Пікірлер
@abdicaziizmaxamed6715
@abdicaziizmaxamed6715 4 күн бұрын
Masha allah walaahi marka hore ayey qurux aheyd
@S88mustaf
@S88mustaf 2 ай бұрын
Mantana waa see aduunka dowladuhu waydumaan lkn waxkasta ma burburaan sida soomalia sidii wax siyaad bare lahaa ayaa loobililiqaystay wax walba😢
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 3 ай бұрын
Waxad isoo tustay meelo Baden waxana igu danbeysay berichtet hoore walHay
@SagalBafo
@SagalBafo 3 ай бұрын
This is amazing! I was wondering if you have an email that I could contact you on please?
@aadamisports446
@aadamisports446 3 ай бұрын
If Somali people had a serious discussion at that time, our country would stand firm and strong by now 😢
@user-gg5yy8nx4f
@user-gg5yy8nx4f 5 ай бұрын
He hada muqdisho waxaa Kusoo qaxay 1991kii ilaa hada wixii reer gobol ahaa waxaadba moodaa muqdishanaan naqiin gobol meelkasta qashin hoobohii dadweynaha guryo lagadhistay meel quruntay ayey kadhigeen
@abobasement346
@abobasement346 5 ай бұрын
Xamar waan ku so koray waxaan ku nolah sharaf iyo Aman xamar waxan kah tagay markay yimaden moryantih nogah timid G/dhaxeh 1991
@gullamaajo1510
@gullamaajo1510 5 ай бұрын
Markan baladka reer korad maba joogin
@user-vk1bj7mg5s
@user-vk1bj7mg5s 6 ай бұрын
Waa mhad snthy wllka
@YahyeCabdi-gg2db
@YahyeCabdi-gg2db 6 ай бұрын
Guul
@MAAHIRAPUUKAR-md7kv
@MAAHIRAPUUKAR-md7kv 8 ай бұрын
Mnsh alah wll
@mustafamohamed1146
@mustafamohamed1146 8 ай бұрын
Rer baadiyo magaaladan ayey naga dumiyeen geeley 😢
@rahmakutub3686
@rahmakutub3686 9 ай бұрын
Shan boqol iyo kun Midna ma jirin
@rahmakutub3686
@rahmakutub3686 9 ай бұрын
Beenlow boqol wax ka badan ma jirin
@CabdicabdiCabdicandi
@CabdicabdiCabdicandi 10 ай бұрын
Xiliga macan aye ahayd nasib uma lehi ma jogin thanks ada itus tay
@madoorankareealownoodooral770
@madoorankareealownoodooral770 10 ай бұрын
Baabuurka 124 roosa jaale waxaan aheyn qaarku daba dhaga oo waxaan unaqaaney umulo gaad kkk Ilaahey soo noolee somalia alqadiim Halkani waa codka halbeeg idaacada afka soomaliyeed kulanti wanaagsan Hargrysa somalilnad
@maryammb7064
@maryammb7064 10 ай бұрын
Mahadsanid😢❤❤❤🎉🎉🎉
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 10 ай бұрын
HADDA WAXAA YIMID ABOOR BANI.AADAM AH KUWAAS OO AH HABAARANEEY HABARGIDIR WAA BULUNBULI KULIGOOD
@khalidcali9543
@khalidcali9543 11 ай бұрын
Masha Allah sxb warshadihee kale Nosooda sida w.dawada
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 11 ай бұрын
DAYAARAD ISKA DHAAFE MAANTA WAXAA LA GUBAYAA GAARI DAMEER OO WADA RAASHIN ISKA DHAAFE DAD NOOL
@hassanyarrow7564
@hassanyarrow7564 11 ай бұрын
