Loxoskiyo adduunyadu Waa laas gudhaayoo Liibaantu waayahan Qofna way u loogtaa Midna way lug-goysaa Anna libintu maalmahan Way iga lingaxantahay Lahashana ma daayoo Ubax laan ku yaal baan Laacaa ma gaadhee🤦♂️☝️
@JamalAbdihakin11 күн бұрын
Walal qofkii yaqana ha ilaso hadlo walal
@MaxamedClaahi-z2p13 күн бұрын
Alle ha u naxariisto abwn/ fanan 'adeer cali dagaal xeyd diiriye