weyn ah xaga qaliinka aniga walaalkeey asga ayaa digfeer ku qalay waa nin qaliinka nasiib u leh gacantiisa dadku kuma dhimajirin.. Allaha xafido.
@awadabdullaahi78437 ай бұрын
Ayaanle Aad & aad baa u maahsan tahey in aad nin kaan oo kale aad interview Ka qaado waa history turning point. Waa xigmad Taariikh & dhiirigalin qof Ka doonaya in uu hor markaas oo kale sameey . thanks
@armyboy82058 ай бұрын
Maashaa Allah. Ditoorka iyo beri sammadka .Mahadsanid Ayaanle❤
@ilyaazzola.81898 ай бұрын
Wad mahadsan tahay wll Ayanle. Dr salax allah ku dhowro
@umxababa35458 ай бұрын
Mashallah cimri dheer iyo cafimad Allow ku sii
@AliMohamed-ub6ob7 ай бұрын
Maashaa allah dr.ceydaruus doctor qaran ilaaheey cimri dheer haku siiyo. Aamiin.
@hassannur40098 ай бұрын
Masha Allah Dr Saalax caydaruus waan xassustaa ispitaal digfeer dagaalki kahor. Ajar allaha kaa siiyo wixi aad somali u qabatay.
Ilaaah caafimad hasiiyo dr saalax caydaruus waa dhaqatiirti dal ka waxaan oga dhacdo 1992 Shangani
@aidaruskhalif64732 ай бұрын
Alle ha u naxariisto. Mudane Cali Cumar Sheegow wuxuu dhashay sanadkii 20 july 1924, wxuuna ku dhashay Mareeg Somalia. wuxuuna kusoo barbaaray quraankana kusoo bartay degmada Baraawe.
@calicabqaricalicabqari65988 ай бұрын
Mashaalah
@cheyyene7 ай бұрын
Mashallah Dhakhtar la yaqaano, Wiilkiisa Mustafe oo isaguna Dhakhtar ku bartey Yurub ayaanu Sakhaawadiiin Sare isla dhigan jirney.
@khadijagalaf88438 ай бұрын
mashallaah Dr salax qaliinka ayuu caanku ahaa wiilal badan aya lagu magac daray sami loga dhigay hooyoyinkod o kuso qalay ka dhaliyey qaliinkasta wuu ku guuleysanjirey
@MohamedAbdi-b9z8 ай бұрын
👏 waraysigan oo kale waad ku sax Santahay laakiin iska ilaali waraysiyada aad qolo gaar ah ku beegsanayso in wax aad kaga sheegto adigoo u sii marayaa dad qabiil la buka Mahadsanid
Maanta dhakhtarkii Caanka ahaa ee Muqdisho ayaad keentay.Dr Caydaruus dad badan oo xanuunka Kansarka qaba ayuu u sheegay isagoon shaybaar iyo Cad toona ka jarin ayuu allah waafajiyey
Subxanallaah umada lama casyo reer xamar waa dadka somaali ugu fiican waa dad akhlaaq leh cidana ku xadgubin dariskooda ixtiraama xalaal quudata ah wagii nabdii waxay ahayeen dadka ugu badan xaga aqoonta dhakatiirta somaaliya ugu caansan reer xamar iyo carab bay ahayeen xikmada ka wayn maxay tahay in dadku maadi iyo macnawiba ay ku hirumaraan mise gabay iyo geraar reer reer la isu caayo baad xikmad u taqnaa kuwa hadalka badan xikmad u mooday waa kuw qasaaraye dadka haku xad gudbine akhlaaq yeelo
@OmarOmar-yu4mq8 ай бұрын
Somali intuu adigoo kale joogo weligeed nabad iyo horumar mala gaaraayo aduunka kale waa lakala horumay adigana dil iyo dhac ayaad ka fakereysaa orodoo baadiyahaada iyo geelaada raac
@YassinBaffo-rj9jy8 ай бұрын
Coonka /DHAQTARKA XIGMADDIISA IYO WADDANKA WUXUU U SOO QABTAY ARAGNAY/ ADIGA MAXAA U HEYSAA XIGMAD AHAAN IYO CILMI AHAAN
@omarcoonka25788 ай бұрын
@@YassinBaffo-rj9jy piss off
@OmarOmar-yu4mq8 ай бұрын
@@YassinBaffo-rj9jyxikmadeyda iyo cilmigeyga intaan kuu sheegin adiga waxa ku gubaayo muxuu yahay