10 Su'aalood Waydii Qofka aad la Haasaawayso I ~ Mubarak Hadi

  Рет қаралды 126,997

Mubarak Hadi

Mubarak Hadi

Күн бұрын

Пікірлер: 303
@MubarakHadi
@MubarakHadi 4 жыл бұрын
#SeptemberBookChallenge: Waxa laga yaabaa inaad qaarkiin iswaydiinaysaan #SeptemberBookChallenge mee? Axadda soo socota ayaa barnaamijka la duubayaa, Isiniinta arroortiina waan la soo gelinaynaa insha Allaah. Toddobaadkii la ballansanaa baan yara xanuunsaday. Isiniinta fisha insha Allaah, raallina noqda. :)
@hindamohmoud6195
@hindamohmoud6195 4 жыл бұрын
Dhip maleh wll
@asiamohamud776
@asiamohamud776 4 жыл бұрын
Insha allah Alle hakuu fududeyo Adigane waad dadaaleysaa
@nimcogaboose8097
@nimcogaboose8097 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustad
@aliishaahmed64
@aliishaahmed64 4 жыл бұрын
Allah caafimadka haku siyaadiyo wll cimri dheer iyo caafimad taama rabbi haku siiyo
@caishakeef3688
@caishakeef3688 4 жыл бұрын
mahadsanid walaal
@MubarakHadi
@MubarakHadi 4 жыл бұрын
Waxaan idinka raalli gelinayaa in muuqalku dheeryahay, laakiin waxaan hubaa, Eebbe idimkii, haddaad dhammaysato inaad wax badan ka korodhsan doontaan. Waanan idin salaamayaa :)
@pr2196
@pr2196 4 жыл бұрын
Marka lo firiyo faidada muqalka aad bu u gabanyahy Mhdsanid ustad Mubark
@mariam-nw6pk
@mariam-nw6pk 4 жыл бұрын
Dhib malaha 😇thank you
@ruqiaali5716
@ruqiaali5716 4 жыл бұрын
Haddaad intaa in ka dheeer aad noo sooduubtid marnaba dhici mayso inaan ustaad dhibsanno muuqaaladaada allaah ha ku sharfo labada daaroodba guulayso .
@Degan-n7v
@Degan-n7v 4 жыл бұрын
Muqalka badnidiisa faidadiisa kasi badan❤
@amiinhaibe
@amiinhaibe 4 жыл бұрын
Waar nio mibaarik haadi igadaa hadal jileecanoo meeye buugaagtii iyo challenges kii aad nabartay.nio naga daa hablahan yar warkooda bilaacaleek😏😶
@nimcaabdi9450
@nimcaabdi9450 4 жыл бұрын
Masha allah Run ahaantii maanta ano jamacada jooga oo wax baarya ayaan arkay waxaam sugi la'aay intaan guriga tagayo Waxaadba mooda inaad sheegtay waxa iga dhex guuxaya oo ah inaan xal uhelo inkastoon hada waxbarasho ku mashquulsanahay hadana oo anan haasawaha waqti siin hadanah su'aaluhu waa kuwa aan doonayey inaan jawaab uhelo sababto ah way adagtahay inaad hesho qof kuu dhigma markaad ku dadaaleyso Diini iyo maadiba aadna nafsadaada udhiseyso dhiseyso mustaqbalka dhaw SO ducada iyo ku xirnaasha ilaahay badiya Dadaalkuna yuusan meesha ka maqnaan dhalinyaro 🤲🤲🤲
@insharmohamed8891
@insharmohamed8891 5 ай бұрын
Mnshllh saadax sano ka hor qortay tolow hadaa intee wax kumarihayaaN😊
@hamdahamda7045
@hamdahamda7045 4 жыл бұрын
Shukran Ustaadi, muuqaal kasta ood leedahay hadii aan daawado waxaan hubaa inan wax ka faa'iidayo. Waan su'aalo badanahay waxayna noqotay sabab aan ragga qaar oga joogsaday nolol wadaagooda, (qaabka ay oga jawaaben o i qancin ama in toos isu khilaafayno aan dareemay), iyadoo xitaa la igu yidhi waad su'aalo adagtahay o gabadh ba tahaye dhan dhaqaale iyo dumarnimo oma fikiraysid ( dadka nolosha yool dheer an ka lahayn runta iyo su'aalaha cadcad ba jecla). Su'aalahayga way taagnan doonaan, Kuwa badana wan kaa faa'iiday.
