075 | 32 | Khiyaanada rejo abuurka | sida ay siyaasiyiintu inoogu danaystaan!

  Рет қаралды 25,575

Sahan Podcast

Sahan Podcast

3 ай бұрын

Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
KZbin: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page:
profile.php?...
X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sa...
TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_...
Sahanka Tiktok:
www.tiktok.com/@sahanka97?_t=...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- إسرائيل البداية والنهاية

Пікірлер: 75
@user-hz4ec8ms9x
@user-hz4ec8ms9x 3 ай бұрын
Macalin waxa Fahankeyda 5sano igu qadan laheyd Ayaa siyaro fudud igu fahansisey thank you macalin
@ahmedabdinasir2005
@ahmedabdinasir2005 3 ай бұрын
Best somali youtube.
@mohamedcade143
@mohamedcade143 2 ай бұрын
Ustaad Aadan cilmi iyo garaadka aan kaa helay xitaa iskool iyo waayo aragnimo kumaan helin Ustaad waxaad ogataa Baraaruga shacabka ee Somalia da cusub inaad hormuud u tahay
@UmumaxamedSiciid
@UmumaxamedSiciid 2 ай бұрын
Waa muuqaal waxwayn itaray ilaahow khayr kusii adan❤
@MaxamedCwali-my2ot
@MaxamedCwali-my2ot 3 ай бұрын
Mansha allah👍👍
@mrhamble6031
@mrhamble6031 2 ай бұрын
Qalbigaaga allaha barakeyo
@XamseCabdilaahi-qu4xc
@XamseCabdilaahi-qu4xc 2 ай бұрын
M.Allah sxp aadan tazahn been ahayiin. ✍️😱
@hodoali5714
@hodoali5714 3 ай бұрын
Jazak allhu khayr wlo walaahi ishaad ka ridey
@qaasintiego
@qaasintiego 2 ай бұрын
Ustaad ayaantan casharka buuga waad layara soo daahaysaa ma isledahy ustaad noo soo dadaji xalaqadaha kale adoo mahadsan ustaad
@ifraahabdilaahi91
@ifraahabdilaahi91 3 ай бұрын
Mahadsanid ustaad aadan
@MukhtarAbdi-lm9go
@MukhtarAbdi-lm9go 3 ай бұрын
Masha allah ustaad wax badan baan kaa faa'iday.
@ahafiidarahmannorgaraash2973
@ahafiidarahmannorgaraash2973 3 ай бұрын
Thanks for your information
@Zamia1234
@Zamia1234 3 ай бұрын
Thanks ustaad
@AhmedMoalim-uf8jw
@AhmedMoalim-uf8jw 2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 3 ай бұрын
Thank you Big legend Ustaad Adan❤
@bintali635
@bintali635 3 ай бұрын
Maasha Allah allaah xifdiyo insha allaah
@user-nd9yb3bf7c
@user-nd9yb3bf7c 3 ай бұрын
❤Adam mahadsanid
@user-db5hs4qb6r
@user-db5hs4qb6r 3 ай бұрын
Thank you dhaman xogaha kujira maskaxdeyda waa xogahaaga macalin❤
@mohamedabdirahman6880
@mohamedabdirahman6880 3 ай бұрын
Mansha Allah ustaad qalanqayn wanagsan 🎉🎉🎉🎉🎉
@maxamedkhalif6131
@maxamedkhalif6131 3 ай бұрын
Aad baad u mahadsanty ustaad
@butterflyha1889
@butterflyha1889 3 ай бұрын
Ustad adan you're my role model😊thanks for everything
@madarbulshaawe0993
@madarbulshaawe0993 Ай бұрын
Aad bad u mahadsan tahay wll aadan sahan
@user-th7zj8yk1q
@user-th7zj8yk1q 3 күн бұрын
Best KZbin
@sulthanmalik9182
@sulthanmalik9182 3 ай бұрын
Absolutely
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 3 ай бұрын
Mahadsanid wll adan ❤
@KaamiLMaHamet
@KaamiLMaHamet 2 ай бұрын
M.a 🎉
@Football-fans327
