Muqdisho iyo Berisamaadkii 1970-kii iyo kadiba Barnamijka wax ka baro dalkada Part 4.

  Рет қаралды 13,082

HALBEEGA TV

HALBEEGA TV

Жыл бұрын

Muqdisho iyo Berisamaadkii 1970-kii iyo kadiba Barnamijka wax ka baro dalkada Part 4.

Пікірлер: 47
@hawaahmed9655
@hawaahmed9655 Жыл бұрын
Waxaa si sahdl ah nagu dhaaftey nabadii iyo nimcadii balaarneyd allaw noo soo celi aamiin aamiin aamiin
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
Waryaa hadanku ag jiigi laha maraka aad sas uhadleeyso oo ku kajameeysi abe siiyaad bartasa kugu xiri laha wariye hawiye cuqdad yahuu adeer libinta abe siyad waxey jirta janada ee haku kaftamin abe siyad bare guul iyo janada xoowdka nagena scw scw allaah ku warabiyo amiin ya bari 🔵⚪️🔵🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️💯💯
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
Guul iyo gobanimo aabo siaad barre guul somaliya 🇸🇴🇸🇴💯💯🥰🥰💕💕💙🤍💙🦁🦁👑👑👍👍👌👌🥰🥰💯💯🔵⚪️🔵💓walee geesiyadii daaraawiishta ssc waagoob 👑👑🇸🇴🇸🇴aabo siaad allaah ha unaxariisto janada allaaha kawaraabiyo amiin ya bari lkn wagas aya masajidka isbaheesiga eey diinka jiirtay hadana alshabaabka aya isku dheex qaarxiiso ee xamar allaah aya umaqan 👑🇸🇴
@nasra9564
@nasra9564 Жыл бұрын
Jabhad kheeyr maleh dalka waa dumiyeen
@mohamedaligorgorkahaado99
@mohamedaligorgorkahaado99 Жыл бұрын
Scw
@jaalesiyaadukliverpool4287
@jaalesiyaadukliverpool4287 Жыл бұрын
ALLAYARAXMA aabesiyaad
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 Жыл бұрын
Woow
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 Жыл бұрын
Masha Allah walal C🎁MR SH💙M ALLAH HAKU BARAKEYO.
@xikmashiikh647
@xikmashiikh647 Жыл бұрын
Maasha allah tabaarakallah wallee wey qurxooneyd
@mdeeqow4923
@mdeeqow4923 Жыл бұрын
Mogadisho waxaa la dhihi jiray... The white pearl of indian ocean. "luulka cad ee badweynta hindiya"
@saadiyaahmed7792
@saadiyaahmed7792 Жыл бұрын
Maasha allah illaah wadeen keena ha noo bad baadiyo
@charkodeqsalampeace1919
@charkodeqsalampeace1919 Жыл бұрын
👍🇸🇴❤️
@eliasabdo2250
@eliasabdo2250 Жыл бұрын
Shaaam alfa romea teksi ma ahaan jirin alfa romeo baabuur raaxo ow ahaayi waxane badi wedan jiray gaalada talyaniga ah
@zahruujaomar206
@zahruujaomar206 Жыл бұрын
Masha Allah soomalidii hore muwaadinin ayey ahaayen hada soomalida joogto muwaadin ma ahan
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Жыл бұрын
Barnaamijyada aad soo geliso Waa Qatar Cadiim..... Waa ku Mahadsan tahay Weriye Shaam ..
@MohamedMohamed-qk3kp
@MohamedMohamed-qk3kp Жыл бұрын
Masha Allah waayo waayo
@abukarmurudimumin253
@abukarmurudimumin253 Жыл бұрын
It's shame on us that an intellectual journalist, Omar Shaam for 9 hours has been watched for 420 views! However; this has happened today, I think it will never happen again! We should encourage him since he dedicates himself to make the young generation understand the long-standing history of our country. So,please we should give him millions and millions of subscribes; in particularly, Somali primary and secondary students so that they might benefit from his experiences . On the other hand, we should organize all our primitive people to subscribe Omar Shaam,thank you so much Omar Shaam.