Asc , howlwadeenada barnaamijka. Salaan ka Dib waxaad soo bandhigteen bilicdii Dalka iyo dakeena Soomaaliyeed aynu lahayn.horey u sii wada si jiilkaan Hada jooga ha noqdeen qaran _ joog iyo qurba _ joog. Hadii aniguna wax ku darsado waxaan ka mid ahay dadka ku dhashay magaalada Muqdisho soon joogay xiliga aad Hassan ka hadlaysaan hadii xusuustayda Dib ugu noqdo magaalada waxay ka koobnayd 13 demo, waxayna lahayd Dowlad sharci iyo kala danbayn leh oo sugta Amaanka muwaadiniinta Soomaaliyeed , waxaan xusuusta marka habeenka lagaaro 4 saac in dadku guryahooda joogeen oo hadii aad debada aado magaaladu cidlo tahay amaan tahay. Qiyaastaydu degmooyinkaas oo dhan ay ku noolaayeen dad dhan 300.00 kun. Dadkuna aroortii kala qorshe side inuu aado school , jaamacad ama shaqo. Anigoo ka mid qurbo joogta dean Dalka Mareykanka tiro 3 jeer ayaan imid 2018 , 2019 , 2021 aaqirkeeda markii uu yaraaday covid _ 19ka. Nasiib daro waxaan ugu imid 5000,000 dad ah , 5000,000 bajaaj wax loo yaqaan 3000,000 Xoolo , Annie _ daro sharci iyo kala dambayn la'aan. Balse hadana dhulkayga hooyo waxaan alle uga bar yayaa nabad , caafimaad iyo barwaaqo inuu alle ku soo dabaalo. Jiilka hada joogana ay u naxaan dadka iyo ciidooda. Ayna gartaan Nabada , Nolasha iyo horumarka ay ummadi leedahay. Mahadsanidiin
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 Жыл бұрын
Maasha'allah, waa qiso xanuunkeeda lahayd xasuus igu reebtay.
@hassanabdimohamedabdi9735
@hassanabdimohamedabdi9735 Жыл бұрын
Mesha traffic ma jirin miyaa iyo cid kala hagta socodka baburta iyo dadka... Peaceful with danger..
@mohamedabas6441
@mohamedabas6441 Жыл бұрын
Sxb shaam walahi waxaad iss xasuusidwadankeyga siduu ahaa waagii hre waanse u riyaaqey sxb shaam
@scamojeylani9918
@scamojeylani9918 Жыл бұрын
Dad ku waxa beey ku qaataan markay wax ku dhacaan soomaali bartii iyo ka siidaroo dib dhal 😢
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 Жыл бұрын
FIIRO GAAR WAA QABYO ISKASHATOOYINKA MAALAYGA WAA SAX WAXAA JIRA ISKAASHOOYINKA QAREENADA SO PPMAALIYEEF SMA GARYAQAANADA SOOMAALIYEED WAXAY XARUUNTOID TAHAY DHINGAANI SOTONKA LIIFO OO ISKOOXYAR JIDKA U DHEXEYA SHINGAANI IYO SOKONTO HELO SLBABKA L AGA GALO WAA SARTA AW BAANI IYO SARTEYNI OO MSDFSX KU DHACSY VID DOO DRGTEY BARAKO KU FHISTEN SOO BOOQDA SOKANTA LIIFO IYO DHONKAANI WAA HAL WAA SHI GAANI A.M.SALIM SHINGSANI EX ARJI QORE XAMAR WEYNE ISLA MARKAANA LEH KA SOO JEEDKA SAFARADA USA SHINGAANI MUQDISHO
@zahruujaomar206
@zahruujaomar206 Жыл бұрын
Maasha allah shaqo ma isku lahan hada foolxumo khashin laamiga jajab illahay ayaa no maqan
@zahruujaomar206
@zahruujaomar206 Жыл бұрын
Masha Allah soomalidii hore muwaadinin ayey ahaayen hada soomalida joogto muwaadin ma ahan
@zahruujaomar206
@zahruujaomar206 Жыл бұрын
Masha allah nadaafad ayaa jirtay markaas hadana caasimadii khashin ayaa wareriyay
@nasiib2131
@nasiib2131 Жыл бұрын
Horta wa ficantahay sidaa u hadleeyso lkn waxa ku wedina hal su al ok Adiga maku dhalan xamar wlhi kuma dhalanin adi xamar aabahaa xitaa maku dhalan xamar maxaa marka taariikh ka qoree sxb xamar hada ayeey fcntahay anaka wax naga waydii noo Garaasiyo noo bye
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Жыл бұрын
Qaraakiil iyo qabiil ayaa baabiiyey Oo aad ku heshay qaraabakiilnimo Ayaad ku heshay shaqadii ay haysay dal dumay dal bilaa dad ah dal dadkiisu dhintay isuna haysta inay nool yihiin Anigu kolay ka samray adinka leewaaye.
