WHO IS NARCISSIST/ YA WAYE NARCISSIST?

  Рет қаралды 24,104

Afnan Adan

Afnan Adan

Күн бұрын

Пікірлер: 114
@fardouzali5587
@fardouzali5587 2 жыл бұрын
I agree with what you're saying, my husband is also narcissistic and i recently kicked him out. I've become mentally and physically healthier and my life completely changed for the better👍👍👍💖💖💖💖💖💖💖💖💝💝💝💝💝💝💝💝
@hodancali958
@hodancali958 2 жыл бұрын
Masha allah abayo allaha ku caawiyo noloshaadana hormar weyn ka gaar insha allah😍
@bintsiyad8831
@bintsiyad8831 2 жыл бұрын
masha’allah go sis, always choose you i’m proud and happy for you ❤️❤️ stay strong ❤️❤️
@misss3461
@misss3461 2 жыл бұрын
love this for you.. know your worth sis!
@hannanosman1768
@hannanosman1768 2 жыл бұрын
Ramadan Kareem sis, I would suggest that you do content/series on building yourself up after hardship, celebrating your wins, journey of personal growth share tips/strategies, self love (see Louise Hay), understanding self worth and finding & embracing best version of yourself ect. You have an interesting story, looking into life coaching and continue to inspire other positively ❤️
@nimcodheeman6902
@nimcodheeman6902 2 жыл бұрын
Ramadan kareem sister afnan wax badan ayanu ka faaidna alle ajar haka siiyo🤲♥️
@hani6501
@hani6501 2 жыл бұрын
I don’t believe that children who lacks the love of parents will turn their feelings off. I was raised by a narcissistic mother n now am a mother of 4 beautiful kids myself and am far from anything like my mother.
@rumanmatan3914
@rumanmatan3914 2 жыл бұрын
Like she was saying you can either become a narcissist or an empath, you likely became an empath.
@hibodahir7161
@hibodahir7161 2 жыл бұрын
@@rumanmatan3914 what is empath
@hani6501
@hani6501 2 жыл бұрын
@@hibodahir7161 Empaths are highly sensitive individuals, who have a keen ability to sense what people around them are thinking and feeling.
@Baconisgoodd
@Baconisgoodd 2 жыл бұрын
@@hibodahir7161 basically empaths are completely opposite of Narcissist...
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 2 жыл бұрын
Hani how did u deal with your Narcissitic ?? Give some advice!! Thanks
@hoodoshow1301
@hoodoshow1301 2 жыл бұрын
Aniga ayay iso Martay Nolosha Narssistiga Wxy na ahayd wlshy iga wayn dadii iga waynayd ah Noloshay Mugdi igu soo galisay Barigan wadankii joogay Dan kama gali jirin wax yaabo badan ooy igu soo samaysay lkn waxan ka Calol go,ay qurbaha Markaan imid ee aniga oo Kaam ku jira aan iyada udiri jiray lacagtii caydha ee aniga laygu talo galay Madamoy caruur haysatay ninkedina ay kala tagen ee ay hal bil ano buka oo waliba dhakhtar ku jira ay I block tay eey waliba aduunka ii marisay inan anigu xumeyay Markasan soo xusuustay wadankii nolosha mugdiga ah eey igu soo galisay ano ardayad ah ooy hanti haysato markan soo mutay xumantay igu soo samaysay ee ano ilobay oo waliba caawinaya ay iyadu igu kalifatay inan soo xusuusto hada waan ka calool go,ay lagamana yaaba waligay inan walal ka dhigto hada wxy ii xisaab san thy inay dhimatay camal waayo aniga ayaaba hada qalbiga ka xanuunsan oo dadko dhan ka go,ay hada wlhi meel cidlo ah baan ku afuraya ma jecli dadka dhan hada waayo badi xuman baan kala kulma
@abdifatahadan4169
@abdifatahadan4169 2 жыл бұрын
sory abyo wa adunyo wxn manta wd kabaxday
@nasroamiin5557