@ahmednor5847
@ahmednor5847 Жыл бұрын
cumar Shaam waa mahadsantahay kun jeer brother
@sowdaaliosman2357
@sowdaaliosman2357 Жыл бұрын
Mahdsanid wariye sare 🙏
@imthehero76
@imthehero76 Жыл бұрын
Walaal qeybtii "Kali asaayle"
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 11 ай бұрын
HADDA WAXAA YIMID ABOOR BANI.AADAM AH KUWAAS OO AH HABAARANEEY HABARGIDIR WAA BULUNBULI KULIGOOD
@S88mustaf
@S88mustaf 2 ай бұрын
Mantana waa see aduunka dowladuhu waydumaan lkn waxkasta ma burburaan sida soomalia sidii wax siyaad bare lahaa ayaa loobililiqaystay wax walba😢
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Жыл бұрын
Masha allaha waasaxantahay
@yahieabdulle4529
@yahieabdulle4529 Жыл бұрын
Taksiga Alfa Romeo qalad. Fiat 124 (centoventiquattro) sax ah.
@mohamedaligorgorkahaado99
@mohamedaligorgorkahaado99 Жыл бұрын
Sxp ninkan bashiir ma ladhaha
@wwewokeup8917
@wwewokeup8917 Жыл бұрын
Masha allah wll illahay hakaasiiyo ajir iyo xasanaad hore usoco waana kaa sugeynaa inaad inbadan oo tariikh ah ka faaiiddno 💫
@nboss8028
@nboss8028 Жыл бұрын
Asc noo soo badi wan ka helay amiin inshallah ❤
@munajama5103
@munajama5103 Жыл бұрын
Adaad bad umahadasantay
@abdisheikh8042
@abdisheikh8042 Жыл бұрын
Asc Cumar Shaam waa Oday Somaaliyeed oo Reer Muqdishaa waa sida aad sheegtay sida aad muqdisha uga faalootay kliya waxaan kuu sheegayaa kuuna saxayaa Daljirka dahsoon ma'ahayn taallo u taagan Ciidamada QS kaliya ee waxay u taagneyd Qof kasta oo muwaadin somaliyeed een magaciisa iyo muuqiisa lagaraneyn ee u dhintay isagoo Dalkiisa difaacaaya intaasoo muwaadiniina ayey xambaarsantahay Taalladu markaan sidaas leeyahay waxaan ka mid ahaay Ciidamadii Xoogga somaliyeed kuna koray wax ku bartay magaaladaas da'na kaaweyn waxaase jajiiba sida aadan u illaawin magacyadii xaafadaha ganacsida iyo dhismooyinkii dalku lahaa
@mruun2509
@mruun2509 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
@hassanossoble9435
@hassanossoble9435 Жыл бұрын
Wuxuu Mudantihiin Amaan Gaarsii ah Dhiitigelin Noor kasts ah
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 Жыл бұрын
Muqdisho waxaa laga dhigay hada xaafad reer quruxdaa ay lahayd 50 sano ka hor waxay ku yeelatay qaranimo ee qabiil kuma yeelan hadana somalia qaran noqon mayso inta muqdisho caasimad u tahay
@mohamedaligorgorkahaado99
@mohamedaligorgorkahaado99 Жыл бұрын
💌❤️☝️
@mohamedaligorgorkahaado99
@mohamedaligorgorkahaado99 Жыл бұрын
Sxp barnamikan noo wad
@newassong7535
@newassong7535 Жыл бұрын
heer badiya dib noo dhigay oo fiuqday dhulkii lamiyadiina bushash ka dhistay lakin waxa dayacay magaladan dadkii reer magal ahaa oo iyaga qabiil baas ka dortay dhulkodii
@abdinasirsheikhali7193
@abdinasirsheikhali7193 Жыл бұрын
Mahad sanid cumar shaam
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Жыл бұрын
Qaraakiil iyo qabiil ayaa baabiiyey Oo aad ku heshay qaraabakiilnimo Ayaad ku heshay shaqadii ay haysay dal dumay dal bilaa dad ah dal dadkiisu dhintay isuna haysta inay nool yihiin Anigu kolay ka samray adinka leewaaye.
@mohamedaligorgorkahaado99
@mohamedaligorgorkahaado99 Жыл бұрын
👏👏👏👏👏📢
@mdeeqow4923
@mdeeqow4923 Жыл бұрын
Cumar shaam.. please video link iso dir.. Original film misa italian translation video. Waligeed ma'arkin Mogadisho 70s. Beautiful city wlh. Mogadisho waxaa la dhihi jiray " the pearl of indaolin ocean ".
@taariqhabibi6632
@taariqhabibi6632 Жыл бұрын
Ninbaa ku shirbay Afar irdoodkii waan arkee armaajadiina waa intee Armaajo= bangiga
@hassanossoble9435
@hassanossoble9435 Жыл бұрын
Tirada Xildhibaanada ka aan ka Sanadkii 1996 Barlamanku Tiridiisu Waxaa ahayd 123 Mudane Tagaasidii Xamar 1000 Jent D 1000 Jent R 600 Familire
@mohamedaligorgorkahaado99
@mohamedaligorgorkahaado99 Жыл бұрын
Lkn somali ilaa iyo hada weey dhisan tahay ooo shidalkeedana waa la isticmalaya lkn shacabka ayaa indhaha laga tirayaa
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Жыл бұрын
Hada waxaajira waasomali badal
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
Maxa ku jaban sawirkisa hadad soqado saw maha halgamgii kuso farmurxay ee somaliya guul iyo gobanimo uso gartay abe siayd allaah unaxariisto janada allaaha kawaraabiyo amiin ya 🔵⚪️🔵 hawiye idoor waa xasiidiin daarood ismaciil yaahuu musqmaasuq 👎👎👎hawiye 👍
@kamsarodobe7104
@kamsarodobe7104 Жыл бұрын
Ogaysis ogaysis dadka somalida waxa isko daydan inaad samesan Wala xidha xododaha center somalia UU DHAN Horta UU kawala Sara dadka west Africa ka imiday UU geya dholkogi ok wax xidhan xododa Djibouti iyo xododa Ethiopia iyo xododa Kenya Amba kilinka shanaad ok Marka Wala askar dhiga sadexda xododod ba UU AAd UU xirah ok isko Daya Horta inaad sida samesan Marka hore kabacdi South Somalia min kilinka shanaad ila iyo South Africa iyaa laga ka xeen Dona dadka ka imiday West sida gareraha iyo issa ha iyo anfarta ok qof Waliba dholkisa Ayo tagi Dona UU ko Nolan maha dol uu n'a UU dhalan ok Marka sida sameya dadka somalida UU DHAN eaga n'a dadka wajiyadoda wayo dad iyaa wajiyo mask ah samesta UU dadka ko khalda ok byyy god 🙏 save all and good job......
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 8 МЛН
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 49 МЛН
BAABKA BURCO OO CAWA LIVE KA NIN IYO NAAG ISKU MEHERIYAY!
10:15
bililiqeeste
Рет қаралды 543
Xog ku saabsan shirarkii wafdiga SSCKH ay pa galeen IGAD iyo Geele
13:44
MAXAA KA OGTAHAY TARIIKHDA DAHSOON EE TAALAD DHAGAXTUUR ?! DOCUMENTARY
6:51
Baro wadoyinka magalada muqdisho
10:41
Himilo iyo Madadaalo
Рет қаралды 832
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 320 М.