HALKU-DHIGGA HEESTA "SOO MOOD" Heesaa AU Cumar Dhuulle Cali

  Рет қаралды 68,173

Bashiir Maxmud

Bashiir Maxmud

Күн бұрын

Пікірлер: 56
@mohamg1974
@mohamg1974 7 ай бұрын
Inta daawan daawan 2024❤🎸 igu salaamay
@ahmedmoktar
@ahmedmoktar 2 жыл бұрын
Yaa Caiib!!!! Waqti iyo waayahiisa! waxa aan weheshaneynaa Waa codkiisa, Allow kuu naxariiso Cumar Dhuule Cali.
@ahmedabdulahimahamud3272
@ahmedabdulahimahamud3272 2 жыл бұрын
Cumar dhuule oo dhalinyaro ah, asalbuu codkiisu aad u yaraa markuu yaraa ka warama cod waa ku dhamaaday AUN Cumar Dhuule. Cumar shanqartiisa cidna laguma qaldaayo qofkii cumar aad u dhagestay heesaha uu qaaday
@amirsheikh691
@amirsheikh691 10 ай бұрын
Cumar dhuule oo yar iyo salaad darbi oo yar isku cod weeye salaad darbi heesahiisa 60 meeyada dib u dhageyso wa laba legend eebbe ha janeeyee
@nuurhubane
@nuurhubane 4 ай бұрын
Salad darbi waa nool yahay😊​@@amirsheikh691
@AbdiAliSalad53
@AbdiAliSalad53 2 жыл бұрын
ALLAHA UNAXARIISTO Cumar dhuule cali Heesahiisa waxan aad u dhageysta marka aan kali ahay Jawi degan Cajaib
@sadiiqtawakal
@sadiiqtawakal Жыл бұрын
yaasalaam axsan yaaqay Allaha unaxariisto cumer dhule iyo dhmn faniinri qaliga aheyd bashiir mhdsanid szb waa marki ugu horeysay oo aan maqlo 4:6:2023
@IbnuafiicIbnuafiic
@IbnuafiicIbnuafiic Ай бұрын
Cumar dhuule cali ilaahay denbigiisa ha dhaafo nooc walba wuu uga heesay
@4ktmakaveli130
@4ktmakaveli130 10 ай бұрын
Aun heestan waxaan dhageysanaaya malaba to Eldoret ani iyo Hussein libaaxyo ugale 🙏
@abdixareed4087
@abdixareed4087 2 жыл бұрын
Heeso waa kuwii hore fanaaniina waa kuwii hore cumar dhuule allaha u naxariisto qabrigana u waasiciyo amiin amiin
@jimcaalegacan8643
@jimcaalegacan8643 2 жыл бұрын
Wlhi waan yaabanaa maanta oodhan 15/03/2022. Cunard dhuule waxaan Ku aqaaney po aan Ku ogaa heezaha calaa,calkaha! Ismaciil kapanle ilahay haunxristo izaga iyo intake umada izlaamkahba. Was malintii iigu horeyzay dhagayziga heeskan waan Ku marqaamayaa maanta SAA,I'd xazuusaha jacaylkeyhii hore iyo marqaanka ok zida muzhamaca ok kle iigu socda!!
@sharmaarkecalicabdi5613
@sharmaarkecalicabdi5613 Жыл бұрын
Naftu iney maqnaatiyo iney Mahad ku nooshahay labadaa mid weeye😍😢 Allow kuu Naxariiso Cumar Mahdi🙏🤲❤️😢
@HassanAhmed-ti3ef
@HassanAhmed-ti3ef 2 жыл бұрын
Anigoo wadada bariga uga baxay burco oo safar usii ah ilaa laascaanod ayaan dhegaysanayaa heeskan cajiibka ah AHUN Cumar dhuullee
@mohamedabdikadir755
@mohamedabdikadir755 24 күн бұрын
Haa ❤❤❤ waa jaawi aad u macaan iyo laamaha
@mohamedabdikadir755
@mohamedabdikadir755 24 күн бұрын
❤❤❤❤ maxuu cod macaan boqorka codka gob gob dhashay
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 2 жыл бұрын
Alla Yaa Cisak Alle Jannaygii Cumar Dhule Iyo Codkiisa Naxariista Badnaa Naftu Inay Maqnaatiyo Inay Mahad Ku Nooshahay Labadaa Mid Weeyee, Dooq Nin Wayn Weeye Mahadsanid Bashiroow.
