No video

Ciidamada Itoobiya Oo Weerar Ku Soo Qaaday Somalia

  Рет қаралды 12,000

Hashi

Hashi

Күн бұрын

#SubcribeHashi

Пікірлер: 92
@rermagalcashaq5570
@rermagalcashaq5570 Ай бұрын
Halmar igula sali xabibkena maxamed scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AhgacaanAwad
@AhgacaanAwad Ай бұрын
VIVA sOMALILAND VIVA ETHIOPIA
@Bilekhyr
@Bilekhyr Ай бұрын
​@@AhgacaanAwad Oroomada waad khasaartey Soomaaliya soomaali Baaleh waad hungoowdey Ina gabre tuugoy 😱💀☠️💀☠️💀
@Bilekhyr
@Bilekhyr Ай бұрын
Shacabka kufilan welgeed Cadowga soomaaliya Ethiopia. Xasan shiikh umada Wuu khmy cadowga
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of Ай бұрын
Maanshalla. Waa. Soo. Dhaweyneynaa. Ciidamada. Ethobiya. Ee. Ku. Qulqulaya. Koonfurta. Somaliya. Waxay. U. Galeen. In. Amnigeeda. Ilaashato
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe Ай бұрын
Anigu waxay ila tahay inuu xasan munaafaq lacag ka dhacay abi axmed beena u sheegay. Itooboya waa tay hotelka ku xirtay hasan munaafaq 😂😂😂
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim Ай бұрын
Xasan sheekh iman lawe
@sahromahamud
@sahromahamud Ай бұрын
Soomaliya Wey U Dhamaatey Illaaheey Ayaa U Maqan Jahawareerkaan Nalagu Wado 🙏🇸🇴😭
@Umo580
@Umo580 Ай бұрын
SOOMALIYEEY XASAN ISAGAA U SHAQEEYA SHISHEEYE MAQUSATAN MIYA.A DALKA WALAGU DAWANAYA ISMA DHANTAAN☝️☝️🤲🤲🤲
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 Ай бұрын
KOOX XABAALAHA QUFATAA CID ISKAMA. CELISO DALNA. MADIFAACAAN
@user-zq4pd1md8r
@user-zq4pd1md8r Ай бұрын
hadii weer xaakin laga dhigo arigu xaq malahan
@sour.candly7868
@sour.candly7868 Ай бұрын
Af Gambi ayaan ka Baqeynaa Xabashadi Wxwalba waa ay soo Galisay Wadanka Ciidamo iyo Hub Tiro beel ah oo xitaa Gawaari Qafilan loo sii Gudbiyay AS WUU Daawanayaa Falcelin malahan ............
@Shukri.sheeko
@Shukri.sheeko Ай бұрын
Taas way dhacysaa ee iska suga
@abdikareemhassan2735
@abdikareemhassan2735 Ай бұрын
Waydinkii aan si ka sta noo cayayseene maanta ma aragteen in ethopiankii galmudug qabsadeen ayadaan ka hadli karin
@CwaaxidRabiic
@CwaaxidRabiic Ай бұрын
Scw
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 Ай бұрын
Aad oo weyn brother
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Guul itopiya guul somaliland ❤❤❤
@YAQUBPRO1
@YAQUBPRO1 Ай бұрын
Aaamus labo amxaro iska kaa dalen oromoyahow
@YAQUBPRO1
@YAQUBPRO1 Ай бұрын
Futada madow amaxaro u deebo
@cabdimajidibrahim9217
@cabdimajidibrahim9217 Ай бұрын
Itobiya iyo sl nba waxaba meybin waayo xasan sh ayashegay inuwadanka odhani beecyahay itobiyana waxey ubahantahay dakad lacagna weysisay x sh koley wuna isbihin bihinaya somalilana weyku saxantahay iney ictiraaf iyo waxawalba oladhafsankaro eydhafsato dhulkeda intu xasan kuqabsan lahaa guul guudahan umada somaaliyed insha alaah
@Muxamuudcali-zi6oo
@Muxamuudcali-zi6oo Ай бұрын
Dalku wuurabaa badbaado
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 Ай бұрын
