Wlhi noloshu aad ayay ii silcisy maalinkii aan aabo waay ilaa manta murugo kama baxao 💔😭😭😭😓
@naajaxofficialchannel1253 жыл бұрын
Waxaan ahay agoon ahay agoon Cirka igu onkada Aqal kama galoo Arxan iyo daryeel Cidna kama ushoo Dhega awdan baan Ka ag ooyayaa Arli baa-ba'aan Olol iyo rasaas Dhex aluuganoo Dad is eedayoo Is ugaadhsadaa Alleh iga dhashoo Ka i iibiyaa Dadka iigu dhaw..
@cabdiraxmaansalebaan70267 ай бұрын
❤❤❤❤
@amounabdirezak Жыл бұрын
Xuma marka adan xata waliga adan abbo. Odhan abbahana aad arag Alle ayaa iga jeceladay abbahay Ano uurka Hooyo ku jira abbo alle haku naxariisto wan jecela in aan ku arko see alle ima qorin Alle Haa inaga dhigo kuwi jannonisku arka😭😭😭😭😭
@salmaanabdiaziiz9001 Жыл бұрын
Heestaan mar walba oo aan dareemo niyad jab iyo ciil badan ayaan soo radiyaa markaas na waxay ila noqota sida inaan aabahey la hadlayo oo kale cawa ayaan soo radiyey ay sacadu tahay 3:20 aabo mcn waxad i aheyd wehel waxad kaloo i aheyd dhiirigaliyaheyga nolosha markan ku wayay waxan galay nolol mugdi walalahey waxay igu noqdeen inta dadka kale la garin kuwa ugu horeyo ee nolosha iga niyad jabiyo waxay iga dhigeen mid ayaga cadow ku ah waxay i nac siiyeen ereyga walalnimo aabo mcn maanta hadii aad noolaan laheyd waxad arki laheyd sidaan kugu baahanahay adiga ficnaan laheydaa aabo mcn inaad isoo noolaato🥺 balse ma dhaceyso midaas aabo mcn marka ku wayay wax walba wey is badaleen keliya maanta aduunka waxaa wehel igu ah hooyo mcn ee mar walba la qeybsada murugteyda intii kale ayaga oo aduunka ku nool ayey igu qasbeen inaan dhaho adeer ma qabo walal ma qabo eedo ma qabo habaryaar ma qabo abtiyaalna awalba horey ima nooleen waxan aabo mcn ilahay ha ku naxariis runtii maanta hadii aad i maqli laheyd waxan ku sheegi lahay waxa aan daremayo ama qalbigeyga ku jiro si aan u nafiso wan ku xiisey sxbkeygii ii dhawaayow wlhi😢💔😭
@nomoretalk78517 ай бұрын
💔
@thexaynoosh5 ай бұрын
😢
@asiyasahal24875 ай бұрын
😭😭😭😭sacadana anoo soo raadiyay heestan si aan ugu nafiso qoraalkaaga arkay sorry Abowe ilahay ha unxriisto aabayshen
@IqraAhmed-r3q5 ай бұрын
Huuno mcn 😭😭😭😭😭 waa ka xumahy anipa kula mid ba ahy Allah haw wada naxaristo aabo yashen angan alleh dhibka hanga saaro😢
@hamseibrahim22905 ай бұрын
Walaal illahay Farxad Aan Murugo Ka Dambay Haku Siiyo Ciilkana Waadka Bixi illahay idamkii Waxaad Noqon Nin isaga Loo Baahdo Oo Lagu Dambeeyo😭😭
@Almaasofficial56174 ай бұрын
Ilaahow noloshan ku jiro aduunba og 😢hooyaday wxn ku sameeyay ma aqaan wan jeclhy iyadu lkn ima jecla awlaadeda kalay iga jeceshy 😢garabka kaliya aan aduunka ku lahaa aabahay buu aha 😢aabahyna gacan ka xaqdaran ba iga dishay 😢ilaahow ku naxariiso aabo😢hooyana waa waalid waxba uma qabo ilaahow qalbigeda jacyl i gali 23 sano wali dareen hoyonimo kama dareemin😢 Ilaahayow reer aan ku dago awlaad baariyana ka hela ku waydiistay🤲 Cirka igu onkoda aqal kama galo😢 arxan iyo daryeel cidna kama ushoo 3/10/2024 1:43 waqtigan qoray fariinta duhur
