Arin mucjiso ah Lugu Arkay xarunta sh Rusheeye yare Bahalkaan jin iska Dhiga Habeen walba maqribkii

  Рет қаралды 11,301

Badbaado Channel

Badbaado Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 58
@ANISODaahir-nm9gt
@ANISODaahir-nm9gt 12 күн бұрын
Sheekhoow kheer alla kusiiyee suaal kuwaydiin laha waliba dhanka xajka ah qof aan waydiiyo baa waayey adiga iisheeg alle dartii ŵaliba suaashu waa dheer thy
@Ozka1234
@Ozka1234 3 күн бұрын
Salalaahu calayhi wasalam ❤
@AbdikahimIbrahim
@AbdikahimIbrahim 11 күн бұрын
صلي الله عليه وسلم
@carooneboy
@carooneboy 11 күн бұрын
Wlhi aniga ayuu ihaayaa waana yeeraa, taxsigana waa iskaga keey soo dhigay jinkaas qeebta araga ayuu igala dagaal sanyahay 10 sano wlhi mana awoodo inaan iska leexsho horteeyda😭😭 ya allah, i icaawiya walalayaal ilahey dartiisa, lacagna idigama rabo, caafimad saan ku hili lahaa😭😭😭
@AaminoMohamed-x2f
@AaminoMohamed-x2f 11 күн бұрын
@@carooneboy wlh beenta mhn tixsi xita Wu iskasodhiga amuu idhibay lkin ilhaaye baa awoodleh hanaga reebo
@Ozka1234
@Ozka1234 3 күн бұрын
Walaale alle bari❤
@SagalMohaned
@SagalMohaned 12 күн бұрын
Shiiq waa runtaa allaah naga najeyo Aaaaaamiin tan qorotada ladhaho xataa waladilaya halki lagu arko waa lamid kan aad hada shegayso
@XafsaMaxamuud-pd3dk
@XafsaMaxamuud-pd3dk 11 күн бұрын
Guri u ka buuxaan soo dagey saan u dilayey wa ka dhameyay
@asliahmed4844
@asliahmed4844 11 күн бұрын
Masha Allah qaar kula dili lahaaye ajarkeedaad helaysaa insha allah
@Xaawo-c3g
@Xaawo-c3g 12 күн бұрын
Qoroto ayaan dhahnaa
@SagalMohaned
@SagalMohaned 12 күн бұрын
صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم
@ShaaficiDahir-e2e
@ShaaficiDahir-e2e 11 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
@cawralafaniq9090
@cawralafaniq9090 11 күн бұрын
Ilaahsybaa sameeyey
@IqraAbdulahi-dv1tl
@IqraAbdulahi-dv1tl 12 күн бұрын
Shikh ani xita waan arki jiray mar aan xanuunsadey markaan musqusha galo ayaan anji jirey iyo mar walbo lkn markaa iscilaajiyey waan arkii waayey
@cawralafaniq9090
@cawralafaniq9090 11 күн бұрын
Yaa huuu
@faadumoabdullahiibrahim5006
@faadumoabdullahiibrahim5006 12 күн бұрын
SALALLAHU CALEYHI WASALIM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@مريمالصيعري-ج8ر
@مريمالصيعري-ج8ر 12 күн бұрын
Salallahu caleyhi wasalim ❤
@ahmedharoun8768
@ahmedharoun8768 12 күн бұрын
salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤
@FartunDirie-h4c
@FartunDirie-h4c 12 күн бұрын
Asw sheik aniga nimankaan rusheeye labaxay waan kasoo horjeedaa waxaan waa quraafad waxaan waa shaqo dadka ayagaa sixra jinka somaliya bass ah miyuu joogaa waa sixir dadka ay uga shaqzystaan
@SagalMohaned
@SagalMohaned 12 күн бұрын
Subxaana laah Jinku wuu jiraa Kismaayo islaan Sunday laga dul qayliyay Jinki wuxu dhahay Dhirti aan harsaneynay nalaga dhameyay lagubay mel haryana weynay saa insight so dul dagnay Jin wu jiraa waliba dadka islamku dhibaa Allahuma najaynaa Aaayad kursi lasimtay alx hada caafimaad qabaa dhibata kaso maray alxdu lilaaahi
@AyanSalad-u1g
@AyanSalad-u1g 12 күн бұрын
Scw scw scw ❤❤❤
@khadarslx
@khadarslx 11 күн бұрын
scw
@AaminoMohamed-x2f
@AaminoMohamed-x2f 12 күн бұрын
Alla Wuu idhibay bahalkan hdu imaadana wx unbaa guriga kadhaca guriga qeeybta 10 ano dagan buu hben isoo gaatamaaya wah
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 11 күн бұрын
Waa godaado
@MxnuurAli
@MxnuurAli 11 күн бұрын
Waxaaladha dhulkeyna shabeelahadhexe jowhar urugley am
@AaminoMohamed-x2f
@AaminoMohamed-x2f 12 күн бұрын
Mxaaa la iskaga daaweenaa hee shiikhoow
@zamzammohamed1493
@zamzammohamed1493 12 күн бұрын
hargeisa qoroto ayaa looga yaqaana iyo wasakhad labadaba
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 12 күн бұрын
