Aroos Wacan By Mohamed BK 2018
7:15
6 жыл бұрын
Jaceylkan By Deeqa Bilan 2015
4:44
9 жыл бұрын
Hees Cusub Qalbi By Deeqa Bilan 2015
5:31
Farxiya Fiska (Calanka)(Wadani)
4:36
12 жыл бұрын
Пікірлер
@hanadabdulkadir9142
@hanadabdulkadir9142 18 сағат бұрын
2025😊
@marie-c8v4c
@marie-c8v4c 20 сағат бұрын
Ala maxaan noloshan ku dhibaatoday ilahayaw qalbi gayga cabsidaada iyo iimanka ku sug😥🤲
@bigman-v9p
@bigman-v9p Күн бұрын
2025😢💔
@raaqiyoaden
@raaqiyoaden Күн бұрын
2025 dadka dhagaysanye waan idin salama ✋😥
@HibaaqAbdi-bf4le
@HibaaqAbdi-bf4le Күн бұрын
💍i.a 2025/4/20/ waa maalinteeni i.a waana usoo laawan doona anoo xaas aha i.a 🥰😩
@NadwaAhmett
@NadwaAhmett Күн бұрын
magacygu wa naima kuna nool laaascanott heestan ugu horyn wxa ibarty zxipday najma labadayaduba wxn ku jirna nolol adag wxn is barany 2019 anago class 8 ah hdana wxn isla dhigana hal jaamacad ani hooydy wy dhimaty zxipadyna labadeeda waalid way dhinten runtiii dhimazhada waalidinty wxn mrnay nolol rafaadkeda dhinac wlba leH alle wa qaadir wuuna no jeeda wxn ka bariny nolol tan dhaanta 😭
@IsmaanKamaal
@IsmaanKamaal Күн бұрын
😢😢
@jameelvlogs474
@jameelvlogs474 2 күн бұрын
Heestan Anigo Yar Oo Jaceyl Waxba Ka Aqoon Ayaan Dhageysan Jirey Maanta See Qiimaheeda Dhabta Ah Ayaan Garanayaa 😢
@sakijama6949
@sakijama6949 2 күн бұрын
Xasan saleeban dhuxul laabsalax heestan inaba caadi maaha i.a Ani iyo marwada mustaqbalkaa wada dhageysan doona cwa tarikhdu wa 2/2/2025 i.a mahayo hda lakin raja nawilayaa👋
@AbdilatifSheikh
@AbdilatifSheikh 3 күн бұрын
Ani unba lu go ayoo Caashaqu ilulayee Show adi layaabu Laxawgaygu kugu yahy Heestan waxan dhagaysanaya Xili aan kala garanba laa ahay Inaan ani kaligay jeclahay Iyo inay ila wado waayo culaysbadan ayaan ka dareemay xageeda Anigoo TikTok iska dhexwareegaya ayaan Arkay heestanoo su aalaha Iga dhaxguuya ka hadlay 😊
@sakijama6949
@sakijama6949 3 күн бұрын
Laabsaalax abwaan heesa mulaxan intaba wa ahaa
@MupaarigCabdi
@MupaarigCabdi 3 күн бұрын
14/10/2022 habeen sabti so galay so galayso. Jaceylkeugi ayaan wayay 😢marna xaskeygi waxad I bartay micnaha jaceylku leeyhy ale aya igakaa jeclaaday. Sidaan raalikaga ahaa ilahay hakaga ahaado waan kuso duceynayaa inta ka danbeeyo heesta waa I xauus
@AbdirizakYussuf-v7r
@AbdirizakYussuf-v7r 3 күн бұрын
Walee hadaal ruun eeh ,Allaha nacafiyo. 01/02/2025
@MR_advice30
@MR_advice30 4 күн бұрын
Waa maalin sabti ah bishu waa 1/feb/2025 waa casar goor shegtu waa 17:01 waxan idin leyahay is weheshada oo isu dul qaata noloshu way waayo badantee nabsigana iska ilaaliya❤