Aduunka waxaan maqlo waxaan ugu necbahay gabar somaliyed aya LA kufsaday
@abdiwali856 Жыл бұрын
Hdase caadibu noqday inta la kufsada lasi duuboya 💔 raginimadi waxba helay
@cabdiraxmaansalebaan70267 ай бұрын
Erayadii abwaankii aqariga ahaa ee xasan daahir ismaaciil weedhsame ilahay cimriga ha udheereeyee❤❤❤❤
@najibhassan7018 Жыл бұрын
Kan i iibiyaa ehel iigu dhaw alla waxa daremi kara ninki hooyo iyo aabo toona unolen oo hadana korinaya kuwii kayar yara oo la dhashay marku is yiraahdana cunto cun aysan kadagen silica uu ku noolyahay darteed aabe iyo hooyo kaste ilaahey ha idiin raxaristo dambginana alle swt dambigina hadhaafo amen. 😢
@karaamamoha3785 Жыл бұрын
Wllka keep going nolashu ma aqbasho kuwa jilcan waxtahy birlabta nuceda ugu adag geesi ilahy daystay nolow wllkay waa nolal anan qiyaasi karin lkn aan daremi karo inaysan sahlen alle hakula garab galo sxb
Been maand shegin wlhi😭😭😭😭🥺❤ illhye yaow abhye u naxariso janda isku kaayo tus😢
@amiraqurux2872 Жыл бұрын
Hooyaday curad baan u ahay 5 baa iga yar yar aabahay wuxu dhintey anoo 11 jir 2010 maalintu dhintey aabahay culeys agoonimo ayaa dareemay iyo inay ducadi iga xidhantay markaan weynaaday anoo weli yar ayaa fekerey timihii iga gurmeen jidhkayga isbedeley shaqo la,aan caruurteena iyo hooyaday oo dayacan markaa arko waan iska ooyaa hadana cidi kaa dambayn adeeraday haday i caawiyaan mar mar labaad waan ka xishooda ilaahoow ku naxariiso aabo masuuliyad culus ayaan mutay qayrkay kama hadhin dadaalay ilaa heer jamacadeed lkn ma ahi qof dhamaystiran
@IqraAhmed-r3q10 ай бұрын
ANIGA wad iga nasip badan tahy wlhi Anigu Janis waxbrsho ma helin xitaa 😢😢😢 badan nolol rafd Ayaan ku nolahy 😭😭😭😭
@amranmacalin379 Жыл бұрын
Aabe garabkiisa mahelin cawa ubahday 😭 aan tabay Nasiib Uma yeelan inan arko aabahey mcn halka aan nasiib uyeeshay inan arko ninkii dilay aabahey 😭 aabe aduunkan hbnkaad katagtaa murug ii bilaabaty 😢😭😭😭
@IfraaxCilmi-qi7fu25 күн бұрын
Aqoon 26 sano jirto abehed 1 sano ka hor ka dhintay ahay aabow ilhy haku naxaristo 😢
@maxamudaadanmuxumed24404 жыл бұрын
Ilaahay waxaan ka baryayaa inuu waalidiintay naxariistii janno ka waraabiyo qabrigana uga dhigo beerbeeraha jannada kamida Aamiin aamiin aamiin aamiin Walaahi aad ayay u xanuunbadantahay markaad labadaada waalid yaraan ku wayso Alla waxan ka baryayaa inuu unaxariisto dhamaan walidiintii hoyatay ubarkoodana alle uga gargaro uurkutaalada iyo urugo oyga Aamiin aamiin aamiin insha allah
@ayaanaali23555 жыл бұрын
oh my god wlhi heestaan waa mid aad ii saameesa dhoorta aan dhagaystana aan ilinta ceshan karin waayo ma anan arag aabahy ma anan helin booskiisa wayo yaraantayda waxba uma arkin mana tabin balse waynanatayda ayaan u ciishooday aabahy aabo ilahow kuu naxariisa madama aad keli dunidaan iigaga tagtay kuma hilmaami doono mana kuku ilaabi dooni qabrigaada waa xanuun aduun wlhi aabo laa aan
@wardaomar72375 жыл бұрын
Walaal booska aabe lama buuxin karo waa xanuun Ilahay waalidiinta dhamaan ha u naxariisto.
