Lixdaan "6" Book Ku Baro English Noolashaadana Ku Badal Maanta| How To Learn Anything Fast.

  Рет қаралды 26,678

Abdijaliil Pro

Abdijaliil Pro

Күн бұрын

Пікірлер: 161
@Abdijaliilpro
@Abdijaliilpro 7 күн бұрын
Fadlan Subscribe noo saar Kanaalkeygaan Abdijaliil Pro. Guuleysta🎉❤ Channelka Saaxibkey 👇 www.youtube.com/@MoBiinn
@habsasadik5732
@habsasadik5732 6 күн бұрын
Asc wll Wxn ku waydiidy bugaagtn BDF Ahaan malgu heli karaa
@worldssecret7855
@worldssecret7855 4 күн бұрын
aboowow ani channelkaada iyo kuwo noocada oo kle ah wan jeclahay lkn hal cillad bad leedihin xumaanna ha ii arkin lkn hordhaciina aad buu u dheeryahay waqti baana ku lumaya inaka yareeya billahi
@cismaan6286
@cismaan6286 2 күн бұрын
Abdijalil sxb ciwaan kaso sameey buplic speaking, dhalinta sandkaan jirta waxaa ad uga adag wax sheega dadk hortooda mahdsnid
@FatumaAdan-o3b
@FatumaAdan-o3b 3 сағат бұрын
Fadlan Abdi jalil sdeen kubaran karaaa computer Ana ku ogaan karaa inan kuficanahy wll please isoo jawab
@ayaanbalanyo8760
@ayaanbalanyo8760 4 күн бұрын
Waa markii igu horaysa channel kan manta iga soo hor baxay buug kaliya ma ahyn waxan ka faidnay sidokle motivational bu aha wlal guulayso sh.kenyawi inu hadlayana wa maleeyay m.a😮🥰
@husseinseid
@husseinseid 6 күн бұрын
The best book in those is Eat that frog. in this you're not going to learn only english language but it will leads you the way you enhance your ability to make change. I like it. keep up bro. the more we read is the more we benefit and gain knowledge and more information. believe me communication skill is only the pillar of our life.
@caydiidxasan3845
@caydiidxasan3845 7 күн бұрын
Caqabda ugu wayn ee dhalinyartu wax u baran wayday waa mobilka imika Anigoo maktabada akhriska ku jira oo buug akhriyaya ayuu notification-ka muuqaalkan ii soo dhacay kadibna intaan iska laabaybaan muuqaalkan bilawday
@iqrahamid3116
@iqrahamid3116 6 күн бұрын
Wlh been ma ahn waa caqabad u ugu weyn oo nahaysaa😢
@FaadumoMohamedCabdi
@FaadumoMohamedCabdi 3 күн бұрын
Notification ka wa layska xira mrkd wax akhrinayso Waxdna ka helaysa xagasare ee mobilkaga ee ay ku jiraan Datada wifi flightmode Magacisuna wa Do not Distrub mrka mobilku kuma mashqulinayo wll
@ayaanmahad9239
@ayaanmahad9239 2 күн бұрын
Wlhi waa caqabda weey ihystaa anigaa
@hapiipmohamed
@hapiipmohamed 3 күн бұрын
Eat that frog One of the best planning . Xalay ayaab note kii aan ka reebtay akhrinayay anoo gaadhiga soo saaran. Buug fiican ayaa tustay dhalinyarada. Abdijaliil barnaamijyo qiima badan ayaa soo gudbisaa guulayso.
