MUDO 6 SANO AYAAN SUGAAYEY VISA HAYGA CANADA🍁 EE GROUP FIVE & SIDEEN SE KU HELAY || OMG 😧

  Рет қаралды 7,746

Kamaal Abdul

Kamaal Abdul

21 күн бұрын

Пікірлер: 51
@dulqaad3
@dulqaad3 19 күн бұрын
Wxaan ahay qofkii ugu horeeyay ee commant soo qora😂
@soomaaliyasuper5856
@soomaaliyasuper5856 19 күн бұрын
Bashka wiil fiican ayaa tahay wll hore usoco inta kuu dhiman Alle ha,kuu fududeeyo 😊
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 18 күн бұрын
Bashka waa wiil wanaagsan illahay wadanka Canada khayr allaha kaasiiyo
@umucayuuni1459
@umucayuuni1459 19 күн бұрын
Masha allah bashka inta kudhiman allaah nawad hakuku dhameyo insha allaah❤❤❤❤❤
@kingbashi7801
@kingbashi7801 19 күн бұрын
Aamiin yaarabi wll qalbi furan 🙏💯
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 19 күн бұрын
Manshaallah dacada taas taasa loga baxa Africa 😊😅
@Teamiskaabuuloshow
@Teamiskaabuuloshow 19 күн бұрын
Masha allha bashka sxb
@mohacade8773
@mohacade8773 18 күн бұрын
Sxb wlh wa iska nasiib waana sabarteen runtii aniga xita wan sugaya America barnaamij kaan group five
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 19 күн бұрын
Kamaal Waaku Salaamay Walaalkee Welcome To Canada
@attakontitan2244
@attakontitan2244 19 күн бұрын
Maash allaah aadayad umahad santahay
@dhiirigaliyeofficial1751
@dhiirigaliyeofficial1751 19 күн бұрын
zxp qalbi wanagsan baa thy wllke nolow adiga neh
@cabdallaccmn2256
@cabdallaccmn2256 19 күн бұрын
Iga soo jawaab
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 19 күн бұрын
Masha allaa❤
@user-kf7my4qs7m
@user-kf7my4qs7m 18 күн бұрын
Hi from Toronto
@Wahiib_Show
@Wahiib_Show 19 күн бұрын
Suaalaha lagu weydiiyey Interview muuqaal kazoo samee
@kingbashi7801
@kingbashi7801 19 күн бұрын
Diyaar waaye wll
@AsmaAbdilaahi-pb3fx
@AsmaAbdilaahi-pb3fx 19 күн бұрын
Asc wlo whatspp maledahy arin Ayan ka bahanhay ado raliya🙏🙏🙏​@@kingbashi7801
@abdimalikakofficial1289
@abdimalikakofficial1289 18 күн бұрын
@@kingbashi7801bashka adi miyaa nh
@MulkiSaed
@MulkiSaed 19 күн бұрын
Wxbadan aya nodhiman xusen badi 😂😂😂
@axmedmaxamed5984
@axmedmaxamed5984 18 күн бұрын
Kula shay in yarjicu ilaa aslihi
@captainpilot2673
@captainpilot2673 18 күн бұрын
Masuul umada yaanan la waalin interview anigaa maray waliba iyadoo 100 wal xaato la iisheegaa lkn sida saxda ah waxaa muhiim ah oo lagaa rabaa mandhet oo ah warqadda from C ku qoran tahay iyo refuge family attestation iyo card ka waxaad raaci kartaa wixii ducoment aad heysato sida licence ama shahado xirfad aad ku baratay meshaa joogto waxa kasoo hara muhiim maaha warqad police iyo salim intaba 🙏
@captainpilot2673
@captainpilot2673 18 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 Abdiqaniyow umada haka waalin sxbow 🙈
@queen22-r7p
@queen22-r7p 19 күн бұрын
wll horta mesha tag 😂
@mohacade8773
@mohacade8773 18 күн бұрын
Sxb group five America ayn sugoyaa
@user-sf9it4wu8c
@user-sf9it4wu8c 19 күн бұрын
Ana qaxoti ku bexe marekan alx wxn sugaye😂8sano wxn lorafadin😂lama helo😂
@abdirisakbaari8500
@abdirisakbaari8500 19 күн бұрын
Taas bentada ma,ahan wll nolosha wax walbo fudeed ayey umaleeyaan somaalidaan😅waxaan loodhib toonin luguma dheef sado bashka libax waaye keep going wll
@cabdallaccmn2256
@cabdallaccmn2256 19 күн бұрын
Macalimoo shinee lafuraa kaarka Misa wuu furan yahay
@kingbashi7801
@kingbashi7801 19 күн бұрын
Wll wili lama furin insha Allaah mar dhaw ayaa larajeynaa dadka cusub in looshaqeeyo haduu Alle karaali noqdo
@samiramohamedhassan2908
@samiramohamedhassan2908 19 күн бұрын
