Maxamuud M. Xasan Kabanle|| heestii “Caro edeg”|| with lyrics

  Рет қаралды 101,188

Daah Qaad

Daah Qaad

4 жыл бұрын

Hees Aad u macaan
Kaban aad uu macaan
Hees xasuus mudan
Heeso Qaraami lyrics

Пікірлер: 45
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 ай бұрын
Hees xusid mudan AHUN Ustaad M Kabanle
@britishboy53wiilboqortooyo33
@britishboy53wiilboqortooyo33 3 жыл бұрын
Daahqad thank you so much wlhi 9sano radayay caawa arkay please hesihisa dhan so gali
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 Жыл бұрын
Ani anii ani iga cajabisee✅ ilaa ceeb ninkeedii ka furaayo Calalada ✅ Cashar cashar noqotay inanyahay✅ Taariikhda caaway aaaana iigu qoran diwaankee ,eeeee eee igu qoran diwaankee✅ Cidan wali ciidaan wali ka faalshaa ✅ Biyo ceel nin kugu riday in ay tahay ma hubo iyo in ay tahay biyo ceel nin xiray halkaas si fiican uma fahmin Erayada kabanle ma jirto si sax ah oo la isku wada raacay qof sidii uu u fahmay ayuu ka dhigtay waayo waa erayo ay adagtahay in sida saxda ah loo fahmo Allah yaraxma raaximiin kabanle Nasiib wanaag lagama reebin warysi uu ku shaxay erayda iyo ula jeedii loo sameeyay abwaanka oo maskaxiyan u xanuunsanday
@mahrezyare233
@mahrezyare233 Жыл бұрын
Afsomaliga asagaa is fasira biyo ceel nin kugu riday xarig kuguma caynshee✅
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 Жыл бұрын
@@mahrezyare233 aad iyo aad awoowe
@generalilmoge5902
@generalilmoge5902 Жыл бұрын
@@mahrezyare233 hh
@wiilkiiqaramiga7343
@wiilkiiqaramiga7343 3 ай бұрын
maxamuud kabanle waala fahmi karaa heesahiisa awaa erayo jilicsan ee kapanka ayaa mar mar kumash quulinaayo siduu ugaraacaayo
@abdihakimaden9328
@abdihakimaden9328 Жыл бұрын
Saaxiib waa aad ddadaashey Laakiin miraha heestu waakaa Khaldanyihiine iskasax. Ma,ahan ceebla ninkeedii, ee Waxaa weeyeh wallee ceebnin- keedii kafuraayacalalada ciyaar ciyaar llagumacelin karoh. Macnuhuna waa ceebninkii Qarinllahaa sheegayoh qofkale maqarinKaroh.
@Buneysead
@Buneysead Жыл бұрын
Shukran wll🥰
@SalmanOmar931
@SalmanOmar931 11 ай бұрын
​@@Buneyseadbuney channelka adiga maa leh
@user-yc6he4oz4v
@user-yc6he4oz4v 4 ай бұрын
Sax aad iyo aad 💯
@cabdinaasiraxmed7718
@cabdinaasiraxmed7718 3 жыл бұрын
Xusuus waaya waayo murqaan badana
@kabtanmaxamudali9183
@kabtanmaxamudali9183 Жыл бұрын
Caro adeg kamadaalo
@daweeyeofficial2086
@daweeyeofficial2086 2 ай бұрын
Emotional 😢
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Yes yes yes
@cumarismaciilfagadhe3571
@cumarismaciilfagadhe3571 3 жыл бұрын
Hees xusid mudan
@britishboy53wiilboqortooyo33
@britishboy53wiilboqortooyo33 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Casir sir noqoye
@xuseenmohamed9227
@xuseenmohamed9227 2 жыл бұрын
Cambihiii bislaaday anaa lahaa adaa cunii
@moogemooge3836
@moogemooge3836 2 жыл бұрын