@yaxyec4972
@yaxyec4972 2 жыл бұрын
Bilowga hore muusiga ma moodaa heestii khadijo fodey ee geyshka.
@amirsheikh691
@amirsheikh691 10 ай бұрын
Eebbe ha janeeyo cumar dhuule cali cumar mahdi aabaha laxmada iyo heesaha dabacsan ee qoysaska lagu dhiso xasuus iyo heestii soo mood 1/11/2023
@yassinosman
@yassinosman 2 жыл бұрын
thanks alot bashiir maxamuud mahadsanid cumar dhuule 1966 erayadii muusiga laxanka waa xaawo ducaale keydka radio mogadisho
@yassinosman
@yassinosman 2 жыл бұрын
naxariiste eebe janada haka waraabiye cumar dhuule 1966 mahadsanid bashiir maxamuud
@abdiahmed5776
@abdiahmed5776 2 жыл бұрын
Taariikh meel fog ka muuqato codka auh cumar dhuule oo yar inteena badan aysan maqlin
@quruxdumar6034
@quruxdumar6034 2 жыл бұрын
Heestaan wxeey ka turjuntay qiso igu dhacday march 2022 ...
@M0eDahir
@M0eDahir 2 жыл бұрын
Allah Ya raxma Cumar dhuule cali Cumar mahdi
@Caanoole-lq7ep
@Caanoole-lq7ep 11 ай бұрын
Nafta ineey maqnaato iyo ineey mahad ku nooshahay labadaa mid weeyee waa sax jaceylka waa sidaas nin wax jeclaado dareemi Karo bes
@caydiidcabdulahi6936
@caydiidcabdulahi6936 2 жыл бұрын
Ishcalaa hees Bashiir Maxmud Mahadsanid ustaad
@abdisalanshidane
@abdisalanshidane 2 жыл бұрын
Heestaan cimar dhuulle ma qaadin ee waxa ku luuqadeeyay codka iska leh waa ismaaciil --Kabanle
@xilwah5645
@xilwah5645 2 жыл бұрын
Ismaaciil Kabanle weli ma maqal walal Maxamuud Xasan Kabanle wuu jiraa haddii aad ula jeedid Yarka Tiktok-ga ay ugu qoron tahay Ismaaciil Kabanle hadaba asiga ma qaadin walal. Cumar Dhuule oo yar waaye Codkaan
@hassanbarre246
@hassanbarre246 2 жыл бұрын
Ismail kabanle maba jiro sxb Maxamud xasan kabanle aa jiro codkan waa Cumar dhule
@Jama143
@Jama143 2 жыл бұрын
@@hassanbarre246 waa run
@Bakeeri3
@Bakeeri3 2 жыл бұрын
Walaal coskan waa cumar dhuule Cali waliba waa heesihiisii 1950aadkii illaa 1960aadkii..
@abdimahadhassan2447
@abdimahadhassan2447 Жыл бұрын
Wax aadan aqoon ulahayn oo hubin lasheego waliba taarikhda lagama been sheego walal heestan wa cumar dhuule allaha unaxariisto
@abdisalam4728
@abdisalam4728 2 жыл бұрын
yaaaaa salaaaaam heestan maan maqlin waligay
@fawziaahmad9159
@fawziaahmad9159 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto
@mohamedamiinhuseinfaarah3547
@mohamedamiinhuseinfaarah3547 2 жыл бұрын
AHUN.Eesh calaa yaasalaam hees xikmadaysan .Mhsnd keydka
@siciidahmed2435
@siciidahmed2435 Жыл бұрын
Alaha u naxariisto omar dhuule ali
@Ayni88
@Ayni88 2 жыл бұрын
Ilhey haw naxaristoo cumar dhuule. balse codkani ma codkiisiba mise wax baa la dulsaaray?
@bashiirmaxmud4924
@bashiirmaxmud4924 2 жыл бұрын
Waa isaga
@naemageelle5264
@naemageelle5264 2 жыл бұрын
Bashiir, mahadsanid.🔥❤
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 2 жыл бұрын