Gabar uur leh oo bishii 8aad ku jirta bay habeyn meel baadiye ah ku qaniintey sakaraad ayadoo ah baa qeyladeeda la maqley oo meshii laga soo qaadey marka xaajigeedii baa meeshii bahalku ka cuney barafuun uga shubay ma aqaan anigu cilmigaas ma garan lakin isla markiiba neef buu gowracay ama qalay calooshii buu ka soo saarey calooshii neefka oo kulul buu meel ka dilaaciyey gabadhii buu lugta u galiyey uuskii iyo wixii ilahay kaarkii iyo alalaadkii waa ka yareeyey subixiina hosbital baa rati ama owr loo soo saarey wagii danbana waa iska caafimaday
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 12 күн бұрын
Deegaankeenana goodaado baa looga yaqaan waa bahal xoogaa qalajista ama qorotada u soo u soo yara eg lakin waxay uga duwan tagay dhulka ayey iska qaadaa barina waa lee dahay oo seynta ama dibka meesha uu kaga yaal bari ayey ku lee dahay
@Kamaaldiin49
@Kamaaldiin49 11 күн бұрын
Scw
@Otaha-zr8sn
@Otaha-zr8sn 12 күн бұрын
Scw scw scw
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 12 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 11 күн бұрын
Sheekhoow 2 magaac ee aad sheegtay waligey mamaqlin ee midsedexaad nosheeg Mamaqlin goodado mamaqlin dhadhamiso plz nosharaax magcaas?
@MaryanSaed-yd8ki
@MaryanSaed-yd8ki 8 күн бұрын
Waa qoorto wll ma taqan
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 8 күн бұрын
@MaryanSaed-yd8ki wale garan maayo magacyadan
@mohammedabdi9150
@mohammedabdi9150 12 күн бұрын
What do we call in English
@asliahmed4844
@asliahmed4844 11 күн бұрын
Ma,qalajis baa tolow ?
@nabadiyonoolool9896
@nabadiyonoolool9896 12 күн бұрын
S c w s c w s c w ❤❤❤❤❤
@ahmedkhalif1773
@ahmedkhalif1773 11 күн бұрын
Jirjiloole miyaa
@SagalMohaned
@SagalMohaned 12 күн бұрын
ƁISINKA WAXA LA YIDHAHDÀ JIR JIROLE HADBA MIDAB
@SagalMohaned
@SagalMohaned 12 күн бұрын
WCS SHIIQENA GABARYARO AN DHALAY HURDO IDIDAY HOYO FIRI QOROTADAN WAN WAYA UGU DAMBEYN HURDADI ISKA DAYAY WAN USO JEDAY MISE WA RUNTED WEYBA LA HURUDA WAJIGEDA WAJIGEDA GARABYAAL QUR AAN ULAASIMAY WAAN WEYNAY ALX
@AaminoMohamed-x2f
@AaminoMohamed-x2f 12 күн бұрын
Plz ilaahey baan kukudharshee Mxn iskaga reebaa wuuu ishibeee
@Xaawo-c3g
@Xaawo-c3g 12 күн бұрын
Kulamid
@AaminoMohamed-x2f
@AaminoMohamed-x2f 12 күн бұрын
@ abayo meeqo saac buu kuuyimadaa bahalkan
@Istahilmohamoudrobleh
@Istahilmohamoudrobleh 12 күн бұрын
Mad kuladligara hn
@RaxmoAadan-t3d
@RaxmoAadan-t3d 12 күн бұрын
Qolkayka 4ilayo 5aakujirto anuu
@ZamzamAxmadJilacow
@ZamzamAxmadJilacow 12 күн бұрын
Boloc waa la dhahaa.
@AaminoMohamed-x2f
@AaminoMohamed-x2f 12 күн бұрын
mudo 4 sano ah buu iii imanaooyaa
@mohamedismailIbrahim-u8j
@mohamedismailIbrahim-u8j 12 күн бұрын
madax taag ayaa la dhahaa
@ijabaluul4704
@ijabaluul4704 12 күн бұрын
Qoroto miyaa
@Xaawo-c3g
@Xaawo-c3g 12 күн бұрын
Haaa
@somalihanolato741
@somalihanolato741 9 күн бұрын
Kofurta dhadhamiso ayaa loo yaqaan
@abdisalannakey6580
@abdisalannakey6580 12 күн бұрын
Godado maxa ladaha sheik
@FartunDirie-h4c
@FartunDirie-h4c 12 күн бұрын
Dhulka Meel kasto aduunka Jin wuu joogaa wax cabaadayo iyo sidaan dad uxanuunsan ma jiraan nimankaan dad ha looga digo dadka wey sixreen
@ahmedharoun8768
@ahmedharoun8768 12 күн бұрын
salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤
@AnasmaxamedAnas-m8p
@AnasmaxamedAnas-m8p 8 күн бұрын
Scw
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
WIIL SOMALI AH OO MEYDKIISA LA DOONAYO IN LA GUBO
1:22:36
Toos Radio
Рет қаралды 56 М.
DHAGA YARAHA IYO CAAFIMAADKA
4:29
Dr faris Al attas
Рет қаралды 462 М.
RUQYAH QOFKA NOLOSHA LAGA XIRAY ||SH CAYDARUUS
46:25
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 45 М.
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН