(10) Maalmihii Imtixaanka | Dil & Af-gambi | Taxanaha Buugga Duco-qabe | Xasan Cabdi Madar

  Рет қаралды 36,415

Qaamuus

Qaamuus

Күн бұрын

Пікірлер: 54
@abdirahmanjama1322
@abdirahmanjama1322 2 жыл бұрын
Maansha Allaah waa Taariikh xusuus mudan sxp halkaa Ka sii wad
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 4 ай бұрын
Waa taariikh fiican masha allah Afweeyne Somali bohol Buu ka riday
@abdimalikak6541
@abdimalikak6541 2 жыл бұрын
waa taarikh wacan isna soo raacraci wllo wad nagu biyo dhicisay baryahn ee nagada zxp lakinse mhadsanid mahadsanid inbadan
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 2 жыл бұрын
Subxaanallaah odaygaasi makhuraafaad lu ahaa mise dil kuu waxka ogaa
@HaniFaarah
@HaniFaarah 7 ай бұрын
Allaha u. Naxariisto. Abdirished xisabtana. Allah
@ahmedmussa1984
@ahmedmussa1984 Жыл бұрын
Buugga HABAAR QABE ayaa la yiraahdaa buuggan.
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 жыл бұрын
Ilaahey ha u naxaristo dhamantod
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow 5 ай бұрын
Ina cigaal ma.ninkii en efdhii bixiyey siliga maraykanka ee muqdisho bixiyey dhaqaalaha dawladu aanay sagaal bilood mushahar qaadan musuq maasuqa ugu badnaa saw maaha
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 2 жыл бұрын
Allaah yaaraxma
@AbdirahmanMulac-jk9hu
@AbdirahmanMulac-jk9hu Жыл бұрын
Ina cigaal wuxu aaminsanaa xuduudaha guumeystuhu ka tagay in sidooda loogu dhaqmo wuxuu u janjeedhay xagga afkaarta reer galbeedka
@adamjumale4871
@adamjumale4871 9 ай бұрын
Siyaad barre, Somali Galbeed wuu dhibaateeyay.
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 18 күн бұрын
Ruushka ayaa ka dambeeyey dilka iyo afgembigaba soo abaabulay.
@mahdiali2695
@mahdiali2695 2 жыл бұрын
Nasaarada wax u taabcedeen waa najaasnimo.. Maamuskiin waxuu jabey markaad NACBKA RAACDEEN
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 18 күн бұрын
Sheekada khurafaadka suufiyada innaga dhaaf. Wixii maqan Allah og, cid kale ma oga
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 2 жыл бұрын
Habaarqabe ayaa na helay..
@bishaarxasan6641
@bishaarxasan6641 4 ай бұрын
Acuudu bilaah jahanaba! aaa
@dahirxajixasan9276
@dahirxajixasan9276 2 жыл бұрын
Beenlow ayaa tahay r,w,ugu horeeyay somaliye wuxuu ahaa c/laahi ciise
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 18 күн бұрын
Adigoon dadka aflagaadayn soo baro horta taariikhda. Waqtigaa C. Ciise Somalia xor ma ahayn. Waxay xorowday 1960kii waxana rasiil wasaarihii u horreeyey noqday Cabdi Rashiid.
@abdirahmanhusein2244
@abdirahmanhusein2244 2 жыл бұрын
waa ayaan darrada Somalida haysata waana cudur aan dawo lahayn in qof taariikh madow leh loo sameeyo taariikh aanu lahayn oo baal dahaba lagu qoro
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 4 ай бұрын
War stupid baa tahay wax aan la socon
@umumaxamedamiin2185
@umumaxamedamiin2185 2 жыл бұрын
