No video

Xogta Wada Hadaladii Hoose Jibuuti Ku dhexmaray Mweyne Geelle iyo SSC-Khaatumo

  Рет қаралды 22,170

Hashi

Hashi

25 күн бұрын

#subcribehashi

Пікірлер: 101
@user-jk2hw9to9z
@user-jk2hw9to9z 23 күн бұрын
Ujeedadu leeyahay Geele waa sidii loo siidayn lahaa Maxaabiista SSC gacanta ku hayso. Geele waa Ciil Walaal
@user-jk2hw9to9z
@user-jk2hw9to9z 23 күн бұрын
Geele wuxuu ka carrarayaa dacwad in lagu soo oogo oo maxkamad looga yeero, amaba iska tirtiro eedihii hore loo soo jeediyay, oo hadhow yiraahdo, soo taan Firdhiye ku casumay jabuuti oo aan wada kulanay. Tantiisu ka dhex arkay ee Soomaali jacayl kama ahan. Waa nin khaa'in ah.
@burhansamatar7983
@burhansamatar7983 23 күн бұрын
Wax khayr ah kama filayo labo nin, ku waas oo Kala ah Xassan Sheekh iyo C. Geele.. qabyaalad baa madaxu martey weligoodna hoos bey wax u eegaan oondad walaal hood oonehel ah uun bey il gaaraa ku hayaa ayagoo isku soo dhaweyn kara soomaali oo dhan caddow goodanna uheshiin Kara....
@Bagagac
@Bagagac 23 күн бұрын
💙🇸🇴💙👍👍👍
@Nafteeda
@Nafteeda 23 күн бұрын
Wuxu rabaa inuu SL uu diiro fariin ah aniga ayaa idinka hayaa ssc iyo awdal oo xamar mamula. Kolka hadaad dekedayda inaad suuq ku dul furtoo ee Jabuti suuq yarii ka riidayso. Geela taarikh ayuu Somalia ku leeyahay maddow siyaad yusuf iyo farmaajo waa cadow geele
@sahrailtrihe9389
@sahrailtrihe9389 23 күн бұрын
Guulsta walaalay Somali khatum steed🇩🇯🐟🐳🦈🐋🦈🇸🇴💪🏽
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 23 күн бұрын
Wuu taageeraye xasuuqii SSC khaatumo hubu iyo ciidaba wuu la garab taagan muuse juudan ciidankiisa iyo hubukiisi oo baa lagu qabataya hadii firidhiye ka tanaasuleye taana wuxuu qiyaamaya shacabka SSC khaatumo😔
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 23 күн бұрын
keligii taliyaha jabuuti waa masiibo wejiyo badan oo is bedbedela sida jirjiroolaha ee yaan lagu kadasoobin🥹
@RedwanMuhammad-ui7jz
@RedwanMuhammad-ui7jz 23 күн бұрын
Xishoo ... waa debar somalida ... please gather further information. For ur back wardness
@user-sq5tf9ok1e
@user-sq5tf9ok1e 23 күн бұрын
Soomaaliya iyo jabuuti wa labada dal on leenahay, waliba wa cunugii Soomaaliya, Soomaaliya ha midawda, Ducada wa muhiin ee dalka halo duceeyo,
@mohamedissack9050
@mohamedissack9050 23 күн бұрын
Gelle iyo Hassan Diqo ummada Allah kaqabto
@cureji7877
@cureji7877 22 күн бұрын
Allah odeygaan ismaciil cumar geel ah waa nin xun mana jecla qabiilka ku waan ee D5 is illaaliya dheh reer qaatumo
@_22260
@_22260 21 күн бұрын
Jabuuti cida aamineysa ban layaabey
@AxmedAxmed-ep7yl
@AxmedAxmed-ep7yl 23 күн бұрын
Taasi Waa Cadahey Taageerada Soomàaliland
@mohammedabdul5923
@mohammedabdul5923 23 күн бұрын
Geele marne caminad magelo wa khin Gabooby Adowga somali
@RedwanMuhammad-ui7jz
@RedwanMuhammad-ui7jz 23 күн бұрын
Anigu m.xashinawu maxaan horayi kulahaa walalkayow 5ta somali waxan garanmayo hooyi waykaa walwalayow hoo warmahaana lagawasho hidawayaa. Hooydadow hoydadow ... Mr IOG. Umutaystayiii Djibouti abihiii iyo hoyadiii somaliyaad . Ogow intayi iskujiraan x.sh iyo Mr. Iog ... maanta xashinow markaa runta shegtayi wanlaoyayii walaltinimo somali ... ❤❤iog ❤❤❤❤