@cabdiqaadircirro228
@cabdiqaadircirro228 6 күн бұрын
Wll aad ayaanu kuu jecelnahay waayo waxaad nala wadaagtaa waxyaabo faaiido leh oo ay qaasan lahayd inaanu helno sanado SHUKRAN millions times❤
@kaligedtaliso-ni4vn
@kaligedtaliso-ni4vn 7 күн бұрын
I hope one day I wiil learning English insha'Allah ❤
@SagalSaid-by4px
@SagalSaid-by4px 6 күн бұрын
I.allh allh ha inoo fududeyo❤
@abdullahiabdi7700
@abdullahiabdi7700 6 күн бұрын
Waan ku faraxsanahay in aan kusoo biiray maantay Abdijaliil pro Anoo horay iga mid aha wadaagayaashaa Abdijaliil Show Keep going brother guul ayan kuu rajaynayaa
@FardowsaSaciid-b9s
@FardowsaSaciid-b9s 6 күн бұрын
Cabdijaliil Faraxsane, Maasha Allah ilaahay haku xafido walaal
@Abdikarim9
@Abdikarim9 5 күн бұрын
Mahadsanid ina-adeer abdijalil, mudo kooban waxaan kaa haynnaa, waxtar iyo dheef badan.👏
@CabdixafiidCabdixafiid-po9wg
@CabdixafiidCabdixafiid-po9wg 5 күн бұрын
M.a ustaad guulo badan oo caqiba leh oo insaanka kafajaciya Ayaan kula. Rajeeynaa🎉❤
@AbuubakarBk
@AbuubakarBk 6 күн бұрын
One day I will speak English insha alah ❤❤
@AbuubakarBk
@AbuubakarBk 6 күн бұрын
❤❤❤
@qadafi...boy85
@qadafi...boy85 3 күн бұрын
Insha allah we will speak english
@najmahassan9466
@najmahassan9466 4 күн бұрын
Mahadsanid bro wax bdnaa iga cawisay💯
@ismailjabarti7877
@ismailjabarti7877 6 күн бұрын
Fadlan dabka hala saaro dhalinyaro wax ka badan ban ka heli karnaa madama oo yahy nin dhalinyarada channel diirada u saraayo Wax ka badan oo bilaa macnaha wanu ku xiranahye 🎉
@Abyan_hussein1
@Abyan_hussein1 6 күн бұрын
0:18 mahadsanid mahadsanid wllkeey qaaliyow, jazaakallaah kheyr ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@AyanleNahar
@AyanleNahar 7 күн бұрын
I hope one day, I'll speak English frequently.
@ALLINONECartoons-xk5id
@ALLINONECartoons-xk5id 6 күн бұрын
Fluently, by the way it's personal just for correction 🤝
@hadaf850
@hadaf850 6 күн бұрын
You will, we will insha Allah
@hassanomar6943
@hassanomar6943 6 күн бұрын
Bilow maanta.
@abdidahir509
@abdidahir509 6 күн бұрын
Listen news in English and read books
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 6 күн бұрын
​@@ALLINONECartoons-xk5iddon't forget your language
@Dalmarshow1
@Dalmarshow1 6 күн бұрын
Tutorial Video editing ah soo samee saaxiib
@IsmaaciilMaxamuud-e3b
@IsmaaciilMaxamuud-e3b 6 күн бұрын
Abdijaliil Alle haku xiftoyo Halkeenkabilaabaa Barashada luuqada English Qaabkee uguhaboon ee loo banrkaraa. Aadbaad umahadsantay ustaad
@yaxyeaadan7213
@yaxyeaadan7213 5 күн бұрын
Zxb adi camal oo kale noso raadi anaka isbahaysanayana isku cawiinayana in barano luuqada englsihta waxan kugu dhama ka cawinaya adina waxaad iga cilmi ogtahay
@naimaabdi7409
@naimaabdi7409 Күн бұрын
Mahadsanid wll
@Harunabdiali
@Harunabdiali 6 күн бұрын
My brother Abdijaliil osman hor u soco walal qli guuleysa
@fuaadmaxamed726
@fuaadmaxamed726 7 күн бұрын
Thank u for advising to share with people
@ubaxayaan4811
@ubaxayaan4811 6 күн бұрын
Mahadsanid 🎉 one my favourite channels, i feel more energetic when i came to your channel ❤
@ZamzamAli-b9j
@ZamzamAli-b9j 4 күн бұрын
Thnks abdijaaliil 👍
@AbdirahmanHassan-w9y
@AbdirahmanHassan-w9y 5 күн бұрын
Rule no #2 Never outshine the master
@Nimcosuleimanpodcast
@Nimcosuleimanpodcast 6 күн бұрын
Maansha allah thanks wll wax i anfacayaan caawa kaa maqlay alle haku barakeeyo🎉 Waayo waxaan ku wareersanaaba saan waxaan baranayo u kaydsanlahaa😮alle xeerarkan hanagu anfaco
@CaashaCllaahi-lm6mz
@CaashaCllaahi-lm6mz 6 күн бұрын
Thank you so much my brother 👑👑🙏🙏🙏
@Abyan_hussein1
@Abyan_hussein1 6 күн бұрын
25:40 Wow, mashallaah tabaarakaraxmaan. 🫡
@abdillahialikheir4540
@abdillahialikheir4540 6 күн бұрын
2da channel wan lascdaa anigu thanks abdijalil
@AbdiweliGaryare-g3j
@AbdiweliGaryare-g3j 6 күн бұрын
Abdijalil wad mahadsantahy sidaad dhalinyarada ulawadagto wax yabo muhiim ah ! Lkin hal comment aan dhiibto waxa sookoobta time ka muuqaalka adigoo an wxba katageen intaad sheegto mr walba mahdsnid
@HamdaHadid
@HamdaHadid 7 күн бұрын
Abdijaliil Walaal mahadsanid saad marwalba dhaliyarada xoogga u saartid mahadsanid Marka le 🫶🏽
@ramlaabdirizak9542
@ramlaabdirizak9542 6 күн бұрын
Mahdsnid bro chanelkaagii hore ayaan kula socdey hadana kanna waan ku soobiirey shukran waxbadana kaa faaaidey bro❤
@abdirashiidabdirisak6758
@abdirashiidabdirisak6758 6 күн бұрын
thnks sxp waxxd uqalnta 2 million incha allh wad garaysa i hope inadan naga cajisayn thnks sxp cabdijaliil
@Abdijaliilpro
@Abdijaliilpro 6 күн бұрын
Mahadsanid Saaxib Ma Cajisi Doono Bi’idnillah Kareem.
@hazzanabdullahisalaad7585
@hazzanabdullahisalaad7585 5 күн бұрын
wlhi zxb nin dadka hormar garsiyo jecel thy waka haya zxb guul ku rajena adun io akhiro wx bdn ku dhibana kaa faidey ustad abalkga ma dhamanyo waku heen donan i.a aniga io dadka dhibkan qabey duco naga mudan thy❤❤🙏
@safaacadey8080
@safaacadey8080 4 күн бұрын
Wlal aad iyo aad umahadsantahy dhiira galin badan baa nasiisay ilaah ajar haka siiyo
@Triple-M39
@Triple-M39 6 күн бұрын
Thanks for sharing the information
@CabdulaahiAlhaatimi
@CabdulaahiAlhaatimi 6 күн бұрын
mahadsanid ustaadi walal abdi jaliil
@samadoonchannel4153
@samadoonchannel4153 4 сағат бұрын
Thanks Mr Abdijalil
@MohamudAdow-ls2vx
@MohamudAdow-ls2vx 4 күн бұрын
Mahadsanid saaxiib
@abdallesh.ibrahim7558
@abdallesh.ibrahim7558 7 күн бұрын
Shukran Wllo Abdijaliil
@XasanBashir-t1z
@XasanBashir-t1z 7 күн бұрын
Sxp aad baad u mahadsantahay ustaad
@muniishainaabdla7542
@muniishainaabdla7542 6 күн бұрын
Abdijaliil walal waxaan rajaynaa inaan ka helo dhiiragalin sidoo kale aan ku dhaqmo ❤mahad sanid wll qaali
@MaymuunAbshir-w6k
@MaymuunAbshir-w6k 6 күн бұрын
Ihope one day l speak English very frequently I.a
@DUCEYSANEX
@DUCEYSANEX 6 күн бұрын
𝐈𝐧
@MaymuunAbshir-w6k
@MaymuunAbshir-w6k 3 күн бұрын
@DUCEYSANEX thanks brother
@naciimamuse663
@naciimamuse663 6 күн бұрын
Inta maanta si kadisa ku so gashaay channel ka😊
@AdamHussein-g9i
@AdamHussein-g9i 6 күн бұрын
Saaka subixii hore ayaan bartayba kanina waa muuqaalkii 2aad aan kala socdo
@keyfhenna6097
@keyfhenna6097 7 күн бұрын
Manta 1 noqdey 🥰
@saciidcabdiciise8891
@saciidcabdiciise8891 3 күн бұрын
Thanks teacher 🎉
@ParkhadXasan
@ParkhadXasan 6 күн бұрын
Mahadsanid brother 🎉
@NimceyaAbdi
@NimceyaAbdi 6 күн бұрын
I hope that one day I will speak English
@SadaamReermagal
@SadaamReermagal 6 күн бұрын
Thanks your efforts pro
@captainboonka
@captainboonka 6 күн бұрын
Ustaad aad baad u mahd santhy bro
@osmanyuusuf9054
@osmanyuusuf9054 6 күн бұрын
Waad mahadsantahay mudane lakiin waxaan kaa rajaynaa inaad kasoo hadasho habka wax aqrinta, caadaysiga wax akhrinta waa caqabad dad badani haysato
@ramlaabdosalam5812
@ramlaabdosalam5812 6 күн бұрын
Mahadsanid wallal
@AbdifitahOsmanyare
@AbdifitahOsmanyare 6 күн бұрын
Mahadsanid abdijaliil
@DhididCade
@DhididCade 6 күн бұрын
Thanks ustaatkeygiii❤
@nurshmohamed5184
@nurshmohamed5184 6 күн бұрын
Buugaagta Carabiga Noosoogudbi.
@ColaadYare-g8v
@ColaadYare-g8v 6 күн бұрын
Fadlan video soo gaabi
@hiirale2042
@hiirale2042 6 күн бұрын
Mahadsanid sxb
@XASILIYE_MEDIA
@XASILIYE_MEDIA 6 күн бұрын
Mahadsanid ustaad ❤❤❤❤❤❤
@AbdihakimGuudow
@AbdihakimGuudow 6 күн бұрын
Waa mahadsanthy macalimo
@sadaqahmed4023
@sadaqahmed4023 2 күн бұрын
Ustaad video ga Qeybta video shorts ka ku jiro Wx ka mid ah buug bible ah Mrka ka saar adigo mahadsan Qalad in Ku so galay oo adan ogeyn daremayaa Waana daqiiqada 21:11
@JacferMohammed
@JacferMohammed 6 күн бұрын
Asc my brother go ahead
@AshoMohamedHashi
@AshoMohamedHashi 6 күн бұрын
wax fican ayad noo soo gudbisaa waxan ka midahay dadka abdijalil wax badan ka faida mahad sanid
@AhmedArtan1
@AhmedArtan1 7 күн бұрын
Waxan is leyahay waxad fuushay wadadi guusha pro ❤
@asadali-cq9gj
@asadali-cq9gj 2 күн бұрын
Ku hadal ayaan ubaahabhy bro akhris waa fudayde .
@FilsanHashi-v2w
@FilsanHashi-v2w 6 күн бұрын
Waxaa fcnaan laheed iskuul u gaar ah oo maalintii 6 xiiso la qaadanaa luqada englishka in uu magalada muqdisho ku yaalo
@faraxcali9770
@faraxcali9770 6 күн бұрын
For the record muqdisho malaga helaya
@najahmohamed1166
@najahmohamed1166 6 күн бұрын
Thnks sxb
@AyuubQurbo
@AyuubQurbo 7 күн бұрын
Guulayso wll from somalia
@timawayneofficial
@timawayneofficial 6 күн бұрын
Ustad english for everyone book kawaran
@Darulqalam12
@Darulqalam12 6 күн бұрын
Masha allah
@abdirahimjimale4109
@abdirahimjimale4109 6 күн бұрын
Guuleyso saxib ❤
@mursalsayed
@mursalsayed 7 күн бұрын
Ka waran ustaad buugta taxanaha ah ee la dhaho New Concept English books ee afarta ah.
@SuldaanFahad-u4x
@SuldaanFahad-u4x 6 күн бұрын
Thanks
@MaaskaMaxamed
@MaaskaMaxamed 7 күн бұрын
Waad mahadsantay
@nimcahussein8398
@nimcahussein8398 6 күн бұрын
Dhalinyro an kala kakacsano kanalkena ,si an u helno faido bada..
@MohamedAbdinaasir-y9c
@MohamedAbdinaasir-y9c 5 күн бұрын
Keep going shp
@Maliso717
@Maliso717 6 күн бұрын
Keep going pro
@dahergoumaneh5692
@dahergoumaneh5692 4 күн бұрын
Waad mahadsanid laakiin hadalka soo koob oo Nuxurka dirada saar
@khalifshirwac8526
@khalifshirwac8526 6 күн бұрын
Mahadsanid Sxb
@nimcahussein8398
@nimcahussein8398 6 күн бұрын
Abdijalil ilahy Haku jeclado wll ,markan Barto Wan kuso shegi dona.
@AbdiraxmaanMaxamednuur
@AbdiraxmaanMaxamednuur 6 күн бұрын
Waan kusalamay sxp sare
@QalidQeys-mi9ou
@QalidQeys-mi9ou 6 күн бұрын
Leadership book kawaran ustaad
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 6 күн бұрын
Anigu oday baan ahaye oo mile badan baa I saarane igu dar dalinyarada Mana jecli siyaadada
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 6 күн бұрын
Aniga na islaan baan ahay yaan layga reebin.😊
@BilleCabdulcali
@BilleCabdulcali 6 күн бұрын
Ayagoo pdf ah noo soo dhig zxp
@sharifoahmed3276
@sharifoahmed3276 6 күн бұрын
MashaAllah
@CabaasCabaaskuloow
@CabaasCabaaskuloow 6 күн бұрын
Inte kaheleynaa zxb nagu caawi
@yaxyamaxamud5865
@yaxyamaxamud5865 6 күн бұрын
Mahadznid uztaad
@ahmedgalad4449
@ahmedgalad4449 4 күн бұрын
Halkee kabarta ama sidee ku barankaraa English pronoucation. Fadlan so jwb.
@Hamar5
@Hamar5 5 күн бұрын
Xayaat boondhere dheh
@Boqor-d2b
@Boqor-d2b 6 күн бұрын
Bookgagta iygoo soft ah hadan Google kala soo Dago kwran hadan helin karin PDF
@FardowsaSaciid-b9s
@FardowsaSaciid-b9s 6 күн бұрын
Nelson Mandela miyaa toloow siyaasigaas Africa saameynta kulahaa toloow?
@AhmedMahamed-p8o
@AhmedMahamed-p8o 6 күн бұрын
Guulayso zxp
@HuseinHaashi
@HuseinHaashi Күн бұрын
Walalaw Ethiopia jooga maka heli karaa PDf manoo gu sodiri kartaa ❤❤❤ 🙏
@seynabcabdiraxmaan5040
@seynabcabdiraxmaan5040 3 күн бұрын
Aboowe aniga luuqadda English in aan baran karo maba aaminsani wlhi 😢 juhdi badan ayaan galiyay balse 😢
@abdiraxmankisaayi1284
@abdiraxmankisaayi1284 6 күн бұрын
Xage kahelna Book
@abuu_will_qaran
@abuu_will_qaran 6 күн бұрын
Ilahey haku sharfo akhi whatssup akala soo hadlay isoo jawaab akhi i,a
@xasanaxmed-n7m
@xasanaxmed-n7m 6 күн бұрын
Sxb whtasapkisa maad isiin kartaa
@abuu_will_qaran
@abuu_will_qaran 6 күн бұрын
@ descriptionka videogisa uyalaa
@Abyan_hussein1
@Abyan_hussein1 6 күн бұрын
3:25 Maxamed haaji engiriis🤔
@safaacadey8080
@safaacadey8080 4 күн бұрын
Wlal mana siin kartaa online course of English
@SalmanAhmedSalah
@SalmanAhmedSalah 6 күн бұрын
Book Aadan bari ducaale waan waayey online store ka
@sihamhassansihamhassan7926
@sihamhassansihamhassan7926 6 күн бұрын
11/21/2024 manta waa khamiis
@AnisoTawanefaarax
@AnisoTawanefaarax 6 күн бұрын
Waxan ku so biray ano ubahan luqada English 😊
Twin Telepathy Challenge!
00:23
Stokes Twins
Рет қаралды 120 МЛН
The Ultimate Sausage Prank! Watch Their Reactions 😂🌭 #Unexpected
00:17
La La Life Shorts
Рет қаралды 8 МЛН
4 QODOB AAD UGA XUROOBEYSID CAADOOYINKA XUNXUN
26:06
Dr Adnan Abdallah
Рет қаралды 16 М.
Waa maxay Rajo ? Mowduuc muhiim ah baro rajadu waxay tahay
18:29
Al ikhwa Islamic prodaction
Рет қаралды 101 М.
QABKI BASBOOR QOF ISKU IGNAHAY YURUB KU GALAY & TARXIILKAYGA
59:25
Ridhwan Issack
Рет қаралды 80 М.
Waddada Kaliya Ee ISBADDALKA Dhabta Ah Loo Maro
14:22
XOGGOOB
Рет қаралды 45 М.
Jasiiraddan waxaa loo oggol yahay Muslimiinta oo keliya 🇹🇭 Floating Village Thailand
20:04
SIDEE KU BARAN KARTAA LUQADA ENGLISH?
36:17
Faca Cusub
Рет қаралды 10 М.
Sideed Qiimahaaga Kor Ugu Qaadigartaa? | Ikhlaas podcast | @ogaansho
29:18
Twin Telepathy Challenge!
00:23
Stokes Twins
Рет қаралды 120 МЛН