ALLA MAXAAN KULA YAABAY XAANSHIYOO OO AAN NACAY CINWAANADAADA XUN XUN IYO HADALADAADA QALAFSAN EE MALA-AWAALKA AH
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 Ай бұрын
Kkk haddii itoobiya awoodeeddii burburtey maxaa somaliya kuwareegiyey
@XusenwehliyeBardhere-ts2xs
@XusenwehliyeBardhere-ts2xs Ай бұрын
Waxaad arki mogadisho isbaaro utaalo
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 Ай бұрын
Itoobiya soomaaliya iyadaa iska leh
@hanad6666
@hanad6666 Ай бұрын
Xassan dhiiqo ilahey dalka io dadka haka qapto war somali wa dulawday Qom ilahey kajeestay xumanta ay dadkoda io dalkoda ka galayan awgeed😢😩🙇🏻
@YAQUBPRO1
@YAQUBPRO1 Ай бұрын
Ninkaan ciidamade guulaha gaaray shalay maka hadlay horta
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 Ай бұрын
Walahi somaliya waxa ka socda quus ayan ka taganahay. Waan ka Rajabeelay somalia dambe midaysan ila mahdigu soo baxo 😢
@maxamuudmaxamed7581
@maxamuudmaxamed7581 Ай бұрын
Guurguurte qabyaaliiste
@fahm3d88
@fahm3d88 Ай бұрын
Siyaasi soomaali oo dhuunta kahadla baa dalkeena ii binaya
@maxamuudmaxamed7581
@maxamuudmaxamed7581 Ай бұрын
Guurguurte baahane
@adamosman3613
@adamosman3613 Ай бұрын
Waa coloolxumo
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Itoobiya Hanoolato Nebigaa u duceyey
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 Ай бұрын
Hassan dal xaraaashe habaaar buu qabaana xaqiidii Somalia god dheeer buu ku riday xaqiidii
@AhgacaanAwad
@AhgacaanAwad Ай бұрын
VIVA sOMALILAND VIVA ETHIOPIA
@munajamac1419
@munajamac1419 Ай бұрын
Daarodku waligiis maseyr Somalia laguqaraabto cabaad kama baxdo
@Muxamuudcali-zi6oo
@Muxamuudcali-zi6oo Ай бұрын
Soomaliya waalaqabsaday itoobiya. Ayaan qabsatay Dallas waalaqaatay
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 Ай бұрын
Soomaali yeey dalka aynu difaacano ileen xukuumada maantay dalka kataliso dan kama laho'e.
@miiganchannel6061
@miiganchannel6061 Ай бұрын
As beey hub uwadan
@adamosman3613
@adamosman3613 Ай бұрын
Itoopiya way wataan dagaal hadaan lagasayn waan jabnay dagaal ayaa inugu waa job waxba yaan nacasnimo iyo qbyaalada iska dhaafa
@maxamudyaasin9209
@maxamudyaasin9209 Ай бұрын
SOOGAKA CIIDAMADA AXMAARADA WAXAAN ISLEEYAHAY INAY INA TUSAYSO BAD IYO BERI INAAN MINA BULUNBUL KAGA OODNAYN
@user-zq4pd1md8r
@user-zq4pd1md8r Ай бұрын
xasan sh markii aynoo keeneen kuwii inkaartu kudhacdey waxa lagasugaaba waa wuxuu hada kasheqeeyo
@sour.candly7868
@sour.candly7868 Ай бұрын
MW Xassan Raali ayuu uga yahay iney Wadanla Qabsadaan..............AS ay siiyaan Hubka......Dayuuradooda ka Shaqeyso Wadanka waayo Falcelin malahan Xabashadu Sida ay Wadanka ugu Baaheyso...........
@nasradin143
@nasradin143 Ай бұрын
5:36 xaysiis Xaraan aha Oo ay ku faafinayaan kiirishtaanka Ee iska xidh wll iskana fiiri xaysiskaaga
@sour.candly7868
@sour.candly7868 Ай бұрын
Lug baa u laaban Xassan SH oo Itoobiya hoos ayuu Heshiis kala yahay Shicibka ayuu Meermeerinayaa........
@nadiirocabdisalaan838
@nadiirocabdisalaan838 Ай бұрын
Asc weligey maan arag dal dhan oo la aqoon sanyahy hadana dowladoodii iyo shacabkoodiiba ay dowlad kale sidaas dhan udaan daan sato oo marka ay rabtana ciidamo aan atmis katir saneen soo geliso marna hub sharci dara ah soo geliso lkn intaas oo dhan waxaa sabab u ah barlamaanka jooga maanta iyo madax waynaha manta waxaan leeyahay shacabow kaca oo damiir wadaninimo yeesha iskana cilino amxaar
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r Ай бұрын
Itoobiya hore ayay Somalia uga takhalustay, markay 10ka dawlad goboleed oo qabiil ku salaysan u samaysay. Xasan Sh. ma xukumo Hiiraan oo Itoobiya kalama tashanayso asaga; xukunkiisu Xamar ma dhaafsiisna.
@Greatnorth483
@Greatnorth483 Ай бұрын
Shacabka somalia waa in ey dalkooda difaacaan hadii ey laheyn xukuumad difaacdo
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj Ай бұрын
horta waxan maqli jiray doqon ha uhiilin hanakahiilin aniga nin aan ujeedo in dagaal igu hayo mid maskax iyo mid adin intaba ee hadana kamermeraya waxa ugu wacan damaca guracan ee ah dhaqaala aruursi danihi dalka iyo dadka iyo masuliyadi kasaarneyd wuxu kadorbiday maamul qaabdaro iyo shilin aruursi halgan kaasuu kujiraahe mahalgan kaluu galikaraa
@drsocial6889
@drsocial6889 Ай бұрын
😢
@salebanomar76
@salebanomar76 Ай бұрын
ETHOPIA IYO XASSAN SHEIKH IYO IMARAD WAA ISLA OG YIHIIN IN HUB IYO SANAD LOO GEEYO ALSHABAB DALKA WAA KU GULEYSTAY BURBURINTISA XASSAN SHEIKH ALSHABAB AYAA LA WAREGAA DALKA SOMALIA 🇸🇴
@farxaancabdi1632
@farxaancabdi1632 Ай бұрын
Haqabsadan gabigeeda wadanku hafuucidan dhisan wayo wala qabsada hala qabsado somaliaya
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Ай бұрын
Halasiiyo xataa dhulka haloogu daro sababtoo ah wax rabo dhul somaliyeet majiro oo ah somaliya waa ku faraxsanahY 30 dan sano ayaan duurka ama dibad wareeg ahay maxaa ii faaiso ah
@HanadCabdilahi-w3k
@HanadCabdilahi-w3k Ай бұрын
Dal dadki laha ay gaben ninkii awood leh baa leh
@abuukaralikoofi7448
@abuukaralikoofi7448 Ай бұрын
Doqon
@user-bp1py3ul2d
@user-bp1py3ul2d Ай бұрын
Wlle Suleiman Xasan isaga ayaa badda gatay ee aan liqno ❤
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 Ай бұрын
Guula Ethiopia❤❤❤❤❤❤❤
@AhgacaanAwad
@AhgacaanAwad Ай бұрын
VIVA sOMALILAND VIVA ETHIOPIA
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 Ай бұрын
Dadka somaaliyeedoow hurdada ka kaca itoobiya waa in aan iska celino
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 Ай бұрын
Muxu xasan dhiiqo udifaci waxay Ama mu iscasilo
@abdirahmanismaciilfurre4001
@abdirahmanismaciilfurre4001 Ай бұрын
Itoobiyaa nasoo weerartay , maxaad la cabadaysan dee iska celiya
@rabiaibrahimfarayare3370
@rabiaibrahimfarayare3370 Ай бұрын
5000 o itobian ah ayaa shalay galay maxaas
@daus4315
@daus4315 Ай бұрын
Meeyeen dadkii Somaliyeed ee Ethiopia ka hadli jiray markay Ethiopia Somaliland heshiis la gasho?
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Waqooyi Lagugu Was