@nasroamiin5557 2 жыл бұрын
sorry mcnto wakabexee kali maficno anigaba wan qaba dhibka kusoo maray waliba waxaa igu hayo kan ilmaha iga dhalay nafteyda waan nacay wlh hadana ilaha baryaa asaga awoda lehee alaha naga qabto shartoda 😭😭
@استاهلموسى
@استاهلموسى 2 жыл бұрын
Abayo ASC dadka Ku xumeeyay iska cafi lkn cashar bay Ku bareen waadna baratay waxay yihiin lkn iska cafi
@nadaomar3168
@nadaomar3168 2 жыл бұрын
Abaayo wlhi waa xaal aduun dadka wanagsan waa dadka loogu lu gooyada badan yahay ..mrkaa xumaan badan la kulantona nafsi ahaan ayaadba dadka u nacaysaa wlhi wan kula dareemi karaa dhibkaaga Qiso ayan kula wadaagayaa abayo wxn Arky wiil somaliyeed oo aad u wanaagsanaa kadib labo gabdhood ayaa noloshiisa soo galay oo kala dambeeyay aad ayuu tii koowaad u aaminay wuu caawin jiray iyadoo nolol haysan garab ayuu noqday noloshiisuu soo galiyay wax walbuu u qabtay kadib iyaduna si xun ayay u gashay mudo kadib mid kale ayuu noloshiisa soo galiyay asagoo is leh mar kale bal ha quusan hadana tii hore wax aysan ku dhigin Bay ku dhigtay heer uu noloshaba ka dhacay oo mutqbalkiisi zero ku istaagy ...waxaasna waa wnaagii faraha badnaa iyo daacad nimadiisii ....dad xun ayaa nolosha uga ciyaray ...marka dad badan oo kula mid ah ba buuxa niyada khyr u sheeg xpbt
@nasroamiin5557
@nasroamiin5557 2 жыл бұрын
@@nadaomar3168 sax abayo aniga waxa dhibka ikenayo ayaba ah naxarista badan qof dhib umagesan karo damirkeyga imasiyo xata qofkii qalad iga galo kama argosan karo markasa waxan noqday qof markastaba farxadeda hoseso rabiyow nodambi dhaf🤲🤲🤲🤲
@Farhiyacdy-4035
@Farhiyacdy-4035 2 жыл бұрын
Malinki ku arke ila hada nafteyda wax badan ka faa’ide thank you my sister 👍🏼🙆🏾‍♀️
@anisahassan4406
@anisahassan4406 2 жыл бұрын
Masha Allah my sister Ramadan Mubarak ❤ ♥ 💖 💕
@glowingup3767
@glowingup3767 2 жыл бұрын
I love that you’re doing this content in Somali, because there isn’t enough information about NPD for Somali speakers. Thank you ❤️
@BtsArmy-sn3kl
@BtsArmy-sn3kl 2 жыл бұрын
Welcome back Xbbti
@Canadian_262
@Canadian_262 2 жыл бұрын
Manshallaha Manshallaha Ramadan Mubarig Beautiful Storing Women Afnan Adam
@Milgo258
@Milgo258 2 жыл бұрын
I am an empath and I know how narcissistic behave I dated more than 2narcissistic men but Alhamdulilaah I know how to deal with them
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 2 жыл бұрын
Don’t deal with them cut them off
@MrQaxwe
@MrQaxwe 2 жыл бұрын
Ramadan kareem 🌙
@aminomuuse322
@aminomuuse322 2 жыл бұрын
Thank you abayo Afnaan adan sida quruxda badan aad experience ka aad nolosha kasoo baratay noogu soo gudbinayso 👍Guulayso Gacalo 😘🥰🥀
@hamdihassan5270
@hamdihassan5270 2 жыл бұрын
Masha allah Ramdaan Karim
@suleeqo8030
@suleeqo8030 Жыл бұрын
Masha allaah wax badan aan kaa bartay mahadsanid
@hamdiahmed2050
@hamdiahmed2050 2 жыл бұрын
Mansha allah mcnto ramadan mubarak🥰🥰🥰🥰
@xaawosoomaali1800
@xaawosoomaali1800 2 жыл бұрын
Mash Allaha my Queen wan ku faraxaye back
@halimahassan6160
@halimahassan6160 2 жыл бұрын
Welcome back xabiibti and Ramadaan Mubarak ❤️❤️❤️❤️
@twinbeauty9531
@twinbeauty9531 2 жыл бұрын
Abayo its not only neglect , its also When you overly spoil a child and dont teach them respekt and boundries that can also create a narsisst . Usually a narsist Will spoil the golden child and abuse the scapegoat .