Buugaagtee soomaalida qorto markaan oo kalaa nacaa waa markee qofna sheydaan geesa leh oo kale wax walboo xumaan eh laxiriiriyaan qof taariikhdiisa qofna malaa'ik camal macsuum uga dhigaan ama ugu yaraan ficil walboo kiisaa ay cudur daar usameeyaan oo hada ma cigaalaaka dhulka soomaaliyeed saxiixay oo gumeystaha soo barbaarsaday markiisa horeba oo waxyaabohoo sameynaayay gumeysiga iyo gaalada danta u ah kala googoynta dhulka iyo umadda muslimka ee soomaaliyeed loo adeegsaday ayaa duca qabe ah hada siyaad barena waa sheydaanka xumaan si un ula xariirtay miyaa cajab xalaqo walboo kamida markaa dhageysto inaa faalo ka dhoho ayaa isku dayaa lkn inta badan gacnahaa wax ku la jiraa yacni mashquul saasaa uga gudbaa lkn buugaan qofka qoray inuu ninka amaanayoo ismoodaa lkn xaqaa'iqdiisa macal daliil ayoo banaanka soo dhigay kaaga daranee woxoo kusii celceliyaa Soomaaliya diriska wax uma heesato dhul balaasi marab uf war anagee wexeena maqan yihiin oo midaan leheen oo midkale siiyay nacas adigoo kale haduu eheyna ma bexeen dhulalka soomaali weyn oo dhan hadee baxday na siima heysteen feceena gaari meyno inta adiga iyo kan amaanta kuula soo fadhiistay caqliga doonta laga saaray dib madaxooda ugu soo laabanaayo ama alle idin dhaafihaayo umaddaan godineey hadoo gabalkey kugu jirin ima goyseen.
@captainomarmohamedalijamalulam
@captainomarmohamedalijamalulam Жыл бұрын
Waa xasuus malintaas
@ibrahimnour5293
@ibrahimnour5293 2 жыл бұрын
Horay usoco zhp
@mahdiali2695
@mahdiali2695 2 жыл бұрын
Siyaad sayid iyo will WAAL ..xusseniw naqusnomo waa xaxaad niiq la ladehey NASAB hadaad tihiin GALADA nici laheedeen...NAARQUTYAAL IYO KUFRA NABIYA MOODEEN....
@cabdirazaaqcumarrashiid3265
@cabdirazaaqcumarrashiid3265 Жыл бұрын
Maashaa ALLAA
@shabcaancabdi5557
@shabcaancabdi5557 2 жыл бұрын
Alle hu naxariisto aamiin aamiin aamiin aamiin
@mahdiali2695
@mahdiali2695 2 жыл бұрын
Kani waa warki beenta ahaay OO bogox iyo boonta habaryuunis. OO sayidki barakeysna 1905 bari iyo eyl igu YIMID
@abdikariimahmed9479
@abdikariimahmed9479 2 жыл бұрын
Nio adigana Siyaad barre aya lagaa raacay dambigiisa adaaba qaatay ee Nio xadiis iyo Quran masheeysidee hanooga dhigin sidii qof xadiis Noo sheegayo
@mahdiali2695
@mahdiali2695 2 жыл бұрын
Nasteexo wanaag iyo horaad NABAD u diideen. Nafta igama goyseen hadaad IGA naxeysaan. Nabsa idinka ka so ridi xaqaad nugux ka siiseen..saydkii bareykaysnaa
@abdulhajihussein9078
@abdulhajihussein9078 2 жыл бұрын
SHEEKO CARUUREED
@nadiifohussein3815
@nadiifohussein3815 Жыл бұрын
In ibadan been baad ka sheek tay dacdooyinkii waqtigaas
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 жыл бұрын
Weli waa bar madow waye Alle ha inoso diro cabdirishiid kle
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow 5 ай бұрын
Buug snm qortay taariikh hanooga dhigin
@mahdiali2695
@mahdiali2695 2 жыл бұрын
Nasteexada waxey idin la tahey NAAFAC aan jirin.. ka nacuuda shydaanki aad NACAM tirahdeen.. sayidki
@zacidaxmad2394
@zacidaxmad2394 2 жыл бұрын
Siilka hoyada ugeey shekadan ma sheka nin qabiil uu qoray baad inola imaneysa somalia madaxweyne maxamed siyaad bare kahor magac malaheyn oo ma jirin gadashisna majirin heerka dhaqale ahan ka ciidan ahan ka dowlad ahan uu general maxamed siyad bare gadhsiyay somalia majirto xita cid so dhweyn donta mustaqbalka fog iyo mid sokoba dhila kudhashay nagala tag waxan