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
Guul iyo gobanimo aabo siaad barre guul somaliya 🇸🇴🇸🇴💯💯🥰🥰💕💕💙🤍💙🦁🦁👑👑👍👍👌👌🥰🥰💯💯🔵⚪️🔵💓walee geesiyadii daaraawiishta ssc waagoob 👑👑🇸🇴🇸🇴aabo siaad allaah ha unaxariisto janada allaaha kawaraabiyo amiin ya bari lkn wagas aya masajidka isbaheesiga eey diinka jiirtay hadana alshabaabka aya isku dheex qaarxiiso ee xamar allaah aya umaqan 👑🇸🇴
@mohamedabdulle9031
@mohamedabdulle9031 Жыл бұрын
Asalaamu caleykum wr wb Good job halbeeg tv Noolow
@shukriali9113
@shukriali9113 Жыл бұрын
HALAA Dhamees TIIROO
@newassong7535
@newassong7535 Жыл бұрын
heer badiya dib noo dhigay oo fiuqday dhulkii lamiyadiina bushash ka dhistay lakin waxa dayacay magaladan dadkii reer magal ahaa oo iyaga qabiil baas ka dortay dhulkodii
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
Waryaa hadanku ag jiigi laha maraka aad sas uhadleeyso oo ku kajameeysi abe siiyaad bartasa kugu xiri laha wariye hawiye cuqdad yahuu adeer libinta abe siyad waxey jirta janada ee haku kaftamin abe siyad bare guul iyo janada xoowdka nagena scw scw allaah ku warabiyo amiin ya bari 🔵⚪️🔵🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️💯💯
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
Maxa ku jaban sawirkisa hadad soqado saw maha halgamgii kuso farmurxay ee somaliya guul iyo gobanimo uso gartay abe siayd allaah unaxariisto janada allaaha kawaraabiyo amiin ya 🔵⚪️🔵 hawiye idoor waa xasiidiin daarood ismaciil yaahuu musqmaasuq 👎👎👎hawiye 👍
@mruun2509
@mruun2509 Жыл бұрын
Ha aaminina Muse ciilqabe
@houseinbuluushe4815
@houseinbuluushe4815 Жыл бұрын
Snm iyo dhashodii kkkkkkbaroora ceshada
@jaalesiyaadukliverpool4287
@jaalesiyaadukliverpool4287 Жыл бұрын
ALLAYARAXMA aabesiyaad
@xaawamaxamed3217
@xaawamaxamed3217 Жыл бұрын
Mahadsanid
@jaalesiyaadukliverpool4287
@jaalesiyaadukliverpool4287 Жыл бұрын
Sarta seypiyaano maxay quruxbadneyd
@maxamuudcadde2109
@maxamuudcadde2109 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto.cawil cadami burhaan cumar shaamow boolis ma ahayn ee wuxuu ahaa ciidanka asluubta
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
Itoobiya marna ma hayn karteen diyaarada
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 Жыл бұрын
Somali wati dhimatay allaah u naxaresto amiiin
@hannanahmed9849
@hannanahmed9849 Жыл бұрын
Waa barnaamis fiican oo dad baden daneynayaa
@hannanahmed9849
@hannanahmed9849 Жыл бұрын
Maashaa allaa
@charkodeqsalampeace1919
@charkodeqsalampeace1919 Жыл бұрын
👍🇸🇴❤️
@MrSheikh778
@MrSheikh778 Жыл бұрын
Sxb SYL dhismaheeda ma jirin 1982dii waxaa la dhisay ama dhismaheeda markii ay soobaxday ruwayadii reer Xamarka ahayd, maxaakeenay ma seerka uu Sulfa ku jiray waxayna ahayd 1986dii