10- Calaamad oo qofka narcissistic Ah lagu Garto iyo sababaha keena !

  Рет қаралды 2,052

DR-TIMAJILAC

DR-TIMAJILAC

Күн бұрын

waa maxay narcissistic
10- Calaamad oo qofka narcissistic Ah lagu Garto iyo sababaha keena !
#narcissistic
naarsistik
#maxaa_lagu_gartaa_narcissistic
#calaamadaha_narcissistic
#qofka_narcissistic_qaba

Пікірлер: 16
@DRTIMAJILAC
@DRTIMAJILAC 6 ай бұрын
+252617756104 Numberkaan Kala Xariiir Dhaqtarka Mahadsanid .
@Najiibwarsame-u8k
@Najiibwarsame-u8k 6 ай бұрын
Maragaa kaliyuu ku dhacaa
@deeqocabdulaahi7960
@deeqocabdulaahi7960 6 ай бұрын
Mahadsanid Dr
@khadracali-r4l
@khadracali-r4l 6 ай бұрын
Mahadsanid dr wllo empty sella kasohadal blees wllo
@BilanabdiIndhodeero
@BilanabdiIndhodeero 6 ай бұрын
Waa waalida dhaqanta qofkas
@nim0abbaas643
@nim0abbaas643 6 ай бұрын
Mahad sanid Dr
@cabdixamiidjaakeeye
@cabdixamiidjaakeeye 6 ай бұрын
Moringa waa geed le buun buuniye fadlan kaso hadal dr 😢
@deeqobaliil8610
@deeqobaliil8610 6 ай бұрын
Qofkaas qof waalan wax ma dhaamo
@SahraSiat
@SahraSiat 6 ай бұрын
Maxaa udaawa ah
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 6 ай бұрын
🏆👍
@NimabintAhmed
@NimabintAhmed 6 ай бұрын
Maxa ka dawa
@Najiibwarsame-u8k
@Najiibwarsame-u8k 6 ай бұрын
Daawo maleeyahay cudurkan
@MaryamMohamed-v4s
@MaryamMohamed-v4s 6 ай бұрын
😂😂😂😂
@TiktokSomalia-l6h
@TiktokSomalia-l6h 5 ай бұрын
Nin aan 7years isla soconay baan nuucaas ah 7sano oohin baan ku dhameystay mar walbo is qabano aniga leeeba qaldan asiga waxd moodaa malaik maba khaldam ima raali galiyo hadaan buuuqa kadib ooya asiga asxaabtiisa ayuu la qoslaa anigoo oynaayo oo qadka igu jira dareenkeyga xitaa ma ixtiraamo wuxuu ileeyhy dulmi ayaad la ooyneysaa adiga ayaa wax walbo ku dhahay ka masuul ah dulmi u ooys marabo ee meelahaas ku ooy aniga oohintada inaa dhageysto naxariis igam hleysid inaad ooyneysid iyo inaad qosleysa waaa isku key mid 😢 go'an baan ka qaato aan nolosheyda dib u kabto oon asxaabteyda dhaxgalo hadana wuu igu soo laabtaaa malmo wax fcn iska keey dhigaaa kadib sidiii hore iyo silac iyo rafaad aan bil la ooyo igalinaa 7sano guur iyo mustaqbal toona iguma soo sheeg qaadin dhowr mar aniga ku soo sheeg qaaday mar walbo mudo been ayuu ii dhigaaa markaa mudada lagaaro hadana wuu sii dheereysana bishii hada naga dhamaneysay baan isku dhacnay gar kama helaayo halkii eray uu ku dhawaaqo ayuuu ku dhaganaan aniga intiii ciil 7 sano aruurinaay inaa ku furtay ayaan tin ilaa cirib caay dul dhigay ilaaa abshaxankiisa qabuurada ku jira xitaa man cafin markaas buu igu yiri hadaanba ku guursan alx markaasbaa ciilkiii i haay sii laba jibaarmay intaaa baxay baan gurigooda tagay adeerkey baa dhalay baan saan u gaaraaacay xubin uu qaado markuu waayay ayaan ka soo tagay nolosheyda dhana waan ka blockgareeyay 7sano silaca aheyd halkiii maalin aan soo garaacay ku ilaawaay alx hada aad ayaan u faraxsanhy😢
@shukraanfari603
@shukraanfari603 25 күн бұрын
7sano maxa xiri kudaba dhigay bayo adabo dulqad leeh
@IsmailAdanisack-i4h
@IsmailAdanisack-i4h 19 күн бұрын
Xanun waye wlhi qofkas oo kle
MUXUU YAHAY CUDURKA RAGGA QAAR KU DHACA? (Narcissism)
16:12
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 28 М.
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
WAAR DAG DAG AH xasan tuug  waallaqabte
30:03
Wadda media
Рет қаралды 2,7 М.
WHO IS NARCISSIST/ YA WAYE NARCISSIST?
11:15
Afnan Adan
Рет қаралды 25 М.
Narcissistic personality Disorder ll Jawaabihii  oo dhamaystiran Q.1aad. #somali
30:01
Somali Motivation Podcast
Рет қаралды 32 М.
xanuunka crohn's disease ee lagu qaldo Gaaska iyo Tiifoowga
13:22
DR-TIMAJILAC
Рет қаралды 29 М.
Sixirka Taleefanka lagaa soo wacayo iska ilaali yaan lagu gaadin
9:54
Habib Abdirahman
Рет қаралды 78 М.