RUWAYAADDA MA HURAAN.

  Рет қаралды 596

Bashiir Maxmud

Bashiir Maxmud

Күн бұрын

Пікірлер: 15
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Hordhaca kabanka waa gacantii buur need Xudeydi Allh yarxam
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 3 жыл бұрын
Keyd ay yartahay cid maanta riwaayadihii 1960-skii, soo galisa waliba kuwuu loogu jeclaa adigaa jira Bashiir Maxmuud, . Ammaanta waad naga mudantahay. Thanks sxb.
@bashiirmaxmud4924
@bashiirmaxmud4924 3 жыл бұрын
Thanks sxb
@uulali1142
@uulali1142 3 жыл бұрын
Said Susan kuugu mahad celinayaa bashiir. Dadaalka aad wado. Alaha kugu guuleeyo. We please heesaha waxa ku dhex duuban Naga ilaaliya waayo inaan sii keydino oo aan wax dambe lumin ayaan rabnaa. Fadlan fadlan fadlan
@hirsi8073
@hirsi8073 3 жыл бұрын
riwaayad cajiib baad noo gelisay aad baad u Mahadsantahay walaal. Riwaayado banaadiri miyaad noo soo saari kartaa adoo mahad leh
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Aun Cabdullaahi Qarshe oo qaaday heesta ‘Naa hoy’.
@abdisalanelmi8039
@abdisalanelmi8039 3 жыл бұрын
Aad ayaad uu mahadsantahay riwaayadii abwaan koi wadaniga waynaa Cali sugule bashiir qaybta labaad noo soo gali iyo riwasyadaha kale sheed iyo shareer. Kalahaad iyo kalahaab. Himilo
@mowlaaden9712
@mowlaaden9712 3 жыл бұрын
Hesta 1aad ma magool baa waxa qadaya , Ma modaa inay u laxan egtahay hestii magool iyo xasan diriye wada qadayeen ee aheed bidhaantada waan u bahanee galgacaylku waa dab baxaayo oo balaleee , isla hestana cali suge baa lahaaaa .
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Haa waa magol iyo xasan diriye
@Tubeec699
@Tubeec699 3 жыл бұрын
Magool baa kubilawday heesta alleylahee cajiib ma xaan inbadan karadiyay Youtubka Bashir Maxamed aad iyo aad ban kuugu mahad celinayaa sxb mcn 10000 mahad sanid🙏🥰🙏🥰🙏🙏🙏🙏😘🙏😘🙏🥰🙏🥰🥰🙏🥰🙏🙏🥰🥰🙏🥰🥰🥰🙏🥰🙏🙏🙏🙏🥰🙏🙏🙏🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🙏
@bashiirmaxmud4924
@bashiirmaxmud4924 3 жыл бұрын
Adigaa mudan walaal
@mataanmaalin1812
@mataanmaalin1812 3 жыл бұрын
Ruwayad aan inaba caadi ahayn mahadsanis sxb
@animeyaty8977
@animeyaty8977 3 жыл бұрын
Meesha shimbira ka dhex jiiqjiiq leh ma tayaatarka marki la duubayey mise wa lagu duubay
@bashiirmaxmud4924
@bashiirmaxmud4924 3 жыл бұрын
Waa muuqaalka aan dul-saaray oo aan ku hilmaamay cod shimbiro ee saarnaa. aad baan uga xumahay farsamo xumadaas.
@uulali1142
@uulali1142 3 жыл бұрын
Sorry qaladaad ayaa galay qoraalkeyga fadlan hadaad awoodaan waxa ku dhex duuban heesaha Naga daaya ama yareeya. Kuwani waa dhaxal soomaaliyeed ee ma aha heeso caaadi ah. Thanks
HALKU-DHIGGA HEESTA "SOO MOOD" Heesaa AU Cumar Dhuulle Cali
10:51
Bashiir Maxmud
Рет қаралды 71 М.
AABO DAHIR 16 KUN DOLLAR AYUU 4 BIL KU CUNAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
22:44
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 12 М.
Twin Telepathy Challenge!
00:23
Stokes Twins
Рет қаралды 137 МЛН
SIZE DOESN’T MATTER @benjaminjiujitsu
00:46
Natan por Aí
Рет қаралды 8 МЛН
快乐总是短暂的!😂 #搞笑夫妻 #爱美食爱生活 #搞笑达人
00:14
朱大帅and依美姐
Рет қаралды 14 МЛН
7 SANO KADIB WAXA DHACADAY ARIN LAYAB IYO FAJAC AH!!@sawdamqaalib
49:00
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
3:59:29
WAREYSI KHADRA DAAHIR CIGE
21:21
Bashiir Maxmud
Рет қаралды 1,3 М.
Un axmed mooge liiban iyo heeti gasira
8:52
abwaan jaamac ismaaciil cabaase
Рет қаралды 16 М.
XANUUN! NINKAYGA HORTAYDA LAGU GUBAY LAGUNA DILAY WIILKAYGANA...
26:32
Twin Telepathy Challenge!
00:23
Stokes Twins
Рет қаралды 137 МЛН