@user-vr6rj4ud6c
@user-vr6rj4ud6c 4 жыл бұрын
Adiguna sidaa unbaad usoo taagnaan 😆
@mrNe4
@mrNe4 Жыл бұрын
Mid khayrkiis wata Alle kugu beeg Bayo.
@hodanaxmed5513
@hodanaxmed5513 4 жыл бұрын
Qodobka todobad ad bey muhim utahay in leys weydiyo gabar sanado badan wax barneysay si fudud guri kuma jogi karto main point mahadsanid ustad
@haliimamohamed5570
@haliimamohamed5570 3 жыл бұрын
beeen ma ahin wllo imiga aniga iska fadhiiso mayeeleen hadey aduunyado soo rogmato wlhi sbbto ah 20 ayaan waxa soo baranayay wxn wax u baranyay inaad shaqeesto
@munoyoonis1042
@munoyoonis1042 4 жыл бұрын
Masha allah kalaamo xigmad! Aniga waxan jclhay qofka an nolosha Qeybsanaayo, ilhey ka rajeynaa, in ow naqdo mid diin leh, aqlaaq wngsan leh, Isku filan yacnii shaqeysto, caawiya Dadka, dantiisane og samir iyo dulqaad bdan leh, Mar Wlba xaqa ku Sabra, taladiisane Rabi udhiibto, rabigiisane,wax uu jacel yahay og kuna dhaqmo, ☝️Allah wax uu Jacel yahay ❤
@Mowliid2024
@Mowliid2024 4 жыл бұрын
Shuruudahaago waa badan yihin Qaar iska jar. Bini adamka qof intaas oo sifake waa 4%.
@guledabdullahi3574
@guledabdullahi3574 3 жыл бұрын
asc abayo sethy
@nimcogaboose8097
@nimcogaboose8097 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustad mubaarak jazakallahukhayr waa 10 qodob oo aan kala dhicin waana waxyaabaha aan la is waydiin ee reeraheena in ay siiwaaraan udiiddan.
@moktarmustaf4777
@moktarmustaf4777 4 жыл бұрын
Ustaad caafimadka Allh kuu barakeyo runtii aqoonyahanada aan ku diirsadey baad number one kaga jirta thanks a lot
@AAdam-rc3nu
@AAdam-rc3nu 4 жыл бұрын
Ustaad Mubarak,I can't Imagine How much benefits We have gotten from your advices wllhi, Illaahay khayrkeeda haku siiyo Aadbaanu kuu jecelnahay...
@ilhaamali7364
@ilhaamali7364 3 жыл бұрын
Ustad salmu alikum marka xigta qodobada mid kamida ayan su'al ka weydiinaya wxa uuna yahay Waxa tiri qofka aad rabto in aad hasawe wadag noqotan weydii qof noocma uu jecelyahy in uu nolosha la wadaago hdaan dhaho qof sidan dabecadan leh kaas leh kaas klena an laheen kwrn hadii oo qofkii aan u tilmamay matalo yacni uu iska dhigdhigo asaga oo eheen sabbto ah daren aya qasbaya Kwrn ustadii hadi anoon u shegin ka dhex baaro inu uu yahy qofka aan rabo in aan nolosha la qeybsado mayahy mise shukran ustaad Mubarak
@axmedkoosaar816
@axmedkoosaar816 2 жыл бұрын
Ustaad Mubarik haddi waa walaal aan aad u jeclahay. alle ha barakeeyo oo ha ilaaliyo. Isaga oo i'aqoonin inaan jirana i'ogayn ayaan u duceeya alle ha u aqbalo. Waa halyey u banbaxay inuu ummada islaamka ah meelaha ay ku liidato ka ladho halkay ka qaloocan tahayna ka toosiyo, wuuna ku guulaystay arrintaas, masha alla.
@zafaanahaji6015
@zafaanahaji6015 4 жыл бұрын
10 su'aal waa sugi la'aa wlhi dhowr jeer soo boqda chanalkan si aan u eego inaa so galisay mahdsanis teacher ❤🙏👍👍
@hhhj5054
@hhhj5054 4 жыл бұрын
Waanbo widiyaa qaarkod inyar unmoyee ustad shukrn
@Ebichistory10
@Ebichistory10 Жыл бұрын
اللهم ارزقنا زوجة صالحة بكرا بكرة...
@ayaantukaalle6398
@ayaantukaalle6398 4 жыл бұрын
Cajiib!!! Waa barnaaj aan wax badan ka fa'iiday gaar ahaan, @Mubarak mahadsanid wll.
@waayahadunidalyrics5283
@waayahadunidalyrics5283 4 жыл бұрын
ALLAHA ku xafido ustaad Aduun iyo aakhiraba🤲
@mariasaid1098
@mariasaid1098 2 жыл бұрын
Jazakallah qeyran ustad Mubarak
@asadxusenahmed3721
@asadxusenahmed3721 3 жыл бұрын
جزاك الله ♥Waxaad ii ifisay Wax wayn oo Nolosha iga Dahsoonaa waxan rajeynayaa wanaag walba oo ka dhasha ama aan mustaqbal wanaag Sana waxan ranjeynayaa in aad ku yeelato ajarانشألله
@daacadmahamed5888
@daacadmahamed5888 4 жыл бұрын
sxb mahadsanid , inkastoo uu muqalku dheere lkn waxan ka faa iday fikrado iga maqnaaa thanks alot of time
@abdikadirfarey
@abdikadirfarey 4 жыл бұрын
Masha allah ustaad mubaarik jasaakalah adduun iyo aakhiraba.
@enghamdiabdirisak4866
@enghamdiabdirisak4866 4 жыл бұрын
Illahy ha ku xifdiyo wlo Mubarak hadi❤💫
@deqaadam400
@deqaadam400 4 жыл бұрын
verry important quations thanks ustad mubarak for sharing us
@deeqa2700
@deeqa2700 3 жыл бұрын
Adiga han kaa bilaa bee deeqa halken kala so xirira gurdan ban ahe
@nimcogaboose8097
@nimcogaboose8097 4 жыл бұрын
Ustad mubarak waxaan dareemayaa in aad sixeeldheer wax uga ogtahay arrimaha guurka baahina waan u qabnaa sida aan wada ognahay, majiraan buug aad ka qortay ? haddii ayjiraan halka aan kahelikaro ayaan kaa codsanayaa? buugta laqoray ee jaanibkan kuwee ugu habboon ayaad isleedahay oo aan wakhtigeenna ugurnaa?
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 2 жыл бұрын
Maashallh ustaad qiimo bdn iyo su,aalo loo baahnaa wakhtigan la joogo♥️🥀
@boos1565
@boos1565 4 жыл бұрын
inta maanku gaajeysanyahey guuli waa wali 👍🏿.
