Heestan waxaan ku maqlay fanaaniin badan markaa cida originalka leh ustaad Saalax ayaan ka sugaynaa.
@iftinband-salahbonge23265 ай бұрын
Ali jama soo dhawoow aniga aq aar ku siin doono mahadsanid
@Sultan-ee3ej5 ай бұрын
Salah muse Nin culus
@iftinband-salahbonge23265 ай бұрын
Sultan soo Dhawoow mahadsanid
@Sultan-ee3ej5 ай бұрын
@@iftinband-salahbonge2326 mr salah biniaadan is waayey arin aa ka Kala geysey waa daalay saan kuu raadinaayey waxaa la ii sheegay inaad China u guurtay
@abdullahimohamed40065 ай бұрын
Heestaan Ahmed Naaji soow ma qaadi jirin AUN.
@iftinband-salahbonge23265 ай бұрын
Soo dhawoow fanaaniin badan oo aan ku jiro ayaa heestan qaadeen mahadsanid
@Awoowe215 ай бұрын
Farax Siidow Faarax baan heestaan ku aqaanay ee Asli.miyaa ka qaadijirtay tolow ?
@iftinband-salahbonge23265 ай бұрын
Awoowe soo dhawoow faarax siidow iyo Aniga Zulfa Ahmed naji iyo fanaaniin badan runii Asli ayada ugu horeysay mahadsanid
@Awoowe215 ай бұрын
@@iftinband-salahbonge2326 Adaa mudan Saaxiib SB
@MohamudMohammedAbdirahma-yl3df4 ай бұрын
Salax, keyd,hesaha,adigahaya
@iftinband-salahbonge23264 ай бұрын
Mohamud soo dhawoow tiro koob malaha oo halkeed maahan mahadsanid
@JebrilWarsame5 ай бұрын
Ahmed Naji version: kzbin.info/www/bejne/r4LXiqyrYtKAhLM