Muqdisho waxay u timid geeri iyo nolol sidii ay ku heli laheed aqbaarkiisa laakiin waxaa yaab leh in

  Рет қаралды 11,915

Illintir

Illintir

6 күн бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 44
@MahadGaras-jn6xb
@MahadGaras-jn6xb 3 күн бұрын
Masha Allah Waa gabar Ahlu Iimaan Ah alaah xijaabku ku qurux badnaa Hablaheena❤❤❤❤❤
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 4 күн бұрын
Xalal wa masha allah gabarta
@suleimanmuseabdirahman2849
@suleimanmuseabdirahman2849 4 күн бұрын
Allaha usahlo iinsha allah way heleysaa
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 5 күн бұрын
Allaha u sahlo gabadhan baariga ah abtigeed
@Dagan9322
@Dagan9322 5 күн бұрын
Habo Nasro Abti alha hasoo dhaweeeyo
@CoffeandTea1
@CoffeandTea1 5 күн бұрын
Allah subhanu wa tacala ha u sahlo walidkedana Allah ha u naxariisto ❤
@foozia426
@foozia426 5 күн бұрын
Ilahay hakuu soo fududeeyo abtigaa insha allaah ❤
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 4 күн бұрын
Walaal ilaahay abti ha idiin soo sahlo asagoo nabad qaba ilaahay ha idinka farxiyo walaal
@ashawooo
@ashawooo 5 күн бұрын
illahaya ha ku sahalo Abtigeed rabi ha ku soo saqira inshallaha faraxda waye idan dabesa Abdiaz illahaya qeera ha idan siya adiga iyo inta sheera
@hanimohamoud7594
@hanimohamoud7594 5 күн бұрын
Ameeen
@mohamudabdirahman622
@mohamudabdirahman622 5 күн бұрын
Ilaahay hakusiiyo abtigaa walal
@siciidgeedi8141
@siciidgeedi8141 4 күн бұрын
Allah hakusahlo abtiga
@AyaanshekhAyaanshekh
@AyaanshekhAyaanshekh 5 күн бұрын
Alaah hasosahlo abtiyo wllo
@mohaisse8887
@mohaisse8887 4 күн бұрын
Ilahay ha u so sahlo
@abdinur6152
@abdinur6152 5 күн бұрын
mashala, waa reer baariyal ah ee alaha idiin sahlo
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 5 күн бұрын
Illaahay ha kuu soo dhaweeyo abtigaa insh allaah
@mancityfan660
@mancityfan660 4 күн бұрын
Alle ha u sahlo dhaqtarkan dacayda hoig sheega ani waa mootiyaa hhhhh
@foozia426
@foozia426 5 күн бұрын
Hadalkeeda waxad mooda inay hargeysa katimi hadalkeeda ❤
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 3 күн бұрын
Abti hadii uu noolyahay waala heli lahaa alahu yaclam
@zahraabdullahi3294
@zahraabdullahi3294 5 күн бұрын
Ilaahay ha usahlo gabdh abtigeed waa fabr baariyada allha khayr ay ku faraxado ha siiyo cabdicaziiz masha Allah tabarkallah xifdiga allha ha ku galiyo adunkan nicima akharan janno
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 5 күн бұрын
Allahu ha u sahlo abtiga ka maqaan gabadha
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 5 күн бұрын
Rabbi sahal
@simancadeysalado6835
@simancadeysalado6835 5 күн бұрын
Yaa allah usoo iftiimi oo isoo sahal
@farahmohamud138
@farahmohamud138 5 күн бұрын
Allaha u sahlo helida abtigeed. Aamiin Aamiin Aamiin
@user-mk9cu4dl5t
@user-mk9cu4dl5t 5 күн бұрын
Wcs walaal rabi ha idiin sahlo waan sugaynaa adoo faraxsan in aad kusoo labatid halkaan mar kale eebe idinkiis wll ❤❤❤
@user-pw3hm8wh8c
@user-pw3hm8wh8c 5 күн бұрын
allhu uso dhaweeyo abtigeed
@aminoaden6671
@aminoaden6671 5 күн бұрын
Allah ha u sahlo asago nabad qabo
@ju4965
@ju4965 5 күн бұрын
ilaahay hakuu soo dhaweeyo
@maslah345
@maslah345 5 күн бұрын
ALLAHA USAHLO ABTIGEED OO NABADQABA AMA DAD YAQAAN ABTIGEED
@somalihanolato741
@somalihanolato741 5 күн бұрын
Allaha sahlo abti waa beer
@fadumoomarshariff8010
@fadumoomarshariff8010 5 күн бұрын
Ilaahay Haa uu sahalo aabtiigeed haduu nool yahay amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin
@user-xq5zy1dw5u
@user-xq5zy1dw5u 5 күн бұрын
Allaha kuu sahlo abtigaa
@Fingergamer.
@Fingergamer. 5 күн бұрын
Ilashay ha xifdiyo
@shukriabdukadir9164
@shukriabdukadir9164 5 күн бұрын
Allah soo sahlo
@qafijohirsi7662
@qafijohirsi7662 5 күн бұрын
Ilaahey abtigiina ha idiinsahlo
@abujole3992
@abujole3992 5 күн бұрын
ALLAH HAUSAXLO ABTIGEDA
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 5 күн бұрын
Allahayaw soobidhbidhi yaarabbi🤲
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 5 күн бұрын
Allaha u sahlo
@batuloabdi5469
@batuloabdi5469 5 күн бұрын
Gabaraa naga maqan mudo 6bariya 😢😢😢
@KhadraBashir-j1u
@KhadraBashir-j1u 4 күн бұрын
😂3o2
@Jekeyyare-gg9nv
@Jekeyyare-gg9nv 5 күн бұрын
Sideen kulaso xiriri Kara ilintire wlashey Aya iga maqanee
@quruxleyabdi3859
@quruxleyabdi3859 5 күн бұрын
Facebook meesha ugu qoran ka fiiri numberkisa
@hanimohamoud7594
@hanimohamoud7594 5 күн бұрын
Ilahow abti osman so dhaweey abaayo Insha allah waar kheyr
@aishaahmedmohmed
@aishaahmedmohmed 5 күн бұрын
Ilaahy waxaan ka barayinay in warkisa la helo wll nasra
Maxkamadda Sare ee ciidamada oo soo gabagabeysay kiiska dilkii Ganacsade Abuukar Kaabax.
13:44
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 11 МЛН
你们会选择哪一辆呢#short #angel #clown
00:20
Super Beauty team
Рет қаралды 42 МЛН
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 34 МЛН
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 158 МЛН
kiiska Ardaygii lagu dilay Muqdisho & Maxkamadda Ciidamada..
22:35
Somali National Television
Рет қаралды 67 М.
FILO PART 104
32:46
Abukar Mahdi
Рет қаралды 359 М.
Waar daag daag ah
17:37
Somalia news
Рет қаралды 2,7 М.
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 11 МЛН