@asia4310
@asia4310 2 жыл бұрын
Sis i missed youu so much😔🙏
@maithesalath674
@maithesalath674 2 жыл бұрын
MashllH RmadaN mubrk Sis🖤🥰🙏
@naimaapdinur4591
@naimaapdinur4591 2 жыл бұрын
Wlcme back xppti nd Ramadan mubarak❤
@hilkazabdi7089
@hilkazabdi7089 2 жыл бұрын
Am first sis keep forward
@ayma_f2514
@ayma_f2514 2 жыл бұрын
Lol no ur not. 😃🤣🤣
@استاهلموسى
@استاهلموسى 2 жыл бұрын
Abayo routine noo soo gali baby waan uxiisay aaway Ayman natusi pls
@fowzyyyyyyy2267
@fowzyyyyyyy2267 2 жыл бұрын
Ramadan mubarak xppti
@najmanuur6860
@najmanuur6860 2 жыл бұрын
رمضان مبارك 😍
@nagaadmaxamed6798
@nagaadmaxamed6798 2 жыл бұрын
mashallah sister allah ha ku sharfo balse wa runta aniga arkay qof inta so calamado leh noloshayda ayuuna somaray balse alxmdlilallah alle aya iga fogehay sister horay soco so an badan 💚💋👊
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰❤️💪naag karti leh afnan
@sabrinaabukar8873
@sabrinaabukar8873 2 жыл бұрын
Ramadan mubarak ✨ queen
@abshirokeyr6418
@abshirokeyr6418 6 ай бұрын
Asc Maasha Alaah Habaryar
@warsamemohud203
@warsamemohud203 2 жыл бұрын
Masha Allah
@raqiyaabdiqadir8261
@raqiyaabdiqadir8261 2 жыл бұрын
Ramdan kariim hbbti ❤️🥰🥰🦋🦋🎉🎉
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 2 жыл бұрын
Cunugtaan cilmi yaablleh ayaan kabartay.
@cosobcilmi1224
@cosobcilmi1224 2 жыл бұрын
Abaayo dhib ayaa iheyso walac ayaa ahay ninkii iqabayna ima rabo maxan isku sameyaa qur boayaana jogaa hoyo ilama jogto😥😥😥
@shukrisaleh3389
@shukrisaleh3389 2 жыл бұрын
Habo quruxay wadanka aad degantahay caawimo weydiiso wey ku caawinayaan,Istiqfaarta iyo laaxawla walaaquta Illaa billaah ku celceli Allah baa kuu sakhiraya dadkaa iyo arimahaagoodhan. Habo waad kabixi dhibkan ku haysta. Sedoo kale dadka qaar baa hoos kuu dhigaya laakiin adigu waxba uma geysan iyaya gudaha kalsooni daro ka dareemaya, dadkaas dadkay ku mashquulaan ee dhexda xodho oo howjabin habo macaan💖💖
@hodanfarah261
@hodanfarah261 2 жыл бұрын
Labo gabdhood ayaan leeyahay dhibaato kuma soo kirin labadoodaba abahoid ayas Narcissist ah mid abaheed oo ksle ayay noqatay tan kale way naxaris badan tahay.new study shows in lagu dhasho naxariis daro
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 2 жыл бұрын
Thank you!
@iqrabacadoomar1718
@iqrabacadoomar1718 2 жыл бұрын
Afnaan qaaaali love u allah dartiii❤❤❤❤❤❤❤
@asmaaxmed8737
@asmaaxmed8737 2 жыл бұрын
Afnaan waxan raba ina kula wadago qiso cajiiba ee xage kala so xidhiidha
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💜💗
@nasroamiin5557
@nasroamiin5557 2 жыл бұрын
Wakusosaray abayo.
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
@@nasroamiin5557 jzk kheyr qaali badan 💕💟💜💙
@nimcoyousuf2112
@nimcoyousuf2112 2 жыл бұрын
Wakusaray iso ducee wllo
@ayanxasan9161
@ayanxasan9161 2 жыл бұрын
Amiin
@nasroamiin5557
@nasroamiin5557 2 жыл бұрын
@@marwodumar ok mvnto qerlamida.
@najaxcali1388
@najaxcali1388 2 жыл бұрын
Asc abayo quruxe aniga mar ka an dhagesty hadala dada wax an huba aniga in an dad kas ka mid ahay waliba markan wax yaba qar sameyo in an ka shalayo ma jirta si loga cafimado thanks 🙏 🥺nolosheda waxan so maray dhibatoyin badan
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 Жыл бұрын
Alle hakaa qaado dhibaatadaas abayo❤
@CabdisamedsidiiqIbraahim
@CabdisamedsidiiqIbraahim 9 ай бұрын
Qofka narsestic wa qof naxariisbadnaa oo la dhawacay markiidambena dadka nacay oo cadaawad uqaaday siduu dadka u ciili lahaa siday ilatahay
@havzamohmoud5525
@havzamohmoud5525 2 жыл бұрын
Afnan abaayo waxa noso galisaa routine in ramadan
@caashocuud1226
@caashocuud1226 2 жыл бұрын
Ramadan mubaarak abayo ❤
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 2 жыл бұрын
Ramadaan mubarak
@fatimafarah7622
@fatimafarah7622 2 жыл бұрын
Wlcm queen 👸
@sabirinmaxamed226
@sabirinmaxamed226 2 жыл бұрын
Mash allh ❤️ aamin ya raabi apyo 🥺🤲🏻
@farahikow8988
@farahikow8988 2 жыл бұрын
Keep moving forward
@ubahabdulle2317
@ubahabdulle2317 2 жыл бұрын
Mash Allah 😍
@AmaalSaalah
@AmaalSaalah Жыл бұрын
abaayo Rotin nosoo geli
@namishmohmet5402
@namishmohmet5402 2 жыл бұрын
Afnan xabibta ku tageer mncHo ALLAH Qiso gabadh walshie ku dhacady : gabadha hore guur hore uu soo martay lacga haysta guurstay kadibn ninkas wax kasta uu siin jiray lkn waxuu ku xuma uu dila jiray laba caruur uu dhashay ayado guriga uu joogta ayuu naga kle uruyaya kadibn mark loo sheegay weye ka tagaytay warqad ka qadtay before 1 year kadib. Nin kle ayay guurstay nin wax ahah nin laysi aha oon shaqaysana wiil yar bay uu dhashay cunuga kadib gabdhi wax cayasa ninka hooyoda nagah ay nin walal ahay xafad kle soo degtay uu dili miskiinta yar lacga bila aha ma siiyo waxuu cunay lacgta reerka labad caruura dhalay lacgtooda qada wax walipa ku cunay habeenka uu iska maqanay xili danbe imanay mar maba imanayo marka imado lacga buu ku dilaya marka qar sidii udlayo como gasha ila hadd weye la joogta wll max kula talin lahayda plz isoo jawab
@ayaanahmet1373
@ayaanahmet1373 2 жыл бұрын
Ilaa qisadadii wan kula socday hppti siden ku garan karaa qofka nersissanka ah
@deeqoahmed1094
@deeqoahmed1094 2 жыл бұрын
Routine noosamey oo ramadan byo
@bintuahmednuuue6344
@bintuahmednuuue6344 2 жыл бұрын
Your iftar and sahor manala wadaagi kartaa abyo ?
@deeqoabdalla8904
@deeqoabdalla8904 2 жыл бұрын
that’s true
@maryamamacalin1896
@maryamamacalin1896 2 жыл бұрын
Asc bayoo Cayalka maxaa lagu garan karaa hadeyqaban maxaa looga dawankeraa adoo mahad san
@shukrishacni5270
@shukrishacni5270 2 жыл бұрын
miss you abyo
@farhiyohassan8387
@farhiyohassan8387 2 жыл бұрын
Wll waan kahelay qisadaada
@hodanfarah261
@hodanfarah261 2 жыл бұрын
No ilmo isku si loo soo koriyay ayaa mid noqday Narcissist kii kalena qof wanaagsan hada waxaa la ogaaday Narcissist brain is wired differently than normal person. So born with it.no excuse for Narcissist please protect yourself. Hadaa aragtid qof xaasid iska ilaali
@rahaadan268
@rahaadan268 2 жыл бұрын
MashaAllah siz🥰
@Fatima-xr2ws
@Fatima-xr2ws 2 жыл бұрын
Wllo aniga ku jira kamana bixi karo😭😭😭
@ayma_f2514
@ayma_f2514 2 жыл бұрын
First
@nasrinafilmsvlogs2871
@nasrinafilmsvlogs2871 2 жыл бұрын
Lanadha gabdho aan yutupe ugu jeclahy waa afnan aadam iyo amiira
@Sukna-m8y
@Sukna-m8y 2 жыл бұрын
Lol second
@munaqalbidhaya6312
@munaqalbidhaya6312 2 жыл бұрын
Ramadaan kareem xbti
@hamzaabdi6365
@hamzaabdi6365 2 жыл бұрын
How many times you talk this kind of topic?
@umunasra1217
@umunasra1217 2 жыл бұрын
It’s really needed abwo
@fggu517
@fggu517 2 жыл бұрын
👍👍🤝🤔🥰🌹👈
@umuyusuf7484
@umuyusuf7484 2 жыл бұрын
Cunug yehey i dhageyso waxan iskada qisadas iyo dadka an naxarista lehen wayo nolashas wad ka so gudubte
@najuuomar7096
@najuuomar7096 2 жыл бұрын
Abaayo kaliya waxay usoo gudbineysaa in laga digtoonaado ee maka ahan xuman
@umuyusuf7484
@umuyusuf7484 2 жыл бұрын
@@najuuomar7096 abayo lkin ogow qof cadowgada ah hadad warkisa si wad wado wasu rabe waxana fican in waxkasto xun la iska ilawo nolashi iso marte wey yartahay wey quruxontahay ubad kas ba Alle siye hore ha u so coto malin kasto dadkan wala waniya hadana wax qaldan wa ku dhacan waxan u dida in lagu mad madsado
@fggu517
@fggu517 2 жыл бұрын
Asc
@hiba_hurrin
@hiba_hurrin 2 жыл бұрын
Plz noo soo badi abaayo vedio yada noocana wee need personality desorder
@ridwaanyussuf781
@ridwaanyussuf781 2 жыл бұрын
First
@ayma_f2514
@ayma_f2514 2 жыл бұрын
Stop it miss 😭😂 lol 😂
@ridwaanyussuf781
@ridwaanyussuf781 2 жыл бұрын
@@ayma_f2514 😂😂😂😂
QISO TIME ✨
23:19
Afnan Adan
Рет қаралды 418 М.
STORY TIME 13// NARCISSISTIC ABUSE
32:57
Afnan Adan
Рет қаралды 179 М.
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 10 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 58 МЛН
أذكار الصباح
21:29
في رحاب الله
Рет қаралды 1
MUXUU YAHAY CUDURKA RAGGA QAAR KU DHACA? (Narcissism)
16:12
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 26 М.
STORY TIME PART 5
25:31
Afnan Adan
Рет қаралды 251 М.
STORY TIME PART 4 💫
28:52
Afnan Adan
Рет қаралды 317 М.
YOUNG SINGLE MOM// MORNING ROUTINE✨
11:29
Afnan Adan
Рет қаралды 256 М.
Story time Episode 2|| Part 12
15:03
Afnan Adan
Рет қаралды 28 М.
STORY TIME PART 12
20:11
Afnan Adan
Рет қаралды 196 М.
Episode 30: Is-xambaarsanaan| Narcissism| Kabasho|
32:00
Hamda Hussein
Рет қаралды 22 М.
WAX KA BARRO NARCISSISM-KA IYO CALAAMADAHA LAGU GARTO!
26:11
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 10 М.
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 10 МЛН