Soo dhawoow waayo waayo waa xasuus aan dhamaneen mahadsanid
@JebrilWarsame5 ай бұрын
Waahwaah!
@iftinband-salahbonge23265 ай бұрын
Soo dhawoow mahadsanid
@aabdi94695 ай бұрын
ASC Salah Bonge, bacda salaan heestan Sir ma qabe Originalkeda wax badan ayan raadiyay oo ku dalay, waad ku mahadsantahay dhamaan heesaha Asalka ah( Original ) aad ku dadasho inad raadiso... Shurkran. CODSI Faldan, ma ii raadi kartaa hees ay qaado Luul Jaylaani oo ah Gardaradaan lay gaystaan aan la guhaadohayayee. Gubtayee gibilkaygee... waxan rajaynaa heestaasna inaad soo heshid
@iftinband-salahbonge23265 ай бұрын
Soo dhawoow heestaas channelkeega ku jirtaa saan u maleynaayo hadii aad wayside waan soo gilinaa mahadsanid
@Leone-Di-Guerra5 ай бұрын
Nafta lalama socon karoo Hadii caashaq saanyal seefaha la gaaree Sahwiiyo Daraadii sakaliyo saaci iyo abaar baan kala saari waayoo sanqaadh bay igu oodaane, Hadi samadu furan tahay Suuradahaa Quraankiyo ♥️🌹
@iftinband-salahbonge23265 ай бұрын
Leone soo dhawoo runtaa waaye caashaqu waa wax jiraa ee sahal maaha