@Najma-k5j
@Najma-k5j 4 күн бұрын
2013 Ayaan wiil is jeclaany kadib waxan kubalany guur Wiilka hanti muusan hy san anah Wan kuqanacsana kadib waalidkii usheegyY in mardhow lay guursanayO walidkii way kufarxeen kadib Markii balatii guurka lagaaray ayaa wiilkii isoo wcy kadib wuxu idhaHy gabar ayey Fmlga isiiyeen aninaH Wan naxy walikiinah wxy idhahayen aaway guurki aninah dhib ihaystay kadib 2015 ayuu aabahey wiil Maqan oo anan rabin oo kufarax sanen igu dary Noloshaydanah Murugo iyO Rajo la'an noqoty😭💔
@CabdifataxAxmed-s6r
@CabdifataxAxmed-s6r 5 күн бұрын
Always been my heart otf long life 2025
@yasmindahir969
@yasmindahir969 5 күн бұрын
2025💔
@kaltunqani5132
@kaltunqani5132 5 күн бұрын
Up to know am listening this song 2025
@MohamedAbdirizak-s1c
@MohamedAbdirizak-s1c 6 күн бұрын
28/1/2025 broken heart 😢💔
@XamseCabdi-dn2pj
@XamseCabdi-dn2pj 6 күн бұрын
Qalbigii Lacibki Ee Kugu Lamaana Maad Lexa Jecleyninee Lumisye Haa Raacdeen
@ajibarmustafehussein9730
@ajibarmustafehussein9730 7 күн бұрын
Waaa saacad gaara waana xasuustiii gabadhaan jeceshay
@Ahmedtaajir94
@Ahmedtaajir94 7 күн бұрын
6 sano kadib ayan halkan soo booqday wana ku faraxsanahay heestan waqti dheer kadib 2013/2014 inan dib u dhageysanayo mar kale waayo waxey igu ledahay xasuuso gooni ah aan dhamaad laheyn run ahaanti jaceylka aad bu u xanuun badanyahy walhi qofka aad jaceshahay neh hadad weyso nolosha dhan waad naceysa kaliya waxad noqoneysa qof xasuuso kiliya la nool ruuxdada neh waxey noqoneysa qalfoof kor laga arko oo la moodo inuu nool yahay lkn aan nooleyn! Qoraalkan waxan soo qoraya maalin arbaco ah sacadu neh eey 10:53 oo subaxnimo taarikhdu neh eey ku began thy 29 january 2025 magaceyga waa ahmed omar noor waxan ku nolahay dalka kenya🇰🇪 qisadeyda jaceyl hadan idhin lawadago aniga hada waxan jeclhy gabar ladhaho ismahan adan muse waxan is baranay haben axad sii baxeyso isniin eey soo galeyso sacadu neh eey thy 1:00 date 13/8/2023 iyada waxan isnaqana hada mudo laga joogo 1sano 5 bilood iyo 16 maalmod waa gabar aad u qalbi wanagsan iyada daacad neh ah aad beey neh ii jaceshay iyada anigane kaba sii daran nasiib bana ku laha inuu iyada waqtiga ila kulmiyo wana waxan qalbigeyga ka tirmi doonin intaan nolahay oo aan neefsanayo dunidan neh aan dulsaranahay waan ilashada iyada waligeyna iskuma dayin inaan qiyaamo iguso duceya inta iga dambeyso oo qoraalkeyga aqrin doonto ineey calafkeyga noqoto gabadhas oo aan is helno! 😭❤️👫
@sadammoha3780
@sadammoha3780 7 күн бұрын
Anun baa laliitoo Ladi waaye jiifkee Shoo adu ladnaan baa Raaxada ku lulataa😢
