ISKU TASHI
1:37
8 жыл бұрын
Best song of Puntland
8:25
9 жыл бұрын
SAHRO SIYAAD IYO DARARAMLE
9:03
10 жыл бұрын
BALLAAYO NIMAAN ARAG BAA KA SHEEKEEYA
5:21
MADAX WAYANHA PUNTLNAD BOSAASO
4:01
11 жыл бұрын
PUNTLAND
2:35
11 жыл бұрын
SH AXMED CALI XAYDER
1:55
11 жыл бұрын
MUDUG 1947
2:00
11 жыл бұрын
BALANTEENU WAA SHAQO
7:32
11 жыл бұрын
SOMALIA I NEVER FORGET!!!.
6:53
11 жыл бұрын
Пікірлер
@YudufAl
@YudufAl 13 күн бұрын
Ilaahay ha u naxriisto Jaale siyaad, abwaankii alifay heesta iyo Xasan Diiriye iyo Faadumo qaadim iyo inta dhimatay ee la qaadaysa. Wadanyiin iyo geesiyaal ayay wada ahaayeen
@Aliinaa1
@Aliinaa1 15 күн бұрын
Sanadkee ayaa laqaaday heestan❤
@osmanibrahim8708
@osmanibrahim8708 19 күн бұрын
❤❤❤
@user-yf2fy9sj8c
@user-yf2fy9sj8c 24 күн бұрын
Inta dhimatay dhamaantooda allaha u naxariisto
@FeliciaJohnMelody
@FeliciaJohnMelody 29 күн бұрын
2054 Saxabi iyo Saxaabah true 2056 Saxabah kuwii laabad Radiylahul kuli 2064 Kuli Saxabiyal 2067 umada Saxabadoda iyo Rasullka Saxabadiisa 2071 umada alla saxabadoda iyo xilaka Rasullka Saxabahdoda kulikoda 2078 Saxabah ilahay iyo Rasullka Saxabododa wadaadaan kulikoda aayah ku tirsaan hal naah daan
@CabdiraxmaanMaxamed-f2l
@CabdiraxmaanMaxamed-f2l Ай бұрын
Majeerteen iyo dhulbahante gacan adag baan idinku mamulaya 😅 baq baqdina badatay
@CabdiraxmaanMaxamed-f2l
@CabdiraxmaanMaxamed-f2l Ай бұрын
Ha is oran cidi kuma arkese aqalo jeexo😅😅😅 shiikhow hadaan baado kawaran danbi miya😮
@user-lk7yc5hp2b
@user-lk7yc5hp2b Ай бұрын
Ma sha❤😂😂🎉🎉😢
@qaysgutale9695
@qaysgutale9695 Ай бұрын
Who wrote this beautiful song
@qaysgutale9695
@qaysgutale9695 Ай бұрын
I love this song so much❤
@faisalhaji8670
@faisalhaji8670 2 ай бұрын
This is epic tune
@abtidonciise
@abtidonciise 2 ай бұрын
masha allh masha allh
@fadumoali7402
@fadumoali7402 2 ай бұрын
Soomaalida maanta joogta wax weyn baa ka khaldan😢 dhiigii wadani🇸🇴 jacaylka baa ka dhamaday💔
@mafahminytchannel4218
@mafahminytchannel4218 2 ай бұрын
26th June 2024 wye isbuucaan dalka waan jeclahay lkn dad la jeclaado malahan😢😢😢 dalkeeni dugaag baa helay gadaasha abwaanow heestaan macaan aad qaaday waa qasaartay wlhi sidaab u dareemayo iyo sidey dadkii u gabeen ciidoodi oo dhiig iyo qaxooti uga doorteen ana dalkii waan ka cararay nafteyda baan la baqoolay 😢😢😢
@user-fi4ui2ox6m
@user-fi4ui2ox6m 3 ай бұрын
Haybed wxd ku leddahy dhulka hooyo hadad 😂
@abdimalikainab8467
@abdimalikainab8467 3 ай бұрын
Sheakh xijaaz macil iyo sheakh xaydat illahy hadin naxaristo dhamantin
@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 4 ай бұрын
2024 dhageysana
@XasanIbraahin-e8m
@XasanIbraahin-e8m 4 ай бұрын
Maaha naag keliya waa fanaaniin waaberi gabdho iyo ragba
@XasanIbraahin-e8m
@XasanIbraahin-e8m 4 ай бұрын
Waa xasuus qof kasta oo soomali ahba dareenkiisa taabanaysa ilaahoow maa zidaa la yeelo abwaanku sheegay
@hussienHaile
@hussienHaile 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@XafsoXilkesXilkes
@XafsoXilkesXilkes 5 ай бұрын
