Beelaha Sheekhaal iyo Isaaq

  Рет қаралды 10,062

Sayid Abdirahman

Sayid Abdirahman

Күн бұрын

Пікірлер: 105
@marianhassan9515
@marianhassan9515 8 күн бұрын
Adeerow ya ino sheegilaha soo wax Ana hay maha.manan garan
@Sirad47
@Sirad47 Ай бұрын
Reer sh Isxaaq wax uu dhex galay ma jirto waa durriyad saafi ah.caruurtii uu dhalay sheekhu waa lawada garanayaa wax Israa iili nagama jiro sheekhoow iska xaqiiji taariikhda.
@AhmedAj-s1o
@AhmedAj-s1o 14 күн бұрын
Warkaaga waa xogtii itoobiya ee qeybi oo xukun
@SayidAbdirahman
@SayidAbdirahman 2 ай бұрын
Asalaamu Calaykum. Meeshan waxaan idiinku soo bandhigayaa taariikh caddaymaheeda wadata oo aan siyaasad wax shuqul ah ku lahayn. Qofkii fikir kale haya oo saabul-caqli ah soo dhawoow, Kuwa uu fudaydku kujiro ee aan taariikhda waxba ka aqoonin waxaan leeyahay; idina soo dhawaada waxna barta. M/sanidin.
@MohamedAbdullahi-r1m
@MohamedAbdullahi-r1m 2 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله
@MohamedAbdullahi-r1m
@MohamedAbdullahi-r1m 2 ай бұрын
Sayidka waxaankaa codsan lahayn in uu soo bandhigo kutubta taariikhta uu sheegi ay ku taalo asagoo raaliya hadii kale iska hadal un baan u qaadan waxan uu sheegi Mahadsanid
@Somfox1
@Somfox1 Ай бұрын
Sheekhaal SomaliGalbeed waxa laga Xusaa Sheekh Maxamuud Macalin Cumar oo dadka diinta Baray..Sidaan isku lahaa Sheekhaal waa ehelu Beyd uun baad tidhaahdeen Sheekhaal waa Hawiye !
@Fircoon-yare
@Fircoon-yare 3 күн бұрын
Mudane buugaagtaada oo af soomali ah intee ke helaa ama ka gataa
@mohamedahmed9928
@mohamedahmed9928 2 ай бұрын
Reer Fardo jaan iyo koore jaan aamin ma leh.
@Haibe571
@Haibe571 Ай бұрын
Muddo dheer kumaanan arkin ustaad Mansha ALLAH inad nabad qab ku maqnayd.
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Ай бұрын
Wixiu run Allaah baa og
@aasshh42
@aasshh42 Ай бұрын
معلومات جميلة
@SayidAbdirahman
@SayidAbdirahman Ай бұрын
شكراً جزيلاً
@SharmaarkeLaShaqayso
@SharmaarkeLaShaqayso 2 ай бұрын
Sh. Isxaaq waa run ciraaq ha ka yimaadee waxaa taariikhda lagu sheegaa in uu ka mid ahaa Ehlu baytkii xagaa iyo ciraaq u qaxay.
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 2 ай бұрын
Lafti Nagaa ma ka baxdeen?
@YusufArab-g8i
@YusufArab-g8i 2 ай бұрын
Ahluwalia beyd ma jiro
@BarowTube
@BarowTube Ай бұрын
haa wll aalubaydkii ayuu kamid ahaa sayid abdiraxman asaga ayaaba afkiisa kasheegay
@YusufArab-g8i
@YusufArab-g8i Ай бұрын
@@BarowTube Ahlu beydoow xaal qaado sanku neefle kasto Somali ah Wuu iska sheegan AAlu beyd Ilaahow Waxan nahay iyo abkeyaga hanagu dirin
@Lights.Upon.Lights114
@Lights.Upon.Lights114 Ай бұрын
Seikhqaluu hadii ee Koox wadaado ahaayeen EYSAN markaa Qabiil ahayn ma la dhihi karaa qof kasta oo markaas ka mid wadaadas wuxu noqo karay QABIIL kasta oo waqtigaas jiray ??
