HAWLAHA ARLADA HADII LAGUGU AAMINO, UMADDA U SHAQEEYIYO ADEEGAA LAGAA DHIGO.......

  Рет қаралды 92,703

Daahir Afloow

Daahir Afloow

Күн бұрын

Пікірлер: 33
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 Жыл бұрын
Heestan waxaa sameeyey Ismaaciin farxaan alle hay naxariistee, waa dhulbahante nimanka qayaad la yidhaahdo ayuu ka ahaa.
@muumincumar7417
@muumincumar7417 Жыл бұрын
Waa ereyadii aun ismaaciil farxaan iyo codadkii alle ha u wada naxariistee fanaaniintii hobolafa waaberi ee xareeda ismaciil duniya iyo cabdi cali baacalwaan
@idontknowmyname2754
@idontknowmyname2754 11 ай бұрын
Habeenimo isniin soo galeyso 11/19/23 waxaan ku dhageysanooyaa mountain Reiner akteeta WA awoodeeda hadii aan lahaan lahaa caawadaan la joogo dad ayaan beeri lahaa alle ayaa dad beeree. Dagno walbo oo somalia ku taalo wado ayaan saari lahaa, ceelal biyo free lehna waan ka hirgalin lahaa, school, koronto, iyo hosbital haba sheegin, biyaha wabiyadana beer walbo waan uga faaiideyn lahaa. Muhiim ma ahan in aan madax weyne noqdo bas hadii la ii damaanad qaadi lahaa in aan la i dhibaateyneen mashcuucyadana ey dowlada gacan igu siin leheed. Walaal, waalid iyo ehelna cirka ayaan u fiirin lahaa in aan umada wax ey leedahay siiyo. Ilaahow nabad waarto nasii
@bootaanmediaproduction3497
@bootaanmediaproduction3497 4 жыл бұрын
Allah hakuu naxariisto awoowe ismaaciiL aw xirsi ciise {ismaaciil farxan} maxad iiga tagtay murtii magac iyo maamus allah kitaabkaaga gacanta midig ha kaasiiyo awoowe
@nimcoali3172
@nimcoali3172 3 жыл бұрын
Lauur
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 Жыл бұрын
War laandheere
@fismail788
@fismail788 3 жыл бұрын
Waa Ereyaddii AHUN Abwaankii weynaa ee waddaniga ahaa Ismaaciil Xirsi Ciise (Ismaaciil-Farxaan) oo ka tirsanaan jirey Kooxdii HORSEED. Sidoo kale waa Abwaankii sameeyey Heesta (Afrikaay Hurudooy) ee ay qaadi jirtay AHUN Boqoraddii codka Xaliima Khaliif Cumar (Magool)
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Жыл бұрын
afrikaay hurudooy Cismaan Askari aun Maanu alifin, Ninkii Lahaa Riwaayadii Caanka aheyd Ee Wadhaf & Shimbiri War Iskuma Hayaan ...
@XasanIbraahin-e8m
@XasanIbraahin-e8m 5 ай бұрын
Waa xasuus qof kasta oo soomali ahba dareenkiisa taabanaysa ilaahoow maa zidaa la yeelo abwaanku sheegay
@faisalhaji8670
@faisalhaji8670 3 ай бұрын
This is epic tune
@abtidonciise
@abtidonciise 3 ай бұрын
masha allh masha allh
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 Жыл бұрын
Waah hees aad uqiimo badan guul insha allah
@yonis-kin7966
@yonis-kin7966 Жыл бұрын
At best duty
@udbihusseinali3485
@udbihusseinali3485 Жыл бұрын
Maalin Sabti ah Taariikhduna tahay 23.09.2023 ayaan la dhagesanayaa Gabadheyda 6 jirka ah Anigooo isku dayaya in aan wax uun ka fahansiiyo waxa ay Heestani ka turjumeyso oo ay tahay in aysan ku dhaqmin illahow Wadankeena oo Nabad ah dib noogu soo celi Xasuusu waa Dilaaa😢😢😢😢
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 Жыл бұрын
War Heestaan Weligeed Ma Dhaceyso ee M/Weynaha Xasan Sheekh Maxamud Dhegaha halooga Afuufo sidi Aadanki illeen Soomaali oo dhan ayuu Masuuliyad u qaaday oo Kitaabka Quraanka ugu dhaartaye
@ikraanabdiaziz-nf5lx
@ikraanabdiaziz-nf5lx Жыл бұрын
❤❤XASUUS-2-9-2023-SAT-10:19 ❤❤WAA ERAYADII ABWAN ❤❤ISMAIL FARXN AUN ❤❤FANANINTA H.WAABERI ❤❤c/BACALWAN VS XARED ❤❤AUN labaduba ❤❤howlaha arlada hadii ❤❤lagugu aamino ❤❤umada ushaqeyiyo adeegaa ❤❤lagaa dhigo awood&dulqaad ❤❤eexo la aan ayaa lagaa rabaa ❤❤ha is oranin cidi kuma arkeyse ❤❤ina adeerso 😂😂Axsan erayo abwanka&fananintaba AUN😂😂
@osmanibrahim8708
@osmanibrahim8708 Ай бұрын
❤❤❤
@ibrahimangelo
@ibrahimangelo 11 ай бұрын
HASSAN GARGARTUE HALO SHIFO HEESTAAN FADALAN SOMALIYEEY
@Canada-1958
@Canada-1958 6 ай бұрын
EXACTLY ✅🤣🤣🤣😂😂😂
@xaragoxaaji1782
@xaragoxaaji1782 5 ай бұрын
Adeerkay ka leexo wllow
@husseinisse3082
@husseinisse3082 8 жыл бұрын
ala waabacaadcelintii shalanbood waa markii soomaaliya mid ahayd oo jirtay
@cabdibareyuusuf5451
@cabdibareyuusuf5451 2 жыл бұрын
DD b
@XasanIbraahin-e8m
@XasanIbraahin-e8m 5 ай бұрын
Maaha naag keliya waa fanaaniin waaberi gabdho iyo ragba
@CabdiraxmaanMaxamed-f2l
@CabdiraxmaanMaxamed-f2l 2 ай бұрын
Majeerteen iyo dhulbahante gacan adag baan idinku mamulaya 😅 baq baqdina badatay
@CabdiraxmaanMaxamed-f2l
@CabdiraxmaanMaxamed-f2l 2 ай бұрын
Ha is oran cidi kuma arkese aqalo jeexo😅😅😅 shiikhow hadaan baado kawaran danbi miya😮
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 22 күн бұрын
27/9/2024
@xasanxawad7333
@xasanxawad7333 Жыл бұрын
Naagta magaceed
@muumincumar7417
@muumincumar7417 Жыл бұрын
Waa fanaanadii aun xareeda ismaciil duniya oo dhowaan geeriuootay iyo aun cabdi cali baacalwaan
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Жыл бұрын
Waa Bacalwaan Vs Xareeda ismaaciil Duniya Aun Hadeey dhimanatay iyo Hadeen Nooshahayba
@osmanabdulle3166
@osmanabdulle3166 9 ай бұрын
Waa aun Xareedo Ismacill Duniyo. Gabar reer bari oo Majeerteen ah bay ahayd
@abdimuse7911
@abdimuse7911 9 ай бұрын
Magaceedaa lagu weydiiyay oo kaliya laguma weydiin qabiilkeeda, habluhuna qabiil malaha ee waa hadba keey udhaxaan, gabar majeerteen ah oo heestana fanka kuma maqlin intaan ogahay. @@osmanabdulle3166
Waa Su'aal da'waynee Dalka Yaa iska leh ???
5:11
ILAYS TV
Рет қаралды 584 М.
DID A VAMPIRE BECOME A DOG FOR A HUMAN? 😳😳😳
00:56
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 9 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 32 МЛН
BALANTEENU WAA SHAQO
7:32
Daahir Afloow
Рет қаралды 84 М.
HEESTA NIN XIL QAADAY EED QAAD
8:59
SAHAN TV
Рет қаралды 35 М.
Hilib kiisi boow cuney nin hav radey dhulkiisi
3:32
Abwaan cabdinasiib official
Рет қаралды 81 М.
Mininkiinii
11:30
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 17 М.
Hees Wadani Allaa wayn ninkii aaminaa awood leh
10:17
MS QARANIMO
Рет қаралды 258 М.