@feysalhassan6773
@feysalhassan6773 8 күн бұрын
dadka dhageystay 2025 salamay
@nagmamuuse
@nagmamuuse 8 күн бұрын
2025 dib u dhagaysanaya🥲
@Marymanajah
@Marymanajah 8 күн бұрын
27/1/2025❤ yaa iga danbeeya
@abdinurabdiasis9248
@abdinurabdiasis9248 8 күн бұрын
Waxaan dareemayaa xanuun saida oo qalbiga ah hal qof kaliya dawayda haysa iyadna waa iga aamusan tahy. Xili fiidah waxan cunay kaniin neerfa ah
@HhHh-t8x7v
@HhHh-t8x7v 8 күн бұрын
Anunba laliliito ladi wayay jifke😢😢😢😢
@AmatuHaqq
@AmatuHaqq 8 күн бұрын
NICE SONG
@AsmaAbdi-k4u
@AsmaAbdi-k4u 8 күн бұрын
27/1/2025 My fav song😭❤️
@iamarmaan7930
@iamarmaan7930 9 күн бұрын
2030 😢
@SumayoAhmed-g6b
@SumayoAhmed-g6b 9 күн бұрын
7/0ctoper /2020😭😭😭😭😭😭
@IsraNaasirCabdilaahi
@IsraNaasirCabdilaahi 9 күн бұрын
Cawa unban. Hestaydi helay😐😌
@NajjahDek
@NajjahDek 10 күн бұрын
Halka dabci o aan qabo waxa weeye , qof kasta wan aminaa, hdhowna wa dhawcmaa💔🥹 2025 iyo xuun
@ishwakdaher5516
@ishwakdaher5516 10 күн бұрын
just🥹💔
@NajjahDek
@NajjahDek 10 күн бұрын
2025😢
@fariheklip2610
@fariheklip2610 10 күн бұрын
Waxan rajeynayaa Rajadeydo in ay soo dhamatay oo ay run isku badasho sanadkan 2025🙏insha allah
@NimcaanMustafe-e4h
@NimcaanMustafe-e4h 11 күн бұрын
Weli waan tabayaa
@ayaanabdirahmaan2597
@ayaanabdirahmaan2597 13 күн бұрын
Qalbigi laciibkii Ee kugu lamaana Maad laxe jeclaynine Lumisaye ha radcayn😢
@itz_abdi
@itz_abdi 13 күн бұрын
Like ii saar si aam dib igu soo noqod heestan mcn❤😢
@hodanmuhyadin3612
@hodanmuhyadin3612 13 күн бұрын
One of my bestfriends sent me this song she is so heartbreaking right now 😭 iyada darteed u dhagysanaya . I’m always here for you sxb mcn dhib iyo dheefbo . ❤
@itz_abdi
@itz_abdi 13 күн бұрын
After 5 hour I heard the song😢
@FatimaMohamed-g4k
@FatimaMohamed-g4k 14 күн бұрын
😢
@AxmedXaajicariish
@AxmedXaajicariish 14 күн бұрын
Heestan waxa soo poqday 22/1/2025 2009 dhagaysan jiray😢
@KaltuunMohamed-z1b
@KaltuunMohamed-z1b 14 күн бұрын
2025❤❤❤❤
@Hanad-w6z
@Hanad-w6z 14 күн бұрын
2025
@hassandahir4227
@hassandahir4227 15 күн бұрын
4840
@dualleyare4307
@dualleyare4307 15 күн бұрын
5 year kadib bey ila soo hadashay ah qalbiga wax walpa yaa sidii hore kusoo celiya show luqun jabkaygaba libin baad ka dhigataa 😢
@queennajah7403
@queennajah7403 16 күн бұрын
Cajiib 🥹💀😌
@DiplowDiplow
@DiplowDiplow 16 күн бұрын
Anigu cawana ihelayo😢😢
@momworld41
@momworld41 16 күн бұрын
Heestan cawa farxad ayanku dhageysanaya kadib waxbadan la iso qalbi jabiyay waxan helay wiil dacad i jecel alle i xafido ❤❤❤