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 21 күн бұрын
Khainin ilahay ha naga qabto shartiisa
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 23 күн бұрын
D jabuuti iyo ismacil cumar gelle waa in laga qaado mag dhowda shacabkii SLand ku xasuuqdey laascanod
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 21 күн бұрын
Xasbuna llahu wa nicma wakiil
@user-te8uy3hk2l
@user-te8uy3hk2l 23 күн бұрын
Lacanka buluuga ah 🇸🇴 maxaa loogu dhigi waayay m firdhiye maadaama uu yahay hogaamiye soomaaliyeed oo soomalinimadda aaminsan!!!.
@cismaanxasan7900
@cismaanxasan7900 23 күн бұрын
Siyaasada isbadalaysa😊
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 23 күн бұрын
Saxiib hadalin mashrucii 5 somaliweyn ee ku tugsan jirtey uu dhamadey saxafi jabuuti iyadii khalkhalsan
@TripleA0825
@TripleA0825 23 күн бұрын
Wallee Qawlasatada Geelle Iyo Xasan Dhiiqo ayaan la aaminin Firdhiye wuxuu u egyhay nin qawlasata jeebka u galay Ismaaciil Geelle waa Munaafaq waxa uu wado na waa maawaeelo iyo ila meerayso
@medidrissIdrissmed
@medidrissIdrissmed 23 күн бұрын
snm wa nidam cunsuri ah oo somali naceeb buxdhaf shey wa latirtira taliska bixi amxar geeleh uyaqana gol jilicda snm yelimeyno tako dhul somaliyeed ino amxar qato
@faadumocali5574
@faadumocali5574 23 күн бұрын
Geele waa cadow somalida horo kaced Marabo
@abdulahiahmed9004
@abdulahiahmed9004 23 күн бұрын
Ismaciil.c.geelle, marnaba ha ka sugin ,Wax soomaaliya Dan,u ah,haqaltamina, runtuna waa soo bixi doontaa, ee suga, xaashiyow,.
@yusufabdille3448
@yusufabdille3448 22 күн бұрын
Asc.walaale hashi makula tahay in la aamini karo mr geele anig iima aha alow keen sida khayrku kujiro allaahumma aamiin aamiin aamiin
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek 23 күн бұрын
Doofaar ma daahiro
@HalimaCumar-kk9cw
@HalimaCumar-kk9cw 23 күн бұрын
Geele dantiisuu wataa ha ku kadsoomina
@user-nz4hj5ri9i
@user-nz4hj5ri9i 23 күн бұрын
😊
@abshirmohamed4269
@abshirmohamed4269 23 күн бұрын
faragalin maamul goboleed in sidii madaxwayne UU ula kulmo aniga ma fahmin geele iyo itobiya waa isku mid
@abassabdillahi726
@abassabdillahi726 23 күн бұрын
🇩🇯🇩🇯✊
@medidrissIdrissmed
@medidrissIdrissmed 23 күн бұрын
firdhiye aya kufilaan muse amxar isagana soqabanaya bixi 😂😂😂😂😂😂😂😂 Shanti somali waka dhex bexeen snm majirto slnd.shaley khatumo mantana awdal 😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤ xassan sheikh tuga kkkkkkkkkk
@KhaalidMaxamed-mw4ih
@KhaalidMaxamed-mw4ih 23 күн бұрын
Wixii hore eed jabuuti nooga sheegi jirtay bal dib udhagayso mabeenbaad noosheegijirtay ma anagaa waalan mise adaawaalan
@abobasement346
@abobasement346 23 күн бұрын
waan kah war sugnah waxaa so socdah
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 23 күн бұрын
Saxafi Aqoondaro dhuleed ayaa ku heysa jabuuti iyadiiba far kugabaneysa
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 23 күн бұрын