@hindamohmoud6195
@hindamohmoud6195 4 жыл бұрын
Mnzhalh mubaarig alle maskaxd hkuu barakeeyo inzhalh wax bdanbn kaa faaidnay
@ayubpro
@ayubpro 4 жыл бұрын
mubaarik wax-badan baad iftiiimayd waxan kuleeyhy brother thnkz
@SuadAwil-z7t
@SuadAwil-z7t 5 ай бұрын
Manshalaah mahadsanid wllky runti way fican tahay in dhalin yarada wax loshego oo caqligoda ladhiso ❤❤
@xamseaadan3946
@xamseaadan3946 Жыл бұрын
Alle ha ku xifdiyo wax badan baan kaa faaiday
@mohamedali6560
@mohamedali6560 4 жыл бұрын
Msha allh ustaad Mubaarik hadi. verry interesting topic😍🙏
@cagarjeegcudoon8301
@cagarjeegcudoon8301 Жыл бұрын
Mahadsanid wallal ummadda somaliyeed waxaad u heysaa shaqo asaga.
@mariaabdi6265
@mariaabdi6265 3 жыл бұрын
Thanks wll. so happy to be one of your subscribers keep going
@rahimaali1594
@rahimaali1594 4 жыл бұрын
Guurka hore wuxuu ahaa dulmi ugu weyn ee lgo human being waayo may lahay ikhtyaar ay wax doorntan ee waa lgu dri jiruun lma ogolyn iny doorato ciday rbto .inuu guurka hore lga tgayna aad ayaan ugu frxsany
@jannomahamed2892
@jannomahamed2892 4 жыл бұрын
Mnzha allaH Alle Haku xifdiyo wax badan ayaan kaa faiday intaas io kabadanaba inaan kafaidayo ayaan rajeynayaa🙏🙏
@NasraAden-o5j
@NasraAden-o5j Жыл бұрын
Mashallah barklahu fik
@mohamedabas4477
@mohamedabas4477 4 жыл бұрын
Masha allah ustaad waa su'aalo qiimo badan oo mudan in leys weydaarsado thanks wll
@hebanura1066
@hebanura1066 Жыл бұрын
Thanks alot wll you help us as teenager
@zamzamhaaji1742
@zamzamhaaji1742 3 жыл бұрын
Ajar iyo xasanad ilaah hka siiyo wax badan baan kaa faa,iday ustaad hadi
@sakariyeisxaqmahamed2696
@sakariyeisxaqmahamed2696 4 жыл бұрын
M.sh it is great. Before marriage to ask those questions. M.sh Mubarak wll Allah haku xafido aduun iyo aaqiro.
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735 2 ай бұрын
Waxaa muhim ila ah (oo aanan Ustadka ka maqal) habka, qaanuunka, iyo qadarinta la siinayo sokeeyaha ama xididka labada dhinac oo ay waalidiintu ugu horeeyaan
@fadumakherow4902
@fadumakherow4902 3 жыл бұрын
Mashaa Allah wllkey qaali aad iyo aad Ayaan kaaga faa,iidestay thanks
@halalpolice23
@halalpolice23 4 жыл бұрын
Anigana waxan u guursan la,ahay waxanan helin qofaan isku Hami nahay oo Diinta isla faafino kawaran 🥺😂❤️
@halalpolice23
@halalpolice23 3 жыл бұрын
@Hamzata Australia wll adna
@aminfasail573
@aminfasail573 2 жыл бұрын
Anigu sidaa ayaan jecelhaye inaan helo qof sidaas
@mohamedabdi9233
@mohamedabdi9233 Жыл бұрын
@@halalpolice23 magacaa wll
@fahimaasabriye6995
@fahimaasabriye6995 3 жыл бұрын
Amazing Thanks a million Ustd mubarak
@xubicadey4424
@xubicadey4424 3 жыл бұрын
الواو ماشاءاللہ شكرا کي يصلنا بالفکرتك
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 3 жыл бұрын
Mnsh Allah mubaarak hadi alle hakuxafdiyo
@wadaayful
@wadaayful 4 жыл бұрын
Maasha Allah beautiful wisdom words wa jazaaka Allah kheeyr
@maxamedabshir1181
@maxamedabshir1181 4 жыл бұрын
Msha allh ustaad waa su,aalo mudan in la dabaqo 🙏🙏🙏🙏
