#Qaamuus_TV #Xogaha_Qarsoon Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
Пікірлер: 27
@abdirahmansheekh55252 жыл бұрын
Mahadsanid sidaad arimaha caalamka noola socodsiiso hore u soco qaamuus
@Saidmohamed-dz5tw2 жыл бұрын
Masha'Allah walal keena runtii wad ku mahadsan tahay sheekooyin xiisaha leh ee ah taariikhda yada aad nala soo wadagtid brother keep going Allaha ku dhawro walal qaali Insha-Allaah 🤲🤲🤲
@cabdulahiciiro2 жыл бұрын
Marba hdi ay muslin weliba suni ah yihiin waa mnsha allah
@bowlaxmusse81842 жыл бұрын
Aad iyo aad bad u mahadsantahay Taarikhda fiican ee aad ka waranto si fiican ban u la socda
@ruweydomaxamad2 ай бұрын
Thanks brother
@abdirizaksheikh36102 жыл бұрын
Ustadh kusalaame
@muxammadsheekh31522 жыл бұрын
ASC,Bal,insha ALLAAH aan saxo addigga iyo dadka malla'awaallaya dadkan iyo taarriikhdoodda'e Errayga DAWAARRIQ,wuxu asal ahaan ka soo jeeddaa, DAARRIQ ibnu shaykh ISMAACIIL-JABBARTI ,Markaa siddaas baa loo yidhi DAWAARRIQ oo micnaheeggu yahay dadkii reer- DAARRIQ, Errayga DAARROOD Ismaaciilna ,waa halka uu ka soo jeeddo, Balse ma aha soommaalli, Oo, inkasta oo dhulkeennan ay daggi jirreen oo lagga rarray,ka dib kolkii iyaggunna dadkeennii CUQAYL amma DIR ibnu ismaaciil ay xasuuqeen ee ay kagga badnaayeen saxaarre u yaalka, Waxase aynu isuggu nimmaadnaa SHAYKH- ISMAACIIL - JABBARTI oo ku abtirsadda saxaabbiggii XANBALLA ,(ALLAAH Subxaannahuu wa tacaallaaye ha ka raalli noqdo'e) Ma maqashay adduunka oo dhammi waa DIR IYO DAARROOD ? ( KHurraafaat baan mooddi jirraye), Waase run , Waayo adduunkaas waxaa loolla jeeddaa inta ka soo hoosaysa saxaarraha afrika Siddaas awgeed iyagga oo DAARRIQ ISMAACIIL ah waxa ay deggaan saxaarre u yaalka afrika, Innagga oo ah CUQAYL (OKEELLO) amma DIR ibnu ISMAACIIL na waxa aynu dagnaa dhulka ka soo hooseeya saxaarre u yaalka afrika, Wa BILLAAHI tawfiiq.
@somalitiktok28782 жыл бұрын
Waa magaci daraawish oo kle malaha dhawaqa ka qaldan ee daraawish by ula jedan
@Abdirahmanhusenfar-god2 жыл бұрын
Hhhh
@Tilawa52 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh
@blessingchanne18662 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@AliOmar-te4wu2 жыл бұрын
Wan uu bahan nahay taariida oo kala wad mahad San tahay
@ridwaancabdiqadir45752 жыл бұрын
اظنهم بأنهم مرتانيين
@seryu82042 жыл бұрын
Soomaaligii Baan is aqoonsanin ee soomaalinimadoodu maxay soo kordhineysaa banaankooda ha iska joogtaan ma iyagaaba ku yaqaana aduunbaa soomaali ku sheegaaye
@mohamedjamac642 жыл бұрын
Amaaziiq iyo dhawaariq waa la yaqaan,ha kula galgalan somali iyo habar dugaag.
@mahmoudmadar44462 жыл бұрын
Daariq binuu ziyaad carbtuu waa ku shaqeesteen heer isguu saloon ku dhinntay andluus
@mohamedcabdiwade5036 Жыл бұрын
Mujaahid diinta islamka faafinayay ayuu ahaa carab iyo cajamna kama rabin aduun dhaqankii mustashriqiinta taariikhda u darsaan iska ilali
@abdulkadirmohamedahmed68582 жыл бұрын
Waad ku mahadsan tahay macluumaadkaan aad nala wadaagtay. Waxa keli ah oo aan saxayaa waa halka aad tiri Somali shaqo kuma laha. Saas ma aha walaal. Dadkani asal ahaan Soomaalida ayey is leeyihin. Waxana kaaga filan labadaan qodob. 1. Muuqaalka waa dad Soomaalida aad ugu eg. Isku ekaanshuna waa daliil inaanu walaalo nahay. 2. Luqadda ay ku hadlaan iyo af-Soomaaliga iyo afafka kushitiga. Xattaa dhedhenka muusiga ay cayaaraan ee dareenkooda dhaqaajiyo waa keenna.
@mahamoudali2 жыл бұрын
Waxaa layaab.leh marka lagu murmayo dawaariq iyo wuxuu kasojedo magacooda . Maxaa ayaga lowaydiin layahay mawaxaad sii faahfaahinaysaan waxay ay dunida kaqoraan eeydan ilaahay dunida gacanta ugeliyey ee beenta iyo borobagaandhaha kafidiyey dunidii kadib markay gumaysteen Iam very sorry how we can believe the shayaadiin people. Even they don't have more than one century civilization Qore mahamoud ali burco somaliland
@ridwaancabdiqadir45752 жыл бұрын
moratanian maney dadkani aheyn wllo
@QAAMUUS2 жыл бұрын
ma aha waa qawmiyad ka ballaadhan oo dalal badan dega. sax Mauritania way degaan.
@wadefreeman73402 жыл бұрын
Nasiib ayay leeyihiin in aan ilaahay soomaali ka dhigin .duurjoogta ayaa dhaanta soomaalida qaabka ay u fekeraan markaa tædawaariq waa dad berberi ah amaasiiq meel ay soomaali kasoo galaan majiri karto dhinacna
Haday arkaan dad u soo eg ama shabaha maxsomali baa cajiib hhhh ok Vietnam chines ayay u egyihiin markaa ma chines baa .Isla yaaba .dadkaas ilaah baa u naxariistay inaysan somali merla kasoo gelin haisku daalin
@HassanAli-fh1tj2 жыл бұрын
Sorry dhaqankooda xagga haweenka diinta islaamka ma raacsana!!!!!!
@QAAMUUS_PODCAST2 жыл бұрын
haa aad iyo aad.
@Ramadan-ng4lb2 ай бұрын
Asc Somalie il à déjà disparus 1700 ans originaire iyo Somalie disparus ! Somalie originalement Masari Égyptiens salam Aleykoum