@aliyousuf5713
@aliyousuf5713 Жыл бұрын
Waa khuraafaad waxaad ku sheekaynaysaa beenaale
@safacismaan2045
@safacismaan2045 Жыл бұрын
Ma ogayn somali itoobiya inuu dhulkooda saxeexay uubixiyay ee dhamaan qaxoontigii itoobiya hubkuu udhiibay oodabku iska xigsii yay mana oga qabab tii qalbi dhagax uu farmaajo udhiibay inay taatahay dadkaan ilaahoow hogaamiye khayrle usoosaar yaa oo way dilayaane
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 жыл бұрын
OOGAN BUU UU SOO QAAXYE AFWEYNA WAXANU UUGU BAALAN QAADYE WAAQOYE GLBADE HARGESA ILAA BERBERA CAAGDHEER BUU UUGU BALAN QAADYE NIIN BURCO ILAA CERIGABAN WAXA UU UGU BAALN QAADYE HARTI WAAQOYE ILLAHEYE KAAMA DHIGAN
@ahmedosman7185
@ahmedosman7185 2 жыл бұрын
Safia Ibrahim Beenta waa xaaraan ogow meel reer degan yahay sidee reer kale u qaadan karaa Habarjeclaaba ceelashii Dhulbahante xiligii Kacaanka magaalooyin ka.dhistay oo sidaas ku qaatay.Midnsa ogow qabiil Soomaaliyeed oo qorshe sidaas ah samayn karaa ma jiro.Hadduu jiri lahaana Soomaaliya oo dhan ayuu wabsan lahaa.Xitaa Somaliland hadda Dhulbahantuhu ka qaylinayaa ma laha mana samayn karaa qorshe ay beel dhul kaga qaadi karaan ama kaga rari karaan.Soomaalida waxaa qabsan doonaa Ithoobiyaanka
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
Safia dhulka soomaalida ee itoobiya maxamed siyaad wuu kula.dagaalamay amxaaro laakiin cigaal.miyuusan ahayn ninkii n f d kiinya u saxiixay silaga naraykan ee xamar ninkii iibiyey hargaysa iyo berberana maanta sawta oromadu sida daadkanu joogta dekeda berberana itoobiya ku amar taaglayso
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 2 жыл бұрын
War iyo dhamaan CIA da Maraykanka ayaa dishay madaxweyne Cabdirashiid halloo adeegsado soomaali laakiin rabitaankaba iyagaa lahaa arinkii Ruushka uu uwareegay si uu uxoojiyo ciidankii soomaaliya markii uu reer galbeedka oo Maraykanku hormuud uyahay ay usheegeen inaanay soomaaliya inay yeelato ciidan xoogan raali ka ahayn
@trumpppl2024
@trumpppl2024 2 жыл бұрын
KACAANKII XAARAANTA AHAA BAA DILAY. MAANTA SOMALIWAXAY ISKU HAYSTAA WAA WIXII AY ABUUREEN TEAM AFWEYNE
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 2 жыл бұрын
@@trumpppl2024 Aragti gaabne.
@awilwarsameaar4744
@awilwarsameaar4744 2 жыл бұрын
In ka badan toban beenood Iyo brobagaan baa hareeyey sheekadan ee nin tahay Allaah U toobadkren baan ku leeyahay taariikhda ha ka sineysan e
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
@@trumpppl2024 maadaa qiyaamaha la imanaya in kacaankii dilay cabdirashiid markaa kacaankuba ma.jirin ee caadifada qabyaaladaysan iska dawee
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
@@abdihakimmmohamud7230 RUNTA HA LOO ADKAYSTO WAA MAXAY XANAAQA
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
Waar Deeg Deeg Ahh
10:01
Kaaw Media
Рет қаралды 364
TAARIIKHDA BOQORTOOYADII MAJEERTEEN PART 2
26:47
Al-Xaqiiqa Media
Рет қаралды 14 М.
069 | 27 | Siyaad Barre siduu kacaanka ku abuuray.
21:45
Sahan Podcast
Рет қаралды 60 М.
MADAXWEYNE XASAN SHIIKH AMAR ALLE LAAKIIN
13:11
Tusmo media
Рет қаралды 1,3 М.