@hhhj5054
@hhhj5054 4 жыл бұрын
Masha allh mahsnid wallo allh kubarkeyo
@khadrasalah8446
@khadrasalah8446 4 жыл бұрын
Maasha allaah wallky waa suaalo xoog logu baahna waayo baryan danbe guurkii wuxu noqdey ka fiirsasha la.aan wallky runtii waad noo faaiideysey waxaad tahey dhiiri galiye rabi hakaa abaal.mariyo
@misslucky2768
@misslucky2768 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad jazakallah khayr cimrigaaga Rabbi ha raajo❤😍
@hanaanhonour2392
@hanaanhonour2392 4 жыл бұрын
Mcha allah ustaad thnkz waa waa good point
@samiiracabdale7404
@samiiracabdale7404 4 жыл бұрын
Allah hakaa abaal mariyo waxbadan ayaad noo faaidaysaye
@faatimamohamed9551
@faatimamohamed9551 4 жыл бұрын
Masha allah ustaad wa sualo aad u qima badan nolosha dhalinternana wax ka badaleysa
@drsamaalonline1270
@drsamaalonline1270 4 жыл бұрын
Thanks waxa badan baan kaa faaidaystay mubarak
@naimamohamed863
@naimamohamed863 4 жыл бұрын
Jazakallahu kheyr ustaadii mahad sanid
@hibodayib9507
@hibodayib9507 4 жыл бұрын
Wow wow xalqadan aad ayaan u sugayay mahadsanid ustaad wakhtigaaga aad noo hurtay
@sowturaxma9580
@sowturaxma9580 4 жыл бұрын
Masha allah ustada mubaraka hadi wax badan baanu kaa faidney gaarka ahan aniga wax badan kaa faaidey adun oo qeyr ah iyo aakhiro jano ah ayaan ilahey kaga baryey
@abdihasan5986
@abdihasan5986 2 жыл бұрын
Wll mubark lambar an kaheli karan rabaye isodir
@Yusufshuyu
@Yusufshuyu 4 жыл бұрын
Masha allah Mubarak Hadi allah caqliga iyo cimrigaba hakuu barakeeyo wll . Waxbadan baad noo faaiidaysay 😊 thanks
@mursalibraahimmaxamedmursa8355
@mursalibraahimmaxamedmursa8355 Жыл бұрын
Ustaad mubarak haadi allah haku xafido Video gan intan ka faiday lama so kobi karo mhdnsid ustaad
@hanadmaxamuud3
@hanadmaxamuud3 4 жыл бұрын
Masha Allah ustd Mubarak hadi mahadsanid 👍👍
@mohamedkayse1433
@mohamedkayse1433 Жыл бұрын
masha allah mahadsanid fikirkaaga aad nala wadaagtay🙏
@nadraothman3105
@nadraothman3105 4 жыл бұрын
Aad iyo aad ustaad barnaamijyadada waan la socda ha noqoto Facebook or KZbin waana arimo loobahanyahay in in badan laga Hadlow dhalinyarta jiilka cusub ahna ubahan in looso bandhigo🤗
@bintuahmednuuue6344
@bintuahmednuuue6344 4 жыл бұрын
Rabi haku sharfo Mubarak. Guul Aduun iyo Aakhiro Rabi haku gaaarsiiyo
@mohamedkayse1433
@mohamedkayse1433 Жыл бұрын
Sax sax waan dhagaystay fikirkaaga waa mid fiican walal guulayso labada daaroodba❤
@abdiwalisaid2997
@abdiwalisaid2997 4 жыл бұрын
Thanks Ustaad Mubarak hadi
@yahyaali1882
@yahyaali1882 4 жыл бұрын
Thanks moubarik hadi
@darwishka5669
@darwishka5669 3 жыл бұрын
Asc ustad Mubarak ale habarakeeyo qoraaaga waa dadka yar ee fara kutiriskaa bulshada soomaaliyeed. Alow nagu badi isagoo kale الاستاد مبارك هادي هو الدي المشار ليه بالبنان اللهم كثر امتنا مثله وهو صاحب اكتشف قبل الزواج
@xaawocnafic9305
@xaawocnafic9305 2 жыл бұрын
sidee iskaga ilaaliyaa qofka aana rabin
@AbdiqaniAhmed
@AbdiqaniAhmed 2 жыл бұрын
inta maanku gaajeysanyahay guul iyo guurba waa wali!...