dadka ha niyad jabin kampala ayaan kula joogaa anigaba 6 sano maaha ilaah kabaqa3 sano waye hada anigaba viisaha ayaan sugayaa marka waa 3 sano runta hala sheego sitiisan kuma xirna wll alla dadku been badanaa sub xaanallaab
@abdirahiimabulahiali256
@abdirahiimabulahiali256 19 күн бұрын
Wo sheegay asi 6 Sano waxa ka dhigay corona virus lkn 3 ama 4 Sano wye oo dhahay
@kingbashi7801
@kingbashi7801 19 күн бұрын
Wll processka canada waa 3sano iyo bar ama 4sano wll adigoo muqaalka dhameysan oo aadan wax hubsan comment liskama soo qoro wll midaas waa iga talo wll in aad ifahan tay ayaan rajeynaa
@kingbashi7801
@kingbashi7801 19 күн бұрын
​@@abdirahiimabulahiali256thnks wll fahansii umadan orod ayaa ku furan😂
@abdirisakbaari8500
@abdirisakbaari8500 19 күн бұрын
Wll wax niyad jab ah majiraan runta ayuu sheegay ee wax fahan😅
@abdullahimohidin3345
@abdullahimohidin3345 19 күн бұрын
Asylum seekers o 2022 aa haysta o kenya ah hada maligu xaren karaa
@kingbashi7801
@kingbashi7801 18 күн бұрын
Haa wll lakin date ka haduu dhacay luguma xareyn karo
@Suheybalpha
@Suheybalpha 18 күн бұрын
Kan wuu sasan yahy wll caadi iska dhig ina faraxsan tahy waa ku daremonaa 😂😂😂
@kingbashi7801
@kingbashi7801 18 күн бұрын
😂😂😂😂dadka ha ii sheegin 😅
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 18 күн бұрын
Canada hada conservative part ayaa qabsanoye wa adkanee tegisteeda, Liberal aya ajanibta jecla lakin sanadkan wa loyaba
@user-tv5kz6pb5n
@user-tv5kz6pb5n 19 күн бұрын
Benta joji 6sano group 5 maqato 😂😂🙆‍♂️
@abdimalikmohamedali5479
@abdimalikmohamedali5479 18 күн бұрын
Haa isaga iska joogay 6 sano Ee process waa 3 years
@mohacade8773
@mohacade8773 18 күн бұрын
Sxb wa ad dhahday wax walbo oo dhco somalia kuma laaban kartid taas macqul miyaa waayo wadan kaaga maalin in inaa uso laabato wa iska macquul
@kingbashi7801
@kingbashi7801 18 күн бұрын
Haa wll waa sax lakin arin yar ayaa ku jurto aadan fahmeen😮
@mohacade8773
@mohacade8773 18 күн бұрын
@@kingbashi7801 sxb wa maxay arinta ku jrto misna aan fahmeen
@user-ow4wl3tc7r
@user-ow4wl3tc7r 19 күн бұрын
Muqdisho shanshi ka ahaw 😂😂
@alibashi9804
@alibashi9804 19 күн бұрын
😅😅😅😅
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji 19 күн бұрын
Lix sano oo canada lasukayo waa ikow
@alibashi9804
@alibashi9804 19 күн бұрын
Wll sidad wax umoodo ma,ahan ee video ka dhameyso marka hore😅
@kingbashi7801
@kingbashi7801 19 күн бұрын
Wll processka wuxuu qaataa 3sano ama 4sano in aad ifahan tay ayaan rajeynaa malinta luguu xareeyay ilaa iyo maalinta aad canada gasho mhdsanid
@abdirisakbaari8500
@abdirisakbaari8500 19 күн бұрын
Adiga video ka madhameysan miyaa 6sano ayaan processkeyga sugaayey ayuu ku dhahay corana ayaa igu dhacay ee 3sano ama 4sano waaye ayuu dhahay 😅wax is ka hubso marka hore wll
@MulkiSaed
@MulkiSaed 19 күн бұрын
​@@kingbashi7801xusen badi dadka wxmafahmayan wxwalbo ben aye umalenayan somali itus itabsi waye
@alibashi9804
@alibashi9804 18 күн бұрын
Taasaa bentada eheen wllsheyda😅​@@MulkiSaed
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 32 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН
HAY'ADA ANZAL FOUNDATION OO SIFUDUD UKEENTA DADKA CANADA
9:50
kawnayn Media
Рет қаралды 3,8 М.
BEENTA ONLINE SIRTA QARSOON MAXAA KA OGTHAY|":"""""
6:49
Walalkaa Filims
Рет қаралды 15 М.
ALI ZAKI 💍 JUWEERIYA WEDDING
13:34
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 61 М.
queen hafso ninkeda hanad oo Sara jecel u sheegtay
23:29
Manaal Media
Рет қаралды 13 М.
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН