Sahal Kuma Raxlayn Karo - By - Mursal Muuse - 2013

  Рет қаралды 674,818

King Production

King Production

Күн бұрын

Heestii : Sahal Kuma Raxlayn Karo
Codkii : Mursal Muuse
Erayadii :Abwaan Hassan Dhuxul Laab-Salaax
Laxankii : Cabdiraxman Cali Xirsi
Musikadii : Ilyaas Idiriis

Пікірлер: 239
@axmedupdiealli7970
@axmedupdiealli7970 2 ай бұрын
Wa salamay intee heestan dhageesatay 2024 😂
@xuseenmaxamedayaanle4500
@xuseenmaxamedayaanle4500 Ай бұрын
Waa kaa qaaday lkn inaadeerkay been badanaa
@yaasircm
@yaasircm Жыл бұрын
yaa ila dawanaayo 2023 untill heestan 🤟🤟
@muzdalifah9563
@muzdalifah9563 3 жыл бұрын
Marwadayda lama simo Sahal taan ku gulano Maalmuhu dheera sanaduhuna gaabanaa 2021 xilikaas qankaar ma ahayn 11 jir baan ahay alx hada qof wayn oo wax fahmayo ayaan ahay yaa ila mid eh 🤔✌Oo iga dambeeya tolow
@sacadismail4687
@sacadismail4687 Жыл бұрын
De gabar fican tahe ma isku qabsana heeata dumarka kle aan ku baacshe😎❤❤❤
@AhmedAli-lx7sl
@AhmedAli-lx7sl 6 ай бұрын
Saqiir wase ma 14jir baad rabtaaa??😂😂😂😂 war bal kaalaya tanoo kale😢😮
@NimuzhHusein
@NimuzhHusein 6 ай бұрын
See wax yeeshay😂😂​@@AhmedAli-lx7sl
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 2 жыл бұрын
2022/09/09 heestan ayaan dib usoo raadiyay talow cid miyay iga dambaysa
@aliaommer3363
@aliaommer3363 11 жыл бұрын
mursal muse masha Allaah wada cod macantay walal lakinse waxan rajayana inaad codka qurux badan aad xaga rabi ka faaidaysato ood ku akhriso quranka kariim walahi dadka waxay dadku ku raxaysan lahayad coodka macan oo si dareen leeh ku quranka adiigan waxad ka heli lahayad wanagan iyo khayar badan walaal ee rabi haa ku toos jidka wanagsan adiiga iyo xaskag
@sadaamahmed70
@sadaamahmed70 Жыл бұрын
Asc wll ma noooshay 9 year ka bacdi👋🤔
@hibaaqsiciid3288
@hibaaqsiciid3288 Жыл бұрын
​@@sadaamahmed70 😂😂
@Naruura4
@Naruura4 Жыл бұрын
@@sadaamahmed70😂😂😂
@sadaamahmed70
@sadaamahmed70 Жыл бұрын
@@Naruura4 wow cimri dheer iyo cibaado suuban😂♥️
@Naruura4
@Naruura4 Жыл бұрын
@@sadaamahmed70 hush😂😂
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 7 ай бұрын
San uradiinaye hada heelaye heestan ❤2024
@feizaabdi9438
@feizaabdi9438 2 жыл бұрын
14/01/2022 02:12 habenimo Gobtu Sweden Shaqo habeen anigoo ku jira 😍
@galadapple155
@galadapple155 Жыл бұрын
Sweden malagu qayili kara wlshay an imade❤
@onexx1
@onexx1 2 ай бұрын
Summer ki manad iman?