@SayidAbdirahman
@SayidAbdirahman Ай бұрын
Masha Allah. Haa, sidaas baa la dhihi karaa. Balse dadkii ka farcamay Ehlu-baydka ayaa noqday kuwooda badan.
@seed3966
@seed3966 2 ай бұрын
Asc 😎anigu yaranteydii maqli jirey sheikhal abuubakar sadiq bey kasojedaan❤isaaqna shariif bey kasojedaan❤ yaan maqlijirey
@AliHaybe-w1y
@AliHaybe-w1y Ай бұрын
Iyo shiikhqaal iyo shiikhiskhaaq waa walaalo 👈👈👈👈👈
@IsmaciilcRaxmaan-z5e
@IsmaciilcRaxmaan-z5e 2 ай бұрын
asc adeero sh Isxaaq taakhiidiisa soo sax hadii naweydii iyadoo saxa adoo mahadsan
@seed3966
@seed3966 2 ай бұрын
Masaajidka qibloteyn in ladhiso weeye in shaa allaah 😎😎😎
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi 2 ай бұрын
Taariikhda beenta ka da pls dadka
@AHMEDADAN-h5v
@AHMEDADAN-h5v 2 ай бұрын
I Liked Sayid cabdiraxmaan 16:40
@HassanBulale
@HassanBulale 2 ай бұрын
Somali isku meel bay ka soo jeedaan ahlu beyt shaqo kumalaha ha na khaldin
@adamhirqal2983
@adamhirqal2983 2 ай бұрын
Cilmi-baadhista aad kà soo rartay qoràalka intee laga heĺaa??
@libanismail-g3l
@libanismail-g3l Ай бұрын
Oo imika mawaxaad ileedahay sacad muse wixii kabadan abtirisiinmaaha?
@aliosman9864
@aliosman9864 2 ай бұрын
Erayga gaalo baan kaa bartay meeshuu kasoo jeedo. Jizaaka Laahu.
@seed3966
@seed3966 2 ай бұрын
Asc 💯✅ labadaas beelood waa labada loogu muran badan yahay sheikhaal iyo reer sheikh isxaaq allaah ha sahlo somali 🫵💯
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Ай бұрын
Subxaanallaah oday ehlu baydka idka gal ma aha ⁉️
@nasirtungub9839
@nasirtungub9839 Ай бұрын
Sheekh xaggee lagaala soo xidhiidhaa?
@SayidAbdirahman
@SayidAbdirahman Ай бұрын
sayid.abdirahman@awyuusuf.com
@NasirDarimi
@NasirDarimi 2 ай бұрын
Afsomaligamataqaanide maxaad baadhi
@nugaal012
@nugaal012 2 ай бұрын
Interestingly convincing.
@abdirahmanhassan8352
@abdirahmanhassan8352 2 ай бұрын
ustaad Sayid Abdirahman waxaan kaa codsanaya in aad noooga faaidaysid الملحمة الكبرى ama Harmiidoon miyay soodhaw dahay mise waa aakhiro samaanka please cashar ku saabsan noo soodiyaar adiga oo mahadsan
@SayidAbdirahman
@SayidAbdirahman 2 ай бұрын
Insha Allah cashar baan ka diyaarin doonaa. M/sanid
@najeepjabriil5262
@najeepjabriil5262 2 ай бұрын
Shikhashu waa asal
@GeeleJire-m7w
@GeeleJire-m7w 2 ай бұрын
Caddayn baa lagaa doonayaa, ama reference sida DNA, antropology, ama text sheegaysa...
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx 2 ай бұрын
Sheikh Mahadsanid Hal suaal wax a Cadayna ma u haysaa in 30% isaaqu aanu. Ahayn dhashii Sheikh isaxaaq?
