Xasan Aadan Samatar - Sida Tuunyo iyo Hawd lyrics

  Рет қаралды 53,090

Barisamaad

Barisamaad

Күн бұрын

Erayadii Sulub Cumar
Laxankii Axmed Naaji
Nagala So Xiriir Barta aan Facebook ku leenahay
/ barisamaad-25865259494...

Пікірлер: 50
@cadnaanessa3245
@cadnaanessa3245 Жыл бұрын
abwaankii jacaylku nugleeyay ilaahay ha u naxariistee adeerkay sulub cumar heesihiisu waa kuwo dareen taabad leh
@maxamedqaasaali5095
@maxamedqaasaali5095 2 жыл бұрын
Heestan waxaa curiyey abwaan sulub cumar axmed oo ka mid ahaa abwaanada ugu maaxda dheer xaga suugaanta soomaalida waxaanad ku garantía xiliga uu heestan qaadeyo xasan aadan waa markuu fanka soo galey sida codkiisa ka muiqata markaa aniga oo ogsoon inuu abwaan yahay cismaan tuuyo heeso badana leeyahay laakiin xiliga uu fanka bilaabey wey ka danbeysey wakhtiga heestan uu sameeyey abwan sulub cumar axmed keydka idaacada hargeysana sulub ayey ugu jirtaa ilaahey ha u naxariisto labada abwaan iyo dhamaan umada muslimiinta ahba aamiin aamiin
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm Жыл бұрын
Heesta waxaa lahaa Abwaan tuunyo
@cabdifataxadan4526
@cabdifataxadan4526 2 жыл бұрын
Sulub axmed Waa ninkii jacaylku jidhkiisa badalay Muuqiisa iyo muunadiisa intaba Ilaa uu ugod galay aakhirataankii Maan arag cid qisooyinkiisa Dadka ehelu caashaqa ah uga waranta
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Hees xusid mudan Old is gold memories
@alijama9470
@alijama9470 2 жыл бұрын
Heetani waxay ku jirtay riwaayadii caydh iyo caashaq EE ay wada alufeen 2 abwaan Alle ha u naxariistee AAMIIN AAMIIN ee kala ah sulub cumar iyo abwaan yuusuf aw jaamac-dakhare oo ahaa weriye afka cafarta radio muqdisho kasii Dayn jiray heestan tuuyo iyo hawd yuusuf aw jaamac-dakhare ayaa la jiray tan yuusuf aw jaamac-dakhare heesta Raxmad sulub cumar heeta maxaa kaagalay nin geel badan ma gaajo ayaad ka cabsanaysaa Na sulub cumar ayaa lahaa Waxa riwaayada xidig ka ahaa maxamed mooge iyo xidigta oo magool ahayd Xassan sadan nin Lacag ahaysta oo magool jecel ayuuku metalaayay waakuwa Raxmad wada qaadaya, abwaan yuusuf aw jaamac-dakhare wuxuu adeer u yahy agaasime musishan EX kooxdii Danan hargaysa cabdi muxammed jaamac cabdi yare alle CAAFIMAAD TAAMA HA siiyo AAMIIN AAMIIN
@AliAhmed-rv4yd
@AliAhmed-rv4yd Жыл бұрын
Waa sulub ee ha ku murmina.
@abdikarinadan7063
@abdikarinadan7063 2 жыл бұрын
Abwaan Tuunyo. Muusikada iyo Laxanka waa Al ustaad. Axmed Naaji Sacad.
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 жыл бұрын
Wllo erayadii sulub cumar
@aadammuxumed317
@aadammuxumed317 6 ай бұрын
Banka tuuyo waa dhul balaadhan oo banaan ah dhirna aan lahayn. wadada waaxlay ayaa dhexmarta. Ereyada sulub cumar ayaa ku fara yaraystay
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 2 жыл бұрын
Cajiib! Heestaani caadi maaha wallee.
@abdallahjama1277
@abdallahjama1277 2 жыл бұрын
Wah wah abwaankii jacaylka sulub cumar miyaa ereyada iska leh waxan u haystay xasan ganay
@emmettaliaaron6536
@emmettaliaaron6536 2 жыл бұрын
Erayadii abwaan Tuunyo. Sxb ha qaldin dee.
@abiissa4710
@abiissa4710 9 ай бұрын
Heestan waxa la yiraa iga tiiri Caashaqa waana hees top ah
@abshirmoalinmohamed1419
@abshirmoalinmohamed1419 Жыл бұрын
Heesta sida Tuunyo iyo Hawd waxaa Erayada heestaan laga hayaaa ninki jaceyl dartiisa u dhintay AUN Abwaan Sulub Cumar Axmed waxaa Laxanka iyo musiga ku Laray Axmed Naaji Sacad Waxa qaaday fanaanka Wayn ee Xasan Aadan Samatar ,erayada heesta waxaa ka mid ahaaa:- Sida tuunyo iyo hawd totobti ku horoo gugii ma ku tagsadey Tigada isu filaa iyoo matuma tisqaadi Ayaa ku tamaa Tii kali ahayde qurux lagu tilmamay Ku ildaran kalgacalo ku talaba wayoo ku waray socodkee Wanse kaga turi laha hadi u ku tamee Iga tiiri cashaqa.
@amoomar2842
@amoomar2842 Жыл бұрын
Abwaan Sulub malaha heeskan. Waxaa leh Abwaan tuunyo.
@ibrahimabdi2558
@ibrahimabdi2558 Жыл бұрын
Waa eraydii abwaan maxamuud cawil cismaan Tuunyo
@abdallahjama1277
@abdallahjama1277 2 жыл бұрын
Ereyada heesta halayska hubiyo horta riwaayaday ku jirtay heestu waxa laha sulub cumar lkn waxan uwadaa heestan inuu laha abwaan tuunyo ilacada waxa u galay hees uu qaado axmed mooge oo layirado aduun waa warero iyo hees uu qaado axmed gacayte oo layirado dulmiga caashaqa kada iyo taa uu qaado xasan aadan
@ahmedaar4594
@ahmedaar4594 2 жыл бұрын
Waa sidaa aad u dhigtay, abwaan tuunyo ayaa leh, oo sannadkii idlaaday dhexdiisii dhintay, waana ta uu magaca kula baxay. Waraysi uu cumar seerbiya la yeeshay na waad u noqon kartaa.
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 Жыл бұрын
Adeeer fanka khaladka halaga daayo, wax cad layskama indho tiree, heesta abwaan sulub baa lahaa, Laxankana Axmed naaji, abwaan tuunyo heestan maleh waligiisna ma sheegin 3 waraysi oo laga qaaday abwaan tuunyo oo kii ugu danbeeyey cumar seerbiya ka qaaday ayuu bixiyey, waraysiyadaas ayuu ku sheegi lahaa haduu leeyahy, naanaysta abwaanka iyo heesta magaceeda ayaa isku eg, abwaan sulub, qoraa idaajaa oo ka sheekaynaya taariikhda abwaan sulub kasoo dhagyso heesihiisa iyo gabayadiisa, sidoo kale cumar seerbiyaha aad sheegaysid asagaa bogiisa facboook soo dhigay taariikhda abwaan sulub iyo heestan inu lahaa abwaan sulub, Reeer waqooyiga caadifad xun oo reer reer ah kama dhamaadaan ayagaa sidii basashii isa sii ka dhila
@abdnadirabdi2205
@abdnadirabdi2205 Жыл бұрын
WAAA XAQIIQ CIDNA WEYDIIN MAAAYO IN HEESTAN UUU LAHAA AHN SULUB CUMAR
@liishaaninvestigation6641
@liishaaninvestigation6641 4 ай бұрын
May waa sulub cumar ololihii af somaliga.xiligaa tunyo ilmo yar buu ahaa
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 жыл бұрын
Erayadii abwaan sulub cumar
@cumarislaw
@cumarislaw 2 жыл бұрын
axmed naaji waa nin dhan waliba safka hore ah hadey luuq tahay hadey laxan tahay iyo garaacista muusiga qeybihisa
@abiissa4710
@abiissa4710 9 ай бұрын
Waxay ka mid aheyd riwaayadii Caashaq iyo Cadaalad
@ilyaasgeelle6054
@ilyaasgeelle6054 Жыл бұрын
Ereyada waxa lahaa Abwaan Tuunyo.
@maxamedcabdi6197
@maxamedcabdi6197 Жыл бұрын
Ma sidii duunyadii hawd baa mise waa siddii tuunyadii hawdbaa fahmi waaye
@abshirjimale9691
@abshirjimale9691 Жыл бұрын
Heestaan Sulub Cumar ma lahan waxaa leh Maxamuud Cawil Ismaan Abwaan Tuunyo, iska sax.
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 2 жыл бұрын
Erayada Sulub malaha waxa sameeyey Abwaan MAXAMUUD CALI CISMAAN
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 жыл бұрын
Waxaa lahaa Sulub Cumar ahn.