@amiindeutschlandofficials7981
@amiindeutschlandofficials7981 5 жыл бұрын
2020 yaa ila daawaneyaa☝️☝️☝️from Minnesota
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Ma aheyn wll wakhtiga aad dawaneysey heesta 2020 waayo sanad baa imika ka soo wareegtay qoralkagan 2020 ma dhaman wali 2019 bad dawaneysey naga daa beenta🤣🏃‍♀️👊 30 August 2020
@zakirnour1748
@zakirnour1748 4 жыл бұрын
aabo walhi waan Ku mirqaamayaa lipaxaygii hhhhhh pice and love lipaxaygii
@muxo4029
@muxo4029 3 жыл бұрын
Waaw mursal muuse
@user-ex1lr1mw1s
@user-ex1lr1mw1s Ай бұрын
Xusuus baad iska reebty lpx
@sudaysabdi304
@sudaysabdi304 6 ай бұрын
Yaa ila daawanayo ilaa 2024
@onexx1
@onexx1 2 ай бұрын
Anyone 2024?
@dgmarwan7165
@dgmarwan7165 5 жыл бұрын
heesta intii 2019 daawaty like isaar
@yonezcrown
@yonezcrown 4 жыл бұрын
0nly Legands They Know's This Song💯🎸Ciyaalii Hore
@nasraali1212
@nasraali1212 3 жыл бұрын
☝🏻👍🏻
@munaali4117
@munaali4117 2 жыл бұрын
21/9/2022 10:22 Am Wednesday aya dawadey heestan
@nafisaaragsan5927
@nafisaaragsan5927 2 жыл бұрын
Madax dhuubow intana ma joogtaa😂😂😂
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 Жыл бұрын
Yoniz crown 👑 🙏👋
@nasteexoyeedhwayne3837
@nasteexoyeedhwayne3837 6 ай бұрын
03/03/2024 sobob baa ikeentay halkan comentigana inaan ku xasuustan ureebaya
@hannalovely4176
@hannalovely4176 7 жыл бұрын
Sadrigayga haye fudud muxubado ma saarnoo Sayigayga lama simo sahal kaan ku kulanoo sahal kuma raxlayn karo viva Mursal
@wiilkacaanahageelashuba4487
@wiilkacaanahageelashuba4487 7 жыл бұрын
Hanna lovely dhalad Rer borama Hnoyaal
@daahirqazaaye1295
@daahirqazaaye1295 4 ай бұрын
Who is watching 2024🎉❤
@khuludfaysal2788
@khuludfaysal2788 Ай бұрын
Me 😂❤🎉
@kasesam8542
@kasesam8542 11 жыл бұрын
Somalinad waa inay samayso SOMALILAND MUSIC AWARD sanadkasta si loo siiyo fanaankasta abaalkiisa. MURSAL MUSA waa in la siiyo fanaanka codka iyo fanaanka 2012-2013.
@sadaamahmed70
@sadaamahmed70 Жыл бұрын
Asc wll 9 sano kadib ma noshay hada noshay alxmdulilah dheh wll👋
@salmamoham4038
@salmamoham4038 Жыл бұрын
@@sadaamahmed70 ha 😂
@internetpolice3553
@internetpolice3553 Жыл бұрын
​@@sadaamahmed70Asc wll 3 bilood kadib ma noshay hada noshay alxmdulilah dheh wll 👋
@sadaamahmed70
@sadaamahmed70 Жыл бұрын
@@internetpolice3553 alxmdulilah wll
@cabdirashidmaxamed-cy9xw
@cabdirashidmaxamed-cy9xw 7 ай бұрын
Heestan tiktok ayn ka soo raacay tarikhdu waa 22/01/2024 hadii aad aragro qoralkan like dhac ku sii 😂😂❤❤🥰🥰
@ahmednkante9128
@ahmednkante9128 Ай бұрын
1/8/2024 walahi heestaN maxaN ku mirqamay waayo waayo ilahow dhulkii hoyo nagu celi🙏🙏
@hamdaismail4524
@hamdaismail4524 5 жыл бұрын
Hodan maxay samirtay😂 sidan xataa waa lagu idhi akhirkii lkn way ku guulaysatay 😍
@ayankojoy1491
@ayankojoy1491 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Ichikomydear34
@Ichikomydear34 5 жыл бұрын
Beentaa ma aha
@hamdaismail4524
@hamdaismail4524 5 жыл бұрын
Waxa kadideeday usoo cabtay wll😂
@sagaalsaeedsamtar7474
@sagaalsaeedsamtar7474 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣
@ahmedshafii5888
@ahmedshafii5888 3 жыл бұрын
@@alisaladahmed424 kor uunbanay u kaajine lkin way cabaaan🤣👀
@kasesam8542
@kasesam8542 11 жыл бұрын
my Brother the most talented SOMALILAND arts from the 21st century no doubt about it, u should win the arts of the year.
