Maanta waxaan maagay inaan soo iibsado cadar la soo jabshay oo boss dumar goortii hadal badnidayda ileen waxaan ahay qof bogcaddiisi cirka lagu laalay aan isu sheegay qofka aan ahay cadarkii waa lay diiday in leyga iibsho dukaankiina waa layga soo saaray waxaa alaa mahaddii ah in dukaanka yahay maro rag waana matas buluug. markii aan fakarey waxaa laga wado boss waxaa ii soo baxday in boos dhul laga wado hihihi dukaankii dhulbahanta ayaa layga soo eryey waa hihi
@abdulgaadirahmed921912 күн бұрын
Asc kalamaan ,,, kow kow kow 1
@JawharElmi-s8c12 күн бұрын
Ok
@khadrayoonis942012 күн бұрын
Maanta laga bilaabo qof danbe oo dhulbahanta ama badhdhulbahanta oo fiqiir ah ama darbi jiif ah yaan la arkin waxaan nahay boss man iyo boss woman waa in aan ka bilowna inaan soo toano suudhadh madow oo rag iyo dumar ah qamaaro iyo xijaabo madow hihihi
@osmanahmed978012 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@AadanCali-w9r12 күн бұрын
Ok😅
@abdirahmanlibaan585012 күн бұрын
Sheekh shariif 20 sano ka hor magaalada muqdisho hogaamiye kooxeed kula dagaalay hubka dhiga maantana isagaa diidan hubka culus dhig sow ma gudbe siyaasadeed ma.aha
@osmanahmed978012 күн бұрын
Kdb hala dilo ama halaso xiro hubka hada dhiibto xininyahada aya dhiibtay 😂😂😂 wuu saxan yahay shariifka keep going