Waxba jiraan waxasi oo dhami Somaliland dhulkeda badeda hawada deeda taladeeda iyada iska leh hogaamiyha argaxisda Bariga sool cumar geeleh Wxba usoo.kordhimaayo wlee xuduuda Somaliland wa yooda weyi
@NorIbrahim-pc7ys
@NorIbrahim-pc7ys 23 күн бұрын
Ismaaciil Cumar Geele Darbi buu jabiyey
@Dulqusley
@Dulqusley 23 күн бұрын
Neefkan war ma hayo
@farhiyajaama
@farhiyajaama 23 күн бұрын
Qatuma geele ka fogaada waayo waaqaain Cid walba qaa ina mana jeeclo somaaliy
@osmangure6040
@osmangure6040 23 күн бұрын
Waxa la hayaa hub sancadiIsu ahayd CHINAHAN laakiin kasoo degey Dekeddda Dalka JABUUTI. WAAN WAX REER SSC AY MARKHAATI kawada ahaayen. Dhibta ka dhacday ssc burbur dhibkaleba waxa tuurta loo saaray Soomaaliland iyo simaaciil geele oo keliya shacabka jabuuti kuma jiraan.
@somalishow2180
@somalishow2180 23 күн бұрын
Xaashi ayaan kaheeynaa in ismacil cumar geele oow cadowga ugu weeynyahay soomaalida😅
@Darwiish4
@Darwiish4 23 күн бұрын
Umabogin waxa meesha ka socda lkn wax waliba waa dantaada ku gaadh
@fardowsasaid4512
@fardowsasaid4512 23 күн бұрын
Ahahaha
@_22260
@_22260 21 күн бұрын
Asagaa yaaban oo ethiopia kabaqaya inganacsiga hargeeyso kalawareegto
@OmarHerer
@OmarHerer 23 күн бұрын
Waxa kaa hadlinaya caqli yaran
@user-jk2hw9to9z
@user-jk2hw9to9z 23 күн бұрын
Awal muu ku dhihi lahaa qayb ayaan ka ahaa dagaalka laascaanood
@GololMudug
@GololMudug 23 күн бұрын
Daaroodkii xoogaa waa nafiseen
@Nafteeda
@Nafteeda 23 күн бұрын
D5 geele waa ka dharagsan yihin waa cadowga kobaad ee wuxu uu mamusay hogaanka ssc waa inuu fariin u diiro SL inay awdal iyo ssc asaga ka hortagan yahay oo xamar mamulo. Wuxuna ka xanaqsan yahay dekedi uu bilaan jiray laga dul furay suuq kale
@fardowsasaid4512
@fardowsasaid4512 23 күн бұрын
You are talking about the dictator
@FardussYussuf
@FardussYussuf 23 күн бұрын
Geele in u xasuuqa laascaanood ka kheeb qatay baa dadka sheegen
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 23 күн бұрын
Waxay aniga ila tahay danbaa soo gashay Gobalka Sool oo laga faaidesanya 😮😮😮
@adenharedomar9310
@adenharedomar9310 23 күн бұрын
Ismail omar geele markii horeba isaga ayaa si khaldan u socday oo gaar ahaan beesha ciise iyo beela kale oo somaliyeed ba
@OmarSholi-oj8ev
@OmarSholi-oj8ev 23 күн бұрын
Djabuuti warkeedu waa kaligay hanolado tasna. Lagayeeli maayo sool magalo madaxdeeda maleshidka haysta wxba kabadali Malayan heshiiska
@MohamedIbrahim-bl9lz
@MohamedIbrahim-bl9lz 23 күн бұрын
Munafaqadu sinaba isuma qariso shalay sawdidii lahaa waa ka somali dhabarka ka jabiyey maantana waa oday somali miyaa naga dhaadhicinaysaa afku wuxuu la xoogyahay magdigoo xawda kaa jara kolba dhiiqo ku dabaalo doofaar abidkii madahiro waxan kuu dhagaystaa si aan u ogaado horu marka wadankayga ku talaabsaday somaliland guul somali oo dhan baroortoodu waa raaxadayda
@aishamohamed4406
@aishamohamed4406 23 күн бұрын
Geele haynoso dhawaynina. Shirqool ayuu wadaa
@warss11
@warss11 21 күн бұрын
Somaliland /Ethiopia rest Are faqash
@cumarxussen2114
@cumarxussen2114 23 күн бұрын
Iska hubso Shalay muxuu ahaa, Ismail maxay ahayd war bixintaadii aad Dji, ka diyaarisay.
