No video

Cabdullaahi sulfa|| heestii “Hawl baad i badoo habaabay”|| with lyrics

  Рет қаралды 149,867

Daah Qaad

Daah Qaad

Күн бұрын

Zulfe, sulfa, zulfa, sulfa,
Hees macaan, hees cusub, hees xiiso badan, hees xasuus mudan.
Qaraami, waayo waayo, qaaci.
Xassan aadan samatar, axmad cali cigaal, maxamad s tubeec, cumar dhuule cali, kuluc, saalax qaasim, salaad derbi, digfeer, beerdilaacshe, axmad naaji sacad, cabdullahi qarshe, cabdinasir macalin, cabdiqadir juba, xudaydi, Gacayte, dhabarlow, gacanlow, mushteegi, xasan diiriye faarax, cumar xasan rooraaye, killar, maxamad yuusuf, xuseen yuusuf tarabi, maxamad jaamac joof, xarrago, maxamad nuur giriig, jiim shiikh muumin, cabdiqadir sanka, cabdi tahaliil, cumar nuur Cabdule, jaangow, dararamle, kabanle, shimaali, hadraawi, maxamad cali kaariye, cabdi qays, khadar laari, dacar, cabdillaahi diiriye sooraan, cabdiqadir cali cigaal, cabdi baadil, cabdi nuur allaale, Bacalwaan, qasaali, qalinle, axmad mooge, maxamad mooge, cabdullahi nuur cawaale xalweyste, siciid harawo, cali naaji sacad, hanuuniye, cabdi Haybe laambad, Cumar shooli, shey mire dacar, caabi mire dacar, nageeye, guuleed cali masxaf, shamuuri, cawaale, lafoole, king khalid, iskalaaji, siciid qalinle, cabdihodan/ cabdi Holland, cabdifitax Yare, maxamad bakaal cirro, mursal muuse, xasan gantaal, kunciil, ismail danan, iidle yare, faarax murtiile, Maxamad bk, nimcaan hilaac, qamar suugaani, dayax dalnuurshe, dalmar yare .....
Magool, khadra daahir cige, baxsan, maandeeq, khadiijo cabdilahi dalays, marwo maxamad gaasira, marwo cabdi, sahara axmad, hibo nuura, xabiibo xasan tooxow, guduudo, faadumo qaasim hilowle, kinsi xaaji aadan, maryan mursal, aamina candullahi xirsi, kaltuun bacado, Shamso cumar, shankaroon, farxiyo cali, nakruuma, faadumo duur, aamino feer, saado cali, xareedo ismaaciil duniyo, qamar cabdullahi harawo, feynuus, khadiijo qalanjo, saynab cige, binti cumar gacal, sahra ilays, faadumo axmad dhimbiil, cadar axmad kaahin, siraad cabdulle ugaas, sahra ileeye, nimco Yaasiin caraale,

