🥺 🥺 ..... *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
@dr-mahad_rashiid_barreАй бұрын
waa runtiis reer gedo way taageersanyahiin Ahmed cadowna uga hiilin maayaan
@ismailhussein5767Ай бұрын
Asc Ali Harare ninkaan waxaan is leeyahay amuusan xogogaal aheyn
@AhmedHussein-v1qАй бұрын
Ali harare❤❤❤❤❤❤❤
@basrabashir5726Ай бұрын
Waxan dharkumari karaa Kismayo intu Axmed modobe yimi inan helnay nabad galyo buuxda markan reerka soo booqanayo waxan dhex socdaa xafadaha iyo wadoyinka waqti kasta 2::00 am cid aan kabaqayo iyada oysan jirin waxba nagama galin siyasad nabadaa dan inoo ah hadanahay reer Kismayo
@dahirCade-u5iАй бұрын
🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡guuuuul iyo gobonimo❤❤❤❤❤
@Ahmeddauud-g5zАй бұрын
Mareexaan wali lagama guuleeysan,waxa ay rabaan haa isku dayaan.😊😊
@batulasmail8261Ай бұрын
Xassan oo aan ognahay siduu oola dhaqbay iyo go,doominta uu Ku Sameeyey Gobalka Gedo Waa nasiib daro inay jiraan kuwa ree Gedo ah oo Maanta Xassan Daba socdaan.
@AxmadYusufboyАй бұрын
Ali Harare wariye sare
@batulasmail8261Ай бұрын
Hadaa ma Xaasanba wax u qabtay Gobalada Jubooyinka Inuu Curyaamiyo mooyaane
@Ahmeddauud-g5zАй бұрын
Reer Gedo Ayaan kasoo jeedaa laakiin waxaan ku dhashay Kismaayo,doofaarada meelaha ii fadhiya mid mid Ayaan u qaban doonaa haddii Allah idmo.
@sahra-yk6smАй бұрын
Asc dhamaan bahda somali american TV Waxan raba in aad ka soo hada shaan ka siyaasad ahaan dagaalka SLN iyo S.S.C maxaa ka dhalan kara haduu dhaco dagaal kaasu sidii laascaanod mano qon karaa mise waa ka waynaan kara Haduuna dhicin maxa ku talin la haydeen reer sanaag Waa mahad San tihiin
@Aadane1Ай бұрын
Odagu wasiir ayuu raajicinayaa
@MOHAMUDIbrahim-mz4wvАй бұрын
Kooxda Vila somaliya joogto si ay doorasho ay ku guleysanayan u qabtan darteed baa Jubbaland loburburinayaa oo ciidankii lokala furfurayaa miyaa
@cabdigaraadismaaciilducaal106Ай бұрын
diciif nimadii na laga arkay
@mahameddouksieh3630Ай бұрын
Kani aqooni kama muuqato... Hal qodob u run aan ahayn. Hassan muxu Masar ama cidamada zeila u gayn wayay. Arinta aad baan ugu bogay.
@maryanaden9374Ай бұрын
Caliyoow midkaan mar dambe ha nugu waraysan waa xoolo caadi ah hadalna ma yaqaan
@Geesiga1Ай бұрын
Axmed geeda naar dhuxusha uu dhoofiyo faaidadeedu wax kasiiyaa, intaas buu ku taageersanahay
@AbdullahiMohamud-o9uАй бұрын
Dhuumaal ayuu Zaciim ku sheegaayaa..
@MOHAMUDIbrahim-mz4wvАй бұрын
13sano dowlad da fadaralka kox kasta oo Vila somaliya sogasho Jubbaland bey weerar kuqadaye horta mogdisho ma khawarij ta ayaa dowlad mamusha miyaa yaabey aa
@ayanali4976Ай бұрын
Xassan sheeq waa cadow hadana waxa uu wado waa wax dantiisa hada reer gado nahay Axmed anaga oo og wuxu yahay hadana jiro joog baa leenahay
@MuhiyadiinOsmanАй бұрын
Soomaalida wataa matasaa rajo laga sugayaa
@BashiSaidАй бұрын
Hada mareexan nahay axmed aya na matala
@luqmansuleiman7870Ай бұрын
Waxa la idhi haddii 2 waraabe raq isku qabsadaan waxay midoobaan marka Aar u soo muuqdo ayay midoobaan........Gedo iyo J. Hoose markii Farmaajona joogayna Deeradaa dhex miranaysa imika Markii Xasan Qoslaaye yimina way midoobeen ........FIQI TOLKII KAMA JANNO TAGO
@MOHAMUDIbrahim-mz4wvАй бұрын
Qur aand ka ayaan aqaanaa kama akhrisanayo miyaa caliyow. Waxaa gu 13sano Jubbaland dagaal qaawan balagu hayaa Vila somaliya ayaa na kuwado aa waxa lodiidan yahey waa khawarij ta iney dalka kaxoreyso
@MaaxDheegАй бұрын
Waar kii cali xadhaadhe wuu dumay (gaboobay)
@batulasmail8261Ай бұрын
Xassan Jubaland ayuu rabaan inuu burburiyo Ujeedo fog ayuuna ka leeyahay
@salebanomar76Ай бұрын
😂😂ADEER TUUG OO DHAN 90JIR 80JIR UMADA WAA LAGA HOR QADAA HADAD CALI IYO ADIGA UU KU WAREYSANAYO SOO RAACA QABIIL 1991DII AYAA LOO XIISAY DOWLAD AYAA JIRTA MORYAN WAA UFHAMATAY CALI XARARE HEES QARIN TOOS DAROOD UNOQO YAS MUNAFAQ SHACIROOLE 😂😂😂😂