Sheeg Taliye aan Timo lahyn Aragtidaada qeybta comments ka noogu reeb

  Рет қаралды 31,851

Iqra Quen  Official

Iqra Quen Official

5 ай бұрын

Пікірлер: 64
@user-rg8gv7th3v
@user-rg8gv7th3v 4 ай бұрын
Gabadhan warkeedu waa dhaqan xumo dareen ayaa ku batay guur ayay u baahanthy
@user-zn5dy5mf6r
@user-zn5dy5mf6r 5 ай бұрын
Sidan meel ku gaadhi mayside. Aan kula taliyo wakhti ga ha iskaga ciyaarin wlll wlll Gabadh muuqaal qurxoon Oon dhaqan xumo wadaadtahaye Waxkale kubadal wllo. Tolow ninka marwo kaadhigan waa ayo nasiib xumaa
@SakariyeMaxamuudismaacil
@SakariyeMaxamuudismaacil 5 ай бұрын
Adeerow tani tosay ubanan tahay umalanaymayo inay qadanaysee wixii dhalay fariin dagdaga ah ka Garsi war magalada waa laga shaqaysan la yahay
@axmeddaauud4846
@axmeddaauud4846 4 ай бұрын
Taliyaha aantimahalahayn waa carrabka :waxaanka noolahay maskaxda
@user-vx2rx1mg6h
@user-vx2rx1mg6h 4 ай бұрын
Mustafe cagjar waaye 🎉🎉🎉
@Fahad-fz3bm
@Fahad-fz3bm 4 ай бұрын
Gabadha yar Waa Runteed Waa Guska mid Aan Isaga ahayn ma jiro ku teh 🤣🤣
@Diri-ml7lk
@Diri-ml7lk 4 ай бұрын
Wll gbdh baa tahee Miyad ilahy ka baqdid ramdana wyso dhawdeee ood Su'aalahan ddka ka daysid
@user-oo6tj8ol4n
@user-oo6tj8ol4n 4 ай бұрын
Gabadhan hala yiro qolyaha amaanka allah ka cabsada naga xira wixiii aan dhaqankeena ku haboonayn
@hanafey445
@hanafey445 27 күн бұрын
Kkk
@abdimahadabdulahi4476
@abdimahadabdulahi4476 4 ай бұрын
naa maxa tiri taliye an timo lagu ogen wa carabka xage ka noshaha xaga alle❤❤❤
@hasanhabane8315
@hasanhabane8315 4 ай бұрын
Ninwanaagsan baatahay wll allah hakuxifdiyo
@adamjumale4871
@adamjumale4871 2 ай бұрын
Ilaahow na waal 😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t 4 ай бұрын
Hhhh reer mudug waa dad iga cilmi badan iqro quruxee😂
@ibraahimSulub-zm3no
@ibraahimSulub-zm3no 4 ай бұрын
WAA caqliga taliyaha AAN timaha lahayn
@Naxariis_lugaleh
@Naxariis_lugaleh 4 ай бұрын
Bir miyey laqday inantaas af adka mabakudhabaaqi kadho ereygaas😂😂
@abdijabir4333
@abdijabir4333 4 ай бұрын
Gabadhaan waa qooqantahay nin halagu daro qooq ayaa waalay maskiinta 😅😅😅
@Naxariis_lugaleh
@Naxariis_lugaleh 4 ай бұрын
@@abdijabir4333 War wxn qooq wukawaynyahy halabaaro xiskeeda😂😂
@zakariyemohamed4013
@zakariyemohamed4013 4 ай бұрын
Waa wxa aad kofida uso gashatay taliyaha aan timaha laheyn😂
@maryammohamed1788
@maryammohamed1788 3 ай бұрын
Waxa fiican La iboow dadka oo diinta islaamka Kusaabsan
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 4 ай бұрын
Subxaanallah Subxaanallah 😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@user-wh6nv2ns1e
@user-wh6nv2ns1e 4 ай бұрын
SUbxaana allaah waxaa waajib ku ah laamaha amniga in at tilaabo anshaxa ku aadan fasaxaadka iyo faasiqbimada lasuuliyo
@MominaMoussa
@MominaMoussa 4 ай бұрын
❤❤
@user-tm3nj8mf5y
@user-tm3nj8mf5y 4 ай бұрын
Qalbiga
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 4 ай бұрын
waa bilaa akhlaaq gaal ka cayo
@ayuubduraan8838
@ayuubduraan8838 5 ай бұрын
Wax inoo leyaa rabaa😂😂
@user-rn4xs2kb7q
@user-rn4xs2kb7q 4 ай бұрын
Wa guska😢😢😮
@jowharstudio123
@jowharstudio123 4 ай бұрын
ahmed jiir
@abdirahmanabdinur9119
@abdirahmanabdinur9119 4 ай бұрын
Xishood walal oo alle camal weydiiso tanu camal maahane
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 4 ай бұрын
waa dad dhintay bisinka
@user-of5er1vd3n
@user-of5er1vd3n 5 ай бұрын
Wa guska
@hassani5y276
@hassani5y276 4 ай бұрын
meesha ma qosol baa yaala gabadhan akhlaaqda lahayn waa in la qabto takale dadkan Edebta lahayn sheekadan waa la Isla sii ogaaa si waxan Views loogu helo
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 4 ай бұрын
Qoftan dadka wareeysaneyso si degdeg ah nin halagu daro... taas waa iga talo.