@Farayare451
@Farayare451 Жыл бұрын
2023 yaa ila daawanya Like iireeb goat 😂 🐐
@Sharoobo
@Sharoobo 5 жыл бұрын
Maxa ka dambeyey heee ina guurstid who still watching 1/4/2019😡😂😂😡
@leylaabdullahihassan2508
@leylaabdullahihassan2508 2 жыл бұрын
Hhhh
@zakigacal
@zakigacal 11 жыл бұрын
qurux iyo qiimo hadaad leedahay saakeeynu sahal ku kulanee.................... dhalanteed howshaadu kuma sama----------gabaraaye sugeyseee........................inkastood la simantahay sooryo midaan siyaane sahal maaheeee.........waaaaaaaaaaw sahal maaaha qofaaaaad sooryo ka dhibtay...........
@mukhtarabdi3992
@mukhtarabdi3992 8 жыл бұрын
marwdayda lama simo sahal taan ku kulanoo sahal kuma raxlaynko
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 Жыл бұрын
2023😢 Yaa dhaeysayo
@ricardoben5404
@ricardoben5404 6 жыл бұрын
Ever hestan ma ilaawi doonoH.... isnkastoy sad ka tahaY sahal qurixi leedahaY saakaYnu kulanee sahal kuma raxlaYn karoH...❤
@zakigacal
@zakigacal 11 жыл бұрын
14 kiina negetive ka eh wan ogahay dhaliil music,miro,laxan mahan mursalne wuu ka maarmaa gooni socda sida idinka...... viva mursal iyo abwaanka heestan leh..........
@mumtaazmohamed4831
@mumtaazmohamed4831 4 жыл бұрын
Marwadeyda lama simo sahal tan kukulano Mursal boqorka jaceylka 👌👏👏👏👏
@cadnanm.mascuud5052
@cadnanm.mascuud5052 6 жыл бұрын
Marwadayda lama simo Sahal taan Ku kulano!!!!!! 2018?.....
@ildheereproduction3753
@ildheereproduction3753 5 жыл бұрын
Heestan nin aan aad asxaab u ahayn Waagi aan Kubada teams ka ahayn ayaan Aad udhagaysan jirnay Mantana asxabti walow aan is jeclayn walhtiba nakala kaxeeyay
@cawaadifmiyoota5484
@cawaadifmiyoota5484 Жыл бұрын
21/2/2023 Tuesday dawanaya 😭😂🏃🏽‍♀️😊
@oumatiti3652
@oumatiti3652 10 жыл бұрын
I cheer up all the women that reflecting this woman in this song . I am askin myself if I am as mursal described this woman , I love it ,nice song . mursal keep always singing like this not hay raadsan .................\
@asmaqaali1264
@asmaqaali1264 7 жыл бұрын
ouma titi m
@depressed8108
@depressed8108 3 жыл бұрын
@@asmaqaali1264 what did you say
@internetpolice3553
@internetpolice3553 Жыл бұрын
​@@depressed8108he was typing this guy's username
@caabitravelagency
@caabitravelagency Жыл бұрын
still 2023 am in love
@ANFAC-t7u
@ANFAC-t7u 7 ай бұрын
Who asked 😅
@user-ex1lr1mw1s
@user-ex1lr1mw1s Ай бұрын
Inaderkay mursal ha waarto qabyaaldu ❤
@user-jh3yg4fp6s
@user-jh3yg4fp6s Жыл бұрын
Heesta heesaHa igu jecelehyyy❤😢 jecelkaygaa i qaada alow i daa oo calaf igu dar❤
@zaarazuhuur4635
@zaarazuhuur4635 6 жыл бұрын
