Sahra Axmed - Badda Caashaq Lyrics

  Рет қаралды 44,876

Barisamaad

Barisamaad

2 жыл бұрын

Erayadii Maxamed Cumar Xuseen Huryo
Nagala So Xiriir Barta aan Facebook ku leenahay
/ barisamaad-25865259494...

Пікірлер: 28
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 21 күн бұрын
Nabsi waa ma baaqdee Adoo baahan la arkee Inaan kuu badheedhee. 😢💔
@suldaanofficially
@suldaanofficially 2 ай бұрын
😢😢😢😢 Adigooo bukoodooo Bogsadaan howlyari Bir ku goysayee Aheey barashadeenii 😢😢❤❤ 17/5/2024 hargeisa mayda maraya
@ikranabib7919
@ikranabib7919 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Alfanaan Sahara Ahmed Jamac😢😢😢aamiin
@atocareh7066
@atocareh7066 3 ай бұрын
Allah ha u naxariisto Huryo legend buu ahaa Ahmed Saleban bide is a living legend too although from memory he was sick lately
@dhiblaawemedia8538
@dhiblaawemedia8538 2 жыл бұрын
Nabsi waa ma baaqdee Adoo baahan la arkee Inaan kuu badheedhee you made me cry a lot
@user-bl3gi7tr4e
@user-bl3gi7tr4e 3 ай бұрын
Anwan huryo legend cabiray weeye dareenkiisa
@mustafexirsi
@mustafexirsi Ай бұрын
Badda Caashaq een gudhin!
@alisaid2008
@alisaid2008 2 ай бұрын
Mirihii m.c.huryo laxankii a.gaceeyte codka sahra axmed jaamac
@CabdleSicid-us3mp
@CabdleSicid-us3mp 4 ай бұрын
Laxankii axmed gacayte yuusuf
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 Жыл бұрын
Alle hawnaxariisto
@Abdullaahi_Ali_Abdi
@Abdullaahi_Ali_Abdi 2 жыл бұрын
Jacayl waa balaayoo Sanbabadaada beerkiyo Boga iyo wadnaha iyo Badidood jirkaba dega Marka aad bistaa iyo Barbar ruux u jiifiyo Bukaan socod ahaatana Hadeey baanahaa iman Baadi baad ahaataa Aaan la baafineeynoo Aan beeytis loo diran.. #qoray #abdullaahialiabdi #salaansare mudane Berisamaad
@barisamaad722
@barisamaad722 2 жыл бұрын
waan ka qaaday masuul sare
@baylood.germany
@baylood.germany 2 жыл бұрын
Abdulahi Ali Abdi my brother fb maxad ku so gasha
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 2 жыл бұрын
Erayda maxamed cumar "huryo, Laxanka Ahmed gacayte codka sahra ahmed Allah haw naxariisto dhamaantod Heestan waa qiso dhaba waxna abwanku kula hadlayay saxbkii Ahmed saleb bide oo balwada igu xun baray sida "Qamriga, markii dabena iska daayaya inta ogaalkayga ah Mahadsanid Barisamaad hore usoco 👏👏
@khalid9264
@khalid9264 Жыл бұрын
Waa been bulshadu faafsiyay hadalkaasi
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 Жыл бұрын
@@khalid9264 maxad cadayn u haysa quruxow
@khalid9264
@khalid9264 Жыл бұрын
@@zihaambarwaaqo8660 waraysi uu weriye CUMAR serbiya waraysi UU abwaan axmad suleyman bide layeeshay ayuu abwaanka kuweydiiday arinkan , abwaanku WUXUU shagay inay kaftan iyo dacaayad ahayd ee soo dhagayso adigu waraysigaa
@sakariyeaxmed4085
@sakariyeaxmed4085 Жыл бұрын
Wll aniga ayaa weydiiyey abwaan axmed saleebaan bidde wuxuuna iisheegay inay been abuur tahay oo ceebayn lala rabay labada abwaan
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 Жыл бұрын
@@khalid9264 👍 huno
@medibrahim1115
@medibrahim1115 Жыл бұрын
Wayo wayo iyo faankii somaliyed ee qimahaa badnaa aahee somaliya Allow socelii sharaftedii
@yasminmohames1922
@yasminmohames1922 11 ай бұрын
Aamiin ❤❤🎉
@musaabdala307
@musaabdala307 2 жыл бұрын
asc sxb kabtan saree kkkkk
@barisamaad722
@barisamaad722 2 жыл бұрын
wcs saxiib sare
@mohamedshide561
@mohamedshide561 2 ай бұрын
kolkuu bixiyay laamaha uu baahay adigaa bar xun igaga leexdee💔 28/05/2024 1:51
@atocareh7066
@atocareh7066 3 ай бұрын
Sahra Ahmed allow kuu naxariisto this when Garxajis was the line up for the Somali folklore - Huryo - Ahmed Saleeban bide- Ahmed gacayte all hail form the kingdom 😂 those days will be hard to match by the current useless so called artist!
@atocareh7066
@atocareh7066 3 ай бұрын
Plus Sahra ahemd
Sahra Ahmed Jamac - Bada Caashaqa with Lyrics
10:00
Shabakada Dhanka Bari
Рет қаралды 510 М.
SAHRA AXMAD//SUUGAAN DA'WEYNOO WITH LYRICS ORIGINAL
13:46
SUPER EAGLE
Рет қаралды 323 М.
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 17 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 28 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 27 МЛН
Hees: Hargeysaay Ha Dheelliyin|| Sahra Axmed|| Balwo Lyirics
9:32
Balwo Lyrics
Рет қаралды 196 М.
Xasan Adam Samatar Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "DARAAR CAASHAQ"
10:56
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 202 М.
Lyrics Subcis: Feysal Cumar Mushtek
12:39
Abwaan Taatiko
Рет қаралды 36 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
QAARAMI LYRICS
Рет қаралды 1,3 МЛН
Sahra Axmed Bada Caashaqeen Gudhin
9:54
Maslah Timoweyne
Рет қаралды 28 М.
XASAN ADAN IYO SAHRA AXMED HEESTA (SAYLO) WITH LYRICS 2017
9:45
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 1 МЛН
HOOYOY LA'AANTAA ADUUNYADA HUBAASHII EE MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC
13:26
Moha deeqsi Officiall
Рет қаралды 438 М.
sahra axmad jamaca |hees caro edeg
6:35
Dhaal Media
Рет қаралды 191 М.
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 17 МЛН