@faadumocali5574
@faadumocali5574 23 күн бұрын
Somaliya qabiil qabiil Uqeebi Ee xukun ayaa soo socoto geele jacel nooma qabo
@muhyadinali9497
@muhyadinali9497 23 күн бұрын
Arinkaas aad ka daadifaynaysid ismacil adoo ka eegaya dhanka firdhiye in uu wax uun sandareerta ah u balan qaaday hadaba waxaa marag ma doonta ah maalinkii uu fardhiye jabuuti u duulay in god ku yaal goojacade laga soohelay hub kaas oo in jabuuti keentay korkiisa ku qoran yahay hubkii lagu burburiyay laascaanood markii laqabsaday goojacade santuukhyadii laga helay goojacade kuli waxaa ku qornaa jabuuti 1000qof oo dhintay reer sool ah oo ismaaciil iyo HSHM ku taageereen sland ma adigii dadkaada saas loo xasuuqaybaa dad kaada dhiigoodii daadifaynaya. Bal aan dhawrno waayaha.
@erdogan2030
@erdogan2030 23 күн бұрын
Somali à nolato meelkaste oo joogto
@sahroali1196
@sahroali1196 23 күн бұрын
Suleymaan miyaad.aamintay.ciilwalaal.weligeey.ma Aaminaayo.cismaciiil
@hassanjama6224
@hassanjama6224 23 күн бұрын
Somaliland cid kala hadli mayso xuduudaha dalkeeda waana khasab in la soo xidho xuduudka somaliland iyo somaliya oo ah YOOCADA, xukumada somaliland waajib ayaa ka saran inay xoog kaga saarto Laascaanood iyo gobolka sool ba kooxaha argagixisada ah ee ku soo duulay, Ethiopia iyo somaliland si dhow ayay ula socdaan in Jabuuti soo hubaynayso kooxaha argagixasada Alshabaab ee ka soo firxaday koonfurta somaliya ee ku sugan gobolka Sool, Dhawaan Ethiopia oo ka amar qaadanaysa Somaliland waxay soo xidhaysaa xuduudka dheer ee ay la leedahay somaliland gaar ahaan gobolka sool oo noqday goob ay ku soo dhuuntaan kooxaha Alshabaab iyo Daacish ee ka soo baxsanaya dagaalada kaga socda koonfurta somaliya
@talaalmaxamed5223
@talaalmaxamed5223 23 күн бұрын
Maxey xaqiijisaa cadeemo baa yaala hadana maxabiistaas buw donayaa faraha inow ka bixiyo wiriye shaqesta yuuw idin lumin
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 23 күн бұрын
HA ISLA WAALATO FAQASHTII IYO ETHIOPIA 🤣🤣🤣🤣🤣
@Engmawlid
@Engmawlid 23 күн бұрын
Viva Awdalstate
@OmarHerer
@OmarHerer 23 күн бұрын
Tuug benaale
@yasinismail2733
@yasinismail2733 23 күн бұрын
😂😂😂 halkay ku taala ssc khatumo laascaanod Oo kaliaya tuulo xun weeye Iska hadle Ayaan ku aqaanaa waad arki doontaa iyagoo faro ku gabanaya guul somaliland pawer
@cabdishakuur9760
@cabdishakuur9760 23 күн бұрын
Kkkkkkkk saleebaan
@user-tj2pj4ok2t
@user-tj2pj4ok2t 23 күн бұрын
Firdhiye ayaad sheegaysaaye dhamaan faqashey dhamaantiin soo raaca bal waxad Soomaalilan kagurtaan hadaa odhanwaydaan waaryaa harageedii nagaga celiya hanoolaanina Walee mayeelo hadii dadka Afka soomaaliga kuhadla lawaayayo Soomaaliland haguulaysato