@AbuNaciim
@AbuNaciim 2 ай бұрын
Adeer Zako kamaqaadaney Ee Ujro Diina Laidunku Barayay Ayay Ahad
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 2 ай бұрын
Soomaalidu halmeel bay kasoo jeedaa
@AHMEDADAN-h5v
@AHMEDADAN-h5v 2 ай бұрын
Subscribed A SAYID CABDIRAXMAAN SHEEKH XASAN
@ghst4487
@ghst4487 2 ай бұрын
Sheekh soomaalida ayaa kahor muslim tay carabta persian ka iyo balaayadaan kale aad sheegtay inee xeebaha dagnaayeen
@BarowTube
@BarowTube Ай бұрын
soomaalida diinta carabta kaga horeeyay waa soomaalida xeebaha dagi jirtay sida saylac berbera soomaalida xooladhaqatada eegudaha dalka gadaal bay kasoo gaartey
@aliosman9864
@aliosman9864 2 ай бұрын
Sayidi walle cilmi sax ah ayaad noo sheegtay. 45 sano baan jiraa had iyo jeerna waxaan beesha Shiiqaal ka maqli jirey iney ahlu bayd yihiin wax cusubna maahan.
@maden7818
@maden7818 2 ай бұрын
Asalka luuqada soomaalida ma aheyn carabi ee taas iska soo sax. Luuqada soomaaliga wey ka fac weyntahay dhalashada nabi ciise ok. Carabtii noo keentay diinta dacwadii diinta waa laga qaatay laakiin soomaalidu luuqadooda ma aysan badalin dadkii diinta keenayna waala soomaaliyeeyay oo waxay ku dhex milmeen soomaalida kale oo luuqada soomaaliga oo jirtay ayay qaateen.
@SayidAbdirahman
@SayidAbdirahman 2 ай бұрын
Marka hore soo daawo video gan: kzbin.info/www/bejne/aZuaY55uf82IfcU
@Darwiish-Sool
@Darwiish-Sool 28 күн бұрын
Niyoow Isaaq ama Iidlor asalkoodu waa Yh sidaan maqlay gadaal ayy na magaca ka badasheen oo la baxeen reer Sh.Isxaaq oo ahaa oday ka yimi dhankaa iyo Ciraaq siduu sheegtay dalkan Harar kasoo galay wuxuuna maray dhulka xeebaha isagoo da’ lagu qiyaaso 85 ayuu yimid waana ninka idoor ka diinta baray
@NOREDIN666
@NOREDIN666 2 ай бұрын
Sheekh ALLAAH ka Baq . Somaliland 🇬🇶 & Eritrea 🇪🇷 & DJIBOUTI 🇩🇯 waxay ahayeen Ardul XABASH . Islaanimo & taariikh kama dhaxayn wllhi Somalia 🇸🇴 somalia waxa diinta geeyey Iran🇮🇷 & Oman 🇴🇲. Anaga R. Sheekh ISXAAQ waxna wa qori o akhriyi jirney. Oromo & caffar & SaB & DIR AJI ayaan naqaanay. Lkn JEBERTI DAROOD & HAWIYE 3 qarni ka hor Canwaan bay ahaayen lamana Aqoon .
@moolcaliyow
@moolcaliyow 2 ай бұрын
Adiga taariikhda waxaa kuu dhigay Ethiopia waxaana kugu socda MASKAX-DHAQ ( Brain wash)
@Maryan_idil
@Maryan_idil Ай бұрын
Isaaqow oromo baa faro kulul idinku hayaan. Waa lagu taarikh rogi raba oo isirkaaga laga been abuuray.
@fartunalihashi4833
@fartunalihashi4833 2 ай бұрын
Macnaha soomaali wuxuu ka yimid Samaale. Waa wax la fahmi karo
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 2 ай бұрын
DNA da somalida isku mid miyaaa mise wa kala duwan yihiin USA
@SayidAbdirahman
@SayidAbdirahman 2 ай бұрын
Aad bey iskugu dhow yihiin.
