Tegtog iyo adeer Kiis xasan munaafaq U malayn maayo in dalkaan ay horumar gaar siinayaan ee aloow Dalka noo bad baadi aamiin
@amiinaxmed14772 күн бұрын
Wa yaab somalia social media leysagadiraa waana halka dalku kadagi la'yahey
@CabdulahiahmedAfcade2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@abdiisse68082 күн бұрын
Maalin walba ma waxaad soo xayeysiinee Al Azahar oo argagixisadu kasoo qalin jebiso Awoowgaa la gubye
@LovelyHarp-pv9lb2 күн бұрын
Md wayne dalku umabaahna itoobiya laso warar and matched oowanaagaagaraba
@AadanCali-l2u2 күн бұрын
Warka. Sad. Akhrineeyso. Taariikh. Uyeel
@mohammedabdul59232 күн бұрын
Tase adiga 1 kthy
@maarmaar61362 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂 RW hamze marxuum ahmed madoobe ayuu so qabanaya ma waxay maraysa abgaalkii ciidanka xawaadle layay bu so qabanaya 😂😂😂😂 itoobiya wa cadowgeena ultimo dabada ayu hassan sheekh u dhigtay bada qadata waxad doontana somalia ka sameeya lkn Koofurgalbeed iyo jubaland iqabts fashil hambalyo ciidanka xawaadle ee kuwii ay futadooda difacayay dileen dhulkooda iney adan no more abgaal futadooda xawaadle difacan dowladnimo beena lagu layo
@SurprisedDalmatian-es3xo2 күн бұрын
caburin miyaa hadii kuwa fitnada faafiye wax laga qabto
Itoobiya askarteeda mushaarkooda ma bixin karto mushaarka ayka qaadan jiree qaramada midoobay haday waayaan ayagaa is cunaaya. yaan loo ogolaan in ay ka mid noqdaan ciidamada nabad illaali ta u jooga somaaliya.
@jamamahamutt96972 күн бұрын
Dawlad maaha tala hawiye cid ku kalsoon majirto
@Cqaniayman2 күн бұрын
Asc
@HussenYusuf-k6f2 күн бұрын
Xasan Tuuuuuuug ka hor wareeg Somalida.
@Wanagjecel-w2m2 күн бұрын
Oromo aa tahay caay wax mataredo madaxwenaha uducey
@CabdullahiHawarwaaa2 күн бұрын
Itoobiyo waa iney dalka soomaali laga saaro itoobiyo waxay ka soo hirjoogtaa iney dhulka iyo bada soomaali qaadato ayadaa ciidamo badan ku soo daabushay sidey dadka soomaali ay ku cabsiiso
@abukarmaxamed53762 күн бұрын
Dowladnimada Somalia wey hormartay ciidanka hadii qaab qaniil loo laayo waa in ay ciidanku soo gadoodaan