sahal kuma raxlayn karo waxbadan bey khadro kuba shali jirtay *(qalbi aad mulkidaybaa) by hodon & mursal ar nin aaaa yaab u leyhay
@saciidxaji307
@saciidxaji307 3 жыл бұрын
Waad iga qoslisay lkin ragoo dhan SaaS maaha
@abdihakinismail1724
@abdihakinismail1724 2 жыл бұрын
Inta tik tok ga katimid love ta 🤣🤣
@amiincox6206
@amiincox6206 11 ай бұрын
#2:46 Am, 17/10/ 2023 Heestan waxan dhagaysan jiray anigoo grade 7 ah, muxuu wakhtigu ordaya durba 10yrs laga jooga😢
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 2 жыл бұрын
Sahal kuma raxlayn karo FaV song🎸🎧november 2021
@NasserAliwassi
@NasserAliwassi 5 ай бұрын
Macha Allah
@mutazmuhumed146
@mutazmuhumed146 2 күн бұрын
Kabaxxxxx ❤ wan qalbi jabsana ninkanan soo doontay heheh😂😂
@nimcobaashe5009
@nimcobaashe5009 7 жыл бұрын
Marwadeyd lama simo sahalkan ku kulano sahaltan ku kulanoooh Murzal muze
@Qofnaba.
@Qofnaba. 4 жыл бұрын
Marwadayada lama simo sahal taan ku kalano xasuus hore weji 2013
@somliajamama8184
@somliajamama8184 5 жыл бұрын
Asc Mursala M C noga warana wakhatiga 2013 or 2014 IYO April 2018jirka iyo hado 2019 Marka baada runa Shageeysa? Adiga hadana Runta ka sheego 100% Hodan Cabdiraxman in aada Jacashahaya baana ogahaya khadro Sinamo Carurta baa ilaahaya Qora in aad ka dhasho Laakina Jacaala Majiiro waa Calafa but Hodana Cabdiraxman waa Jacashahaya Sida eeya u Cadaasata jacalka eeya ku khabto u Cadaaso Nin Raga hada Tahaya Hadii ka la(TASHADAYA NASIBKA)She is woman power in the world siss lvu & bro Mursala M C bro lol 👨‍👩‍👧‍👦✌✌✌✌🌟🌟🌟🌟🌟
@hodanaden6681
@hodanaden6681 4 жыл бұрын
Heestan dhaga hadalka waxa lo qaday wa hodan dulqad badana kaniy nin mahan
@azallegaming2791
@azallegaming2791 Жыл бұрын
2023 cidi dhagaysanaysa. Is muujiya prot
@asiye717
@asiye717 4 жыл бұрын
Sadrigayga hye fudud muxibadu ma saqdo marwadayda lama simo sahal tan kukulano 😢 CALAFKU MUXU MEL XUN KASO BODA MAR MAR 😩
@ahmed4665296
@ahmed4665296 11 жыл бұрын
heesta iyo muusiguba macaanaa fanaan ka qaaday fiicanaa erayada iyo laxan ka dad ka saaray salaan mudnaa nice song ayaan dhamaan idin leeyaha wll
@aflaxali7936
@aflaxali7936 5 жыл бұрын
Woooow caadi mah hestan
@aflaxali7936
@aflaxali7936 5 жыл бұрын
Woooow caadi mah hestan
@haykaltrending8518
@haykaltrending8518 Жыл бұрын
Who else is listening it in 2022 😍😍
@AnzalAbdi-hl2uv
@AnzalAbdi-hl2uv 8 ай бұрын
Favourite songs 🎵 ❤❤❤
@ASADADAN443
@ASADADAN443 Жыл бұрын
Jah cod macaan
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri Жыл бұрын
Heesta ciyaalkii hore. Fankii Laabsaalax ee ashqaraarka ahaa.