@YAQUBPRO1
@YAQUBPRO1 Ай бұрын
Aday oromo ku wasaan
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe Ай бұрын
Hassan munaafaq dalka halaga qabto...
@whatsnew3267
@whatsnew3267 Ай бұрын
Waxa yable dadka u hadla reer konfurtu ee media yaha waxay lahayen marexan ban ku dulayna oo hubka so ceshanayna wayabe cidamadan may iska saran cawantu
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Turkiga masar qadar eriterya away maxay u difaaci waayin xasan gur gurti 😂😂😂
@cabdirashiidnuur7807
@cabdirashiidnuur7807 Ай бұрын
Beenloow xabashi waa ka guurtay hiiraan idan ayeeyna kusoogashay
@maxamuudjimale
@maxamuudjimale Ай бұрын
Qofkaan wariyaha sheganaayo maxa ka qaldan
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h Ай бұрын
K😂kkkkkkk hawiye dawlad nimada waxay uu yaqaanaan in wax laxadoo oo kaliyaa😂😂kkkkkkk moriyaan
@engbashirali9592
@engbashirali9592 Ай бұрын
Waxaa lagu wareejiyey X.SH.M Dad somaliyeed oo isku duuban 😂😂😂😂😂😂 ar ninku been badana waa ciyaalki CCB da ee aflagada lagu carbiyey
@4sparkauto
@4sparkauto Ай бұрын
lkn waxa ay kusoo galen amar maxa kajira
@dalmarcabdilaahi8566
@dalmarcabdilaahi8566 Ай бұрын
Somali miyay hadli uun? Waar ha laysku xishoodo.
@amnoali8348
@amnoali8348 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Somaliland is not easy 😂😂😂😂😂😂😂
@Bilekhyr
@Bilekhyr Ай бұрын
Way kuudhamaatey Sakiin liq
@Bilekhyr
@Bilekhyr Ай бұрын
💀☠️😱🙈
@cayaarshealiomar877
@cayaarshealiomar877 Ай бұрын
Duqu waysku dhex yaacay
@SaadoMaxamed-to2wg
@SaadoMaxamed-to2wg Ай бұрын
hacksaw bada anagaaleh itoobiyaan malaha cida bixinaysaa waa anga xasan waxba kama qaban Karo adiga iyo farmaajo waxba kama qaban kartaan halkan rgii lahaa baa utashada idiku halkaad joogtaan itoobiya kasaara mawaxay kula tahay nin soomaaliya xukuma ayaa katalindoona xeebaha soomaalilaan
@SaadoMaxamed-to2wg
@SaadoMaxamed-to2wg Ай бұрын
Ninkii bada kuwaashay was laguu jeedaa
@MaxamedAxmedDeeq-i7e
@MaxamedAxmedDeeq-i7e Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@da.a1728
@da.a1728 Ай бұрын
Nice propaganda and click bait. Stop lyin about somalias situation malin kasta.
@user-pq3ue4su7s
@user-pq3ue4su7s Ай бұрын
Duli been badan😂😂😂
@user-pq3ue4su7s
@user-pq3ue4su7s Ай бұрын
War beenta ethiopian ka lacag idin ku siiyo Ina faafisaan been
@mustafatoolmaan8459
@mustafatoolmaan8459 Ай бұрын
Xaar farmajo kayimid baa tihin urkina inagala fugada iska hadlow hadalkaga murti maleh solaban mayo farmajo ha xiiqin
@kabarodadkasaaxiibkaa5165
@kabarodadkasaaxiibkaa5165 Ай бұрын
Maa virus yada ayaad kamid thy😂😂😂😂
@CabdiqaniSheeqroone
@CabdiqaniSheeqroone Ай бұрын
😂😂😂😂😂
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 5 МЛН
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 24 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 64 МЛН
What does Satoru Gojo have? #cosplay#joker#Harley Quinn
00:10
佐助与鸣人
Рет қаралды 4,5 МЛН
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 5 МЛН