Wllhi shalay ayaan bilaabay bilabay salaatu duxa marwan tukado ayaan 10jeer aqrina insha allah allow ii fududeey
@AxmedAdeec-o9d18 күн бұрын
Qofkii ugu hor daawaday ayaan ahay alxm❤
@sofiibrahim7718 күн бұрын
Shukran Shekh badbaado allaha ku barakeyo❤❤❤🎉🎉🎉
@filsandirir820418 күн бұрын
Alam nachrah Wa surada salaada subax an ku tukado iyo suratul fil ila 2 sanoo. Faiido badaan baan kahelay alhamdu llilah😊😊😊
@calimaxamuudmaxamed739418 күн бұрын
Maxaa ka aragtay wll ma ii sheegi kartaa hadii aadan public u rabin si gooni iigu sheeg balan waaye ani koobnaaneysaa ani neh ha ii noqoto dhiiri gelin wll ii sheeg