@neimaabdimuhumad3164
@neimaabdimuhumad3164 Жыл бұрын
28,june 2023 ilahow cimriga noo dheere"xasuus buu ii ahaan doona qoraalkan lkn mawdban dadka daynayn😢
@idilrashiid228
@idilrashiid228 Жыл бұрын
Farxad ban kuu rajenayaa bowe
@Maxameddemaxam
@Maxameddemaxam Жыл бұрын
Ilyas idirs is from another world
@faysalmohamet7327
@faysalmohamet7327 3 жыл бұрын
9/11/2021) Time 9:30 Goobta Hargysa Saxiibayal Comens One year Kadib i geeya
@sagalin555
@sagalin555 7 жыл бұрын
sahal kuma raxley karooo
@zaraahmed4256
@zaraahmed4256 11 жыл бұрын
huuuuuuuuuh i love this song
@galadapple155
@galadapple155 Жыл бұрын
Asc wll🙌
@superka930
@superka930 6 жыл бұрын
marwadayda lama simo sahal taan ku kulanoo dhalanteedka kuma samo gabar dhaayo sugaysooo hada marwo ma hayo lkzne waa mida soo socoto 2020
@mumtahamuuqdheer8139
@mumtahamuuqdheer8139 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@suhaybabdirisak9448
@suhaybabdirisak9448 Жыл бұрын
In kastood la siman tahay sanqashada dareenka leh suldhabale gabdh yahy ha ku seegin danahaga❤️
@muniirshakulmohamed9380
@muniirshakulmohamed9380 6 жыл бұрын
yaa dawanaya 22 January 😂 2018ka
@fadumaismail146
@fadumaismail146 5 жыл бұрын
Mee 😂😂
@nasraali1212
@nasraali1212 5 жыл бұрын
Anigaa 😂😂😂😂😂
@amiircali3618
@amiircali3618 Жыл бұрын
02:22 pm Monday 6 march 2023 Ayaan soo raadiyey heesta oo ay iigu danbeysey 2012 anoon qaangaadhin immikana qof weyn ayaan ahay Alx 😊😊
@haniibraahimdaahir8880
@haniibraahimdaahir8880 Жыл бұрын
Inta dawatay 2023😂
@Yahye__mohamed_
@Yahye__mohamed_ 2 жыл бұрын
Dhalanteedka kuma sabo gabadh dhaayo sugayso sibiq kuma jeclan karo
@jaabir13
@jaabir13 11 жыл бұрын
waaw salan sare mursal kuna soo dhawoow fanaaniinta somaliyar ee da,da ayar
@aarka8204
@aarka8204 3 жыл бұрын
Heesta qadro lagu qanciyay War ninku been guur badnaa🙆‍♂️😂😂
@yasaalemedia8651
@yasaalemedia8651 3 жыл бұрын
Waaw inkaskoo heestani ayaheyd heesaan hore u maqley lknse xasusteeda marnaba kama suusho kasheyd wllkay mursal muuse legent weeyi wlle
@kiineyabdi181
@kiineyabdi181 3 жыл бұрын
2021 yaa ila dhagesanyo from 🇿🇦😡😂😂 N
@aminyare9462
@aminyare9462 8 жыл бұрын
woooow wlhi nice song sxb mursal
@munaayomohamed3034
@munaayomohamed3034 4 жыл бұрын
Sahal kuma raxleyn karo mxa ka danbeeyey laba mataana oo midan nahee🤣🤣🤣 alla raggu cadawsana
@ahmeddeeqmahmoud6533
@ahmeddeeqmahmoud6533 3 жыл бұрын
😄😄😁😀
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 Ай бұрын
Nolosha is badalka wadata anaga wax naga yimi maaha
@TheRealest1000
@TheRealest1000 11 жыл бұрын
MAASHA ALAH MURSAL MUUSE CUMAR FAANKA SANADKA ILAAHAY HA KU DAAYO SOO BAR BAR INADRO
@mulkiosman9789
@mulkiosman9789 Жыл бұрын
Still I listen 2023😂👋
@Khalidjr-bn7vh
@Khalidjr-bn7vh 2 ай бұрын
I'm still watching 2024
@mahdiaden27
@mahdiaden27 11 жыл бұрын
walee codka fanaankan aad ayaan ulayaabay waa haybad
@Sai-ov3ty
@Sai-ov3ty Ай бұрын
Ma cidbaa iiga danbaysa 26/7/2024🎵❤
@SihaamSihaam-f7s
@SihaamSihaam-f7s Ай бұрын
13.8.2024
@sidiiqjamac3539
@sidiiqjamac3539 2 жыл бұрын
Xuusus ayaan galay zanadkii aan dugsi sare dhamaynaney ayey ahyd heestan asxaabtii ayaan ku xuusustaa
@Najma2345
@Najma2345 3 ай бұрын
2024😮🔥🇸🇴
@abokorqalinle1781
@abokorqalinle1781 6 жыл бұрын
Dhalan teedka kuma sabo gabadh Aya sugayso sahal kuma raxlayn karo
@azelpandon5461
@azelpandon5461 11 жыл бұрын
Waaaw all Afnaan mursal muuse ..... Dhalan teed ka Kuma SABO fabar aayo sugeeao sibiq Kuma jecelaan karo waaw af kaaga caano lagu qabay ,,,,,,,,,,
@marla_arag6880
@marla_arag6880 7 жыл бұрын
Wwwwwwwww sahal kuma raxlayn karo eshqiyaasak
@khalidsalebaan1262
@khalidsalebaan1262 11 ай бұрын
Best song ❤
@ahlambachir8234
@ahlambachir8234 11 жыл бұрын
waaw what a Wonderful song i like it mashaallah
@galadapple155
@galadapple155 Жыл бұрын
Asc wll 🙌
@user-ex1lr1mw1s
@user-ex1lr1mw1s Ай бұрын
Song 🎵 ilaa hada 29/7/204
@aymankasaanostudio1000
@aymankasaanostudio1000 3 жыл бұрын
BARIGAY SOO BAXDAY WAXN SITAY MOBILE QADAAFI LA ODHAN JIRAY😂😂 WAR 2021 YAA DAAWANAYA
@naimabashiir2071
@naimabashiir2071 5 жыл бұрын
2019ya dhgysanya faqriga udhxeya mursal iyo hestn hda
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 5 жыл бұрын
Aniga farqi weyn u dhexeeya
@blablabla12345206
@blablabla12345206 11 жыл бұрын
Wow mursal sahal kuma raxlayn karo walee hestaasi caadi maha wow i like mursal
@muhaymaali6968
@muhaymaali6968 11 жыл бұрын
waaaw msha allah waxas ayaa kaa ah codmcn
@khadrabaashe2236
@khadrabaashe2236 4 жыл бұрын
yaa ila dawanayah 2020😘🖖
@abdiqanisaleban3470
@abdiqanisaleban3470 11 жыл бұрын
waaaaaw wad laheshay zxb mursal
@ugbaadismael6673
@ugbaadismael6673 Жыл бұрын
23 Oct 2022 xasuus
@ahmedsheikh202
@ahmedsheikh202 11 жыл бұрын
Mursal nooloow sxb nin caadi ahayn nooloow mursal iyo marwadiisa khadra dumaashi salaan sare isku waara
@kahinhamzaislik5441
@kahinhamzaislik5441 9 жыл бұрын
beautiful song.ninba marwadisa lama simo sahal tayku kulmane
@saidibrahim3461
@saidibrahim3461 9 жыл бұрын
Marwadayda lama simo sahal tan ku kulne wow
@abdiaziizawil8094
@abdiaziizawil8094 6 жыл бұрын
Xqiiq weyh zxp
@najmaali2605
@najmaali2605 5 жыл бұрын
2019 ❤️
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 5 жыл бұрын
Yeah
@hamzeiprahin2211
@hamzeiprahin2211 2 жыл бұрын