Пікірлер: 71
@MaxamedibrahimDayib-mt2cy
@MaxamedibrahimDayib-mt2cy 4 ай бұрын
#2024/4/20, Haben khamis sogalyso Hadad igadanbeyso like dhackusi👍🫵💔
@shaficiroraye
@shaficiroraye Ай бұрын
Hanaankaaga wanaagsan Marka aad i hor joogto Sida heega daruura Oo kaliishii hilaacday Ayaan kiu handadaayoo Aawadaa u haraaday ......... Howl baad i badoo habaabaye Habaabaye ii hilow ...... Waxa aan hanti leeyahay Marna kaa hagran maayo Haweenoo dhan hadayihiin Adigaa u horeeya Wa inaan ku helaayoo Cidna haygu halaynin ...... Howl baad i badoo habaabaye Habaabaye ii hilow ..... Hilibkaygiyo jiirka Halbowlaad u ahayde Haddu way ku jeclaatoo Qalbigaad holisaaye Ku hagoogo naftayda Halis bay ku jirtaaye ..... Howl baad i badoo habaabaye Habaabaye ii hilow
@user-hp3pt8lv8p
@user-hp3pt8lv8p 14 күн бұрын
Murti walahi 😊❤
@Qasaaye90
@Qasaaye90 9 ай бұрын
Waxan halkan ugu gudbinaya gacalisadeydi hore salma oo aan aad u jeclaa “caqli niman lahyn bayla tahay cayare “ caashaqa sidisaba intan ka bartay oo raganima ah ayaa in aad sabarto hadusan qofka kale ku rabin waa caadi in lisdiido indinko sanado isyaqinay “ muhimadu aya ah marka qofkas magacis maqasho ay xasuuso qurux badan kuguso dhacan” i will love you every lifetime ❤❤❤❤
@user-vu4ir5sf4q
@user-vu4ir5sf4q 7 ай бұрын
Mid sidaas o kle ku jclto ku rajeyna wll 🙌🏾🥰
@NadroNasiib-sb5dz
@NadroNasiib-sb5dz 5 ай бұрын
illhyow ku sii mid si wanagasn kuu jecelta
@abdiasiis1054
@abdiasiis1054 4 ай бұрын
Saaxib jaceyahan ayaad tahay
@abdiasiis1054
@abdiasiis1054 4 ай бұрын
Hada imisaa jjir ayaad tahay
@zelma_ahmet
@zelma_ahmet 2 ай бұрын
Waanka qaadey wll. Welina ma arag cid klo I jecel 😂
@havidg3187
@havidg3187 Жыл бұрын
We have produced one of the most breathtaking rhythms in our times .Proud somali 👊🏾
@HalisTa..22
@HalisTa..22 3 ай бұрын
Hilibkaygiyo jiidhka Halbowlaad u ahaydo Heeddu way ku jeclaato Qalbigaad Holisaaye U hagoogo naftayda Halis bay ku jirtaaye Hawl baad i badoo habaabay Halaabaye ii hilow😪🙇‍♂️ Axsan Hees Allah yarxam Al Fanaan Zulfa🤲
@shaficiroraye
@shaficiroraye Ай бұрын
Xusuus qadiimi ah 2005tii sanadihii qaan-gaarkayga ayaan dib ugu noqday alle waqtigu wacnaayaa.
@axmedgaabow1162
@axmedgaabow1162 2 ай бұрын
22/6/2024 south frica cape town old is gold man✌️
@abdulkadirkadiye646
@abdulkadirkadiye646 Ай бұрын
37 sano kahor ayaa daqiiqad igusoo xasuusisay waayowaayo 1987 or 1988 xasustay halumin
@sheekhmaxamadshaafi7563
@sheekhmaxamadshaafi7563 2 ай бұрын
27/6/2024 habeen jimce soo galayo ayaan dhagaysanayaa Waa hees aad u macaan Mahamad shaafi diyo is from dhagbuur somali galpeed ❤❤❤
@user-iy6cn3xi2z
@user-iy6cn3xi2z 15 күн бұрын
Waa inan ku helyo cidn haygu halynin😢❤
@qadarsaeed
@qadarsaeed 4 ай бұрын
Zulfa ilahay haku xafido where ever you are Al ustaad 🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@raaxoaxmed9611
@raaxoaxmed9611 9 ай бұрын
14/11/2023 2:38. Hospital keysaney rer mogdisho eh le aqon sakaro hospital keysaney Wani salamay
@Qoojistan
@Qoojistan 4 ай бұрын
Zulfa heesihiisa way kaduwan yihiin heesaha somalida waa nuuc kale oo qaab kale ayey musikisa uu ahaa *waayuhu mar buu wacna*🔥
@ahmedmohamedbishar2812
@ahmedmohamedbishar2812 4 күн бұрын
Caku jaceylaa ma yaqaano waa macalin, waa dhaqtar , waa siyaasi iyo waa ganacsade isku si buu oogu dhacaa waa kii uu ka ooysiiyaa waxan soo xasuustay xanuunadi aan ka dawoobay in mudo ahna aan u jiifay caku dumarka qaar naxariis daranaa 😢
@AaminaAbdullahi-jx7kj
@AaminaAbdullahi-jx7kj 3 ай бұрын
Kuhagogo nafteyda halis bey ku jirtaaye 😢
@MuscabDesign30000
@MuscabDesign30000 2 ай бұрын
18/06/2024 waa maalin aan tahriib isku xirxiray bye 😭😭
@SharifDaqare
@SharifDaqare 29 күн бұрын
Sxbo ma nabad tagtay
@user-ft1nw3ft3r
@user-ft1nw3ft3r 16 күн бұрын
Isku malinbey baxney balse waa leyso celiyay 😢
@usamearwax2999
@usamearwax2999 9 ай бұрын
Iska amin dhexe toronto canada hilow iyo dalkio hooyo cawa 23/11/20/23 1:15
@nuuradiincumar7995
@nuuradiincumar7995 10 күн бұрын
Inta heestan nagesatay 27 /8/2024 ❤😮
@najaxahmed1225
@najaxahmed1225 12 күн бұрын
Heestan waxaay dhagaysanaya anigu dareemaya qalpi jab iyo cidlo😢
@Qani_10
@Qani_10 2 ай бұрын