Taariikhda an caawaa iigu qoran ciwaankee
@sailahussein3366
@sailahussein3366 2 жыл бұрын
Waxa wage” ila ceeb ninkeedi kafuraayo calalada...”
@qucleahmed8371
@qucleahmed8371 3 жыл бұрын
Masha alah kabanle
@jamaalnuurdiin6245
@jamaalnuurdiin6245 3 жыл бұрын
👍👍👍❤❤❤
@foosiyacali2158
@foosiyacali2158 4 жыл бұрын
marqan dacaya wlhi cawa
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Oo adigaa🙄🤣🤣🤣🤣🤣
@qalpinuura9091
@qalpinuura9091 3 жыл бұрын
😅😅😅😅afka isku qabo bal
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 2 жыл бұрын
Raaxeyso cibadadana haka tagin qaadna haka badsan guuleyso sis
@fiigsanetalks3412
@fiigsanetalks3412 4 жыл бұрын
Old is gold
@sadekabdikafi6784
@sadekabdikafi6784 4 жыл бұрын
Rag waa ragii hore hadalna waa intuu yiri
@adamdek4202
@adamdek4202 4 жыл бұрын
Ceebla ninkeedii Ka furaaya calalada Ciyaar ciyaar Laguma celin karo.....
@daahqaad
@daahqaad 4 жыл бұрын
Shukran
@abasali4869
@abasali4869 3 жыл бұрын
Taariikhda xaawaa Iigu qoran diwaankee Halkaa iga sax
@daahqaad
@daahqaad 3 жыл бұрын
Walaale sidaa aad soo qortay sax MA ahan Waayo qaafiyadii oo dhan baad ka baxday
@mohaweheliye8852
@mohaweheliye8852 Жыл бұрын
Cebla mahane wa ceeb ninkedi kafurayo calalada ciyarciyar laguma celin karo
@moogemooge3836
@moogemooge3836 2 жыл бұрын
Mmmmm
@muqtaarcali9459
@muqtaarcali9459 2 жыл бұрын
Haaaaaaaaaaa
@diismohamed4836
@diismohamed4836 Жыл бұрын
Ceebla ninkeedi kafuray calalada ciyar ciyar laguma celin karo 😮
@moogemooge3836
@moogemooge3836 2 жыл бұрын
Waxaaan u malaynayaa meesha ah caradu sidiibay canaad iigu maranatay ciida weli u faalshaa. Ayaan malaynayaa
@yuusufabdiomar608
@yuusufabdiomar608 2 жыл бұрын
Somaliyey fanankani miyu dhintay mise ?
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 2 жыл бұрын
Haa mar dhaw India oow ku dhintay
@nickal2018
@nickal2018 2 жыл бұрын
fanaankani wa kuma? ma xasan kabanlihii reer Burcaa, mise?
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 2 жыл бұрын
Maya waa mudug maxamuud maxamad kabanle mar dhaw dhintay wala sixray sidaa maqlay xili hore wayadii dambe wow qafiif sanaa xanuun udhintay India
@abdullkeybashane8661
@abdullkeybashane8661 Жыл бұрын
@@wadaniqurboneceb3459 AUN janatuul firdous gey athiga weyna oo waxid ah🤲😥
Heesta Maxamed Kabanle "Markaan Geel u heesaan Adna Goray u heestaa
10:56
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 42 МЛН
MAXAMUUD KABANLE HEESTII SAMSAMEEY (kaban old version) QARAAMI
8:05
INDHAHA BULSHADA
Рет қаралды 17 М.
Caashaqa Ma Dhaafnaa
10:10
Maxamuud M Xasan Kabanle - Topic
Рет қаралды 50 М.
Heestii Caashaqa Ma Dhaafnaa Lyrics Maxamuud M Xasan Kabanle
10:10
laylis channel
Рет қаралды 408 М.
Cabdullahi Y. Hanuuniye - Dabeylaha Jacaylka
7:54
Rageedii™
Рет қаралды 450 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 42 МЛН