After 10 years
@MawlidCabdilaahi-zj5ge
@MawlidCabdilaahi-zj5ge 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@MawlidCabdilaahi-zj5ge
@MawlidCabdilaahi-zj5ge 5 ай бұрын
Waa hees qaaliya❤❤❤❤
@MohamedOmar-iw3bs
@MohamedOmar-iw3bs 5 ай бұрын
ماشاء الله
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu 6 ай бұрын
calan ka gu wahibo 2024 4:00 ilahay waxn ka baryaya inu daalkeenu tooso midnimo iyo kaladan bay uyeesho kitabka allana lagu xukumo in sha allah way ino rumabaysa 😊😊❤❤❤
@IfrahOmar-ed4hf
@IfrahOmar-ed4hf 6 ай бұрын
Abdi karar 1970 September 5
@IfrahOmar-ed4hf
@IfrahOmar-ed4hf 6 ай бұрын
Ifrax Cabdi cumar karar
@ahmedabdiguure4386
@ahmedabdiguure4386 6 ай бұрын
Allaha u naxariisto Abwaan Cabdi Bashiir Indhabuur
@matanibnujibril1601
@matanibnujibril1601 6 ай бұрын
Balanteenu waa shaqo
@bashiir0120
@bashiir0120 7 ай бұрын
Siilka hooyadaa baa furan daahir allow ❤
@ahmedabdisalam9657
@ahmedabdisalam9657 7 ай бұрын
Runti wan jeclahay dhulkayga hooyo
@staroftheyear424
@staroftheyear424 8 ай бұрын
2024😢
@maahirpoi8222
@maahirpoi8222 9 ай бұрын
Waxan DhageysanaaH 17/12/2023 😢
@idontknowmyname2754
@idontknowmyname2754 10 ай бұрын
Habeenimo isniin soo galeyso 11/19/23 waxaan ku dhageysanooyaa mountain Reiner akteeta WA awoodeeda hadii aan lahaan lahaa caawadaan la joogo dad ayaan beeri lahaa alle ayaa dad beeree. Dagno walbo oo somalia ku taalo wado ayaan saari lahaa, ceelal biyo free lehna waan ka hirgalin lahaa, school, koronto, iyo hosbital haba sheegin, biyaha wabiyadana beer walbo waan uga faaiideyn lahaa. Muhiim ma ahan in aan madax weyne noqdo bas hadii la ii damaanad qaadi lahaa in aan la i dhibaateyneen mashcuucyadana ey dowlada gacan igu siin leheed. Walaal, waalid iyo ehelna cirka ayaan u fiirin lahaa in aan umada wax ey leedahay siiyo. Ilaahow nabad waarto nasii
@ibrahimangelo
@ibrahimangelo 10 ай бұрын
HASSAN GARGARTUE HALO SHIFO HEESTAAN FADALAN SOMALIYEEY
@Canada-1958
@Canada-1958 5 ай бұрын
EXACTLY ✅🤣🤣🤣😂😂😂
@xaragoxaaji1782
@xaragoxaaji1782 4 ай бұрын
Adeerkay ka leexo wllow
@ahmedabdisalam9657
@ahmedabdisalam9657 11 ай бұрын
Haji ali.majeerten
@ahmedabdisalam9657
@ahmedabdisalam9657 11 ай бұрын
Masha allah wxn illhy kabaryaya inuu nar un irumeyo riyadayda
@alaskafingaflip6531
@alaskafingaflip6531 11 ай бұрын
Gobanimadu maantey geed miro kabaxayan iyo guri barwaqiyo 😢😢😢😢😢😢😢😢
@suldan713
@suldan713 11 ай бұрын
Anoo ku Nool USA Sharci Heysto Wax walbo Helaayo Ayaan u adkeeysan wayay dalkeyga dhibaatada Heysato Somalia Inaan Aado ayaan Go,aan saday Waan imaday dalkeyga kadib Asker ayaan Noqday waxaa iga Go,need Inaan Dalkeyga Dhibaatada ka saaro Xalad walbo ugu samro Waxaan Diyar weli u ahay anoo askeri ah Madaxda dalka wexeysan Qaban Inaan Qabto Waxaan aamin sanahy Hal wadan iska dhaafe anoo Kaligeey ah Inaan Bedeli karo aduunka Oo Dhan Walal Dalka waajib Ayaa naga Saran Dalkaaga xureyso kadib Meshad rabtid Aad please Dalka waa u simanehee Ila difaaca