Most amazing song of Omar dhulle songs
@AhmedadanAli
@AhmedadanAli 2 жыл бұрын
Heestan ma hubtaan in uu cumar dhuule ku luuqaynayo... Shakiba igaga jira weli
@IbnuafiicIbnuafiic
@IbnuafiicIbnuafiic Ай бұрын
Sxp waxan kaa codsanayaa adiga iyo inta kugu xidhanba ,heesta tidhaahda banku guure dheeraa geedigu fogaa fanaanka qaada ma aqaano
@abdallamohamed3532
@abdallamohamed3532 2 жыл бұрын
Codka halaasiga ah wali waan ku raaxaysanayna halka maanta dhagaha faraha far gashano waxa hees ka dhigayan ee cabaadka iyo caaaacda miidhan
@samatar4444
@samatar4444 2 жыл бұрын
Yaa cumar mahdi 📿❤ Alle haw naxariisto 🤲
@yahyesedate3994
@yahyesedate3994 Жыл бұрын
Cumar dhulaw alaha kuu naxaristo lkn maanta midabka waa la maydhay
@axmedmaxamudwarsame7016
@axmedmaxamudwarsame7016 2 жыл бұрын
Hestaan waxay isku music egyihiin hesta galeyr Ee uu qaado abdiqaadir nageeye
@adamosman2552
@adamosman2552 Жыл бұрын
Ma Cabdilqaadir bagaag baad u jeeddaa. Isagaa qaada Galayr e
@cabdallahillaac9201
@cabdallahillaac9201 2 жыл бұрын
Yaa sallaam 🔥
@bashiirmaxmud4924
@bashiirmaxmud4924 2 жыл бұрын
*Miinka
@cawaalecaska5531
@cawaalecaska5531 2 жыл бұрын
Waaw
@MullaMadar
@MullaMadar Жыл бұрын
Heestan dhageysigeeda kamaba daalo Habeen axad so galeyso xilli dambena ay tahay bay ii baxeysà heesta 2023/01/15 Nana hostel....
@fawziaahmad9159
@fawziaahmad9159 2 жыл бұрын
Cumar mahdi
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 2 жыл бұрын
Codkan armusa cumar dhuule ahayn
@cabdullahicali8403
@cabdullahicali8403 2 жыл бұрын
Ma ahan cumar dhuule ee wax kake sheeg pro
@yassinosman
@yassinosman 2 жыл бұрын
bashiir walaal iga hubi meesha uuleeyahay ninka faalka ee baxay cidna magansi maaye
@yassinosman
@yassinosman 2 жыл бұрын
qoraalka heestani
HALKA DHIGA HEESTA" SOO MOOD " AUN HEESTII CUMAR DHUULE "
10:51
Jamaal-YARE
Рет қаралды 54 М.
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 47 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 98 МЛН
HEES "HARAG SHABEEL" Heesaa Cumar Dhuulle Cali.
11:43
Bashiir Maxmud
Рет қаралды 24 М.
HALKU-DHIGGA HEESTA "GEERI GO'AN" HEESAA AU ISMAACIIL CABDI GERI.
10:08
AUN cumar dhuule waa jacayl aboodiya
9:20
ONE WAY 99
Рет қаралды 55 М.
Hal'abuur Tuke iyo waayihii halganka iyo fanka.
1:06:01
SKY Cable TV
Рет қаралды 14 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
Cumar Dhuule ihn | Heestii Caashaqii Fidmoobay
9:01
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 163 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 285 М.
HALKU-DHIGGA HEESTA "LIXAADSI" HEESAA CABDALLA YUUSUF HANUUNIYE.
7:18
Bashiir Maxmud
Рет қаралды 2,4 М.
BEST SONGS OF CUMAR DHUULE CALI TOP QARAAMI
26:04
MUQDISHO MEDIA CENTER
Рет қаралды 144 М.
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 47 МЛН