@samirr546
@samirr546 2 ай бұрын
Qofkasta oo somali hooyo iyo aabihiiba yihiin boqol kiiba boqol dhiigiisu waa somali waayo meel uun bay somalidu qaraabo ka wada tahay dad reer guuraa ah oo socda is dhexgala kala guursada marba meel daaq iyo biyo leh u guura somali kale dhexgala ka guursada qaar kaga yimaada halkaa. Somalidu waa hal waa wada aboowe abaayo Cida qabyaalad ku kala kaxaysana Allah ha naga qabto.
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 2 ай бұрын
@@samirr546 Qasab maaha inay dhammaan Soomaalidu nasab ahaan meel ka soo wada jeedaan. Ummaduhu way is dhex galaan wayna isku milmaan. Oromo, Canfar, Sooha iyo umadaha kale dadka maanta Soomaali loo yaqaan ay deris yihiin iyo Soomaalidu waa isku hal ummad, waana isku af ama luqo.
@samirr546
@samirr546 2 ай бұрын
@@Aw88-c1r ma sidaas baa Intii wada joogtayba is ilaashanwayday waaba cidkale oo inagu soo darsanta Islaam uun baa ummad mideeya ,qabyaaladina way kala fur furtaa yaa ummad muslim ah inagu soo dhex dara oo ina tusta sida muslimiintu islaamka ugu dhaqanto!!!!!!!
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 Ай бұрын
Somali carab ahaqo kuma laha nimankan khamiisyada yaysan idin waalin. DNA waxa uu sheegayyaa 78% in ay yihiin Barbar ama dadka waqooyiga africa sida sudan liibiya iyo masar.
@HassanBulale
@HassanBulale 2 ай бұрын
Af somali kama dayara carabiga
@SayidAbdirahman
@SayidAbdirahman 2 ай бұрын
Marka hore soo daawo video gan: kzbin.info/www/bejne/aZuaY55uf82IfcU
@GeedkaHoostiisa
@GeedkaHoostiisa Ай бұрын
Waa sheeko cajiib ah balse wax ka run iyo been ah aan la garanayn 😅
@AliHaybe-w1y
@AliHaybe-w1y Ай бұрын
Only isaaq ayaa Carab ah macnaha 😅
@AliHaybe-w1y
@AliHaybe-w1y Ай бұрын
Punti isn't Somali language it's English adeer, udgoon iska dheh 😅
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 2 ай бұрын
waxaad isku keentay ehlul batkii dalka yimi sidaad sheegtay iyo sheekhaal diinkale culimo u ahayd oo hore ujoogtay markaa maxaa carab kawada dhugay
@HassanBulale
@HassanBulale 2 ай бұрын
Afku malumo maxan carabiner ugu hadliwaynay
@SayidAbdirahman
@SayidAbdirahman 2 ай бұрын
Marka hore soo daawo video gan: kzbin.info/www/bejne/aZuaY55uf82IfcU
@ahmedaden6116
@ahmedaden6116 2 ай бұрын
Halkaa ku laabo ugaas luuqada soomaliga way ka horaysay arabic abul qabiilada abul yamen qadiid af soomali ayay ku hadli jireen
@HassanBulale
@HassanBulale 2 ай бұрын
Somalidu carab maaha wan jecelahay bas
@SayidAbdirahman
@SayidAbdirahman 2 ай бұрын
Marka hore soo daawo video gan: kzbin.info/www/bejne/aZuaY55uf82IfcU
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 2 ай бұрын
Sida ugaanda . burundi ethiopia. Isaaq sheekhaal daarood. Migaan yibir boon. Waa dadii somali doonta ku yimid ama la keenay:
@hananhersi1278
@hananhersi1278 2 ай бұрын
😢 4:57
@HassanBulale
@HassanBulale 2 ай бұрын
Carab ma nihin adeero ha nawaalin
@SayidAbdirahman
@SayidAbdirahman 2 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/aZuaY55uf82IfcU
@CabdiAliyuusuf
@CabdiAliyuusuf 2 ай бұрын
Sheekh somali dna-ga boqolkiiba sideentan waa isku aabo haplogroup e1b1b tobana tahay haplogroup T
@hassannur8022
@hassannur8022 Ай бұрын
Waar Istaaq furalaa dheh nasabada Reer Sheikh Isaxaaq waxay ka soo jeedaa Ali iyo Faadumo.