@udbihusseinali3485
@udbihusseinali3485 Жыл бұрын
Maalin Sabti ah Taariikhduna tahay 23.09.2023 ayaan la dhagesanayaa Gabadheyda 6 jirka ah Anigooo isku dayaya in aan wax uun ka fahansiiyo waxa ay Heestani ka turjumeyso oo ay tahay in aysan ku dhaqmin illahow Wadankeena oo Nabad ah dib noogu soo celi Xasuusu waa Dilaaa😢😢😢😢
@CabdiraxmaanCabdicumar-pg2vx
@CabdiraxmaanCabdicumar-pg2vx Жыл бұрын
Waxaa kalifay abwaan cabdi muxumad amiin AU
@ikraanabdiaziz-nf5lx
@ikraanabdiaziz-nf5lx Жыл бұрын
❤❤XASUUS-2-9-2023-SAT-10:19 ❤❤WAA ERAYADII ABWAN ❤❤ISMAIL FARXN AUN ❤❤FANANINTA H.WAABERI ❤❤c/BACALWAN VS XARED ❤❤AUN labaduba ❤❤howlaha arlada hadii ❤❤lagugu aamino ❤❤umada ushaqeyiyo adeegaa ❤❤lagaa dhigo awood&dulqaad ❤❤eexo la aan ayaa lagaa rabaa ❤❤ha is oranin cidi kuma arkeyse ❤❤ina adeerso 😂😂Axsan erayo abwanka&fananintaba AUN😂😂
@muumincumar7417
@muumincumar7417 Жыл бұрын
Waa ereyadii aun ismaaciil farxaan iyo codadkii alle ha u wada naxariistee fanaaniintii hobolafa waaberi ee xareeda ismaciil duniya iyo cabdi cali baacalwaan
@user-uk4ul2vz4h
@user-uk4ul2vz4h Жыл бұрын
AUN Xaliimo muuse milano oo ay la jabiinay kooxdii horseed waa hees wadani oo qiira badan leh
@nzsomalitv3775
@nzsomalitv3775 Жыл бұрын
Boqortoyadi daroood kkkkkk
@abdislow2913
@abdislow2913 Жыл бұрын
Ilaahay ha idiin wada naxariisto Sheekh Axmed Cali Xeydar iyo Sheekh Xijaaz.🥰🤲🤲
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Жыл бұрын
Codkii Jaamac Yare Nin qaali ah weeye inta aan magaciisa kor ku arag baan xasuusin!💝
@abdirahmanebar2677
@abdirahmanebar2677 Жыл бұрын
I use to hate this song when i was youngster that was back in 1980s but when I left somalia I fond myself sing same song for the first week of my little known life of being foriegn land..... It's amazing song which discrips who rich and lovely our country is but unfortunately we somalis ruined that beauty that rich country and made it like hell So my advice to the young somalis is please understand the reason why our country is what it is is because of tribalism and clan past politicians who don't have a vision to make the decisions that our country and our people need to realise that greatness and the potential for the future generations who will inhert the land... So come together and unite To get good future in your own country instead of being foriegn land no matter how good that country is to you there's nothing like your mother or father land How many of you know that we somalis use to give the zakah to the rich arabs of today because back in 1900 they had nothing just living in the desert with few camels Is about time you stand up to your olders and tell them to step aside and take the lead Uinte unite and unite Aan is weheshanoo walaalayaal Aan wada jirnoo walaalayaal Walaalayaalow Wada jirbay laba gacmood Wax ku qaban karaan
@WarsameHussein
@WarsameHussein Жыл бұрын
Haybad waxaad ku leedahay dhulkaaga aabo 🇸🇴💙
@mohedosman5662
@mohedosman5662 Жыл бұрын
❤❤❤❤