Ciradiyo Jacaylkii (Original)

  Рет қаралды 103,538

ADDE JAMA

ADDE JAMA

8 ай бұрын

Ciradiyo Jacaylkii kala caagnan jiray |High-resolution audio 44.1 kHz 320-bit |
Codkii | Saynab (Cige) Iyo Salaad (Darbi)
Midhihii | Abwaan Sangub
Waqtiga | 1972
Meesha | Muqdisho (Riwaayadii Qabrigii Jacaylka)
ERAYADA | LYRICS | ⤵⤵⤵⤵⤵⤵⤵
00:36 Ciradiyo jacaylkii
00:39 kala caaganaan jiray
00:42 anaa caawa labadaba
00:44 la cawaysimaayee
00:54 Ciradiyo jacaylkii
00:58 kala caaganaan jiray
01:00 anaa caawa labadaba
01:03 la cawaysimaayee
01:13 waxaad cidhib kuleedahay
01:16 la cawaysimaysaa
01:19 halka laga ciyaaree
01:30 waxaad cidhib kuleedahay
01:32 la cawaysimaysaa
01:35 halka laga ciyaaree
01:46 walee ciirsigaygow
01:49 calaf iyo wadmooyee
01:51 walee ciirsigaygoow
01:54 calaf iyo wadmooyee
01:57 mid kalaba ma caashaqo
02:08 walee ciirsigaygow
02:10 calaf iyo wad mooyee
02:13 walee ciirsigaygow
02:16 calaf iyo wad mooyee
02:18 nin kalaba ma caashaqo
02:29 cashadaynu kulanaa
02:32 cirkaa roob ka da,ayoo
02:35 cawo dhalad inaad tahay
02:38 cindigayga galiyee
02:48 cashadaynu kulanaa
02:51 cirkaa roob ka da,ayoo
02:54 cawo dhalad inaa tahay
02:57 cindigayga galiyee
03:07 sida calanka keena
03:10 cadaankiyo buluuga leh
03:13 cidhifka isisaaraa
03:23 sida calanka keena
03:26 cadaankiyo buluuga leh
03:29 cidhifka isisaaraa
03:39 walee canab lamoodyey
03:42 cimri iyo wad mooyee
03:45 walee canab lamoodyey
03:48 cimri iyo wadmooyee
03:50 dumar kale ma caashaqo
04:01 walee canab lamoodyey
04:04 cimri iyo wadmooyee
04:06 walee canab lamoodyey
04:09 cimri iyo wadmooyee
04:12 dumar kale ma caashaqo
04:44 carabka iyo indhaha iyo
04:47 calooshaad dhexmiratoo
04:50 cadaawaad ku noqotoo
04:53 howla aad ku curisee
05:03 carabka iyo indhaha iyo
05:06 calooshaad dhexmiratoo
05:09 cadaawaad ku noqotoo
05:12 howla aad ku curisee
05:22 kalgacaylka ciidami
05:25 cusleeyoo ogsoonoow
05:28 ana yaanan ceebayn
05:38 kalgacaylka ciidami
05:41 cusleeyoo ogsoonoow
05:44 ana yaanan ceebayn
05:55 walee ciirsigaygoow
05:58 calaf iyo wadmooyee
06:00 walee ciirsigaygoow
06:03 calaf iyo wadmooyee
06:06 ninkalaba ma caashaqo
06:16 walee ciirsigaygoow
06:19 calaf iyo wadmooyee
06:22 walee ciirsigaygoow
06:25 calaf iyo wadmooyee
06:27 ninkalaba ma caashaqo
06:38 sida coodankii bari
06:41 ama ciidii jarareed
06:44 ceelqod ubax ku yaaliyo
06:47 cagaarkii danoodey
06:57 sida coodankii bari
07:00 ama ciidii jarareed
07:03 ceelqod ubax ku yaaliyo
07:06 cagaarkii danoodey
07:16 cosobkii lahaayoo
07:19 laga goonin caarada
07:21 carfigiisa leedee
07:32 cosob kii lahaayoo
07:35 laga goonin caarada
07:38 carfigiisa leedee
07:48 walee nacab la moodyey
07:51 cimri iyo wadmooyee
07:54 walee nacab la moodyey
07:57 cimri iyo wadmooyee
07:59 dumar kale ma caashaqo
08:10 walee nacab la moodyey
08:13 cimri iyo wadmooyee
08:16 walee nacab la moodyey
08:18 cimri iyo wadmooyee
08:21 dumar kale ma caashaqo
Thank you for joining me,
➠Subscribe to see more ♪
❝𝑅𝒶𝒽 𝐵𝒶𝓁𝒾 𝒦𝓊 𝒥𝒾𝓇𝒶𝒶 𝑀𝒶 𝒪𝑔𝒶 𝐼𝓃𝒶𝓎 𝐵𝒶𝒹𝒾 𝒥𝒾𝓇𝓉𝑜❞
▷▶ᴘʟᴀʏ ᴍʏ ᴍᴜꜱɪᴄ ᴏɴ⤵
Spotify:
open.spotify.com/artist/3q0Q9...
Apple Music:
/ adde-jama
Anghami;
play.anghami.com/artist/13490696
Lebal:
℗ Socdaale Music,
© ADDE JAMA,
▬ Connect With Me ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
Instagram; instagram.com/