@cabdallahillaac9201
@cabdallahillaac9201 2 жыл бұрын
Yaa salaam 🔥
@abdnadirabdi2205
@abdnadirabdi2205 5 ай бұрын
Wooòw
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 7 ай бұрын
Legeta
@yusufahmed8991
@yusufahmed8991 2 жыл бұрын
Waxaa wanaagsan intay nool yihiin xasan aadan iyo axmed naaji in laga qoro cida heestan iyo heeso badan oo kale tirisay erayada, waa muhiim in abwaanada la xuso. comments kaliya waxaad ku arkeysaa heestan kaliya toban qof oo ku kal fikrado duwan cida tirisay. waa wax laga xumaado runtii.
@moogem1241
@moogem1241 2 жыл бұрын
ereyada waxaa lahaa maxamuud cawil cismaan abwaan tuuyo heestan iyo ta axamad mooge qaado ee aduun waa wareer iyo kuwo kale abwaan tooyo youtubeka ka eeg
@ismaaciiljaamac3355
@ismaaciiljaamac3355 2 жыл бұрын
Maxamuud cawil cismaan (Tuunyo) ayaa le heestan
@bootanmaxamed8741
@bootanmaxamed8741 2 жыл бұрын
Waa erayadii aun abwaan tuuyo
@maymuuncabdisomalilandjece6231
@maymuuncabdisomalilandjece6231 2 жыл бұрын
Ooh 😢😢
@husseinfarah5057
@husseinfarah5057 Жыл бұрын
Heestaan abwaanka iska leh waa abwaan taban taabo AUM waxuuna uga hadlaya gacantiisa oo go'day maahan jaceyl CODKA SAMATAR ERAYADA TABAN TAABO KEYDKA RADIO MOGDISHO
@buuxciise2167
@buuxciise2167 2 жыл бұрын
laxanka mala hubaa saxib yaal
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Axmed naji miyaa shaki kaaka jiro wll
@buuxciise2167
@buuxciise2167 2 жыл бұрын
@@abdirahmanhaydar9481 haa wllo
@maogtahay4999
@maogtahay4999 2 жыл бұрын
Ereyada Waxan filaya inu abwaan canfari laha
@maogtahay4999
@maogtahay4999 2 жыл бұрын
@@WALAALAHAHARGEYSA riwaayada wan galay beerta xuriyada hargaysa Waxay habeeno kala dambeyeen riwayadii kaariye guur ama guurso wan xasuusta lkn riwaayada waxay ku magacawneed abwaan canfari oo wariyana ahaan jiray haduse ku sheegay samatar wa khayr
@maogtahay4999
@maogtahay4999 2 жыл бұрын
@@WALAALAHAHARGEYSA Heesta sida Jawa geel tubeec qaado ma isaga Lahaa wll?
@cabdallahillaac9201
@cabdallahillaac9201 2 жыл бұрын
👏🙏👏🙏👏🙏👏
@axmedsayidaaxmedcade-zz6ks
@axmedsayidaaxmedcade-zz6ks Жыл бұрын
Add a comments
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 жыл бұрын
Ereyada iska hubi Yusuf Canfari oo Radio Muqdisho ka shaqan jiray baa ereyada sameeyay asal ahaan inuu reer hargeysa ahaa baan filayaa Qaybta afka canfariga ayuu sii dayn jiray
@MrSendrik
@MrSendrik Жыл бұрын
WAR NAGA -AAMUS YAAN LAGULA YAABINE,,WAR HABAR KASTAA ,,ILLEEN WAA ISKA HADASHAA,,SUBHAANALLAAH,,,ADEER WAX MA-AQRISAA,,MISE QORTAA,,ARSOMAALIYAA,,,YAAHUUU
XASAN AADAN SAMATAR||SICIIDO WITH LYRICS ORIGINAL
17:39
SUPER EAGLE
Рет қаралды 27 М.
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 6 МЛН
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 35 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 47 МЛН
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1,1 МЛН
heesta sida tuunyo iyo hawd xasan A-samatar with LYRICS
7:03
QOSLAAY LYRICS
Рет қаралды 48 М.
Taarikhda Ninkii Jecaylka JIRKIISA Dhamaystey Sulub Cumar .
9:52
Xasan Aden Samatar Heestii - Dhuuntaan Ku Marin Lahaa (Original Version)
7:05
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Somalii Nonstop
Рет қаралды 300 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,5 МЛН