@zaytunabdisalan477
@zaytunabdisalan477 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad waa su,aalo muhim ah.
@anisoali3680
@anisoali3680 2 жыл бұрын
Allah elmigaga haku siyadiyo
@ayannour_112
@ayannour_112 4 жыл бұрын
Aad baa umahadsan tahay Ustaad Mubarek ❤
@Idiris-Mohamoud-Abdi
@Idiris-Mohamoud-Abdi 3 жыл бұрын
Excellent Mubarak
@xamdacabdi3288
@xamdacabdi3288 4 ай бұрын
Wlhi hada marka iso waco waydinaya insha alaw isku kaayo beek adina waad mahadsantahy
@munamogeh6212
@munamogeh6212 4 жыл бұрын
Ustaad waxad moodah inad IGA dhex hadleyso aniga wllhi , jazakallah illahy waxan inooga rajeynayah aniga iyo adigaba mustaqbal ifayah . 10 qodob oo muhiim ah weyeh ustaad .
@birimo7207
@birimo7207 4 жыл бұрын
Mubarak wlll qli horey usoco wan sugaaaayey su'aaalahaaaaaas
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 4 жыл бұрын
Subscribe igu caawi walashay qali adoo raali aha mahadsanid
@hoodamohamed2170
@hoodamohamed2170 4 жыл бұрын
Good Advice mashallah thanks wllo mubarak hadi 🤙🤙🙏
@caishakeef3688
@caishakeef3688 4 жыл бұрын
walaal mahadsanid waa su.aalo aad muhiim u ah
@haawamuuse9970
@haawamuuse9970 3 жыл бұрын
Maclin.wngzn mhdznid Alle khyr haku.ziyo
@nimcaqaliofficial8668
@nimcaqaliofficial8668 4 жыл бұрын
Mash allah walaal mcn jazakum allah kheyr
@nasirichannel7268
@nasirichannel7268 4 жыл бұрын
Aad bad u mahadsantahay ustaad #Mubarak
@Aisha_Awes.i9544
@Aisha_Awes.i9544 3 ай бұрын
shukran lkn waxa laga yaba qufka intas sua'al hada wedisit ino Ben kaga jawabo anway shukran❤
@sabranmoha588
@sabranmoha588 4 жыл бұрын
Waad ku mhdsnthy xikmadaha iyo daliillada diiniga ah ee aad wax noogu soo gudbiso ustaad.. Jazaakallaahu-kheyran🙏🙏.
@coachayanlexusen787
@coachayanlexusen787 4 жыл бұрын
Wllo Mubarik Haddi wayne Ha ku sharfo Macalin Aan Ku daydo ayaad Tahay
@asaddaar2534
@asaddaar2534 4 жыл бұрын
Sac mubark. Mashlh..maslhl.. .