Пікірлер: 9
@Somalis
@Somalis 8 ай бұрын
Codkii | Saynab (Cige) Iyo Salaad (Darbi) Midhihii | Abwaan Sangub Waqtiga | 1972 Meesha | Muqdisho (Riwaayadii Qabrigii Jacaylka)
@HuseenmacalinCumar
@HuseenmacalinCumar 5 ай бұрын
❤❤❤
@abdirisaqmoalinahmed1416
@abdirisaqmoalinahmed1416 12 сағат бұрын
Codkani kii Salaad darbi ma'ahan lkn Zeynab waxaa la qaadaya yar kale
@user-yd3dz1pk5q
@user-yd3dz1pk5q Ай бұрын
Masha'allah masuul
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 7 ай бұрын
Riwayadan waxa Alif Abwan kii weyne ee xangub qabirii jacey ka derbi iyo seynab cige waxan ku dawaday hargeysa
@user-qe6ih6ux6g
@user-qe6ih6ux6g 8 ай бұрын
4:46 4:48
@Aadanboshal
@Aadanboshal 7 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@IsmacilMuxumed-ls9bs
@IsmacilMuxumed-ls9bs 7 ай бұрын
2:14 2:15
@Aadanboshal
@Aadanboshal 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Bariido Wanaagsaney (Original)
8:12
ADDE JAMA
Рет қаралды 21 М.
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 16 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 64 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 22 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 23 МЛН
Maxaa kala qabsaday Siyaasiyiintan...?
20:05
SKY Cable TV
Рет қаралды 47 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEES JACAYL AH KABAN AAD U MACAAN LABADII ISDOORTEE
10:12
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 213 М.
Faraskaagii Laga Badi(Original)
6:20
ADDE JAMA
Рет қаралды 128 М.
Caga Dhigo Bilaash Baad (Original)
5:58
ADDE JAMA
Рет қаралды 44 М.
Seynab Cige - Wallee Aniga Caashaqa ( Kaban )
7:02
Rageedii™
Рет қаралды 507 М.
Seynab Cige Heeso Badan Oo Xula
1:18:31
Jiciir Channel
Рет қаралды 95 М.
Xasan Aden Samatar Heestii-Lulumaha Biyaha Gala ( Original Version )
6:10
XASAN ADEN SAMATAR
Рет қаралды 2,4 МЛН
Heestii: DANTAYDAY I CUSLAYSO./Sulfa/// lyrics.
4:28
Hal Abuur channel
Рет қаралды 177 М.
Naf ku jecel Adduunyada | sahra axmed jaamac | lyrics.
7:44
Cali Caddeeye
Рет қаралды 587 М.
Salaad Derbi iyo Saynab Cige 🔥Iyo Heesta "JAALALLEEY"
10:41
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1,5 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 457 М.
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 1,3 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 620 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 625 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 5 МЛН