Пікірлер
@cazaamali3186
@cazaamali3186 3 күн бұрын
Fv❤
@LibanDahir-f5g
@LibanDahir-f5g 5 күн бұрын
2025 ayaan dawanayaa Milton Uk 🇬🇧 ❤
@abdikaderkalif4785
@abdikaderkalif4785 6 күн бұрын
1/1/2025
@caynaancabdi7895
@caynaancabdi7895 7 күн бұрын
Naf wax jeceli ba'anaa!.
@caynaancabdi7895
@caynaancabdi7895 7 күн бұрын
Hawlbaad i Baddoo habaabay Habaabayoo kuu hilloobay!.
@abdullahihassanali2116
@abdullahihassanali2116 9 күн бұрын
Mirahsn cidda samaysay dabadey jirow ii soo sheeg
@Fihimawarsame
@Fihimawarsame 12 күн бұрын
Wa inaan ku heelayo cidan ha igu halaynin🥺
@NimcoDheeg-c3w
@NimcoDheeg-c3w 13 күн бұрын
Habeen igu horeysay ee aan dhagaysano aniga naftayda 2 aad means my live❤tayda.❤❤❤❤
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 18 күн бұрын
Heeskaan abwaankee sameeyay allaha u naxariisto cumar nuur cabdile qabriga allaha u waadiciyo jannatul fardowsa allaha geeyo iyo intii islaamba ah
@shukrihaaji
@shukrihaaji 18 күн бұрын
3:15 waa suuragal
@AbdiRage-xq6wm
@AbdiRage-xq6wm 18 күн бұрын
Yaa Naa maxaad tidhi ka huleel ma ceebaa taasi waa ninba marabee oo hadaa maxaad rabtaa iskala kaysoco inaalilaahi wa inaa ilayhi rajicuun waxaa anigu kama shaqeeyo
@sadiqabdi2716
@sadiqabdi2716 22 күн бұрын
Marwa , Jannada ku waar , Aamiin!🙏🌺❤️🌹🙏
@bileabdibashaash8841
@bileabdibashaash8841 23 күн бұрын
20.12.2024😢
@cabdijibaar6528
@cabdijibaar6528 25 күн бұрын
Dhexda gacanta mariye❤😊
@faysalbakaal
@faysalbakaal 26 күн бұрын
Halkase aad ka nugushahay kol hadey haleelaan abidkood nin hiil biday dumar har uma jiidan.
@AbdirashidMuhumed-xk1mf
@AbdirashidMuhumed-xk1mf 27 күн бұрын
imisa qayilaysa ayaa iladhgaysaneysa Jes now
@AbdirashidMuhumed-xk1mf
@AbdirashidMuhumed-xk1mf 27 күн бұрын
❤horta muxuu dadka uwalaa ???
@AbdirashidMuhumed-xk1mf
@AbdirashidMuhumed-xk1mf 27 күн бұрын
Guur
@qadargaraad4766
@qadargaraad4766 28 күн бұрын
Maxamuud maxamed hassan sabriye aadan sahal cali alle ha u naxariisto awoowgey
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 26 күн бұрын
Aun ma dhintay halkowsa ku dhintay
@najiibcolaad2876
@najiibcolaad2876 28 күн бұрын
Alla maxaynu yasnaa oo dhayalsannaa Abwaanadeenna, waxan ay ka hadlayaan maaha madadaalee waa dhab iyo wax nolosha ku tacalluqa, waa MURTI iyo FALSAFAD heerkeedu sarreeyo.