@maslahbarkhadle9523 жыл бұрын
isku mid ba nhy wll aniga ma arkin hooyo iso korisay mna tabin yaraanteydi blse hada lajoogo oo aaan tabay marki nolol dhibdn garab aaabe ubahn isoo wajahday, gabar yar baa iijoogto waxaan alle ka barya kaliya 2 ayan nhy inaaan dinidn ku cidleynin
@samiramohamed95022 жыл бұрын
alle hau naxaristo aabehey maxamed maxamuud marki oo dhinti dunida waa kaniyad jabay runti alle hau naxarisro aabeyasha somaliyed
@nadarmohan59574 жыл бұрын
Agoonimo😭rabiyow kunaxariiso aabo macaanow😭😥
@saafiali15403 жыл бұрын
Ma ihi agoon oo abahey waa ii noolyahay allah iidaye hadan ilmada waan ceshan wayay waxa agoonka ah waa dalkeena Arli baba.an olal iyo rasas Dhaxal uhubano dad is edayo Is ugaarsada alle iga dhalsho Kan i,ibiya ehel igu dhaw 😭😭😭
@cabdiraxmaansalebaan70267 ай бұрын
Sidoo kale agoon mahi lkn heestani way dareen taabatay wlhi❤❤❤❤
Waxa daremi karo qofkii agoonimo kusoo koray oo walidkiis halagii dhacay lagu dilay Allah ha cawiyo kuwa agoonta wei ah oo aan laheyn cid daryeesho!!!!!!!
@najibhassan7018 Жыл бұрын
Kan i iibiyaa ehel iigu dhaw. alla waxa daremi kara ninki hooyo iyo aabo toona unolen oo hadana korinaya kuwii kayar yara oo la dhashay marku is yiraahdana cunto cun aysan kadagen silica uu ku noolyahay darteed aabe iyo hooyo kaste ilaahey ha idiin raxaristo dambginana alle swt dambigina hadhaafo amen. 😢
@IqraAhmed-r3q Жыл бұрын
Wlhi hooyo l aanta ayaaa dhaanta xaaldan ku jiro walipa inta curadaad ee ila mid ka ah ayaa derwmi karto illhye hawnaxriisto aabo mcn walipa anoo inan yar ah 😭😭😭🥺🥺🥺
amiin abaayo ilaahay ha aqbalo ducada aad u duceesay wadankeena
@hodanhassen2533 Жыл бұрын
😭😭😭❤️😭😭❤️😭😭😭😭❤️😭allow kuu naxariiso aabo mcn
@duniyoduudu231111 жыл бұрын
Alahayo wadan keena nootoo si aamiin
@liibaanfaarax27638 жыл бұрын
duniyo duudu aamiin
@amrandiamon553412 жыл бұрын
illahow wadankena wax uqabo ada weyno waxid eeh janatul fardowsa allah kawarabiyo inti musliminta oo dhimatay i feel cry markan maqlo heestan lafoole your my best abowe or abti keep it up illahay haa ika daa'ayo walal
@liibaanfaarax27638 жыл бұрын
amran diamon aamiin
@mohashareey51065 жыл бұрын
Agoonta iyo masakiinta iyo wayelada aan ubad dhalin wlh in an takuleeyo jecelhy oo ay shaqadeyda noqoto cawiintooda waxaan Allah uga baryaa ilmo kasto oo aabo la.an ah inuu samata bixiyo alx aniga agoonimo ma arkin lkn wan dareemi karaa
@mohaago8057 Жыл бұрын
Inta Aabe u noolyahay ale ha u daayo ❤ Inta Aabe ka xanun san yahay ale ha u caafiyo 🤲 Inta Aabe ka dhintay ale ha u naxariisto 😢 AABE MCN ALE HAKUU NAXARIISTO ❤️😭
@samiramohamed95022 жыл бұрын
alle hau naxaristo aabehey maxamed maxamuud amiin amiin amiin
Agoon Abo leh aya jirta xita kaliya maaha kuwa abhod dhintay kuwa dayacay kwrma caruurtoda
@AnfacD12 жыл бұрын
Masha Allah Lafoole heestan waa ku farayareysatey Mahadsanid Mu,alif mahadsanid Musiga wiilka tumey tks, MrXXKingXX7 walalkiis Mahadsanid.
@korwaayeel42576 жыл бұрын
waxaan ahay agoon urugada la nool waa heestii ugu horraysay oo aan magaca abwaan weedhsame ku bartay 2009kii meelahaas beey ahayd ilaahay maalin ha ila kulansiiyo abwaan weedhsame,walle waa abwaan ruuxdayda ku dhex nool
@abdiwali856 Жыл бұрын
Lafoole aa ereyada iska leh lph
@Maxamed-sm6cf Жыл бұрын
Abahay waxaan wayay 2015 waxaa ibilamay wayi taankiisi 2016 tahriib allaha ku naxriisto abo cumar maxamed😢😊
@ubaxaxmed586 Жыл бұрын
Kan i iibiyaa ehel iigu dhaw anigo 13sano jira baa xoolo iyo lacag laidhafsaday aduu ahay ifka sarnaanlaha laima iibsadeen😰
@fankaiyosuugaanta55489 жыл бұрын
Waa hees aad u qaali ah.
@maxamudsalad685510 жыл бұрын
Waxaan ahay Agoon urugada LA nool cajaaib ilaahow somalida u gar gaar Aamiin maanta waxa ka dhacaya south Africa Libya gariiga wlhi I feel cry
@khadraomer35028 жыл бұрын
somali
@liibaanfaarax27638 жыл бұрын
Maxamud Salad aamiin
@ameelAmeel-yd2oz3 жыл бұрын
Waxaa garan karow agoon kaliya aniga cml ku koraya Kulaja af gooya alaya raxmo yaa raxiim amiin aabo siyaad
Waxn dhagysatey 2021 xili wakhtigu igu xumaa oo aan waayey garab aabe la,aanti Nolashu waxba maaha Kan iipiya ehel igu dhaw🤦♀️🤦♀️🤦♀️🤦♀️😭😭😭abow la,aanta walay dhibay Wana dhibtoodey alle ayan naxriis ku waydinaya
@kingtripleaofficial4848 Жыл бұрын
Aaabe Mcne Allah janadii boos hakaa siiyo wlhi mnta kaalintaadi baan dareemayh inay iga dhimanthy mana lihi adeer ii buuxiya 🥹🥹🥹🥹 Aabe Wku jclhy sida aan kuu jclhy Allaha janadiisa hakuu jeclaysiiyo Aabe Mcne Wxyaalo pdn oo aan mnta kaala tashan lahaa baan niyada ku hayaa hdana ma haysto qof iga neefiya ama aan u sheegto wlhi marar pdn ayaan ooyey wliba anoo dareemaaya inaad garabkyga ka maqanthy Aapo Mcne Wlhi Waaan kuu boholyoobey Mudo 12sano ah ma maql erayga aaabe mna helin wx u dhigma xitaa 🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹
@omarismaciil8183 жыл бұрын
aabo mcn waanku darsaday ilahay haku naxariisto😭😭
@mohammedabdi7145 Жыл бұрын
Ururka argigixisada e alshabab wxy dilen abayal bdn iyo hoyoyin bdn wa faaasiqin hoygodu i a wa jahanaba
@CabdFatah7 жыл бұрын
weedhsame❤
@MrXXKINGXX712 жыл бұрын
You Welcome CiyaalWaaberiTV indeed this song is very powerful.
@samiramohamed95022 жыл бұрын
alle ha ku naxarisyo abaehey maxamed maxamuud marko oo dunida katagi runti markasto waan ilka ilmeya aniga aabe alle hau naxaristo amiin amiin amiin
@amrancabdi4687 Жыл бұрын
kan i iibiyaa ehel igu dhow ax😭😭
@mocalaale42637 жыл бұрын
Caadi maahan king 👑 #lafoole
@shamhaadnur5033 жыл бұрын
Waxaan ahay agoon murugada la luuda😭😭😭😭
@faisomuuse77534 жыл бұрын
allaha nala koriyo runti qofki wayo walidka aya cabiri karo xanunka 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@IqraAhmed-r3q Жыл бұрын
Haa wlhi blhi caawa anoo aad u ooyay ayaan gaystay illhye abye u naxariiso anigan xaaldn xun hayga saaro😢😭😭😭😭😭😭
@qaradd42656 жыл бұрын
heestaan waa la ileeyaa
@Tafo7758 жыл бұрын
Ax Allah ha u gargaaro Agoomaha 😪😪
@IqraAhmed-r3q Жыл бұрын
Illhye hanoo gargaaro😢😢😢😭😭😭😭
@suldansugal31017 жыл бұрын
Ax ax ilaahow walidka noo xifdi
@caamirabdirahmanali9178 Жыл бұрын
Kan i ii biyaa ehel iigu dhow axey ax😢
@maxamedxirsi50974 жыл бұрын
Runti. Agoonimo. Rabi. Ad uga hadlay
@xidigawartanabada2958 жыл бұрын
Waa hees qiiro xambarsan kana hadleysa dareen dhab ah runtii
Maxa'ed sadaq fcnan laheydaa dadka oo dhan sidaada oo kale in ay noqdaan wey fcnan laheyd ruuntii
@ahmedumarmahamed9532 Жыл бұрын
Heestu waxay ka hadlaysa side aad wadania ubabaya
@ZahraDiinIslam2 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@CabdiraxmanMaxamed-s5k Жыл бұрын
Hestan waxe kahadleso iyo dadka side uqaten kaf iyo kala dheri waye hestan waxe kahadlesa wadanimo halka dadka ey uqaten inta badan inu asaga iska hadlayo fananka sidas ma aha ee basha ila fahma
@IqraAhmed-r3q3 ай бұрын
Qof walpa xaldiisa ayu ku qiyasan huno
@taafoom1996 Жыл бұрын
😢
@AbdirahmanHussain-ix1hp Жыл бұрын
🇩🇰🇨🇮🇩🇰🇨🇮😨🇨🇮😨🇩🇰🇨🇮😨🇩🇰🇩🇰🇩🇰😨🇺🇦👈
@aymanbintucalas50644 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@daahiromar7178 Жыл бұрын
Aabonimo dhibka ay ledahy ninki so arka umba ka warami karo 😔 Aabaheyga dhagaha umban ka maqlyay Allaha unaxariisto Wxyabaha qaar mrkan Arko wxn is dhahaa Aabaha oo nool wxn mAd arkeyn sorry ☹️
@SuldaanIsmaaciil-d5x Жыл бұрын
I8y
@AbdirahmanHussain-ix1hp Жыл бұрын
😠
@duniyoduudu231111 жыл бұрын
Alahayo wadan keena nootoo si aamiin
@nafisacabdillahi58407 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭ilahay waxan u baryaya umada somaliyed inu ilahay ka dulqado dhibatada ilahay ugu badal is jacayl iyo kala danbayn iyo bash bash iyo barwaaqo Aamiin Aamiin Aamiin iidinkuna dhah Aamiin