@Football-fans327 2 ай бұрын
Wcs ustaad
@Abdirahmanapdullahi
@Abdirahmanapdullahi 3 ай бұрын
Tnkz Odey
@mrfuga6041
@mrfuga6041 3 ай бұрын
Qodobka diinta ku sabsan iska sax diintu si cad bay inogu dhirigalinaysa aduun iyo akhiraba inan ushaqaysano culimadena ba ka dhigaysa qofka muslim ku inu unool yahay kaliya akhiro wayna Kusaxan sida saxda hadi loo eego sababto akhiro iyo aduun wax isku dhigma maha!
@ApdizalanSaleepan
@ApdizalanSaleepan 3 ай бұрын
Allah cilmiga haku siyaadiyo macalin❤ Waxyaalo bdn ba Ka bartay o WANAAGSAN mahadsanid teacher 💯👑 From burao
@Umalkhayr324
@Umalkhayr324 3 ай бұрын
Oop thanks pather
@Abdirisaqjama-bi6lq
@Abdirisaqjama-bi6lq 3 ай бұрын
Waad mahadsanthy
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 3 ай бұрын
Wad ku mahad santahy bro
@user-jy1qn6bq8r
@user-jy1qn6bq8r 3 ай бұрын
Walahi aadanow video kiibkan kahoreye aaad bow iitaabtay
@ahmedafrica7276
@ahmedafrica7276 3 ай бұрын
Wllhi dadkeenu Cid sidaas u wacyi galisa ayey la.ayiin Haday youtuberska oo dhami sidan noqon lahaayeen Wax badanbaa inoo qabsoomi lahaa Dadkuna dad fikira ayey noqon lahaayen Thanks pro Adan
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp 3 ай бұрын
Qabiil wax dhaaama la waaa adero qofba qafkiiza hanoleysto
@IdilAxmed-mc7xj
@IdilAxmed-mc7xj 2 ай бұрын
Wllo Aadan khadar❤
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 3 ай бұрын
Way adagtahay inaa umad hurudaa kacisaa, lkn umad doonaysaa inay hurudo lama kacin karo: xikmad cajiiba
@yasinmahmud5654
@yasinmahmud5654 3 ай бұрын
Nin wax badan fahansan
@idris5458
@idris5458 3 ай бұрын
M a ustad mrkasta wx Ayan kaa faa idaa
@WacyiQofeed
@WacyiQofeed 3 ай бұрын
Suugaanata iyo khamrigu waaligood go,imaayaan Inta nololi jrrto suugaani iyo khamriba waa jirayaaan
@Xaali95
@Xaali95 3 ай бұрын
Waa runtaa wllhi, ignorance is bliss sometimes
@AhmedHussein-ub3pz
@AhmedHussein-ub3pz 3 ай бұрын
qofkii kowaad aadanow salaam saxiib ex burcaawi
@SumayaXasan-mm2sn
@SumayaXasan-mm2sn 2 ай бұрын
Baa sowkan aduunkiba isku soo ururay bisnkee adan wa sidee
@user-fi4te8mr9x
@user-fi4te8mr9x 3 ай бұрын
Thanks
@maxamedbakayle1589
@maxamedbakayle1589 3 ай бұрын
32 Xalqadii Mhdsnid ustaad
@aadanyare9705
@aadanyare9705 2 ай бұрын
Wallaahi hadaan Somali nahay Waan go,nay
@TAARIKH____11
@TAARIKH____11 2 ай бұрын
Asc saaxip , aadan ma halkaasad ku joojisey
@AbdikhadarN
@AbdikhadarN 3 ай бұрын
Less than 15 is remaining 🎉
@operatormaxamedsomali
@operatormaxamedsomali 3 ай бұрын
Hhhh Zxp Waad Daali wllhi 😢 Hadaad U Fiirsato Meeshan E Bagaad Uga Tagtay Ana Meelaan Soo maraan Raadsanayaa Idam allena Hamigu Wuu Rumoobi ❤
@Czetttt
@Czetttt 3 ай бұрын
"Escapism" Ka baxsashada waaqica!!
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 3 ай бұрын
Masha allaah
@user-tb6rm7sv3h
@user-tb6rm7sv3h 3 ай бұрын
Sxb aadanow qeybe maad inoo soo koobtid
@Asli2001
@Asli2001 2 ай бұрын
De kume adanow wan ku sugynaye 😢