HaDaad 2021 ila daawanaysiD like 👍
@wardamohamed5715
@wardamohamed5715 6 жыл бұрын
Yes kusugtay hodan abdirahman khadra sinimo mursal wakaa saa kujecele ilaali o xaqiisa sii asina
@Ichikomydear34
@Ichikomydear34 5 жыл бұрын
Hadda ka waran huuno Hodan buu guursaday
@ahmedzaki6369
@ahmedzaki6369 10 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaaaw mursal muuse cumar afkaaga caano lagu qabay sxp noolaw allaha ha ku daayo
@FardwsaFilsan
@FardwsaFilsan 5 ай бұрын
Waw
@mowlidfarah38
@mowlidfarah38 11 жыл бұрын
mansha allah nice song alike it your the best singer mursal muuse
@the_black_daim0nd363
@the_black_daim0nd363 Жыл бұрын
MarwadaYda Lama siMo SahaL TaN kU kuLano ❤️✌️
@arimaheenamahrezarimaheena5503
@arimaheenamahrezarimaheena5503 6 жыл бұрын
💯Sida saban barwaaqa ah dhul xareeda siman tahay seema baad leh iyo doog roobka seeray dhibicuna subax iyo habeen da’ay inkastood lasimantahay sanqashada dareenka leh sool dhabaale gabar yahay haku seegin danahaa sadrigeyga hayo fudud muxubado masaaqdo marwadeyda lama simo sahal taan ku kulano dhalanteydka kuguma sabayo gabar baa isugeeso ❤️❤️❤️👎
@shaqalleibnuaar7090
@shaqalleibnuaar7090 4 жыл бұрын
InTii 20020 daawaneY👍 salamaH
@maryancadey7871
@maryancadey7871 Жыл бұрын
Marwadayda lama simo sahal taan ku kulano Kuyeeh😂😂😂
Mursal muuse heestii waqti
6:54
corrnel media pro
Рет қаралды 79 М.
Mursal Muuse Sahal Kuma Raxlayn Karo (Sheraton Djibouti)
5:40
SOMALI PRANK
Рет қаралды 24 М.
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,7 МЛН
Sigma Girl Pizza #funny #memes #comedy
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 3,7 МЛН
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 18 МЛН
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44
Mursal Muuse (Xadhig Madhan) 2016 New Song Erayadii:Weedhsame
6:18
Dhax Dhaxaadin Jacayl
7:50
Mursal Muuse - Topic
Рет қаралды 309 М.
Lafoole Laxaw Caashaq Lyrics (Best Somali Love Song)
7:38
King Production
Рет қаралды 1 МЛН
Khadra Silimo 2013 Dhool   YouTube
5:43
Abz TV
Рет қаралды 70 М.
Maanka 2015 Hamda Queen & Mursal Musa, Directed by Ibrahim Eagle
4:53
Ibrahim Eagle
Рет қаралды 1,3 МЛН
Caashaqa Dhabta ah 2015 by Mursal Muse
7:42
Ibrahim Eagle
Рет қаралды 2,9 МЛН
Mursal Muuse (GOB) Somali Music 2014
7:15
SomaliNewMusic
Рет қаралды 716 М.
Heestii (Wakhti) Mursal Muuse Official Video
7:07
Hawraar Music Production
Рет қаралды 198 М.
MURSAL MUUSE CUMAR  |_HANOQON UBIXII  |_ LYRICS|_2019
5:35
SOM LYRICS
Рет қаралды 125 М.
Igu Lam
6:38
Mursal Muuse - Topic
Рет қаралды 10 М.
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,7 МЛН