@maryammohamed1788
@maryammohamed1788 3 ай бұрын
Naayaa Akhalaaqda Hagaagso
@abdi-azisabdirahman4787
@abdi-azisabdirahman4787 4 ай бұрын
Dhaqan xumada joojiya Reer Gaalkacyo
@axmedtimacade4693
@axmedtimacade4693 4 ай бұрын
Taliyaha an timaha lahayn wa carabka
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 4 ай бұрын
Kow waaa no xishooood
@idriismohamed2674
@idriismohamed2674 3 ай бұрын
Xishod majira miya
@houmedahmed7119
@houmedahmed7119 4 ай бұрын
naa arsaaq waxqn dhaanta ilaahay waydiiso . waa uu kusiine.
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 4 ай бұрын
Subxanallah naa ilahay kacabso adaa dadka danbajini
@caliqardho2496
@caliqardho2496 4 ай бұрын
Aac waa carabka
@AbdishukriMaxamed-tx3jy
@AbdishukriMaxamed-tx3jy 4 ай бұрын
wllo annagaa kaa nixiye wllo maw ax kale ood kanagacsato ayaad garan wayday maalin ka ilaahay lahortaaganyahay waan kugu markhaati furi wllo xishoo gabadh tahay dumar tahay waxaan jooji umada waxan kadaa maba xishoonayside maxaa dhacay gabdh matihid anu kuu sheegay cajiip
@user-dg1hp9jf1k
@user-dg1hp9jf1k 4 ай бұрын
O
@RudwaanFarxaan
@RudwaanFarxaan 4 ай бұрын
Hhhh
@salafibare8945
@salafibare8945 4 ай бұрын
Waad isasoobalansateen adiga iyo asxaabtaada ee dadka hawaalin yariiseey
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q 4 ай бұрын
Maskaxda ayuu qofku ka noolyahay.
@MohamedAhmednour-nu2rh
@MohamedAhmednour-nu2rh 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@MustafeMaxamedmuxumed-qs1cl
@MustafeMaxamedmuxumed-qs1cl 4 ай бұрын
Wa carabka
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q 4 ай бұрын
Waa carabka
@adenabdi7625
@adenabdi7625 4 ай бұрын
waxan dhaqan xuma
@user-hr5rx1cw8f
@user-hr5rx1cw8f 4 ай бұрын
Garob waa guri dayctir ubaahan ee halla dayactiro ok
@abobasement346
@abobasement346 4 ай бұрын
Gabadhan umadah kah qabtah waa mid edeb daran
@user-qq1md7eo4e
@user-qq1md7eo4e 4 ай бұрын
2025
@maryammohamed1788
@maryammohamed1788 3 ай бұрын
Marka hore inataadan Umada diintood kafasahaadin Naftaada tarbiye diinta soobar caruurta hagalumine Subxaanalaah
@user-nx8rc7de2c
@user-nx8rc7de2c 5 ай бұрын
Carabka waaye
@apdurehmaanbaadow2099
@apdurehmaanbaadow2099 4 ай бұрын
Taliyaha antimalarial lavender wa carabka
@abdiroble5107
@abdiroble5107 4 ай бұрын
Waar naagtan aan anshaxa lahayn ha la qabto
@odayjama1829
@odayjama1829 4 ай бұрын
Tan yar waa dhaqan xuntahay waa in xabsiga lootaxaabaa dhaqankan xun ay dadka waydiin
@user-cu1kn8ff6u
@user-cu1kn8ff6u 4 ай бұрын
Xaga ale
@shaakircabdi102
@shaakircabdi102 5 ай бұрын
Iqroy wax kudubeeya ayaad rabtaa
@cabdillaahikayse523
@cabdillaahikayse523 4 ай бұрын
Iskagur isksxiir
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 4 ай бұрын
Gabdha warinimada sheganyso dhaqan xuma awey dadki dhaley mey qabsadan xumnata views laga donayo mxey thy Facebook ban oga so tagne hadana ma youtube dhaqan xumadeeda kufafineysa ???
@axmeddaauud4846
@axmeddaauud4846 4 ай бұрын
Taliyaha aantimahalahayn waa carrabka :waxaanka noolahay maskaxda
@Xuseenznzn
@Xuseenznzn 4 ай бұрын
Geesi weye
@user-uj2zn1zc7c
@user-uj2zn1zc7c 5 ай бұрын
Wa carabka
Ninkaaga inuu kula guursado iyo inuu dhinto kee jaclaan lahayd?
7:38
Iqra Quen Official
Рет қаралды 1,9 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 14 МЛН
sheeg xayawaan soomaalida magaciisa sadaxan ugu yeerto
5:01
Iqra Quen Official
Рет қаралды 3,5 М.
SOMALIA 🇸🇴 HALKE KU TALAA
3:41
HANAD NAAPULI
Рет қаралды 2,4 М.
Sketch INTAANAD HINAASIN HUBSIIMO U YEELO N°17 27/03/2024
15:37
VOA Somali Radio Idaacadda Galabnimo 01.08.2024
20:05
VTV Somali
Рет қаралды 11 М.
SIDA SHARMA BOY U HESS | WAREYSI QOSOL REER JIBUUTI 😂
11:57