15 sano kadib ayay muqaal ka dhex arkeen gabadhodii oo nool waxana xanuun badan in ay aaminsanayeen

  Рет қаралды 15,374

Illintir

Illintir

Күн бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 57
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 2 ай бұрын
Allaah baa korkuuqaaday markii uukuwaafajiyay inaad umada baahidii ugudarayd aad uqabatay allaah hakukaraameeyo aduun iyo aakhiraba hooyona kurbada allaah hakafaydo
@Safiyo-ue4fj
@Safiyo-ue4fj 2 ай бұрын
Hoyadan murugeysan allaha ka farxiyo gabadheda si fudud allaha u sahlo amiin
@zahracabdi3825
@zahracabdi3825 2 ай бұрын
MaashaaAllaah! BaarakaAllaahu fiika
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 2 ай бұрын
Maamo allaha kuu sahlo gabdhaada aamiin aamiin ❤❤❤❤
@hawohosh9198
@hawohosh9198 2 ай бұрын
Ilaahow u sahal hooyo caloosha u qabooji
@riyanhassan6333
@riyanhassan6333 2 ай бұрын
Aamin aamiin aamiin aamiin yarabi
@NaicmoHussein
@NaicmoHussein 2 ай бұрын
Ilahayoow u sahal gabadheda rabiyoow raxmanoow aamiin aamiin aamiin yaa rabi
@SagalMohaned
@SagalMohaned 2 ай бұрын
ALLOOW USOO IFI YAA ALLAAH YAA ALLAAH YAA ALLAAH
@abdinasirdaud3798
@abdinasirdaud3798 2 ай бұрын
Allaha qaadirka ayaan waxba ka qarsoomin,,,,ee alle ha kuu soo birbiriyo gabadhaadii ayadoo fiyoow oo nabdoon amin
@foozia426
@foozia426 2 ай бұрын
Ilahay hakuu soo fududeeyo gabadhaada insha allaah ❤
@ronny7suii3
@ronny7suii3 2 ай бұрын
Ilaahow u sahal Aamiin yaa Allah
@sihaamsiman8538
@sihaamsiman8538 2 ай бұрын
Allow eedadey mcn i no sahal 😢
@ju4965
@ju4965 3 ай бұрын
ilaahay ha usoosahlo
@ashawooo
@ashawooo 2 ай бұрын
illahaya ha ku sahalo mamma gabdheda rabi ha ku soo fudeya inshallaha faraxda waye ku dabesa inshallaha illahaya inta kala maqana ha isku kena Abdiaz illahaya qeera ha idan siya inta sheera tira
@maslah345
@maslah345 2 ай бұрын
ALLAHA USAHLO GABARTEDA OO NABAD QABTA
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 2 ай бұрын
Ilaahow soo sahal gabadha ilaahay ayada haka dhigo sawirkaas hooyo ilaahay hakaa farxiyo waan dareemi karaa hooyo ilmo ka maqan yihiin ilaahay adoo faraxsan hana tuso hooyo
@riyanhassan6333
@riyanhassan6333 2 ай бұрын
Abdicasiiz alle abaalkaga jano haka dhigo
@Dheeman-ky7tu
@Dheeman-ky7tu 2 ай бұрын
Aad iyo aad bay iskugu Eg yihiin illaahay ha usoo sahlo ayadoo Nabad ah
@celimataan4923
@celimataan4923 3 ай бұрын
ALLE HAKU SAHLO GABADHAADA OO NABAD QABTA AAMIN AAMIN AAMIN
@riyanhassan6333
@riyanhassan6333 2 ай бұрын
Aamin Aamin aamiin yarabi
@messil8080
@messil8080 3 ай бұрын
illaahay hau soo dhoweyo
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 2 ай бұрын
Allahayaw iyadii kadhig aadbay isugu egyihiin
@salmasalmaaliomar996
@salmasalmaaliomar996 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 allow kuso sahal oo hooyo dhibka iyo walwalka kuhesdo allow kaqad mama si sahlan ale haku ku sohahlo mama😢😢😢😢😢😢
@riyanhassan6333
@riyanhassan6333 2 ай бұрын
Alle ha ki aqbalo dîcada
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 2 ай бұрын
Hooya Mcn meeqo jeerbad hoos no dedejisey 😂😂😂 Alle Swt Muradkaga haku sahlo
@kadirismael704
@kadirismael704 2 ай бұрын
ilahoo.usoodhawee
@ZuhayroAbdikadir33
@ZuhayroAbdikadir33 2 ай бұрын
Allaha ukeeno gabadheeda maamada
@degan4
@degan4 2 ай бұрын
Allaha kuu sahlo
@riyanhassan6333
@riyanhassan6333 2 ай бұрын
Alle ha u so dhoweyo
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 2 ай бұрын
Illaahay ha kuu soo dhaweeyo gabadhaada amiiin amiiin yaarabi
@sabriincadey2522
@sabriincadey2522 2 ай бұрын
Allaha u sahlo
@امةالله-ج6و4ي
@امةالله-ج6و4ي 2 ай бұрын
Alaha u soo celiyo gabadheeda allahuma aamiin
@shukriibrahim749
@shukriibrahim749 2 ай бұрын
Mahadsanid damanten illahay ha idin xafdiyo insha Allah waa imanesa abaayo ❤
@ismailyusuf2656
@ismailyusuf2656 2 ай бұрын
Hooyadas murugta Allaha Ka dul qaado
@ihabdi47
@ihabdi47 2 ай бұрын
Assalaama Alaikum 15 jir gabadha ayaad ka yeeshay waan tahriibayaa Hooyo khaldantay ayaad tahay
@RahmaGedi-hp3fb
@RahmaGedi-hp3fb 2 ай бұрын
Rabiyoow hoyadan u sahal gabadheeda
@hawoabdinur792
@hawoabdinur792 2 ай бұрын
Allaha kuso sahlo maamo
@sahroali7203
@sahroali7203 2 ай бұрын
Allahu akbar alla swt hau sahlo mamadan gabadheda si fudud yaarabi🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@adarmohamed3709
@adarmohamed3709 2 ай бұрын
MashaAllah
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 2 ай бұрын
Alle ha U Soo bir biriyo hoodan gabdheeda haday nooshahay
@MariamHassanomar-ql8ho
@MariamHassanomar-ql8ho 2 ай бұрын
aarabi usahal gabadha hooyaded
@raxmomohamud3590
@raxmomohamud3590 2 ай бұрын
Alle gabadhaas aad iyo aad sacuudigaan isla joogney iyadoo aad u yar iney dadka la waayey ayey gasho balse gabadhaan ma garan karo
@IsmahanOmar-t9b
@IsmahanOmar-t9b 2 ай бұрын
Macaanto tee kula joogtay?. Ma sawirka eey gebedheda u malayso? Mase kay wadato?.
@bahjabd6828
@bahjabd6828 2 ай бұрын
Abdiaziz 1m halagaarsiiyo isagaa dad badan kamudan asxabaay maxaa loogu dhaganyhy ilaahay haw soo sahlo mamada ilamaheeda😢
@MumtaasXasan1
@MumtaasXasan1 2 ай бұрын
Allow usoo sahal yaa rabbi
@MustaqiimMahamed-dg2fx
@MustaqiimMahamed-dg2fx 2 ай бұрын
Allaha usahlo mamada gabadheeda aamiin
@IbaadoHussein
@IbaadoHussein 2 ай бұрын
Illhey ha u sahlo
@ardoardo742
@ardoardo742 3 ай бұрын
Alaha u sahlo haday iyada tahay
@Nuh-v4t
@Nuh-v4t 2 ай бұрын
Dam
@siciidgeedi8141
@siciidgeedi8141 2 ай бұрын
Allah Haa uu sahlo gebedheda oo nool
@MahmedAbdinoorAdam
@MahmedAbdinoorAdam 2 ай бұрын
Galmaax hoos wacbuudhan hoos celi arinta sax miyaa ilaah ha, usahlo Aamiin
@muhaajir77
@muhaajir77 2 ай бұрын
Waa hooyo murugeysan hadii ay is daba marisay wax dhib ah kuma jiro oo waa la Fahmi karaa
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 2 ай бұрын
Illahow isu soo nabad celi hooyo iyo gabadheeda
@Burhaanyasinsalah
@Burhaanyasinsalah 2 ай бұрын
Alle Haku Siiyo
@wllcaska9689
@wllcaska9689 2 ай бұрын
Allaha usahlo
@fartuunxalwo7028
@fartuunxalwo7028 2 ай бұрын
Duufle dadkiisa
@abukarmaxamed5376
@abukarmaxamed5376 2 ай бұрын
Waalidiinta qaarkod maxaa ka qaldan ? Sidee gabar intaas le,eg liibiya u aaday ama loo geyay gabar waa hilib bisil sheydan walbo ayaa damcayay marka ay Xaladu xumaato in la yiraahdo gabar ayaa Naga maqan maxaa la qaban karaa?
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 63 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 15 МЛН
SHIRKII MUQDISHO SALAAN IYO KALAA TAGAAY (4734)
1:08:56
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,2 М.
CAMERADA QARSON MAXAY DUBTAY NAXDIN IYO FAJAC!!@sawdamqaalib
41:28
Sawda Qaalib
Рет қаралды 259 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 63 МЛН