maxad ka Taqaan Warshadihii Dalkeenu Halaa Berisamaadkii . Barnamijka wax ka baro dalkada Part 3.

  Рет қаралды 5,916

HALBEEGA TV

HALBEEGA TV

Жыл бұрын

maxad ka Taqaan Warshadihii Dalkeenu Halaa Berisamaadkii .
Barnamijka wax ka baro dalkada Part 3.

Пікірлер: 19
@nasramoha712
@nasramoha712 Жыл бұрын
Maasha Allaah Alla maxay qurux badanayd oo dadkeena hormar lahaa inkastoo aan soo gaarin oo dadkii 2005 dhashay ahay waxaan jeclaan lahaa in aan Markale dib u midoowno dadkeenan dhisano warshadihiina aan soocelino inshaa Allaah Allaah naga yeelo kuwii dalkooda iyo dadkooda wax u qabsado diintoodana difaacda ilaalsada yaa Allaaah 🤲 adiga ayaa nagu garab gali kara..Alloow dadkeena kasaar dagaalka iyo qabyaalaysiga waa waxa dalka haligee...... Aamiin Aamiin yaa Allaaah 🤲🤲
@mruun2509
@mruun2509 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@sowdaaliosman2357
@sowdaaliosman2357 Жыл бұрын
Mahdsanid aqoonyahankeena wariye rug cadaa safaxadeeda cumar shaam daruus gaara bey ii datahay soo gudbintaada waxan kuu rajeyn hore u socod wanagsan.🙏
@cheifabdulahimohamud286
@cheifabdulahimohamud286 Жыл бұрын
Msha Allah wadanka waa uu hormasanaa dad kana waxee ahaayen dad is jecel
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 Жыл бұрын
Waa wax laga naxo dalka sida aw ahaan jiray iyo sida maanta aw yahay sidaan rajo xataa uga mooqan subxaanallaah
@khalidcali9543
@khalidcali9543 11 ай бұрын
Masha Allah sxb warshadihee kale Nosooda sida w.dawada
@alifamily8176
@alifamily8176 Жыл бұрын
Xusuus aan la ilmeeyay shaam waa wadani dad kiisa ugu adeegaayo aqoon tiisa allah ku xafido walaal keey
@pdikarimboss8613
@pdikarimboss8613 Жыл бұрын
Masha allaah allaahow noo soo cali bash bashkii iyo baraarihii hore
@nasra9564
@nasra9564 Жыл бұрын
Siyaad Barre Aloow unaxariiso
@drmohfar301
@drmohfar301 Жыл бұрын
Aad bn kaaga mahad celinaya, waa barnaamij la orankaro mar horay ahayd inaad noosoo tebisaan. Dawlad soomaaliyeed oo dalkoodhan hanata nasiib umaanan yeelan inaan mar aragno rajaduna maxuma, lkn barnaamijyani wuxuu iga dhigaan inaan joogo wakhtigaas. Mahad sanid jaalle.
@hamsafarah8205
@hamsafarah8205 Жыл бұрын
Aduuuun ! Wadanka tuuga heshay oo federal iyo reer reer u kala qeybiyey !! Waa pernaamij dhaxangal ah
@bakiincade1378
@bakiincade1378 Жыл бұрын
😭😭😭 away xake kabaxen 🫢😳
@Ak-nv9zn
@Ak-nv9zn Жыл бұрын
Doooooli iyo mukulaal iskuma diriran gumamaha sacudiga dad siba raga hunguriyaa iskudira
@calikhaan2792
@calikhaan2792 Жыл бұрын
Haddase warshad sonkor samaysaad sheegteen xitaa tu findhicil/istakiin suubbisaa ma haysataan.
@maryammb7064
@maryammb7064 10 ай бұрын
Nimankii siyaad dhaliili jiray 32 waxay dhiseen lama hayo hal iskool xitaa is dabara eey na dheheen xitaa laftooda hoose ceel uma qodin intii siyaad ka tegey eey weli dhacaan mana dhergaan😢 ka daroo dibi qarax😢😢😢
@xaawamaxamed3217
@xaawamaxamed3217 Жыл бұрын
Nagadaa Hanasoxasuusine
@nasra9564
@nasra9564 Жыл бұрын
Sonkortaan kasoo cunijirnay markaan yaraa
@umuamranhirsi5883
@umuamranhirsi5883 Жыл бұрын
8 mar oo subscreebayaan kuu saaray anigana chanl ayaan leeyahay plees isoo booqo waa fanaxleey channel
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 320 М.
MC K  "Eu não precisei mentir nada para fugir de Angola"
16:05
KANO KORTADO TV
Рет қаралды 19 М.
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 519 М.
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 15 МЛН
Sigma Girl Past #funny #sigma #viral
00:20
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 34 МЛН
XIDIGAHA GEESKA HEES CUSUB WADANI  ( GOONI ISU TAAG )
9:14
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2 МЛН
Xasuus Xamar part 1 1987
10:00
Xasuus Reer Faqi
Рет қаралды 2,6 М.
UMkhonto Wesizwe uzingela uKhuzani Mpungose ngesenzo sakhe ne-IGP kubantu
5:54
Maswidi Media Production
Рет қаралды 366
XIDIGAHA GEESKA | HASHII DHACANTAY | WACDARAHA 26 JUNE 2020
6:42
Waqal WStudío
Рет қаралды 622 М.
Breaking: Gen Z celebrate as Fearing Ruto cancels crucial flight to France
9:29
BOMBA! ROQUE SILVA DEIXA MOÇAMBIQUE, E DECIDE VIVER FORA!!😱
19:20
Moz na diáspora
Рет қаралды 77 М.
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 519 М.