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 2 ай бұрын
30% Soomaalidii hore ee aan asalkiisu Isaaq ahayn waa Garxajis. Dad badan oo Isaaqa ayaa rumaysan in Garxajis uuna dhiig ahaan Isaaq ahayn.
@SayidAbdirahman
@SayidAbdirahman 2 ай бұрын
🤔🤔🤔
@WadoCad
@WadoCad 2 ай бұрын
Anagaa isaaq ah oo nasab kayaha kaa naqaana ee beebta iska daa, siyaasad iyo nasab ha isku qasin! Gerxajis waa kuwa haya saldanada isaaq, waana kuwa haya masuuliyadda xabaasha shiikh isxaaq, waxa intaas sii dheer shiikh isxaaq barbarkiisa ayuu ku aasan yahay garxajis.
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 2 ай бұрын
Saaxiib garxajis waa dhalad reer sheekh Isaxaq aan ku saxee
@aaa66677t
@aaa66677t 2 ай бұрын
Beenta is dhaf. ilma sh.isxaaq waa 8 uu ku jiro garxajis.
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@MukhtarXrir
@MukhtarXrir 2 ай бұрын
Koorajan.bambiile .dagaal.oo.banii.aadam.nimada.kabaxsan.ayuu.kagalay.isaaqa.soodhiiba.si.maxkamad.loosot
@NightingaleTorso
@NightingaleTorso 2 ай бұрын
Gaalo waa af soomaali caadi ah . Af carabiga waa kafir. Tan kale annagu oromo waxba lama wadaagno
@ghst4487
@ghst4487 2 ай бұрын
Isaaq taariiq malahan sheekh
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft Ай бұрын
Isaaq waa dad nadiif ah ,waana madax somali ,waadigaa arkaya inay somali degi ladahay ,waayo madaxii ayaa ka macan ,jidh bilaa madax ah ma noolan karaan
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 2 ай бұрын
Sheekhaal haddii ay aalu bayt yihiin maxay Ogaadeenka siyaaarada uga qaadan jireen illayn aalu baytka waa ka xaraan sadaqada.
@SayidAbdirahman
@SayidAbdirahman 2 ай бұрын
Xusuuso: Sheekhaash oo dhammi Ehlu-bayd ma wada aha.
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 2 ай бұрын
@@SayidAbdirahman kkkkkkk
@knowyourhistory6242
@knowyourhistory6242 2 ай бұрын
Banu taym gorme noqdeen ahlu bayt
@hassanwalibadal4683
@hassanwalibadal4683 2 ай бұрын
Siyaaro ma ahayne waa ujro wax lagugu barayay sidaa
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 2 ай бұрын
@@hassanwalibadal4683 kkkk sida culimada yuhuudda ee ay ku dhahayn kooriga ayaa ka dabannay iyadoo maalin ka mid ah maalmaha jillaabashada. Siyaara ayay ahayd ee ma adigaa noo baddalaya
Suldaanka Nabada Beelaha Somaliland oo shir jaraa'id qabtay
12:40
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
Mohamud Abdi Elmi Wareysi #1/2- Gen Caydiid iyo Dagaalki Ranjaris
1:00:36
Deg deg Dagaalkii Doolow oo lagu kala adkaaday Waftigii Jubaland oo .....
16:02
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2,1 МЛН
Taariikhda Qabiilada Soomaalida & Asalkooda Qaybtii 2aad
45:48
Sayid Abdirahman
Рет қаралды 110 М.
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН