Kinsi Xaaji Aadan - Yufle

  Рет қаралды 6,805

Khabiir Qaraam

Khabiir Qaraam

Күн бұрын

Пікірлер: 14
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Yufle oo qabaw Dhaxan yalax leh Baan ku yaboohiyaa👌🏽
@ina____garaad
@ina____garaad Жыл бұрын
Waan yaabanee siduu iigu yimi. Oof caleek❤
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 Жыл бұрын
Heesihii barisamaadkii
@mohaan____siciid678
@mohaan____siciid678 Жыл бұрын
Axsan Hees macaan iyo Kaban
@ahmedarabalkhalafi3276
@ahmedarabalkhalafi3276 Жыл бұрын
Asxan hees iyo badh weeye
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 Жыл бұрын
Erayadii adan tarabi Laxanki jiim shekh mumin Kabanki jiim shekh mumin Codki❤mar la arga kinsi xaji
@IsmailHassen-mi1bi
@IsmailHassen-mi1bi Жыл бұрын
Hees Macaan oo Ashqaraarteeda wadata🥰
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
ustaad qaraam guulayso sxb dhiiri galintu waa dhankeena
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Mahadsanid. Hawshuna waa inoo sii socon doontaa👍
@Shirreabdurrahmanhassan
@Shirreabdurrahmanhassan Жыл бұрын
Dhamaan 63 Naaxiyadood oo Qaraamka lagu qaado waa kuwan ee ila barta , se inay ka badan yihiin ayaan u maleynayaa 1. Carwo 32. Danaakil 2. Hilaac. 33. Higsad 3. Mudan. 34. Qoomamo 4. Beerdilaacshe. 35. Muxibo 5. Raaxeeye. - Raaxeeye Ged-gedda2 - Raaxeeye Burcaawi 3 - Raaxeeye Balwo 1 36. Maaweelo 6. Xaafuun. 37. Nugul 7. Hayaan. 38. Miyir 8. Banaadiri. 39. Gujis 9. Olol. 40. Wadaag 10. Isku shuban. 41. Dhalad 11. Jalaaliyo. 42. Gargaar 12. Sululuxis. 43. Jiib 13. Ciil. 44. Madiix 14. Laac 45. Wiilo 15. Jawhara-luula. 46. Tolmoon 16. Kaar 47. Habsan 17. Murug. 48. Damac 18. Xasuus. 49. Hilaac-dheere 19. Riftoor. 50. Hud-hud 20. Xiin. 51. Miliilic 21. Miirdoon. 52. Balwo 22. Siigaale. 53. Damaq 23. Subcis. 54. Ayaan 24. Aroor. 55. Ila-dheel 25. Dhaawac 56. Kalkaal 26. Layaab. 57. Rakaad 27. Rogaal. 58. Badbaado 28. Hinqad. 59. Sadex-qayd 29. Horseed. 60. Halhaleel 30. Caweys. 61. Jaleec 31. Soodaani 62. Sigad 63. Ladaab 64. Tawaawac - Xiin - Miirdoon - Siigaale - Mudan Bal kuwaasna walal inoo soo raadi cid ku luuqeynaysa Alle haku sharfee
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir Жыл бұрын
allaa yacizak yaa amiiral-qaraam, salaan walaalnimo iyo mid saaxiibtinimo ba hawadaan kuusoo marinayaa, waanka maqnaa saaxada iyo meehanowga qaraamkee, sha'nigaagu kor ha usii socdo sidii caadada ahaydba channelka, heesaha qaaciga een qaraamka ahayn ee sidanoo kale nadiifta u ah, iyagana waan sugaynaa. cirkoo yogal ka kacay, yogol ama yogal, xaga deegaanka soomaalida waxaa ladhahaa buur ku taalla koonfurta degmada Dig(xarunta deegaanka looyaqaan hara-tiris ama hara digeed ee gobolka jarar). lkn waxaa lagayaabaa in ay halkan oogu jirto erey kale oo soomaali ah, maadma afkeenu hodan yahay, ereyada waxaa leh baan filayaa, abwaan aadan tarabi oo ku magaca dheer Tuug tarabi, wuu noolyahay ogaantaydii allaha cimriga iyo caafimaadka ha u barakeeye, waa abwaan ilbax ah, oo oo ilaa xad ah dadka dhugta ama garaadka caadifada leh, ah(dadka fahma dareemada kala duwan ee aadanaha sida farxda iyo murugtat]aba,emotiontional intelegent). mahadsanid sxb.
@AbdiAbdirahman-v8k
@AbdiAbdirahman-v8k Жыл бұрын
🥰🥰🥰
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
aun.
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan Жыл бұрын
#𝐋𝐘𝐑𝐈𝐂𝐒 𝐒𝐢𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 hayaan Yam yidhoo Abaar Looga dhigay yagleel Yufloo qaboow Dhaxan yalaxle Baan ka yaboohiyaa Sida Yalas tuka ah Hadba kayn Yube ah Yuuq yuuq sadaah Waan yaabanee Siduu iigu yimi Yax ma idhi Jacayl Yarrow Aragtidaa Sida geel 𝒀𝒖𝒌𝒖𝒎𝒂𝒚 Yubladoo harraad La yohoomayooh Ceelkuna Yaloon Yahay biya Yarood YUUGAABSADEE Sida Yalas tuka ah Hadba kayn cidla ah Yuuq ~Yuuqsadaah Waan Yaabbaneeh Siduu iigu Yimi Yax ma idhi Jacayl Yarrow Arragtidaa 𝗬𝗘𝗬 ~ 𝗜𝗬𝗢 𝗬𝗔𝗫𝗔𝗔𝗦 Wada yeedhayaan Ka dhex~Yuubanoo Cirkoo yagal ku kacay Darruur Yugantay baan Dibadd Yuuru~raah Sida YALAS tuka ah Hadba kayn Yubbe ah Yuuq ~ Yuuqsadaah Waan Yaabbanee Siduu iigu Yimi Yax ma idhi Jacayl Yarrow Arragtidaah ~~~~~~~~~~~~~~~~ Hees xusid mudan mid ka mid ah Xulka iyo Foolaadka heesaha HirgLy. FAALO KOOBAN Degmada YUFLE. Yufle Magaalo fac wayn oo tariikhi ah Kuna caan ah Nabada iyo wada noolanshaha bulshada. Hilaadi Sanadki 1947 Wakhti ku siman ayu aha dhidibka ama yagleelka magaladan. Waa magaalo dhidibkeeda lagu taagay Ganacsi iyo Xadarad Fac wayn Kuna tiirsan ilaha dakhli ee Xoolaha nool iyo Beeyada oo aay ahayd bogcad lagu kala iibsado ama lagu kaydiyo intaasi waa taariikhda oo aan soo koobay hadaba magaalada Yufle maxay caan ku tahay ugana duwan Tahay magaalooyinka kale ee dhigeeda ah?. Bogcad ahaan ama direction ahaan Xagay ku taalaa maxay caan ku tahay?. Waa Su'aalaha ay faaladeenani khusayso Qoraalka commentigoo iska yar awgiih. waan soo koobayaa intaan xog ka hayo. Direction ahaan degmada Yufle waa Degmada ama bogcada ugu xigtah Magaalada madaxda gobolka sanaag Ee Ceergaabo Jiho ahaan waxay kaga.. Beegan tahay galbeedka Hadaan si kale u sheego waa bogcada ugu dhow ee cadka iyo caanaa looga keeno magaalada ceergaabo waana tuulada mataanaysa dadyowga ku kala dhaqan isla gobolka sanaag gaar ahaan degmada Ceergaabo Hadaba Yufle maxay caan ku Tahay? YUFLE ama degmada Yufle waa magaalada Ugu qabow guud ahaan magaalooyinka Ama degmooyinka DALKA Somalia!. Heer qabowga ama Weather keedu Mar mar wuxuu gaadhaa heerarka ugu Sareeya 38C ilaa 39~ 40C meelahaas. Waa magaalo jawigeedu aad u degan Yahay waa magaalo bilic ahaan aad u qurux badn Waa magaalo bed ahaan ku jirta Buuro Dhexdood horumarka iyo dedaaladah. Dhismaheedu hayska yaraadeeh hadana Waa magaalo Leh bilic aad U saraysah!.
Laxanka Damaq - Faadumo Cabdulaahi Maandeeq
6:44
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 30 М.
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Laxanka Xaafuun - Saynab Cige Maxamed
8:39
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 10 М.
GABDHAHAAN SEEY II GALEEN AXMED NAAJI SACAD shareero stars
8:17
RIWAAYADII HABLAYAHOW HADMAAD GUURSAN DOONTAAN FULL DRAMA QAYBTII 1AAD
1:33:56
SOMALI MUSIC & CULTURE
Рет қаралды 1,5 МЛН
Jacayl waa belaayo KInsi X Adam!
5:22
Abbas Duale
Рет қаралды 197 М.
Cabdinaasir M. Caydiid - Oloshay Anoo Maqan
7:26
Rageedii™
Рет қаралды 81 М.
Xaliimo Khaliif Magool - Asbah El Sobh
5:14
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 26 М.
Laxanka Murug - Boqorka Codka Ahn
6:30
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 11 М.
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 235 М.