@ayaandirie2330
@ayaandirie2330 2 жыл бұрын
Mash Allah it's my first time
@farahofficial9877
@farahofficial9877 4 жыл бұрын
Mahdsanid wll qaaliyah
@nabiihaabdulaahi1626
@nabiihaabdulaahi1626 4 жыл бұрын
Mansha alaah wllo Mubarak hadi
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 4 жыл бұрын
Mubarik hadi alle haku xiftiyo
@shakoodmohamud6526
@shakoodmohamud6526 4 жыл бұрын
Mahada sanid ustaad aad iyo aad ayaan kaaga faaideystaa cashiran taada aad so gelisid bartaada KZbin mahad said ustaad
@faatimaali5755
@faatimaali5755 4 жыл бұрын
85% rageeni soomaliyed iyo dumarkeenu markii ay xirhiid samaysanayaa illahay kama baqanayaa oo been Bey xalaaleysten illahayow calafkeena no hagaaji tubta toosan
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 жыл бұрын
Xaqiq Walhitaa
@safiyocabdi1861
@safiyocabdi1861 4 жыл бұрын
Saxi
@Moha501karim
@Moha501karim 4 жыл бұрын
hh in lays gaado ayaa badatay iga dheh
@abdifatahomarmohamed6550
@abdifatahomarmohamed6550 4 жыл бұрын
thank u ustaad mubaarak, Xayaakallah
@alibinali2141
@alibinali2141 4 жыл бұрын
Thanks dear
@abdiwasacibrahim1401
@abdiwasacibrahim1401 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@ayanboqranchannel4669
@ayanboqranchannel4669 4 жыл бұрын
Masha allah Alle haku barakeyo wax badano daah inoga xirna bad ino faideyse
@boqoradrersharif149
@boqoradrersharif149 2 жыл бұрын
Mashaallh ustadad matihida qora o keli aha lkn waxahy maclinka noloshenq
@mrNe4
@mrNe4 Жыл бұрын
Shokran mubarik hadi >3.
@sooyaalchannel1054
@sooyaalchannel1054 4 жыл бұрын
Waan ka faa'idnay ustaad. Mahadsanid
@rahmanahmed3836
@rahmanahmed3836 3 жыл бұрын
Suasha 2 iyo suasha 10 wa samayn teacher
@bashiirabdullaahi7699
@bashiirabdullaahi7699 3 жыл бұрын
Walaal Mubarak mahadsanid ugu horeen, laakiin su'aal ayaan qabaa, Kawaran haddii qofka aad la haasaaweyso aadan kaheleenin jawaabo macno kuu sameynaayo, ama uusan kula fahmeenin macna saxda ah ee su'aalahan aad kala jeedo????? Jawaab wacan ayaan kaa filanaa inshaa Allah, ASAP, Thanks.
@umucabdullhadimaxamuud6375
@umucabdullhadimaxamuud6375 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا أستاذ
Sidee u Doortaa Lammaanahayga  Nolosha? I Mubarak Hadi
13:47
Mubarak Hadi
Рет қаралды 58 М.
FOREVER BUNNY
00:14
Natan por Aí
Рет қаралды 19 МЛН
Hoodie gets wicked makeover! 😲
00:47
Justin Flom
Рет қаралды 129 МЛН
ТЫ В ДЕТСТВЕ КОГДА ВЫПАЛ ЗУБ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 4,1 МЛН
Ice Cream or Surprise Trip Around the World?
00:31
Hungry FAM
Рет қаралды 19 МЛН
Ninka aad ku aragto 5-taan dhaqan ka fogoow!
20:21
Hooyo Podcast
Рет қаралды 34 М.
39 SU AALOOD OO AAD WEYDIIN KARTO QOFKA AAD GUUR KA RABTID.
34:28
Ibrahim Hashi Ahmed
Рет қаралды 69 М.
WAXAAN NOQDAY QOF XUN  IYADUNA WEY ICAFISAY
35:33
QADAR SHARIF
Рет қаралды 122 М.
Feel Good Productivity I Fikrad & Buug #45 I -  @MubarakHadi
22:12
Mubarak Hadi
Рет қаралды 23 М.
MARKA AAD QOF BARANEYSO WEYDII SU'AALAHAN | Jacayl
6:59
LoNe Poy
Рет қаралды 150 М.
Sirta Guurka Guuleysta
15:13
Somvato Institute
Рет қаралды 51 М.
Albaabada Is-baddelka I - Mubarak Hadi
18:28
Mubarak Hadi
Рет қаралды 62 М.
Su,aalaha kulanka guurka ka hor
13:54
Ahmed Rashid
Рет қаралды 1 М.
FOREVER BUNNY
00:14
Natan por Aí
Рет қаралды 19 МЛН