@fardowsasaid4512
@fardowsasaid4512 23 күн бұрын
😂😂😂😂
@saskiamoni1417
@saskiamoni1417 23 күн бұрын
Put the president on diet
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h 23 күн бұрын
Kuwii kaharjoogay somaloya in ay itopia qaadatoo ee ahaa ONLF bay somaliya dhabarka katoogtee oo ay uu sooqaqaban jireen mantana way wadacabaadayaan😂😂😂kkkkkkk . 35 afar soo way wax dhisankalilaayihiin oo ay wadankalee xolahooga ay kudhiseen(keniya). Fulay oromada kawadabaqayaa😂😂😂kkkkkkk. Bal eega doqonka xasan dhiqo wadankisa bay itopia in ay soowerarto donaysaa isguna dhoof iyo masjiida lagasoo barrorto buu kabixilaayahay kkkkkkk 😂😂😂 hawiye moriyaan afkay waxkudilaan 😂😂 waa sida oromada.
@ashahassan8878
@ashahassan8878 23 күн бұрын
Xaashiyow armay dhagarihii ismaaciil ay tahay oo ssc lasiraa oo loo sheegaa in la xaalmarinayo laakiin God uu ku dhaco loo qodayaa xassan iyo ismaaciil midna khaatumo jacayl uma hayaane waa dhagarihii lagu yaqaaney iyadoo laga yaabo in xassan iyo ismaaciil ay doonayaan in ay isku diraanbuntiland iyo ssc ooy hoosta soo gashadaan ssc buntiland dagaal kuqaadaan una adeegsadaan ssc ayna kala dhantaalaan awoodii kahortimid iyo midnimadii iyaga oo jabinaya awooda daarood Horana waa kuwii isku diray jubaland iyo buntiland si ay u wiiqaan awooda isbahaysiga erirismka anniga waxay iila muuqataa in ssc la dhagraayo ismaaciil waa kii daawanayey markii 9ka bilood laduqeynayey laascaano waana kii hubka iyo ciidamada iyo waxkasta oo uu awoodo ku taageerayey soomaaliland u maleynayo wax raxmada in uu u hayo ssc ee waa uun dhagarihiisii ssc hayska jirto godka xassan iyo ismaaciil qodayaan nin aan kuu furi doonin yuu kuu xirin yey soomaali ku mahmaahdaa
@homeh3455
@homeh3455 23 күн бұрын
Waar ilaahay ka bapo oo iskadaa beenta gobolka sanaag dagaal kama dhicin ee waa sool
@abdiajaama3699
@abdiajaama3699 20 күн бұрын
Somali afkay kugu amaanto kugu caayi maaha dad mabda leh
@AadanBashir
@AadanBashir 23 күн бұрын
Ismaacil.mahadsanid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuul
@sahroali1196
@sahroali1196 23 күн бұрын
Ciismaaciil.waa.ninkii.kuyiri.xasanow..buur.weyn.ayaad.nagahorwareejisay.oo.buurtaas.waa..mudane.farmaajo
@user-wc5ru9nb4e
@user-wc5ru9nb4e 23 күн бұрын
marana jabuuti waa cadow maraky ssc soo dhowaysona waa mideeye Qadiyadii meedy
@hajii2033
@hajii2033 23 күн бұрын
beenale beenta jooji faqasha
@user-ox6gm5bs1o
@user-ox6gm5bs1o 23 күн бұрын
Itobiya shalay walalkin bay ahayd oo reerkina watay maantana waxad iledahay waacadaw, jabuuti shalay waxad ilahayd waacadaw maantana waa walalkin, waakaa reerbahal
@user-tj2pj4ok2t
@user-tj2pj4ok2t 23 күн бұрын
Soomaaliland Cadowgeedu waa kuwa horumarkooda diidan Waxaana Saaxiibkeed ah cidkasta oo horumarkeeda jecel Somaaliland guuuuuul guuuul
@alidahable8397
@alidahable8397 23 күн бұрын
Kkkkķ Qabyaaliste Haanshi madaxweyne geele aflagaadeynjiray manta markuuqabilay ina aderkisa hogamiyaha buuhodle hadana amaan dusha mariye mwne geele
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 23 күн бұрын
Ma Aha Ina Adeerkiis ee Hogaamiyaha SSC Khaatumo State Wuxuu Hogaamiyaa Bulshada D5 Cidii Soodhaweeyso Hogaamiye Firdhiye Waxey La Mid Tahay Iyagoo Soodhaweeyey Beelweynta Daarood Intaa Ku biyo Cab❤❤❤❤❤
@fardowsasaid4512
@fardowsasaid4512 23 күн бұрын
He’s a good man to you today because he is welcoming your family
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 23 күн бұрын
Abiye adoon adoon dhalay wax aabihiina talin oo beeraha lagu falayey wuu fashilmay maaha qof la aamini karo.sidaa darteed wàa in loo midoobo mr abiye waayo waa dagaal ooge halis ku ah nabada geeska africa
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 23 күн бұрын
ismaaciil cumar geele isbadal Wayn aa ka muuqda
@MubYus
@MubYus 23 күн бұрын
Cumar geele, musqulo ayuu ka dhisayaa Laascaanood waa kaalmo aad muhiim ah oo ay u baahnaayeen.
@SultanAhmed-et3vc
@SultanAhmed-et3vc 23 күн бұрын
TUULADA LAASCAANOOD, TOROROG
@user-ox6gm5bs1o
@user-ox6gm5bs1o 23 күн бұрын
Reerkins iyo jabuuti midna waxba mayeelikaro Sland
@nuradinaahmed5292
@nuradinaahmed5292 23 күн бұрын
Ma labada tuulo ayuu cumar geele dani ka soo gashay adeer jabuuti soomaliland kama maaranto dhaqalha jabuuti yaa gacanta ku haya waa beedha isaaq
@faaraxmahad765
@faaraxmahad765 23 күн бұрын
Miyay ku dhibaysaa Adiga Way iska muuqataa kk
@abassabdillahi726
@abassabdillahi726 23 күн бұрын
Iska hawawi 😂
@abassabdillahi726
@abassabdillahi726 23 күн бұрын
Sland wa gobal gacanta Ismaaciil uu ku hayo😂
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 23 күн бұрын
CAQLI KURDISH DHULMAHANTE GAAJOONAYA BAROOR BADANAA 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@munayousuf8460
@munayousuf8460 23 күн бұрын
Saqajaan wakhti kasta gaajo ka hadla kurdish waa dad kaa sharaf iyo caqliba badan sabaabta loo qaybiyey maskaxdooda lala yaabay
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 37 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Hubka Mareexaan qabsaday yaa lahaa Xog rasmi ah
24:48
HANMAAL MEDIA
Рет қаралды 46 М.
FANAAN CAAN OO MUQDISHO LAGU XIRAY & DADKII OO KACAY
16:28
Zaki honest Official
Рет қаралды 20 М.
VOA Somali Radio Idaacadda Galabnimo 05.08.2024
20:43
VTV Somali
Рет қаралды 1,7 М.