Leyla Cumar Dhuule Yagleel lyrics
5:03
Sahra Axmed - Badda Caashaq Lyrics
9:25
Axmed Cali Cigaal - Ogoobeey lyrics
4:34
Пікірлер
@AffectionateBarn-ui5nt
@AffectionateBarn-ui5nt 2 күн бұрын
Wllhi wan xasusutaa hesitan ❤❤❤❤
@Niiraamuseahmed
@Niiraamuseahmed 9 күн бұрын
Intaaan gabanyahow kugu gooniyaaabaa Hablihi ila gudboonaaaa Ragu wada guntadaye Sidaaad ii gashaaan wali Gacmo maran la taaagnoo Talo iga guracanteee Markaaan gudin ilaaahay Aaanu kugu gargaaareyn Waxba kuuma goysooo Gacmahaaa ku daaalee Garan wayday taladiii Gacal iyo nasteeexoo Anna waaaban go, anahay Adigaaa guyaystooo Raaaxo u gam’aayee Guudkeyga haad baa Sida geed fariisteee Gabalkiiii dam weeyaan Hadad garasho diiidoo Gudubka iga dhaafteee Intaaan goor habenimo Dhul aaan laga gayooneyn Masku jiidhey guuraha Garan maysid adiguye Garanuug sideedaaan Gabadana la seexdaaa Gacaltoooyo waayeee Garka iyo halbowlaha Xadhiga isu giiijeee Markan gacanta kuu galay Sida nacab igoyseee Adaaan guuldaraantaa Dhaxal kaaaga gaadhoo Naxsriisti gooyeee
@Niiraamuseahmed
@Niiraamuseahmed 9 күн бұрын
Markaaan gudin ilaaahay Anuuu kugu gargaaareyn Waxba kuuma goysooo Gacmahaa ku daaaleee😢😢
@Clahi.fana23
@Clahi.fana23 9 күн бұрын
"Haddaan gudin Ilaahay Aanu kugu gargaarayn Waxba kuuma goysoo Gacmahaa ku daalee..!" Ciise Warsame Samater "Dhancadde".
@Xaafit2320-hb7mu
@Xaafit2320-hb7mu 10 күн бұрын
Dad waa kuwii hore mudo 17 sano dabadeed waxan tagay muqdisho Dad kii wey isbadaleen walahi qof qof rabo maleh qabyaalad qurun naxaris xumo wan kasolabtay 20 cisho an joogay yaa ila arkay dad kiin badan kood in ey isbadaleen
@cabdullaahicalixasan9205
@cabdullaahicalixasan9205 11 күн бұрын
Heestaan fannaaniinta hadda qaadaya waa waa sooraan iyo aamina cabdillaahi ee saaxiib dadka ha qaldin aan ku saxee
@seidabdi751
@seidabdi751 12 күн бұрын
VIVA 🎉🎉🎉🎉
@abdIqannIahmed
@abdIqannIahmed 17 күн бұрын
Xaalimo Khaalif Magool Iyo Salaad Darbi Heesta Dalmarow Like cidii iga danbeysaa 2024/3/10
@HalisTa..22
@HalisTa..22 19 күн бұрын
Nabsi waa mabaaqdee Adoo baahan la arkee Inaan kuu badheedhee✍
@MustafeMaxamed-y4u
@MustafeMaxamed-y4u 19 күн бұрын
alle hawnaxaristo adan hure ciise
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz 23 күн бұрын
AHU. Abwaan Ciise Warsame Dhancade. OODWEYNE citizen.
@abdullahinour-f7r
@abdullahinour-f7r 23 күн бұрын
waaw hees cajiib ah manta igu horeysa an maqlo
@FaaraxSiciidxaynoosh
@FaaraxSiciidxaynoosh Ай бұрын
.
@cabdullahimire170
@cabdullahimire170 Ай бұрын
This is my favourite song wllhi.
@macrobia5195
@macrobia5195 Ай бұрын
Horjoogayaasha iyo Garaadad Soomaaligalbeed way ku daashay Daljirad Zeynab Cali Baxsan, ....Maantoo kalay qaaday heestan
@saddamadanabdi4022
@saddamadanabdi4022 Ай бұрын
heestan waxan dhagaysanayaa 2024 oo ay Axad soo galayso, Ilaahay ayaa og wakhti xigga ee aan dhagaysan doono iyo goobtan ku dhagaysan doono likes 👍 i saar si aan dib ugu soo laabta sannado kaddib.
@MahmoodM-pc8pn
@MahmoodM-pc8pn Ай бұрын
Dad waa kii hore murti iyo heesana waa intii ay ka tageen!!! Waxaaan maqli jirey “ Old is gold” Wixii hore waa dahab!!!
