HALA TOOGTO CEERIGAABO IYO GURYAHA HARTI CIDII BAADHATA IYO GO’AAN KA MAXADWEYNE CIRO CAJIIB

  Рет қаралды 4,242

HAl-ABUUR CAWIL Bile

HAl-ABUUR CAWIL Bile

Күн бұрын

Пікірлер: 21
@IstaahilToon
@IstaahilToon 12 сағат бұрын
We want peace. Speak 🗣️ peace president
@abdisalandirir3424
@abdisalandirir3424 5 сағат бұрын
Nabad gelyo ayaa ina deeqda. Dhalinyarada wa in gacan bir’ah lagu qabta wax aynu dhaqan u leenahay maha. Cawil sxb wan ku salamaya si fiican bad u wada. Keep going bro.
@AhmedxidigG36
@AhmedxidigG36 9 сағат бұрын
Kkk waar ciidanka qaranka Ayagaa ceerigaabo gacanta kuhaya cidii kibirsan ee neceb calanka tawxiidka leh waala laynayaa 💚🤍❤️💪🏻💪🏻🫡🫡😎😎😎😎
@afrahhussein3136
@afrahhussein3136 11 сағат бұрын
Somaliland somal halaka xidho tiktok dad inta qurbah joga inta dadaka joga waxaa sixun u dhaqma ku dalka jooga
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 9 сағат бұрын
Qurbjoqa wadanka rygaay .
@AhmedxidigG36
@AhmedxidigG36 9 сағат бұрын
Waar niyow run ma idiin sheegaa cidii kibirsan ee calanka tawxiidka leh neceb waala laynayaa waabalan 😎💚🤍❤️😎💪🏻🫡
@floose2
@floose2 2 сағат бұрын
oo kaalay dadka ku dilaya ee meedkaga ku cararayay ee ku fanayay meedka ku tumamayay ee kuway qabten qarna dilay qarna maanta nolol ku nooley.muse iyo somaliland aya dhibeen dhig somaliland😅😅😅😅 war digsi yar haka tagina naxaris idinma hayan somalia soo dirtay markii horena majeertaynka aya soo diray.odayashan khalkhalay.adna nacas nimo ayad lasoo fadhistay.meesha dhiig yeelo
@yaasircabdala8273
@yaasircabdala8273 3 сағат бұрын
Aan gaarsiino 300k wuu uqalmaa walaahay
@GhffGg-gr7iq
@GhffGg-gr7iq 4 сағат бұрын
Nafta Bani Aadamka iyo dhagaxa iyamaa qaalisan???? Waa maxay ha la toogto??? Maxay tahay hantida naf ka qaalisanee taalla guryaha laga qaxay, midda kale yaa ka qixiyay?? Iyagaa ogaan uga baxay si ay ugu baneeyaan qolyahooda fagaalka aoo abaabulayay way isla ogaayeen.
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 9 сағат бұрын
Dagalkan estaqe mayyo ilayo dhulbahante ceergabo laqa saroo.
@faizam523
@faizam523 9 сағат бұрын
Inta aad qabyaalada baraneysey sida wax loo qoro maxaad u baran weydey?????
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 8 сағат бұрын
Odayaashu way iska hadlayaan markii raga hubka sitaa magaalada hoobiyaha ladhacaayen maxay uga hadli waayen
@GuleedAhmed-pn5ol
@GuleedAhmed-pn5ol 9 сағат бұрын
Bakhweeye waa la qaadanayaa
@munayusuf4949
@munayusuf4949 13 сағат бұрын
Waar waxaa ma nagaande , waa hal iyo lab qof oo wax yar yar sameeyey taana waa laga qabanayaa. Dadka Se magaalada ka caraaray ee dagaalka kula og huwanta , waa lagala fadhiisanayaa waxa ya damac San tihiin?
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 9 сағат бұрын
Nabada elabaa seda nabad lu leyahayy bay huwante maqalda qabsnyan.
@YuusufCabdi-f3v
@YuusufCabdi-f3v 11 сағат бұрын
wAr waxa inagaa ilaaliya ilmadeerayal
@ZaynabMoh-s2z
@ZaynabMoh-s2z 11 сағат бұрын
Waar ciidanaka qaranaka sirahooda hawasheegin cadawaga duliyahaw
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 9 сағат бұрын
😂😂maxa ka seya cidanka laftarkoda ba videow iska duuba wanaa khalad.
@unitedtube1595
@unitedtube1595 Сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂so
@ZaynabMoh-s2z
@ZaynabMoh-s2z 11 сағат бұрын
Fullay bay
War dagdeg ah...........
20:24
Calan tv CTV
Рет қаралды 1,9 М.
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
Kaftanka Siyaasada 556 oo aad u xiisa badan
30:32
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 23 М.