@aminkasimlion757
@aminkasimlion757 3 ай бұрын
Hambalyo sxp Wacyi_galinta aad nasiisid ka dhalinyaro ahn Cawil celisna ducaan kaaga dhigi i.a 😅
@ibrahimmacalin5833
@ibrahimmacalin5833 2 ай бұрын
Ustaad adanow turkey qorax saafi ah ma haystaan miyaa😂😂
@abdikafialiissack5669
@abdikafialiissack5669 2 ай бұрын
Mhdsnthy sxb aadanow
@user-jc2em2dc3d
@user-jc2em2dc3d 3 ай бұрын
Ustad adam gulyso
@MzzXanaqley
@MzzXanaqley 2 ай бұрын
Waaba daahdaye maxa kuheleyne aadan wllo
@ZakiCade-qf3ef
@ZakiCade-qf3ef 3 ай бұрын
Waxaa codsi iga ah aadanow buuga why nations fail bal inaad podcast inoogusoo darto
@gamaalahmed4686
@gamaalahmed4686 3 ай бұрын
Asc adan Zxp Hal mawduuc oo chess ta ah no faiDe
@yarecali6625
@yarecali6625 3 ай бұрын
M.a dadka fiican wili dunida wey ku dambeeyaan wlhi
@mushtaqismail4112
@mushtaqismail4112 3 ай бұрын
Book oo turjumn muyala talw
@user-xf8xj3bc3u
@user-xf8xj3bc3u 3 ай бұрын
Waxbarsahada Xaqiiqadeeda Maxad nooGu sheegi waydeen😂
@HooyoFatmaqodax13
@HooyoFatmaqodax13 2 ай бұрын
Lpx
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu 3 ай бұрын
adaan khadar geedlabka soomalida 😂
@AhmedHussein-ub3pz
@AhmedHussein-ub3pz 3 ай бұрын
ciro waxaa yare qabow ee quitka aha kulahaaa kamaad xishoon madaxweynaha
@sharmarkekayse2302
@sharmarkekayse2302 2 ай бұрын
Sahanka nolosha
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 3 ай бұрын
Cashuurrta Yurub waa 40%ilaa 60%
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp 3 ай бұрын
Yurub mxaa adiga kagalay dad baa dhistay ee dalkga dhiso 😂
@Amedmohd
@Amedmohd 3 ай бұрын
Ciro rajo malaha noi Hadad rajo ka sugyso
@user-xf8xj3bc3u
@user-xf8xj3bc3u 3 ай бұрын
HADAA xagaynu u Yaaacnaa zhp😂
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 3 ай бұрын
Wxs adaa is moodsiiyey awoow waanu soo baxi doona indhahagoo Shana awoow
@bintali635
@bintali635 3 ай бұрын
Asc hooyo ma heli karaa namberkaag waa hooyo joota ingiriiska
@taxanemediapro7380
@taxanemediapro7380 2 ай бұрын
Email kiisa ayaad heli kartaa
079 | 33 | Meelaha qofku uu ka jilicsan yahay ka mar | Weakness!
28:18
062 | 21 | Sida loo ciyaaro doorka caqli yaraanta | xirfad halis ah!
18:47
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 40 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 4,2 МЛН
052 | 12 | Dadka iswanaajin ku kasbo ka dib ku danayso!
36:31
Sahan Podcast
Рет қаралды 34 М.
Sidee naftaada ku barankartaa ?
14:45
Ahmed Rashid
Рет қаралды 4,4 М.
Waxaad Gubaysaa Noloshaada Iyo Mustaqbalkaada |
16:31
OGAANSHO
Рет қаралды 96 М.
Dalka ugu qanisan aduunka Luxembourg 🇱🇺 The richest country in the world Luxembourg
18:54
كيف نفهم المال؟ | بدون ورق 126 | د.سيف الدين عموص
3:05:44
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 1,5 МЛН
049 | 09 | Ficilkaagu ha kuu hadlo | 48ka Xeer ee Awoodda
29:16
Sahan Podcast
Рет қаралды 37 М.
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 40 МЛН