@HamzeSheikh-e9o
@HamzeSheikh-e9o Ай бұрын
From tiktok
@XalimoXasan-z1l
@XalimoXasan-z1l Ай бұрын
December 5 2024❤
@sharmakehassan7710
@sharmakehassan7710 Ай бұрын
waqti dheer kadib waxaan dib usoo booqday hees xasuus gaar ah iileh waqtigi waa isgurayaa noloshuna istaag malahan after 10yrs kadib heestaan ayaa dib usoo booqday xasuus gaar ahne igalisay waxaan rajaynayaa isbadalka dhabta ah aan doonayo markaa nolosha ka gaaro in qoraalkaan xasuus gaar ahne igalisay iinoqdo 4 december 2024 maalin arbaca ah hadaa iga danbayso like haila dhaafin
@yaxyemaxamud9722
@yaxyemaxamud9722 Ай бұрын
5 December 2024 guuleyso walaalkeey
@sharmakehassan7710
@sharmakehassan7710 8 күн бұрын
@ sharaf iyo karamo nolow brother
@sacadqolaab1260
@sacadqolaab1260 Ай бұрын
December 3 2024
@RaxoMuse-l3d
@RaxoMuse-l3d Ай бұрын
😢😢😢
@Waqiiq
@Waqiiq Ай бұрын
Still washing 2024 🎉😢😢❤
@XasanXayle-po9ed
@XasanXayle-po9ed Ай бұрын
Aamiin aamimn
@XasanXayle-po9ed
@XasanXayle-po9ed Ай бұрын
Maherka gabilay
@HalisTa..22
@HalisTa..22 Ай бұрын
Haween waa la hubiyaa Horaa loo ogaadee Hadal been ah oon jirin Hagar lagama waayee Adna hanaqa ha i goyn Hodaneyy
@MrAhmed-c2n
@MrAhmed-c2n Ай бұрын
Caawa waa habeen qaali ah
@MaxamedIimaan-ko6qm
@MaxamedIimaan-ko6qm Ай бұрын
Ileen ceeb ninkeedii ka furaaya calalada ciyaar ciyaay laguma celin karo.(Ceeb ninkii sameeyaba uu la soo taagan yahay wax qarin karaa ma jiraan). Midda kale: Taariikhdan caawaa anna iigu qoran diiwaankee. Labadaas meel iska sax Sxb. Mahadsanid
@CaaliyocarfonCarfoncaaliya
@CaaliyocarfonCarfoncaaliya 2 ай бұрын
12/11/2024
@xasancabdi1267
@xasancabdi1267 2 ай бұрын
YaaaaSalaaaam yaawaduud Waa Heesta Aan ugu jecelahay Heesaha Ay Wada Qaadaan Fadumo cbdlhi Maandeeq iyo Axmed Gaacayte ALaayaRaxmee
@abdiazizqalab696
@abdiazizqalab696 2 ай бұрын
4/11/2024 ayaan keligay sariirtayda oo ku dhagaysanayaa Magaalada nicosia cyprus
@HassanOmer-g8c
@HassanOmer-g8c 2 ай бұрын
11.09.2001 luuq waa malintii igu danbeysay gacalisadeydi waqtugu na kala weday... fadumo lov you malin un waa ku arkii dona ilaa hada ma ka bixiin qalbeyga
@yaasirmuuse7908
@yaasirmuuse7908 2 ай бұрын
2014 tii ayaan bartay heestaan 😂
@SuLTan-JacK
@SuLTan-JacK 2 ай бұрын
2024-10-29 uganda ka dhagaysanaya 2:57pm
@osmanadan1674
@osmanadan1674 2 ай бұрын
4:52
@baladomar7798
@baladomar7798 2 ай бұрын
Ilaah ha u naxariisto
@MaxamedIsmaacil-m3s
@MaxamedIsmaacil-m3s 2 ай бұрын
P
@sadiaabdulkadir3425
@sadiaabdulkadir3425 3 ай бұрын
Heesta kaliya ee indhahayga ka ilmaysiisa😢
@Mahamoudchideh-xl6ji
@Mahamoudchideh-xl6ji 3 ай бұрын
Allaha u naxaristoo walalkeen amin...amin
@xasancabdi1267
@xasancabdi1267 3 ай бұрын
Sakatiyey Markii Lay Saaqayoo
@HalisTa..22
@HalisTa..22 3 ай бұрын
Qofna gaar ahaan iyo Gooni uma naaxoo Guri lagama maarmee Guur maxaan ka yeellaa..?
@cabdihindiofficialstudio2248
@cabdihindiofficialstudio2248 3 ай бұрын
Auno
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 3 ай бұрын
Waayo waayo❤
@Najiib-Habane
@Najiib-Habane 3 ай бұрын
Abdiasiis Mustafe Muse dalab. Inader Culays aan is ilowsiinayaad saaka keentay😅 from Qatar 2024/Sept/28
@horseedmedia5456
@horseedmedia5456 3 ай бұрын
24, Sep 2024 ayaan soo booqday aniga oo leh; i cafi gacaladaydaay. Heestanna ila soo dhegayso.
@AswaanSaalah
@AswaanSaalah 3 ай бұрын
Kuwina is jecl is cafiya is xausuta is jeclada wayo adunyadu way kobnathy ka fai,daysta wax ficna ugu fa,idaysta ❤waxn SaaS idin leyahy qofkan is jeclayn Wan kala xanqsanayn weliba Wan adkayay I cafina wu igu yiri wanan ka diiday balse 2week kadib geridisi ban ogaday aadan Wan isga qomameyaa keliya hadan dhihi laha Wan ku cafiayay angu isku faraxsan ama is colaadinayn uu dhinto wallhi ciil man qabne 😢💔💔💔💘😭😭😭😭
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 3 ай бұрын
Waayo waayo ❤