@MaxamedJaamac-zo5hk
@MaxamedJaamac-zo5hk Ай бұрын
Cajiib !❤
@laago6274
@laago6274 Ай бұрын
25 Aug 2024 Sun Night 5:12 MCI M.DH M.D.J S.X
@Aaden-vm1ub
@Aaden-vm1ub Ай бұрын
hees qaali
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 Ай бұрын
Xaadir ☝️ Xaadir ☝️ Ina Amina Salaan Hurre Ciise Duriyadii saxda ahayd aniga weeye Alle haw naxariisto awoowo Aden iyo intii dhimatayba
@xasancabdi4374
@xasancabdi4374 Ай бұрын
Guuul somaliland ishaa allah
@abdihassan4382
@abdihassan4382 Ай бұрын
allaha u naxariisto fanaan wadani ah
@alisaid2008
@alisaid2008 Ай бұрын
Mirihii m.a.dacar laxankii maxamed cali nahaari codkii a.mooge liiban iyo sahra siyaad
@abdifitaaxabdifitaax9924
@abdifitaaxabdifitaax9924 2 ай бұрын
Yaa salaam waxaas ayaa hees ka ah labada naas iigu deeq dhaxdoodana igu yara daay qalbigii damqanaayay iyo wadnahu hayara dagee dibnaha bal in yare marmari xanuunkaa idaynayee waaw❤❤❤❤
@mustafeabdikadir9650
@mustafeabdikadir9650 2 ай бұрын
Laxanka cida saartey tolow waa kuma
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 2 ай бұрын
Allow kuu naxariso
@abdifatahhashi4942
@abdifatahhashi4942 2 ай бұрын
Naxariis iyo janno ilaahay kaga rajeynaya ahsan fanaan
@KhadarCarab-m2c
@KhadarCarab-m2c 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Hayatqurux143
@Hayatqurux143 2 ай бұрын
2024 August😂 dhagezana yaab
@DrmukhtaarYousuf
@DrmukhtaarYousuf 2 ай бұрын
Absolutely tubeec was the king of somali musicians the man with golden memory the ever green and all the time interesting king allah grant him the highest position in heaven amazing
@drahmedhassan2275
@drahmedhassan2275 2 ай бұрын
13-8-24 taariikhdu weeye, sacaduna waa 5:27 subaxnimo.
@AyaRahim-s5b
@AyaRahim-s5b 2 ай бұрын
❤❤
@abdullahiali9899
@abdullahiali9899 2 ай бұрын
waxaan jooga kenya 09/8/2024 heestaan kama daalo dhagansigeda
@AK.Koshin
@AK.Koshin Ай бұрын
Faladagan iyo Gabadhaan yaa kuleh. 😅😅😅
@idildayniileofficial130
@idildayniileofficial130 2 ай бұрын
Ugub weeye kuma lihi Waxadse eed ku leedahay adigey adunkiyo ifka kuugu necebtahay adigoo ujeedada ogeysiinin waa hore😢
@hawamohamed6169
@hawamohamed6169 2 ай бұрын
Farxiyo cali sheekh wey fiican tahay markii iigu danbeysay sacuudiga ayey joogtay
@Samiiro-z8n
@Samiiro-z8n 2 ай бұрын
Allhe how naxriisto seynab
@AmedIbraahin73
@AmedIbraahin73 2 ай бұрын
@MaxamadSamadoon-vq8jj
@MaxamadSamadoon-vq8jj 2 ай бұрын
Waxan hees waa dhaaftay still listing 2024😢
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ай бұрын
Erayadii Mohamed Cali Kaariye AHN Laxankii Salaad M Shardi Derbi Luuqdda Salaad iyo Xaliimo AHUN
@ExcitedBilliards-ms6rv
@ExcitedBilliards-ms6rv 2 ай бұрын
Listen 2024
@Cabditahliil1982
@Cabditahliil1982 3 ай бұрын
fadlan qoraalka soo dhamaystir
@cubeyd27
@cubeyd27 3 ай бұрын
Adaw horreeyaa haweenkoo Hablahaad ku dhaaftay Hubqaadkoo Waan kuu han waynoo Adaan ku haybshaa Maysu hagar baxaynaa? Ma is heli karaynaa? Ma is hanan karaynaa!? Woof caleyk alla yaraxma boqorkii codka Maxamed S Tubeec 17/July/2024 3:09 Am habeenimo.
@MaxamedMukutar
@MaxamedMukutar 3 ай бұрын
😢😢😢😢
@alisaid2008
@alisaid2008 3 ай бұрын
Mirihii a.s.bide laxankii cali nuur ibraahim codka m.a.dacar iyo hibo nuura
@Isdaahil-x4x
@Isdaahil-x4x 3 ай бұрын
Xalay ayaa ahad marka aan jiidhay maska
@maxamuxasan4186
@maxamuxasan4186 3 ай бұрын
Jidbaale waa halkii ingiriska lagu jabiyay sool eeriya weeye❤
@CabdirahmanAliraage
@CabdirahmanAliraage 3 ай бұрын
Maashaa allaah fan waa fankii hore ,murtina waa indii hore loo yiri
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 ай бұрын
Nabsi waa ma baaqdee Adoo baahan la arkee Inaan kuu badheedhee. 😢💔
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 ай бұрын
Cabdulqaadir Xassan Nageeye Aun ❤😢