"Ku hagoogo nafteyda halis bay ku jirtaaye"🥺💔🔥
@bashiirfarxaan1011
@bashiirfarxaan1011 5 ай бұрын
Ramadaan waa 21 haben talado so galayso. 2024 yaa ila dhagaysanayaa
@ahmedcalimubaarak1087
@ahmedcalimubaarak1087 5 ай бұрын
Aniga
@adamdek4202
@adamdek4202 4 жыл бұрын
Dhiiri galiya azxaabeey Shaqo qurux badan yay hayaane
@KhalidAhmed1
@KhalidAhmed1 6 ай бұрын
15 February 2024 😅
@Farayare451
@Farayare451 9 күн бұрын
28 August 2024 😂❤
@asqalaani89
@asqalaani89 Жыл бұрын
Hanaankaaga wanaagsan, marka aad i hor joogto, sida heego daruura, oo kaliishii hilaacday, ayaan kuu handadaayoo, awadaa u haraaday, Howl baad ibadoo habaabay , habaabay oo kuu hiloobay
@XassanEgeh
@XassanEgeh 7 ай бұрын
18/1/2024❤❤❤❤Hawl baad i badoo habaabay Kuu halaabaye ii hilow
@sadaamsiciid4748
@sadaamsiciid4748 6 ай бұрын
21/2/2024😂😂❤❤ Qosol iyo jacayl isku jira😢😢
@user-he5tq1ov5s
@user-he5tq1ov5s 10 ай бұрын
Hawlbaad ibadoo habaabeyy😊
@user-oi4tw6nk2i
@user-oi4tw6nk2i 3 ай бұрын
Laxan yaaleh
@user-uf6it2yp1e
@user-uf6it2yp1e 7 ай бұрын
Howl baad i badoo hababy😭
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 9 ай бұрын
Lgend abdilahi sulfa.❤
@iidlecumar
@iidlecumar 9 ай бұрын
Zxp hestaan horey uma aqoonin lkn waxaan kaso racay aalada tiktoka 😊
@shiineahmed8441
@shiineahmed8441 2 ай бұрын
Zulfa we love you uncle
@kingismo6232
@kingismo6232 4 жыл бұрын
Fanku waa kii hore 🥰
@user-fv3ce7yy6u
@user-fv3ce7yy6u 5 ай бұрын
Waa ereyadi abwaan cali sugule Ahu
@ahmedjama9070
@ahmedjama9070 2 жыл бұрын
Salaad maxamed shardi baa lahaa heesta sulfana si wacan buu u qaaday
@abdiasiis1054
@abdiasiis1054 4 ай бұрын
Runta sheeg walaal
@user-fb2qw8ue5i
@user-fb2qw8ue5i 2 ай бұрын
hawlbaad ibadooo habaabay 💔😭😭
@user-fm9os3dx4t
@user-fm9os3dx4t 4 ай бұрын
Old is Gold
@siyaadbulshaawi169
@siyaadbulshaawi169 3 жыл бұрын
Legen horeey uu socoo soo nolee heesihi murtida laha
@AllWaysIAM____MAGIC
@AllWaysIAM____MAGIC 3 күн бұрын
3/9/2024😢❤
@officialmurtimawelo8999
@officialmurtimawelo8999 6 ай бұрын
Waxa aan hanti leyahay ana kaa hagran maayo
@sultanaayan9870
@sultanaayan9870 3 ай бұрын
❤❤
@hanadmaxamed5007
@hanadmaxamed5007 Ай бұрын
I liked it
@maxamedabukarjilacow9823
@maxamedabukarjilacow9823 Ай бұрын
Muqdisho suuqbacaad
@AyanAbdiwali-zu5ec
@AyanAbdiwali-zu5ec 11 ай бұрын
Fani waa kii horre
@tamaanshire9989
@tamaanshire9989 4 ай бұрын
Absolutely 🎉
@bashiromar233
@bashiromar233 17 күн бұрын
20 August 2024😂
@Farayare451
@Farayare451 9 күн бұрын
28 August 😂
@ShuceybAbdiRisaq
@ShuceybAbdiRisaq 8 күн бұрын
29/8/2024❤
@drssagalsuuro878
@drssagalsuuro878 Ай бұрын
22/7/2024😢😢
@Urur-Yare
@Urur-Yare 8 ай бұрын
2024 😢
@AHmeTtMoHaMeTt-pj4sx
@AHmeTtMoHaMeTt-pj4sx 8 ай бұрын
08/01/2k24🎉❤
@jamaalapdulhijsb8834
@jamaalapdulhijsb8834 5 ай бұрын
Habaabay
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 ай бұрын
AHUN
@farsamdagacant123
@farsamdagacant123 7 ай бұрын
1 2024 alow sidii roon
@ahmedibnuali6092
@ahmedibnuali6092 8 ай бұрын
9 /1/2024 /jawiga ❤
@Mexessports
@Mexessports Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 жыл бұрын
Heesta ninkii lahaa wuu kaga ciyaar
@samadoon4388
@samadoon4388 2 жыл бұрын
Yaa ku ciyaarey mise wala qurxiyey lol
@fahadmohamed9024
@fahadmohamed9024 4 ай бұрын
05/05/024🫀
NAFTAYDAAN SASABAYAAY LYRICS  |SAYNAB CIGE| |2019|
5:27
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 356 М.
Khaalid Bashiir
3:31
DurBaan - Topic
Рет қаралды 49 М.
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 33 МЛН
Khaalid kaamil | Howl baad ibaday | new song Official music
5:22
Bulshawi Official
Рет қаралды 4,8 М.
Howl baad i badoo Habaabay-Codkii Mohamed alta
6:16
CrackerDazz
Рет қаралды 32 М.
Qiso dhab ah: Jaceylkii Sulfa iyo Aamina Jiisow
9:36
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 250 М.
Cabdullahi Maxamud Sulfa - Maxa Kurta Loogu Shubaa Koleylka
5:53
Abdullahi Mahamud Sulfa
Рет қаралды 189 М.
Duufaan iyo Dabeyl Zulfa
6:12
VivaSomalia1
Рет қаралды 1,5 МЛН
Maxamed Axmed Kuluc | Heesta Hawl Baad I badoo Habaabay
8:41
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 48 М.
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН